fa
Feedback
Mohamed Yusuf Bakayle

Mohamed Yusuf Bakayle

رفتن به کانال در Telegram

Somali Journalist | Based in DK | Former director at RTN-Tv | Currently Founder and CEO, Bakayle Media. | LFC FAN.🔴⚽️ Youtube Channel: BAKAYLEMEDIA https://linktw.in/qYJrUU

نمایش بیشتر

📈 تحلیل کانال تلگرام Mohamed Yusuf Bakayle

کانال Mohamed Yusuf Bakayle (@mbakayle) در بخش زبانی سومالی بازیگری فعال است. در حال حاضر جامعه شامل 53 645 مشترک است و جایگاه 4 972 را در دسته اخبار و رسانه‌ها و رتبه 197 را در منطقه الصومال دارد.

📊 شاخص‌های مخاطب و پویایی

از زمان ایجاد در невідомо، پروژه رشد سریعی داشته و 53 645 مشترک جذب کرده است.

بر اساس آخرین داده‌ها در تاریخ 11 ژوئن, 2026، کانال فعالیت پایداری دارد. در ۳۰ روز گذشته تغییر اعضا برابر 1 406 و در ۲۴ ساعت گذشته برابر -33 بوده و همچنان دسترسی گسترده‌ای حفظ شده است.

  • وضعیت تأیید: تأیید شده (به صورت رسمی توسط تلگرام)
  • نرخ تعامل (ER): میانگین تعامل مخاطب 15.00% است و در ۲۴ ساعت نخست پس از انتشار، محتوا معمولاً 8.38% واکنش نسبت به کل مشترکان کسب می‌کند.
  • دسترسی پست‌ها: هر پست به طور میانگین 8 051 بازدید دریافت می‌کند. در اولین روز معمولاً 4 498 بازدید جمع‌آوری می‌شود.
  • واکنش‌ها و تعامل: مخاطبان به‌طور فعال حمایت می‌کنند؛ میانگین واکنش به هر پست 59 است.

📝 توضیح و سیاست محتوایی

نویسنده این فضا را محل بیان دیدگاه‌های شخصی توصیف می‌کند:
Somali Journalist | Based in DK | Former director at RTN-Tv | Currently Founder and CEO, Bakayle Media. | LFC FAN.🔴⚽️ Youtube Channel: BAKAYLEMEDIA https://linktw.in/qYJrUU

به لطف به‌روزرسانی‌های پرتکرار (آخرین داده در تاریخ 12 ژوئن, 2026)، کانال همواره به‌روز و دارای دسترسی بالاست. تحلیل‌ها نشان می‌دهد مخاطبان به‌طور فعال با محتوا تعامل دارند و آن را به نقطه اثرگذاری مهم در دسته اخبار و رسانه‌ها تبدیل کرده‌اند.

53 645
مشترکین
-3324 ساعت
-697 روز
+1 40630 روز
آرشیو پست ها
Wararkii u dambeeyay ee Madaxweyne Cirro oo Israa'iil booqanaya. https://youtu.be/3M_iXNjV-9I?si=y-TagsIKeWDXp9ke
Wararkii u dambeeyay ee Madaxweyne Cirro oo Israa'iil booqanaya. https://youtu.be/3M_iXNjV-9I?si=y-TagsIKeWDXp9ke

🔴 Woqooyiga Israa'iil
🔴 Woqooyiga Israa'iil

🔴 Danjiraha Somaliland ee Isra'iil iyo masuuliyiin kale oo ka tirsan xukuumadda Madaxweyne Cirro ayaa saaka ka amba baxay Ha
🔴 Danjiraha Somaliland ee Isra'iil iyo masuuliyiin kale oo ka tirsan xukuumadda Madaxweyne Cirro ayaa saaka ka amba baxay Hargeysa, iyagoo ku wajahan Israa'iil, xilli ay caawa weerarro cusub oo ka imanaya Iiran ay ku socdaan Telaabib. Weftigan ayaa hordhac u ah socdaalka Madaxweyne Cirro ee la filayo inuu halkaas ku tago toddobaadka soo socda. Dhanka kale, Isra'iil ayaa caawa qaaday guluf culus, iyadoo ku hanjabaysa inay dhirbaaxooyin kulul ku dhufan doonto Tehraan.

🔴 Israa’iil oo weerar celis ah ayaa duqeymo ka geysanayso gobollada Kermanshah iyo Tabriz ee dalka Iiraan.

🔴 Gudaha Israa'iil.

🔴 WAR DEGDEG AH: Israa’iil dugsiyadii oo dhan waa la fasaxay laga bilaabo berri oo Isniin ah, kadib duqeymaha ay Iiraan goordhow caawa dib u billowday.

+9
🔴DEGDEG: Iiraan ayaa caawa mawjad gantaallo ah ku afrogtay woqooyiga Israa||L. Duqeymo culus ayay halkaas ka geysanayaan.

Hanjabaadii ugu adkayd iyo Khayre oo sheegay inuu geeri u diyaar garoobay. https://www.facebook.com/share/v/1BzWdRNKBW/?mibex
Hanjabaadii ugu adkayd iyo Khayre oo sheegay inuu geeri u diyaar garoobay. https://www.facebook.com/share/v/1BzWdRNKBW/?mibextid=wwXIfr

Ugaaska Beesha Murusade oo hadda hadlay. https://www.facebook.com/share/v/18rsnaiUTh/?mibextid=wwXIfr
Ugaaska Beesha Murusade oo hadda hadlay. https://www.facebook.com/share/v/18rsnaiUTh/?mibextid=wwXIfr

🔴 DEGDEG: Hoobiyayaal ayaa lagu garaacayaa guriga Musharrax Khayre.

🔴 Hooyo dhaawac ah oo gurigeeda Hoobiye ugu galay.

🔴 DEGDEG: Sida xoggo amni sheegayaan, Madaxweyne Xasan ayaa bixiyay amar ah in mucaaradka hub ka dhigis lagu sameeyo, inta aanu waagu beryina lagu kala baxo.

🔴 Waa muwaadin Soomaaliyeed oo hoobiye ku habsaday xaafadda Siigaale ee Muqdisho oo aan ilaa hadda wax gurmad ah helin.

Madaxtooyada amartay in Khayre lasoo xidho... https://www.facebook.com/share/r/1H9MxL8t7F/?mibextid=wwXIfr
Madaxtooyada amartay in Khayre lasoo xidho... https://www.facebook.com/share/r/1H9MxL8t7F/?mibextid=wwXIfr

🔴 Barakac ayaa ka socda Degmada Hawl-wadaag.

Markale ayaa dagaalku bilaabmay.

🔴DEGDEG: Markale ayaa guriga Musharrax Khayre ayaa rasaas laga maqlayaa.

Mohamed Yusuf Bakayle - آمار و تحلیل کانال تلگرام @mbakayle