ar
Feedback
Mohamed Yusuf Bakayle

Mohamed Yusuf Bakayle

الذهاب إلى القناة على Telegram

Somali Journalist | Chairman, Somali Diaspora Journalists Association (SDJA) | Former Special Reporter, DPM Office of 🇸🇴 Youtube Channel: BAKAYLEMEDIA https://linktw.in/qYJrUU

إظهار المزيد

📈 نظرة تحليلية على قناة تيليجرام Mohamed Yusuf Bakayle

تُعد قناة Mohamed Yusuf Bakayle (@mbakayle) في القطاع اللغوي Somali لاعباً نشطاً. يضم المجتمع حالياً 50 436 مشتركاً، محتلاً المرتبة 5 274 في فئة الأخبار والوسائط والمرتبة 208 في منطقة Somalia.

📊 مؤشرات الجمهور والحراك

منذ تأسيسه في невідомо، حقق المشروع نمواً سريعاً وجمع 50 436 مشتركاً.

بحسب آخر البيانات بتاريخ 05 أكتوبر, 2026، تحافظ القناة على نشاط مستقر. خلال آخر 30 يوماً تغيّر عدد الأعضاء بمقدار -767، وفي آخر 24 ساعة بمقدار -28، مع بقاء الوصول العام مرتفعاً.

  • حالة التحقق: موثّقة (مؤكدة رسمياً من تيليجرام)
  • معدل التفاعل (ER): يبلغ متوسط تفاعل الجمهور 19.24‎%. وخلال أول 24 ساعة من النشر يحصد المحتوى عادةً 3.90‎% من ردود الفعل نسبةً إلى إجمالي المشتركين.
  • وصول المنشورات: يحصل كل منشور على متوسط 0 مشاهدة. وخلال اليوم الأول يجمع عادةً 1 970 مشاهدة.
  • التفاعلات والاستجابة: يتفاعل الجمهور بانتظام؛ متوسط التفاعلات لكل منشور يبلغ 0.

📝 الوصف وسياسة المحتوى

يصف المؤلف القناة بأنها مساحة للتعبير عن الآراء الذاتية:
“Somali Journalist | Chairman, Somali Diaspora Journalists Association (SDJA) | Former Special Reporter, DPM Office of 🇸🇴 Youtube Channel: BAKAYLEMEDIA https://linktw.in/qYJrUU”

بفضل وتيرة التحديث المرتفعة (أحدث البيانات بتاريخ 06 أكتوبر, 2026) تحافظ القناة على حداثتها ومستوى وصول مرتفع. وتُظهر التحليلات تفاعلاً نشطاً من الجمهور، ما يجعلها نقطة تأثير مهمة ضمن فئة الأخبار والوسائط.

50 436
المشتركون
-2824 ساعات
-2607 أيام
-76730 أيام
أرشيف المشاركات
FALANQAYN: Gooni-isu-taagga Puntland, yaa ku guulaystay safarradii Maraykanka ee Xasan iyo Cirro, iyo xuduudaha Gobolka Sool ee Woqooyi-bari | Wareysiga oo dhamaystiran. 👇 https://youtu.be/pnqFi60Iqk0?is=yR63tSTKjxCtnsDO

XOGWARAN-PODCAST#01 Shiine Culay & General Ayuub - Hordhac, Xaalada Soomaaliya.! https://youtu.be/o9KyBtrz-hs

#DEGDEG Halkan ka dhegayso..... "Waxaan ku laabtay dalkaygii Somaliland...." - WAREYSI, Halgamaa Fihiima Quuje oo hadda hadashay.... https://youtu.be/PZEkGzN0LVI?is=aleD1xVRPZ3TD7iq

Riyadaada ku hel hal daqiiqo.! Lasoo deg App-ka GuriUp 📲 https://play.google.com/store/apps/details?id=com.myguri.me 🌐 guriup.com 📞 252633227084 | 252653227084 📧 info@guriup.com #GuriUp #Hargeisa #Mogadishu #Somalia #Hanti #Guri #RealEstate #Hotel

