uz
Feedback
Abdishakur Mohamed

Abdishakur Mohamed

Kanalga Telegram’da o‘tish

Abdishakur Mohamed, 15-year content creator trusted by 350K+ YouTube subs across two channels and 500K+ Facebook followers. https://linktr.ee/Abdishakurhm

Ko'proq ko'rsatish

📈 Telegram kanali Abdishakur Mohamed analitikasi

Abdishakur Mohamed (@abdishakurhm) Somali til segmentidagi kanali faol ishtirokchi. Hozirda hamjamiyat 68 285 obunachidan iborat bo'lib, Kriptovalyutalar toifasida 1 833-o'rinni va Finlandiya mintaqasida 48-o'rinni egallagan.

📊 Auditoriya ko‘rsatkichlari va dinamika

невідомо sanasidan buyon loyiha tez o‘sib, 68 285 obunachiga ega bo‘ldi.

25 Iyun, 2026 dagi oxirgi ma’lumotlarga ko‘ra kanal barqaror faollikka ega. Oxirgi 30 kunda obunachilar soni -1 470 ga, so‘nggi 24 soatda esa -58 ga o‘zgardi va umumiy qamrov yuqori darajada qolmoqda.

  • Tasdiqlash holati: Tasdiqlanmagan
  • Jalb etish (ER): Auditoriya o‘rtacha 6.97% darajada jalb etiladi. Nashrdan keyingi dastlabki 24 soatda kontent odatda umumiy obunachilar sonining 3.22% ini tashkil etuvchi reaksiyalarni to‘playdi.
  • Post qamrovi: Har bir post o‘rtacha 4 762 marta ko‘riladi; birinchi sutkada odatda 2 196 ta ko‘rish yig‘iladi.
  • Reaksiyalar va o‘zaro ta’sir: Auditoriya faol: har bir postga o‘rtacha 30 ta reaksiya keladi.

📝 Tavsif va kontent siyosati

Muallif resursni shaxsiy fikrni ifoda etish maydoni sifatida ta’riflaydi:
Abdishakur Mohamed, 15-year content creator trusted by 350K+ YouTube subs across two channels and 500K+ Facebook followers. https://linktr.ee/Abdishakurhm

Yuqori yangilanish chastotasi (oxirgi ma’lumot 26 Iyun, 2026 da olingan) sababli kanal doimo dolzarb va katta qamrovli bo‘lib qoladi. Analitika auditoriya kontent bilan faol hamkorlik qilishini, uni Kriptovalyutalar toifasidagi muhim ta’sir nuqtasiga aylantirishini ko‘rsatadi.

68 285
Obunachilar
-5824 soatlar
-2357 kunlar
-1 47030 kunlar
Postlar arxiv
😭Cardano ayaa hoos ugu dhacday heerkii ugu hooseeyay tan iyo 2022, kadib markii wallet-ka SecondFi ee Cardano la jabsaday, o
😭Cardano ayaa hoos ugu dhacday heerkii ugu hooseeyay tan iyo 2022, kadib markii wallet-ka SecondFi ee Cardano la jabsaday, oo laga xaday ku dhowaad $20 million. Ma isleedahay waa badbaadin doona mashruucan, mise waa isku dhammaaday? Cardano: dying 😭 Cardano: booming ♥️

Mar walba tiro badnidu faa'iido ma aha 🥵 hab nololeedka ayaa marar badan saameyn ku yeesha isbeddelka bulshada. Eeg siyaasadda Capitalism-ka ee Mareykanka waxay abuurtay billionarada ugu badan lkn Shiinaha wuxuu socialism-ka faqri kaga saaray 740 million oo Chinese ah. System-ka ugu fiican waa Islaamka, Islam is the solution الإسلام هو الحل

Sidee Mark Zuckerberg u khasaaray $80 Billion? Daawo Khaladkii ugu xumaa nolosha! 👇👇👇👇 https://youtu.be/bpJ5MHjOk1I?si=z3IDLZT_u7Nhq87z

😄Gurigee ku dumay Madaxweyne xigeenka Mareykanka, waxa sidaas u galaya waa wasiir ka socday Qatar 🇶🇦

✨️Arag naxdinta ka muuqata Ra’iisul Wasaaraha Pakistan, markii wafdiga Iran ay u sheegeen inay ka baxayaan wadahadallada, kaddib hanjabaad uu jeediyay Trump.

