Mohamed Yusuf Bakayle
前往频道在 Telegram
Somali Journalist | Chairman, Somali Diaspora Journalists Association (SDJA) | Former Special Reporter, DPM Office of 🇸🇴 Youtube Channel: BAKAYLEMEDIA https://linktw.in/qYJrUU
显示更多📈 Telegram 频道 Mohamed Yusuf Bakayle 的分析概览
频道 Mohamed Yusuf Bakayle (@mbakayle) 索马里语 语言赛道中的 是活跃参与者。目前社区聚集了 50 130 名订阅者,在 新闻与媒体 类别中位列第 5 348,并在 索马里 地区排名第 207 位。
📊 受众指标与增长动态
自 невідомо 创建以来,项目保持高速增长,吸引了 50 130 名订阅者。
根据 14 十月, 2026 的最新数据,频道保持稳定运转。过去 30 天订阅人数变化为 -842,过去 24 小时变化为 0,整体触达仍然可观。
- 认证状态: 已认证(Telegram 官方确认)
- 互动率 (ER): 平均受众互动率为 9.40%。内容发布后 24 小时内通常能获得 3.75% 的反应,占订阅者总量。
- 帖子覆盖: 每篇帖子平均可获得 4 720 次浏览,首日通常累积 1 882 次浏览。
- 互动与反馈: 受众积极参与,单帖平均反应数为 27。
📝 描述与内容策略
作者将该频道定位为表达主观观点的平台:
“Somali Journalist | Chairman, Somali Diaspora Journalists Association (SDJA) | Former Special Reporter, DPM Office of 🇸🇴
Youtube Channel: BAKAYLEMEDIA https://linktw.in/qYJrUU”
凭借高频更新(最新数据采集于 15 十月, 2026),频道始终保持新鲜度与高覆盖。分析显示受众积极互动,使其成为 新闻与媒体 类别中的关键影响点。
50 130
订阅者
无数据24 小时
-1767 天
-84230 天
正在加载数据
吸引订阅者
十月 '2610月 '26
十月 '26
+6
在0个频道中
九月 '26
+13
在0个频道中
Get PRO
八月 '26
+3
在0个频道中
Get PRO
七月 '260
在0个频道中
Get PRO
六月 '26
+163
在0个频道中
Get PRO
五月 '26
+2 182
在0个频道中
Get PRO
四月 '26
+213
在1个频道中
Get PRO
三月 '26
+16 215
在2个频道中
Get PRO
二月 '26
+5 524
在2个频道中
Get PRO
一月 '26
+1
在0个频道中
Get PRO
十二月 '250
在0个频道中
Get PRO
十一月 '250
在0个频道中
Get PRO
十月 '25
+5
在0个频道中
Get PRO
九月 '25
+3
在0个频道中
Get PRO
八月 '25
+3
在0个频道中
Get PRO
七月 '25
+4
在0个频道中
Get PRO
六月 '25
+251
在0个频道中
Get PRO
五月 '250
在0个频道中
Get PRO
四月 '25
+48
在0个频道中
Get PRO
三月 '25
+23
在0个频道中
Get PRO
二月 '25
+9 421
在1个频道中
Get PRO
一月 '25
+4 085
在0个频道中
Get PRO
十二月 '24
+3 463
在0个频道中
Get PRO
十一月 '24
+538
在0个频道中
Get PRO
十月 '24
+115
在0个频道中
Get PRO
九月 '24
+14
在0个频道中
Get PRO
八月 '24
+21 112
在0个频道中
| 日期 | 订阅者增长 | 提及 | 频道 | |
| 15 十月 | 0 | |||
| 14 十月 | 0 | |||
| 13 十月 | 0 | |||
| 12 十月 | 0 | |||
| 11 十月 | 0 | |||
| 10 十月 | +6 | |||
| 09 十月 | 0 | |||
| 08 十月 | 0 | |||
| 07 十月 | 0 | |||
| 06 十月 | 0 | |||
| 05 十月 | 0 | |||
| 04 十月 | 0 | |||
| 03 十月 | 0 | |||
| 02 十月 | 0 | |||
| 01 十月 | 0 |
频道帖子
🔴 WARGELIN: Warbaahinta Bakayle Media – Codka Dadweynaha Soomaaliyeed waxay fursad siinaysaa qof kasta oo haya sheeko, waayo-aragnimo ama taariikh mudan in la diiwaangeliyo, bulshaduna wax ka baran karto.
