️Warbaahinta Islaamiga ah ee Al-Furqaan
الذهاب إلى القناة على Telegram
Halkaan waa Telegramka ️Warbaahinta Islaamiga ah ee Al-Furqaan
إظهار المزيدلم يتم تحديد البلدالفئة غير محددة
259
المشتركون
-124 ساعات
+57 أيام
+2130 أيام
أرشيف المشاركات
Dhageystayaasha iyo akhristayaasha ku xiran idaacadda Al-Furqaan waxay had iyo goor halkan kala socon karaan Wararka iyo Barnaamijyada ay Idaacaddu baahiso.
Caawa waa habeennimo Isniin ah oo ay taariikhda Hijriguna ay ku beegantahay 07-01-1448 oo waafaqsan 21-06-2026, Barnaamijka Dhuuxa Wareysiyada waxaa caawa soo Cabdisamad Cabdullaahi.
Waa Habeennimo Isniin ah taariikhda Hijriguna waxay ku beegantahay 07-01-1448 oo ku beegan 21-06-2026, warka Habeen waxaa soo jeedinaya Cabdikhaaliq Macali Cabduwali.
Warbaahin taabacsan dowladda Ingiriiska ayaa warbixin ka qortay habacsanaanta maamul ee Dowladda Fedaraalka iyo waxqabadka muuqda ee Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab.
Imaaratada Islaamiga ah ee Afghaanistaan oo Tababar usoo Xirtay Dufca Kamid ah Ciidamadeeda Gaarka ah.
Maxaan Kala Soconaa Xaaldda Dagaal ee Dalka Suudaan oo iyo Saameynta ay Dagaalladu Ku Reebeen Dadka Shacabka ah?[WARBIXIN
Mujaahidiinta Midowga Pakistaan oo Fuliyay Hawlgallo lagu dilay Askar ka Tirsan Xukuumadda Islaamabaad, Ciidamada Maali iyo Maleeshiyaad uu Ruushku Ku Shaqaysto oo Billaabay inay Xoolaha ka Laayaan Dad Rayid ah ee Dalkaas,Qodobadaasi iyo kuwo kale ku dhegeyso Xubinta Qalinka Saxaafadda ee ku baxda Barnaamijka Dhacdooyinka Dunida.
Repost from ️Warbaahinta Islaamiga ah ee Al-Furqaan
Barnaamijka Dhacdooyinka Dunida waa barnaamij maalinle ah oo ka baxa Idaacadda islaamiga ah ee Al-Furqaan, marka laga reebo maalinta Jimcaha, waxaana lagu soo gudbiyaa dhacdooyinka ka taagan Caalamka gaar ahaan Dunida Islaamka.
Barnaamijka Dhacdooyinka Dunida waa barnaamij maalinle ah oo ka baxa Idaacadda islaamiga ah ee Al-Furqaan, marka laga reebo maalinta Jimcaha, waxaana lagu soo gudbiyaa dhacdooyinka ka taagan Caalamka gaar ahaan Dunida Islaamka.
Hogaamiyaha maamulka la baxay Puntland ayaa Dowladda Fedaraalka ku eedeeyay iney ku hubeyneyso dadka uu xilalka ka qaaday ee ka tirsan maamulkiisa.
Mid kamid ah salaadiinta beesha Jareerweyne ayaa ku geeriyooday magaalada Jilib ee Wilaayada Islaamiga ah ee Jubbada/dhexe.
Xukuumadda Yaman ayaa xirtay safariikii maamulka la baxay Soomaaliland u joogay dalkaas.
Maanta waa maalin Axad ah, taariikhda Hijriguna waxay ku beegantahay 06-01-1448 oo waafaqsan 21-06-2026, warka Duhurnimo waxaa soo jeedinaya Maxamed Amiin.
Maanta waa maalin Axad ah, taariikhda Hijriguna waxay ku beegantahay 06-01-1448 oo waafaqsan 21-06-2026, warka Duhurnimo waxaa soo jeedinaya Maxamed Amiin.
Dowladda Urdun ayaa Xukunno Dilal ah Ku Fulisay Dad Rayid ah oo ay Eedeymo Kala Duwan u Jeedisay.
Ciidamada Maali iyo Maleeshiyaad uu Ruushku Ku Shaqaysto ayaa Billaabay inay Xoolaha ka Laayaan Dad Rayid ah ee Dalkaas.
Gumaystaha Yahuudda ayaa Duulaanno Ku Qaaday Deegaanno Dhaca Koonfurta Dalka Suuriya.
Dowladda Yaman ayaa xirtay safariikii maamulka la baxay Soomaaliland u joogay dalkaas.
Wararka imaanaya dalka Yaman ayaa sheegaya in la xiray Idriis Aadan Raage oo ahaa Safiirkii maamulka la baxay Soomaaliland u fadhiyay magaalada Cadan ee dalka Yaman.
Ninkan ayaa la sheegay in seddax iyo tobankii bishan lixaad ee 2026-ay ciidamo ka tirsan xukuumadda Yaman ka wateen xafiiskiisa, muddo ka badan todobaadna lagu hayo mid kamid ah xarumaha sirdoonka ee dowladda Yaman.
Ehellada ninkan ayaa xaqiijiyay xirtaanka wiilkooda, waxayna sheegeen inuu go'ay xiriirkiisa oo aan laga hayn wax macluumaad ah.
Maamulka la baxay Soomaaliland ayaanan wali ka hadal xariga ninkan sida warbaahintu tabineyso, iyadoo aan dhanka kale la ogeyn waxa sababay xarigiisa.
Hogaamiyaha maamulka la baxay Puntland ayaa Dowladda Fedaraalka ku eedeeyay iney ku hubeyneyso dadka uu xilalka ka qaaday ee ka tirsan maamulkiisa.
Siciid Cabdullaahi Deni Hogaamiyaha maamulka la baxay Puntland Puntland ayaa Dowladda Fedaraalka ujeediyay eedeymo dhowr ah isagoo si gaar ah weerar afka ah ugu qaaday Xasan Sheekh Maxamuud.
Wuxuu si gaar ah ugu eedeeyay Xasan rabitaan la xiriira inuu qori u adeegsado siyaasadda, arrintaas oo uu halis ku tilmaamay.
Dhanka kale wuxuu tilmaamay in deegaannada uu ka arrimiyo haddii qof uu xilka qaadis ku sameeyo ay Dowladda Fedaraalku la soo hadleyso kuna hubeyneyso isaga oo u sheegeyso inuu ciidan sameysto, isagoo xusay in dadkaasi ay helayaan ciidamo ay qortaan.
Qarax Maanta ka dhacay gudaha degmada Baardheere ayaa lagu dilay Labo askari oo Itoobiyaan ah, halka lagu dhaawacay labo kale.
متاح الآن! بحث تيليغرام 2025 — أهم رؤى العام 
