ch
Feedback
Abdishakur Mohamed

Abdishakur Mohamed

前往频道在 Telegram

Abdishakur Mohamed is a Somali content creator with 10+ years of experience and a combined audience of 1.2M+ across YouTube, Facebook, TikTok, and Telegram, covering technology, business, and global affairs. https://linktr.ee/Abdishakurhm

显示更多

📈 Telegram 频道 Abdishakur Mohamed 的分析概览

频道 Abdishakur Mohamed (@abdishakurhm) 索马里语 语言赛道中的 是活跃参与者。目前社区聚集了 67 964 名订阅者,在 加密货币 类别中位列第 1 717,并在 芬兰 地区排名第 57 位。

📊 受众指标与增长动态

自 невідомо 创建以来,项目保持高速增长,吸引了 67 964 名订阅者。

根据 30 九月, 2026 的最新数据,频道保持稳定运转。过去 30 天订阅人数变化为 758,过去 24 小时变化为 562,整体触达仍然可观。

  • 认证状态: 未认证
  • 互动率 (ER): 平均受众互动率为 13.47%。内容发布后 24 小时内通常能获得 4.64% 的反应,占订阅者总量。
  • 帖子覆盖: 每篇帖子平均可获得 9 145 次浏览,首日通常累积 3 147 次浏览。
  • 互动与反馈: 受众积极参与,单帖平均反应数为 33。

📝 描述与内容策略

作者将该频道定位为表达主观观点的平台:
“Abdishakur Mohamed is a Somali content creator with 10+ years of experience and a combined audience of 1.2M+ across YouTube, Facebook, TikTok, and Telegram, covering technology, business, and global affairs. https://linktr.ee/Abdishakurhm”

凭借高频更新(最新数据采集于 01 十月, 2026),频道始终保持新鲜度与高覆盖。分析显示受众积极互动,使其成为 加密货币 类别中的关键影响点。

67 964
订阅者
+56224 小时
+4217 天
+75830 天
帖子存档
Maxaa ku dhacay Sacuudiga? Ma khiyaaneen Turkiga iyo Pakistan!👇👇👇👇 https://youtu.be/93D8eYtCkms

🔴Netanyahu ayaa xaqiijiyay in la XIRAY duuliye-ku-xigeenkii FlyDubai ee mindida ku weeraray kabtankii diyaaradda, haatanna s
+1
🔴Netanyahu ayaa xaqiijiyay in la XIRAY duuliye-ku-xigeenkii FlyDubai ee mindida ku weeraray kabtankii diyaaradda, haatanna su’aalo lagu weydiinayo Saudi Arabia. Wararka qaar ayaa sheegaya in duuliye-ku-xigeenku u dhashay Oman, halka kabtanku u dhashay India. Israel ayaa dhacdadan ku tilmaantay weerar argagixiso. Wasiirka Difaaca Israel, Katz, ayaa sheegay in duuliye-ku-xigeenku isku dayay inuu soo rido diyaaradda, oo ay saarnaayeen 174 qof, oo ay ku jiraan 27 carruur ah. Katz ayaa sheegay in dhowr kamid ah rakaabka oo Israeli ah ay xoog ku galeen qolka duuliyayaasha, xakameeyeen duuliye-ku-xigeenka, dabadeedna maamulka diyaaradda ku wareejiyeen duuliyayaal rakaab ahaan u saarnaa oo aan xilligaas shaqaynayn. Fiiro gaar ah: Sawirka waxaa la rumaysan yahay inuu yahay Captain Smit Machchhar, oo ah duuliyihii la weeraray.

🚨Bitcoin waa soo laabatay, Numberradu waxay muujinayaan in suuqa Crypto uu galay Bull Market. Waxay Q3-ga 2026 ku soo xireys
🚨Bitcoin waa soo laabatay, Numberradu waxay muujinayaan in suuqa Crypto uu galay Bull Market. Waxay Q3-ga 2026 ku soo xireysaa koror dhan 43%, taasoo noqonaysa natiijadeedii ugu fiicnayd muddo sagaal sano ah bilaha July, Aug, iyo Sept. Altcoins-ka ayaa sidoo kale 38% kor u kacay tan iyo June, iyagoo gaaray Market Cap dhan $1.16 trillion. Market Cap-ka Bitcoin saddexdii bilood ee la soo dhaafay oo keliya waxaa ku kordhay in ka badan $508 billion, halka Altcoins-ka ay ku soo kordheen in ka badan $319 billion. Guud ahaan suuqa Crypto wuxuu hadda dib ugu soo laabtay $2.85 trillion, heer aan la arag tan iyo January. Ma diyaar garowday? Haa♥️ Weli 🔥 Ma jecli😭