Maxay tahay ceebta ka dhacday Koobka Adduunka? Dhacdooyin qarsoon! 👇👇👇👇 https://youtu.be/DZ3Jp9tz500

🔺Xog cusub: Wada-hadallada Mareykanka iyo Iran ayaa ka furmaya Switzerland, iyadoo halkaas ay gaareen wafdiyo ka socda Mareykanka, Iran iyo Pakistan. Ra’iisul Wasaaraha Pakistan Shehbaz Sharif iyo Field Marshal Asim Munir ayaa gaaray Switzerland. Wafdiga Mareykanka waxaa ka mid ah JD Vance, halka wafdiga Iran ay ka mid yihiin Abbas Araghchi iyo Mohammad Bagher Ghalibaf. Heshiiska hordhaca ah wuxuu dhigayaa in Iran iyo Mareykanku si degdeg ah oo joogto ah u joojiyaan hawlgallada military ee dhammaan jihooyinka, oo ay ku jirto Lebanon, isla markaana aysan bilaabin dagaal ama hawlgallo military oo ka dhan ah midba midka kale. Marka la saxiixo, Mareykanku wuxuu qaadi doonaa xayiraadda badda, wuxuuna soo afjari doonaa xayiraadda. Iran-na waxay 60 maalmood siin doontaa maraakiibta ganacsiga marin ammaan ah oo bilaash ah.

Nasiib badanaa Allahu Akbar ✨Actor-ka wayn ee Giancarlo Esposito, oo caan ku ah doorkiisii taxanaha Breaking Bad, ayaa qaatay diinta Islaamka kadib markii uu ku dhawaaqay Shahaadada, waxaana video-gan lagu arkay isagoo ku tukanaya masjid ku yaalla Saudi Arabia. Ilaahow shahaadada nagu dil naga aqbal acmaasha.

Maxay tahay shirkadda suuqa kala wareegtay Adobe? Daawo dhagarta Ganacsiga!👇👇👇👇 https://youtu.be/2jrBAeRPCAs?si=Oczd6gHPSQ4Wkuby

Now 🔥✨️
Now 🔥✨️

photo content

🥹Waa tan Sheekada ninkii ugu arxan darnaa ee dilay 1,000 qof ka badan! Hoosaa kugu reebay muuqaalka👇👇👇 https://youtu.be/hel4KU8hd1w?si=hkWa54DtdCWlyEC5

Alxamdulilaah 🔥 Nin geel qabaa nirgo u dhashaan,😄 ninki dhowr kun ku tuuray waa qadeeyey sow maaha 🙈
Alxamdulilaah 🔥 Nin geel qabaa nirgo u dhashaan,😄 ninki dhowr kun ku tuuray waa qadeeyey sow maaha 🙈

🔥Bitcoin iyo ETH waxay gaareen daily close-koodii ugu sarreeyay muddo 12 maalmood ah kadib sell-off-kii dhawaan ka dhacay su
+1
🔥Bitcoin iyo ETH waxay gaareen daily close-koodii ugu sarreeyay muddo 12 maalmood ah kadib sell-off-kii dhawaan ka dhacay suuqa. BTC waxay mar kale ka sare martay $65k, iyadoo kor u kacday 11% marka loo eego recent low-gii $59k. ETH waxay mar kale ka sarreysaa $1,700, iyadoo kor u kacday 15% marka loo eego low-gii $1,500. In ka badan $206 billion ayaa soo gashay suuqa crypto 10-kii maalmood ee la soo dhaafay. Weli coins badanaa dhaqaaqin, iska daawo ama qaraabo😄🫣

🚨RASMI: Warbaahinta dowladda Iran ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqday heshiis nabadeed oo ay la gashay Mareykanka. "Mareykanka waxaa lagu qasbay inuu saxiixo heshiis lagu soo afjarayo dagaalka uu kula jiray Jamhuuriyadda Islaamiga ah ee Iran."

🔴Maxaa ku dhacay shirkadihi Mareykanka ee xarumaha kulahaa Shiinaha? 👇👇👇👇 https://youtu.be/zwYweU20oHc
🔴Maxaa ku dhacay shirkadihi Mareykanka ee xarumaha kulahaa Shiinaha? 👇👇👇👇 https://youtu.be/zwYweU20oHc

🔥Daawo maxaa ku dhacay shirkadihi Mareykanka ee xarumaha kulahaa Shiinaha? 👇👇👇👇 https://youtu.be/zwYweU20oHc?si=UwhqsNVPOl05P9o9

🔥Ha daawan hadaa ka baqdo muuqaallada cabsida ah: Kiiskii ugu adkaa!👇👇👇👇 https://youtu.be/NmRlB69A5NU?si=gryYkpqulIMHHlKt

🔥🔥🔥Haye akhyaarta traderska wax maka qabateen TAO? Wuxuu kamid yahay coinska sida isbuuclahaa looga qaraabto always isha k
🔥🔥🔥Haye akhyaarta traderska wax maka qabateen TAO? Wuxuu kamid yahay coinska sida isbuuclahaa looga qaraabto always isha ku haay👀✨️

🔥Maxay sameysay shirkadda Walmart? Xitaa Elon Musk ayaa ka yaabban! Daawo muuqaalka xiisaha leh👇👇👇 https://youtu.be/_CXUdtbQpZY?si=WPEHeG3482r0feKH