Waxaan raadinaynaa dad leh sheekooyin dhab ah oo xambaarsan casharro nololeed, guulo, guuldarrooyin wax laga baran karo, halgan, dhiirrigelin iyo dhacdooyin taariikhi ah oo mudan in jiilasha dambe loo reebo.
Mawduucyada aanu xiisaynayno waxa kamid ah:
1. Tahriibka: Dadkii galay safarrada halista ah ee tahriibka, dhibaatooyinkii ay la kulmeen iyo sida ay taasi u tahay khatar aan loo badheedhi karin.
2. Ganacsiga iyo guusha: Dadkii ganacsiyada ka soo bilaabay meel hoose, guulaystay ama guuldarrooyin waaweyn kasoo kabtay.
3. Halgan nololeed: Dadka duruufaha adag kasoo gudbay ee guulaha muuqda gaadhay iyagoo kasoo dabaashay xaalado saboolnimo, barakac iyo caqabado kale oo nolosha ah.
4. Taariikhda iyo halganka: Dadkii goob-joogga u ahaa dhacdooyin taariikhi ah, dagaallo, isbeddello bulsho iyo marxalado waaweyn oo Soomaalidu soo martay.
5. Xabsiyada iyo waayihii adkaa: Dadkii soo maray xabsiyo, tacaddiyo ama dhacdooyin nololeed oo bulshada casharro u noqon kara.
6. Qurbaha iyo dib-u-noqoshada: Dadkii sannado badan qurbaha ku noolaa ee dalkooda kusoo laabtay, kana bilaabay nolol cusub oo ka macno badan tii qurbaha.
7. Waxbarashada iyo hal-abuurka: Dadka caqabado adag kaga gudbay waxbarashada ama hindisay fikrado bulshada wax taray.
8. Dhaqanka iyo hidaha: Odayaasha, hooyooyinka, abwaannada iyo dadka haya xusuusta taariikhda, dhaqanka iyo hiddaha Soomaaliyeed.
9. Sheekooyinka yaabka leh: Dadkii soo maray dhacdooyin aan caadi ahayn, badbaadooyin mucjiso u ekaaday ama waayo-aragnimooyin xiiso gaar ah leh.
10. Casharrada nolosha: Dadka leh qisooyin ku saabsan qoyska, jacaylka, saaxiibtinimada, khiyaamada, cafiska iyo go’aanno noloshooda beddelay.
Goobaha aanu hadda ka raadinayno martida:
📍 Jigjiga
📍 Garoowe
📍 Hargeysa
📍 Addisababa
📍 Gaalkacayo
Haddii aad tahay qof haya mid kamid ah sheekooyinkan ama aad taqaan qof leh taariikh mudan in la dhegaysto, waxaan kaa codsanaynaa inaad nala soo xidhiidho.
Ujeeddadeennu waa inaan diiwaangelinno sheekooyinka aan weli la sheegin, ilaalinno xusuusta dadkeenna, isla markaana jiilasha soo socda uga tagno taariikh iyo casharro nololeed oo qiimo leh.
Qof kasta taariikh buu leeyahay, balse taariikh kasta lama diiwaangeliyo. Aynu badbaadinno sheekooyinka mudan in la xusuusto.
Nagala soo xiriir
WhatsApp +252661666991
| 2 | FALANQAYN: Gooni-isu-taagga Puntland, yaa ku guulaystay safarradii Maraykanka ee Xasan iyo Cirro, iyo xuduudaha Gobolka Sool ee Woqooyi-bari | Wareysiga oo dhamaystiran. 👇
https://youtu.be/pnqFi60Iqk0?is=yR63tSTKjxCtnsDO | 5 786 |
| 3 | XOGWARAN-PODCAST#01 Shiine Culay & General Ayuub - Hordhac, Xaalada Soomaaliya.!
https://youtu.be/o9KyBtrz-hs | 4 107 |
| 4 | #DEGDEG Halkan ka dhegayso..... "Waxaan ku laabtay dalkaygii Somaliland...." - WAREYSI, Halgamaa Fihiima Quuje oo hadda hadashay....
https://youtu.be/PZEkGzN0LVI?is=aleD1xVRPZ3TD7iq | 5 765 |
| 5 | Riyadaada ku hel hal daqiiqo.!