Waxaa is qaban-la' sheegashada Israel iyo waaqica. Sida la sheegay labada duuliye waxay ku jireen cockpit-ka ama qaybta hore ee laga hago diyaaradda oo u xiran duuliyeyaasha. NETANYAHU wuxuu na leeyahay rakaabkii saarnaa diyaaradda iyo shaqaalihi ayaa xoog ku galay cockpit-ka oo kala qabtay labada duuliye waxaana la ogyahay caadi ahaan in la xiro albaabka qolka duuliyeyaasha wixi ka dambeeyey weerarkii 9/11, waxaa kaloo yaab leh in Netanyahu iyo madaxda Israa’iil ay weerarka u buun buuniyeen si xad dhaaf ah. Yahuud dhagar kama dhamaato waa la arki doonaa.

🚨Duuliyihii u dhashay Cumaan ee lagu eedeeyay inuu isku dayay inuu afduubo diyaarad ay saarnaayeen rakaab Israeli ah ayaa ha
+2
🚨Duuliyihii u dhashay Cumaan ee lagu eedeeyay inuu isku dayay inuu afduubo diyaarad ay saarnaayeen rakaab Israeli ah ayaa hay'adda sirdoonka Mossad ku wareysanayaa gudaha Saudi Arabia, sida ay sheegtay Ynet. Wararka qaar ayaa sheegaya in marka wareysigu dhammaado loo qaadi doono Israel. Wakaaladda Amniga Israel Shin Bet ayaa iyaduna su’aalo weydiinaysa rakaabkii diyaaradda.

Waxaa la sheegay in Shacabkii saarnaa diyaaradda iyo shaqaalihii la socday ay kala qabteen duuliyaha iyo ku xigeenkiisa kadibna sida la sheegay waxaa rakaabkii si nabad ah ugu dejiyey Sacuudiga laba Duuliye oo kamid ah Rakaabka isla markaana ka soo kala jeeda Ruushka iyo Ukraine.

🚨MUUQAAL NAXDIN LEH ayaa muujinaya duuliye lala dhacay toorrey oo ku dhex jira diyaaradda Flydubai Boeing 737. Sidee wax u dhaceen? Diyaaradda Flydubai, nuuca Boeing 737 oo ka soo duushay Dubai kuna sii jeeday Tel Aviv ayaa si degdeg ah ugu degtay garoonka Tabuk ee dalka Saudi Arabia kaddib markii la sheegay in kabtan ku-xigeenka diyaaradda uu dhowr jeer Toorrey geliyay Kabtanka xilli ay hawada ku jireen. Diyaaraddu waxay dirtay calaamadaha degdegga ah ee 7700 inta aysan rakaabka iyo shaqaalaha gacanta ku dhigin kabtan xigeenka geystay weerarka. Diyaaraddu si nabad ah ayay u degtay, rakaabkuna way badqabaan, balse maamulka Yahuudda ayaa baraha bulshada ku faafiyay in duuliye ku xigeenak oo u dhashay dalka Cummaan laakiin haystay dhalashada Imaaraatka uu damacsanaa weerar lamid ah kii 11 September lagu qaaday New York.

Ma dhab baa in AI dili karto dhammaan Bani'aadamka 10 sano gudahood? 👇👇👇👇 https://youtu.be/FnrbILcqrL0

🔥Laandheere waa ninkanoo kale🇧🇫 Burkina Faso ayaa xarig jartay warshaddeedii ugu horreysay ee sifaysa dahabka. Madaxweyne Ibrahim Traoré ayaa sheegay in dalkiisu isku filnaanayo, isla markaana gudaha lagu farsameynayo khayraadkiisa macdanta, si uu gacanta ugu dhigo wax soo saarka iyo jaan goynta qiimaha.

🇮🇷Warkii hore war soo dhaaf: Iiraan iyo Carab oo madaxa iskula jira😎Guddoomiyaha baarlamaanka Iraan, ahna madaxa wada-xaaj
🇮🇷Warkii hore war soo dhaaf: Iiraan iyo Carab oo madaxa iskula jira😎Guddoomiyaha baarlamaanka Iraan, ahna madaxa wada-xaajoodyada, Mohammad Bagher Ghalibaf, ayaa dalalka Khaliijka ugu gooddiyay inay isku dayaan haddii ay iibin karaan shidaal uu iibin waayay dalka Iiraan. “Mareykanka iyo dalalka kaleba waa inay ogaadaan in gobol aysan shidaal ku iibin karin Iiraan, usan dal kale shidaal ku iibin doonin. Haddii aan la dhowrin amnigeenna, cidina kaabayaasha dhaqaalaheeda ma nabad geli doonaan.” Ghalibaf ayaa Trump ku tilmaamay qof iska dhaadhiciyay dhalanteed, wuxuuna sheegay in aysan sal lahay hadalladiisa ku saabsan maraakiibta maraysa Marinka Hormuz.

