QALBI JABAY💔🥺
Open in Telegram
" Bugtadiyo xanuunka, Hadaan baaray waa ciil." - Hadraawi
Show more9 791
Subscribers
-124 hours
-97 days
-5730 days
Posts Archive
9 791
Qofka aad jeceshahay marka uu kaa fogaado, xusuustiisu waxay noqotaa marti aan bixin.🥲💔
9 791
Repost from N/a
Kooxda @SYLTEAM10
Waxaan kaa caawinaynaa in Telegram channel-kaaga uu helo koboc, muuqaal iyo aqristayaal badan. Haddii aad rabto in channel-kaagu gaaro dad badan syl team kusoo biir!
🎖️𝗦𝗣𝗢𝗡𝗦𝗢𝗥𝗘𝗗
@SYLTEAM10
@ReadingTheQuraan
Aᴅᴍɪɴ ⤷ @SomaliAd
9 791
Waxaan Nafta geeyey Goobaha Laab qaboojinta, wayse qabatimi wayday Ruuxdu.
~zaki bootaan
9 791
Saacadahan oo kale, waxa aan xasuustaa ( Faylasuufkii caajiska) Albiire Qusayri, sugaanyahankii reer Suuriya, waayo maalin oo dhan ayuu hurdi jiray habeenkiina wuu soo jeedi jiray. Wuxu mar ku guulaystay abaal marin suugaaneed, se wuu ka cudur daartay in uu xafladda guddoonsiinta tago, waayo 10 subaxnimo ayay xafladdu ahayd markaana wuu hurdaa.
Hadalladiisii waxa kamid ahaa : (Alla xumaa subax kaste in aad toosto, oo aad aragto muuqaallo aanay naftaadu liqi karin).
9 791
Hab Dhaqankaagu waa waxa keliya ee kugu hadhay, ka dib markii aad illowday wax kasta oo aad ku baratay dugsigii.
- Albert Einstein.
9 791
Habeenada Caweyska
Waxaan La ciishodaa
Oon Keligey Ku Cidlooda
Carfoon Tabisteeedii..💔
9 791
إِنَّ الَّذِينَ يَخْشَوْنَ رَبَّهُم بِالْغَيْبِ لَهُم مَّغْفِرَةٌ وَأَجْرٌ كَبِيرٌ😭❤️
9 791
Subax wanagsan waa
Maalinti koowaad ee
September waxaan rajaynayaa in bishani inogu bilaabato kheyr
kuna dhamaato farxad iyo guulo."
9 791
Markaan Weynaady Waxaan Yaqiinsaday In Farxada Laga Dareemo Qalbiga aysan dhoolacdayn walba ahyn mid Farxad ku salaysan!!💔😔
9 791
Waxaan Bartay In Mararka Qaar Badbaadiyaha aan Sugno uusan u imaanayn,
Ma’aha Sababta in Dadku XunYihiin, Laakiin Sababta Waa in Qof Waliba Nolashiisa uu ku Mashquulsanyahay, Markii Hore Arintaas Wey I Dhaawacday, Waxaan Dareemay Inaan Cidlo Ahay, Laakin Markii Dambe Waxaan Ogaaday inay ahayd Hadiyadda Ugu Weyn Ee Aan HeLi Karo, Waxay Igu Khasabtay In Aan Naftayda Barto, Waxay Igu Khasabtay In Aan Ogaado Awoodaha Aan Lahaa, Waxay Igu Khasabtay Inaan Istaago anigoon Cid Kale Tiirsanayn,
Waxaan Fahmay In Gargaar La’aantu aysan Mar walba noqon Musiibo,
Mararka Qaar Waa Albaab ku Furaya Awood Aad hore u Qarsonayd…🔥😢
~ Buuga Aawey iLinTayda.
9 791
Dagaallada Qarsoon Waa kuwa ugu adag sababto ah cidina ma aragto markaad dhaawac Qalbiyan ah Qabto, Dadka Wey kuu Naxaan Laakin Marka dhaawacu Qalbiga ku Yaallo, Marar Badan Waa Inaa Keliga La taacasha,
Waxaan Muddo Dheer Isku Dayayay Inaan Qariyo Xanuunkayga, Waxaan Ka Baqaa Inay Dadka ii arkaan Qof Daciif ah, Waxaan Moodayay In Adkaysigu Uu Yahay Inaanan Waligey Muujin Waxa Aan Dareemayo,
Laakin Markii Dambe Waxaan Fahmay in Qarin Kasta aysan bogsiin u keenin Xanuunka La Qariyo, Mararka Qaar Wuu Sii Weynaada,
Casharka Aan Bartay Wuxuu Ahaa In Qofku uusan Daciif noqon Marka Uu Qirto Xanuunkiisa, Geesinimada Dhabta ah Mararka Qaar Waa In Aad Naftaada Runta U Sheegto!!😢🔥
~ Buuga Aawey ILintaydi
