en
Feedback
Mohamed Yusuf Bakayle

Mohamed Yusuf Bakayle

Open in Telegram

Somali Journalist | Based in DK | Former director at RTN-Tv | Currently Founder and CEO, Bakayle Media. | LFC FAN.πŸ”΄βš½οΈ Youtube Channel: BAKAYLEMEDIA https://linktw.in/qYJrUU

Show more

πŸ“ˆ Analytical overview of Telegram channel Mohamed Yusuf Bakayle

Channel Mohamed Yusuf Bakayle (@mbakayle) in the Somali language segment is an active participant. Currently, the community unites 53 593 subscribers, ranking 4 968 in the News & Media category and 195 in the Somalia region.

πŸ“Š Audience metrics and dynamics

Since its creation on Π½Π΅Π²Ρ–Π΄ΠΎΠΌΠΎ, the project has demonstrated rapid growth, gathering an audience of 53 593 subscribers.

According to the latest data from 12 June, 2026, the channel demonstrates stable activity. Although there has been a change in the number of participants by 1 406 over the last 30 days and by -40 over the last 24 hours, overall reach remains high.

  • Verification status: Verified (Officially confirmed by Telegram)
  • Engagement rate (ER): The average audience engagement rate is 15.13%. Within the first 24 hours after publication, content typically collects 8.26% reactions from the total number of subscribers.
  • Post reach: On average, each post receives 8 110 views. Within the first day, a publication typically gains 4 428 views.
  • Reactions and interaction: The audience actively supports content: the average number of reactions per post is 59.

πŸ“ Description and content policy

The author describes the resource as a platform for expressing subjective opinions:
β€œSomali Journalist | Based in DK | Former director at RTN-Tv | Currently Founder and CEO, Bakayle Media. | LFC FAN.πŸ”΄βš½οΈ Youtube Channel: BAKAYLEMEDIA https://linktw.in/qYJrUU”

Thanks to the high frequency of updates (latest data received on 13 June, 2026), the channel maintains relevance and a high level of publication reach. Analytics show that the audience actively interacts with content, making it an important point of influence in the News & Media category.

53 593
Subscribers
-4024 hours
-847 days
+1 40630 days
Posts Archive
Wararkii u dambeeyay ee Madaxweyne Cirro oo Israa'iil booqanaya. https://youtu.be/3M_iXNjV-9I?si=y-TagsIKeWDXp9ke
Wararkii u dambeeyay ee Madaxweyne Cirro oo Israa'iil booqanaya. https://youtu.be/3M_iXNjV-9I?si=y-TagsIKeWDXp9ke

πŸ”΄ Woqooyiga Israa'iil
πŸ”΄ Woqooyiga Israa'iil

πŸ”΄ Danjiraha Somaliland ee Isra'iil iyo masuuliyiin kale oo ka tirsan xukuumadda Madaxweyne Cirro ayaa saaka ka amba baxay Ha
πŸ”΄ Danjiraha Somaliland ee Isra'iil iyo masuuliyiin kale oo ka tirsan xukuumadda Madaxweyne Cirro ayaa saaka ka amba baxay Hargeysa, iyagoo ku wajahan Israa'iil, xilli ay caawa weerarro cusub oo ka imanaya Iiran ay ku socdaan Telaabib. Weftigan ayaa hordhac u ah socdaalka Madaxweyne Cirro ee la filayo inuu halkaas ku tago toddobaadka soo socda. Dhanka kale, Isra'iil ayaa caawa qaaday guluf culus, iyadoo ku hanjabaysa inay dhirbaaxooyin kulul ku dhufan doonto Tehraan.

πŸ”΄ Israa’iil oo weerar celis ah ayaa duqeymo ka geysanayso gobollada Kermanshah iyo Tabriz ee dalka Iiraan.

πŸ”΄ Gudaha Israa'iil.

πŸ”΄ WAR DEGDEG AH: Israa’iil dugsiyadii oo dhan waa la fasaxay laga bilaabo berri oo Isniin ah, kadib duqeymaha ay Iiraan goordhow caawa dib u billowday.

+9
πŸ”΄DEGDEG: Iiraan ayaa caawa mawjad gantaallo ah ku afrogtay woqooyiga Israa||L. Duqeymo culus ayay halkaas ka geysanayaan.

Hanjabaadii ugu adkayd iyo Khayre oo sheegay inuu geeri u diyaar garoobay. https://www.facebook.com/share/v/1BzWdRNKBW/?mibex
Hanjabaadii ugu adkayd iyo Khayre oo sheegay inuu geeri u diyaar garoobay. https://www.facebook.com/share/v/1BzWdRNKBW/?mibextid=wwXIfr

Ugaaska Beesha Murusade oo hadda hadlay. https://www.facebook.com/share/v/18rsnaiUTh/?mibextid=wwXIfr
Ugaaska Beesha Murusade oo hadda hadlay. https://www.facebook.com/share/v/18rsnaiUTh/?mibextid=wwXIfr

πŸ”΄ DEGDEG: Hoobiyayaal ayaa lagu garaacayaa guriga Musharrax Khayre.

πŸ”΄ Hooyo dhaawac ah oo gurigeeda Hoobiye ugu galay.

πŸ”΄ DEGDEG: Sida xoggo amni sheegayaan, Madaxweyne Xasan ayaa bixiyay amar ah in mucaaradka hub ka dhigis lagu sameeyo, inta aanu waagu beryina lagu kala baxo.

πŸ”΄ Waa muwaadin Soomaaliyeed oo hoobiye ku habsaday xaafadda Siigaale ee Muqdisho oo aan ilaa hadda wax gurmad ah helin.

Madaxtooyada amartay in Khayre lasoo xidho... https://www.facebook.com/share/r/1H9MxL8t7F/?mibextid=wwXIfr
Madaxtooyada amartay in Khayre lasoo xidho... https://www.facebook.com/share/r/1H9MxL8t7F/?mibextid=wwXIfr

πŸ”΄ Barakac ayaa ka socda Degmada Hawl-wadaag.

Markale ayaa dagaalku bilaabmay.

πŸ”΄DEGDEG: Markale ayaa guriga Musharrax Khayre ayaa rasaas laga maqlayaa.