Bal ka warrna hadduu sidaan dhihi lahaa siyaasi Afrikaan ah😃 Trump: “Haddii Xisbiga Jamhuuriga uu ku guuleysto Aqalka Wakiillada iyo Senate-ka, qof kasta oo qaangaar ah wuxuu heli doonaa $5,000. Waan awoodnaa inaan taas samayno. Xisbiga Dimuqraadiga ma samayn karo, sababtoo ah malaha wax dakhli ah, dalkana waxay gelin doonaan burbur dhaqaale. Wax lacag ahna ma heli doonaan.”

Abbas Araghchi ayaa sheegay inay dagaal u diyaar garoobeen “xitaa haddii uu isu beddelo dagaal aakhiro,” sidoo kale wuxuu xusay in Iran weli diyaar u tahay wadahadal diblomaasiyadeed. Hadalkan ayaa yimid kadib markii Trump uu diiday qorshe toddobo maalmood ah oo Iran ay ku doonaysay in lagu soo afjaro dagaalka, dibna loogu furo Marinka Hormuz.

🚨🔥WAR CUSUB: Wasiirka Arrimaha Dibadda Iran, Abbas Araghchi: “Waxaan si buuxda ugu diyaar-garoownay in dagaalku dib u billowdo. Waan ku celinayaa, si adag ayaan uga hortagi doonnaa gardarro kasta oo cusub, xitaa haddii ay noqoto dagaal horseeda burbur weyn. Isla waqtigaasna, waxaan diyaar u nahay diblomaasiyadda. Madaxweyne Trump ayay ku xiran tahay waddada uu dooranayo. Dagaalkii hore, wuxuu doonayay inaan laba maalmood gudahood si shuruud la’aan ah isu dhiibno. Hadda siddeed bilood ayay dagaallamayeen, wax natiijo ahna ma gaarin. Gardarro cusubna sidaas oo kale ayay noqon doontaa. Si buuxda ayaan taas ugu diyaar-garoownay.”

Madaxwayne Atske Selassie wuxuu New York u tagay inuu baryo marin-badeed, balse arrintaas waxba kama soo bixin. António Guterres ayaa si cad ugu sheegay: “Jooji xasuuqa aad ku hayso dadkaaga, dalkaagana hagaaji!”

Ka warran sida loola hadlay Taye Atske Selassie, Madaxweynaha Itoobiya?

Soomaaliya 🇸🇴 waxay leedahay kayd shidaal oo gaaraya 110 bilyanoo fuusto, waana dalka 6-aad ee haysta kaydka shidaalka ee ugu badan Caalamka.

WAR CUSUB: 🇮🇷 Iran ayaa ku hanjabtay inay hor istaagi doonto dhammaan duulimaadyada Bariga Dhexe, kadib markii Mareykanku k
WAR CUSUB: 🇮🇷 Iran ayaa ku hanjabtay inay hor istaagi doonto dhammaan duulimaadyada Bariga Dhexe, kadib markii Mareykanku ku cadaadiyay dalalka gobolka inay joojiyaan adeegyada garoomada ee diyaaradaha Iran. Mohammad Mokhber, la-taliyaha Hoggaamiyaha Sare ee Iran, ayaa yiri: “Duulimaadyada gobolka waa inay u furnaadaan qof walba, ama ayssn cidna u furnaan. Haddii Iiraan laga hor istaago duulimaadyada iyo adeegyada garoomada diyaaradaha, markaas ma jiri doono waddan dhaca gobolka oo heli doona fursaddaas.”

🔴 Faqiirkii asaasay shirkad soo saarta gaari ku kacaya $3,925,000! 👇👇👇👇 https://youtu.be/JXt3AgZYNzc

⚠️Bal arag bahdilka ku dhacay Safiirka maamulka Israel u jooga Qaramada Midoobay oo xoog looga saaray hoolka Golaha Guud, kaddib markii uu carqaladeeyay masuulkii u hadlayay Iran.