Lasoo deg App-ka GuriUp
📲 https://play.google.com/store/apps/details?id=com.myguri.me
🌐 guriup.com
📞 252633227084 | 252653227084
📧 info@guriup.com
#GuriUp #Hargeisa #Mogadishu #Somalia #Hanti #Guri #RealEstate #Hotel | 9 695 |
| 6 | https://youtu.be/0gZLHCW_MaA?is=FPWY_1NAQo5dpNzi | 11 722 |
| 7 | Muqdisho; Waa muuqaal soo koobaya wacdaraha & cududda Ciidanka Xoogga Dalka ee Cir iyo Dhulba oo lagu soo bandhigay xuska 1-da Luuliyo.
https://youtu.be/0gZLHCW_MaA?is=FPWY_1NAQo5dpNzi | 10 860 |
| 8 | Wararkii u dambeeyay ee Madaxweyne Cirro oo Israa'iil booqanaya.
https://youtu.be/3M_iXNjV-9I?si=y-TagsIKeWDXp9ke | 6 479 |
| 9 | 🔴 Woqooyiga Israa'iil | 14 780 |
| 10 | 🔴 Danjiraha Somaliland ee Isra'iil iyo masuuliyiin kale oo ka tirsan xukuumadda Madaxweyne Cirro ayaa saaka ka amba baxay Hargeysa, iyagoo ku wajahan Israa'iil, xilli ay caawa weerarro cusub oo ka imanaya Iiran ay ku socdaan Telaabib.
Weftigan ayaa hordhac u ah socdaalka Madaxweyne Cirro ee la filayo inuu halkaas ku tago toddobaadka soo socda.
Dhanka kale, Isra'iil ayaa caawa qaaday guluf culus, iyadoo ku hanjabaysa inay dhirbaaxooyin kulul ku dhufan doonto Tehraan. | 13 923 |
| 11 | 🔴 Israa’iil oo weerar celis ah ayaa duqeymo ka geysanayso gobollada Kermanshah iyo Tabriz ee dalka Iiraan. | 11 394 |
| 12 | 🔴 Gudaha Israa'iil. | 11 154 |
| 13 | 🔴 WAR DEGDEG AH:
Israa’iil dugsiyadii oo dhan waa la fasaxay laga bilaabo berri oo Isniin ah, kadib duqeymaha ay Iiraan goordhow caawa dib u billowday. | 9 563 |
| 14 | 🔴DEGDEG: Iiraan ayaa caawa mawjad gantaallo ah ku afrogtay woqooyiga Israa||L. Duqeymo culus ayay halkaas ka geysanayaan. | 10 388 |
| 15 | Hanjabaadii ugu adkayd iyo Khayre oo sheegay inuu geeri u diyaar garoobay.
https://www.facebook.com/share/v/1BzWdRNKBW/?mibextid=wwXIfr | 9 409 |
| 16 | Ugaaska Beesha Murusade oo hadda hadlay.
https://www.facebook.com/share/v/18rsnaiUTh/?mibextid=wwXIfr | 9 973 |
| 17 | 🔴 DEGDEG: Hoobiyayaal ayaa lagu garaacayaa guriga Musharrax Khayre. | 8 705 |
| 18 | 没有文字... | 8 765 |
| 19 | 🔴 Hooyo dhaawac ah oo gurigeeda Hoobiye ugu galay. | 6 829 |
| 20 | 🔴 DEGDEG: Sida xoggo amni sheegayaan, Madaxweyne Xasan ayaa bixiyay amar ah in mucaaradka hub ka dhigis lagu sameeyo, inta aanu waagu beryina lagu kala baxo. | 5 980 |