Muqdisho; Waa muuqaal soo koobaya wacdaraha & cududda Ciidanka Xoogga Dalka ee Cir iyo Dhulba oo lagu soo bandhigay xuska 1-d
Muqdisho; Waa muuqaal soo koobaya wacdaraha & cududda Ciidanka Xoogga Dalka ee Cir iyo Dhulba oo lagu soo bandhigay xuska 1-da Luuliyo. https://youtu.be/0gZLHCW_MaA?is=FPWY_1NAQo5dpNzi

Wararkii u dambeeyay ee Madaxweyne Cirro oo Israa'iil booqanaya. https://youtu.be/3M_iXNjV-9I?si=y-TagsIKeWDXp9ke
Wararkii u dambeeyay ee Madaxweyne Cirro oo Israa'iil booqanaya. https://youtu.be/3M_iXNjV-9I?si=y-TagsIKeWDXp9ke

🔴 Woqooyiga Israa'iil
🔴 Woqooyiga Israa'iil

🔴 Danjiraha Somaliland ee Isra'iil iyo masuuliyiin kale oo ka tirsan xukuumadda Madaxweyne Cirro ayaa saaka ka amba baxay Ha
🔴 Danjiraha Somaliland ee Isra'iil iyo masuuliyiin kale oo ka tirsan xukuumadda Madaxweyne Cirro ayaa saaka ka amba baxay Hargeysa, iyagoo ku wajahan Israa'iil, xilli ay caawa weerarro cusub oo ka imanaya Iiran ay ku socdaan Telaabib. Weftigan ayaa hordhac u ah socdaalka Madaxweyne Cirro ee la filayo inuu halkaas ku tago toddobaadka soo socda. Dhanka kale, Isra'iil ayaa caawa qaaday guluf culus, iyadoo ku hanjabaysa inay dhirbaaxooyin kulul ku dhufan doonto Tehraan.

🔴 Israa’iil oo weerar celis ah ayaa duqeymo ka geysanayso gobollada Kermanshah iyo Tabriz ee dalka Iiraan.

🔴 Gudaha Israa'iil.

🔴 WAR DEGDEG AH: Israa’iil dugsiyadii oo dhan waa la fasaxay laga bilaabo berri oo Isniin ah, kadib duqeymaha ay Iiraan goordhow caawa dib u billowday.

+9
🔴DEGDEG: Iiraan ayaa caawa mawjad gantaallo ah ku afrogtay woqooyiga Israa||L. Duqeymo culus ayay halkaas ka geysanayaan.

Hanjabaadii ugu adkayd iyo Khayre oo sheegay inuu geeri u diyaar garoobay. https://www.facebook.com/share/v/1BzWdRNKBW/?mibex
Hanjabaadii ugu adkayd iyo Khayre oo sheegay inuu geeri u diyaar garoobay. https://www.facebook.com/share/v/1BzWdRNKBW/?mibextid=wwXIfr

Ugaaska Beesha Murusade oo hadda hadlay. https://www.facebook.com/share/v/18rsnaiUTh/?mibextid=wwXIfr
Ugaaska Beesha Murusade oo hadda hadlay. https://www.facebook.com/share/v/18rsnaiUTh/?mibextid=wwXIfr

🔴 DEGDEG: Hoobiyayaal ayaa lagu garaacayaa guriga Musharrax Khayre.

🔴 Hooyo dhaawac ah oo gurigeeda Hoobiye ugu galay.

🔴 DEGDEG: Sida xoggo amni sheegayaan, Madaxweyne Xasan ayaa bixiyay amar ah in mucaaradka hub ka dhigis lagu sameeyo, inta aanu waagu beryina lagu kala baxo.

🔴 Waa muwaadin Soomaaliyeed oo hoobiye ku habsaday xaafadda Siigaale ee Muqdisho oo aan ilaa hadda wax gurmad ah helin.