Mohamed Yusuf Bakayle
前往频道在 Telegram
Somali Journalist | Based in DK | Former director at RTN-Tv | Currently Founder and CEO, Bakayle Media. | LFC FAN.🔴⚽️ Youtube Channel: BAKAYLEMEDIA https://linktw.in/qYJrUU
显示更多📈 Telegram 频道 Mohamed Yusuf Bakayle 的分析概览
频道 Mohamed Yusuf Bakayle (@mbakayle) 索马里语 语言赛道中的 是活跃参与者。目前社区聚集了 53 645 名订阅者,在 新闻与媒体 类别中位列第 4 972,并在 索马里 地区排名第 197 位。
📊 受众指标与增长动态
自 невідомо 创建以来,项目保持高速增长,吸引了 53 645 名订阅者。
根据 11 六月, 2026 的最新数据,频道保持稳定运转。过去 30 天订阅人数变化为 1 406,过去 24 小时变化为 -33,整体触达仍然可观。
- 认证状态: 已认证(Telegram 官方确认)
- 互动率 (ER): 平均受众互动率为 15.00%。内容发布后 24 小时内通常能获得 8.38% 的反应,占订阅者总量。
- 帖子覆盖: 每篇帖子平均可获得 8 051 次浏览,首日通常累积 4 498 次浏览。
- 互动与反馈: 受众积极参与,单帖平均反应数为 59。
📝 描述与内容策略
作者将该频道定位为表达主观观点的平台:
“Somali Journalist | Based in DK | Former director at RTN-Tv | Currently Founder and CEO, Bakayle Media. | LFC FAN.🔴⚽️
Youtube Channel: BAKAYLEMEDIA https://linktw.in/qYJrUU”
凭借高频更新(最新数据采集于 12 六月, 2026),频道始终保持新鲜度与高覆盖。分析显示受众积极互动,使其成为 新闻与媒体 类别中的关键影响点。
53 645
订阅者
-3324 小时
-697 天
+1 40630 天
帖子存档
53 645
Wararkii u dambeeyay ee Madaxweyne Cirro oo Israa'iil booqanaya.
https://youtu.be/3M_iXNjV-9I?si=y-TagsIKeWDXp9ke
53 645
🔴 Danjiraha Somaliland ee Isra'iil iyo masuuliyiin kale oo ka tirsan xukuumadda Madaxweyne Cirro ayaa saaka ka amba baxay Hargeysa, iyagoo ku wajahan Israa'iil, xilli ay caawa weerarro cusub oo ka imanaya Iiran ay ku socdaan Telaabib.
Weftigan ayaa hordhac u ah socdaalka Madaxweyne Cirro ee la filayo inuu halkaas ku tago toddobaadka soo socda.
Dhanka kale, Isra'iil ayaa caawa qaaday guluf culus, iyadoo ku hanjabaysa inay dhirbaaxooyin kulul ku dhufan doonto Tehraan.
53 645
🔴 Israa’iil oo weerar celis ah ayaa duqeymo ka geysanayso gobollada Kermanshah iyo Tabriz ee dalka Iiraan.
53 645
🔴 WAR DEGDEG AH:
Israa’iil dugsiyadii oo dhan waa la fasaxay laga bilaabo berri oo Isniin ah, kadib duqeymaha ay Iiraan goordhow caawa dib u billowday.
53 645
🔴DEGDEG: Iiraan ayaa caawa mawjad gantaallo ah ku afrogtay woqooyiga Israa||L. Duqeymo culus ayay halkaas ka geysanayaan.
53 645
Hanjabaadii ugu adkayd iyo Khayre oo sheegay inuu geeri u diyaar garoobay.
https://www.facebook.com/share/v/1BzWdRNKBW/?mibextid=wwXIfr
53 645
Ugaaska Beesha Murusade oo hadda hadlay.
https://www.facebook.com/share/v/18rsnaiUTh/?mibextid=wwXIfr
53 645
🔴 DEGDEG: Sida xoggo amni sheegayaan, Madaxweyne Xasan ayaa bixiyay amar ah in mucaaradka hub ka dhigis lagu sameeyo, inta aanu waagu beryina lagu kala baxo.
53 645
🔴 Waa muwaadin Soomaaliyeed oo hoobiye ku habsaday xaafadda Siigaale ee Muqdisho oo aan ilaa hadda wax gurmad ah helin.
53 645
Madaxtooyada amartay in Khayre lasoo xidho...
https://www.facebook.com/share/r/1H9MxL8t7F/?mibextid=wwXIfr
53 645
Wararkii u dambeeyay:
https://www.facebook.com/share/v/1HCd4ApNGj/?mibextid=wwXIfr
53 645
Wararka uu dambeeyay ee Muqdisho.
https://www.facebook.com/share/v/1HCd4ApNGj/?mibextid=wwXIfr
现已上线!2025 年 Telegram 研究 — 年度关键洞察 
