cookie

Sizning foydalanuvchi tajribangizni yaxshilash uchun cookie-lardan foydalanamiz. Barchasini qabul qilingยป, bosing, cookie-lardan foydalanilishiga rozilik bildirishingiz talab qilinadi.

avatar

DAARUL HIDAAYA

๐Ÿ“ฉ Kala xidhiidh maamulaha fariimaha qaabilsan:- ๐Ÿ‘‰ T.me/Faadil_som ๐Ÿ‘ˆ Muxadaroyin MP3 ah hadaad rabtidna Linkigan hoose guuji ka dibna ka dhageyso kuna biir. ๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡ https://t.me/diiwaanka_muxadaroyinka

Ko'proq ko'rsatish
Reklama postlari
7 751
Obunachilar
-224 soatlar
-87 kunlar
+4530 kunlar

Ma'lumot yuklanmoqda...

Obunachilar o'sish tezligi

Ma'lumot yuklanmoqda...

Repost fromย Taa'ib Media
18:26
Video unavailableShow in Telegram
Axkaamta ciida & Udxiyada || Sh Xassaan. https://t.me/Taaib_Media
Hammasini ko'rsatish...
45.83 MB
๐Ÿ‘ 2โค 2
Photo unavailableShow in Telegram
ุนูŠุฏ ุงู„ุฃุถุญู‰ ุงู„ู…ุจุงุฑูƒ ุนูŠุฏ โ€” ุชู‚ุจู„ ุงู„ู„ู‡ ู…ู†ู‘ุง ูˆู…ู†ูƒู… ุตุงู„ุญ ุงู„ุฃุนู…ุงู„
Hammasini ko'rsatish...
โค 3
Repost fromย Muxaadaro Soomaali
Photo unavailableShow in Telegram
Nabiga ๏ทบ wuxuu yiri:- {Duco lagu duceysto waxaa ugu khayr badan ducada la duceysto maalinta Carafo, waxaana ugu khayrka badan ee aan ku duceystey aniga iyo Nabiyadii iga horeyeen waa; "ู„ุง ุฅู„ู‡ ุฅู„ุง ุงู„ู„ู‡ุŒ ูˆุญุฏู‡ ู„ุง ุดุฑูŠูƒ ู„ู‡ูุŒ ู„ู‡ ุงู„ู…ู„ูƒ ูˆู„ู‡ ุงู„ุญู…ุฏูุŒ ูˆู‡ูˆ ุนู„ู‰ ูƒู„ ุดูŠุก ู‚ุฏูŠุฑูŒ".
Hammasini ko'rsatish...
โค 7
Repost fromย Taa'ib Media
04:58
Video unavailableShow in Telegram
Fadliga ay leedahay maalinka Carafada. - Sheekh Maxamed Cumar Dirir. Nagu soo biir: https://t.me/Taaib_Media
Hammasini ko'rsatish...
98.09 MB
โค 2๐Ÿ‘ 1
Repost fromย Taa'ib Media
17:33
Video unavailableShow in Telegram
Soonka la soomayo 10-ka hore ee Bisha carafo in la xiriiriyo Nabiga ๏ทบ maka sugan yahay?
Sheekh Xassaan Xuseen Aadam.
Hammasini ko'rsatish...
28.69 MB
๐Ÿ‘ 2โค 2
Repost fromย Muxaadaro Soomaali
Photo unavailableShow in Telegram
Dhagayso Muxaadaro Ka hadleysa "Fadliga 10ka hore bisha dul-hijjah". Waxaana soo jeedin doona Inshaa'Allaah Sheekh XASAN Ibraahiim Ciise. ๐Ÿ”ป๐Ÿ”ป๐Ÿ”ป๐Ÿ”ป๐Ÿ”ป๐Ÿ”ป๐Ÿ”ป๐Ÿ”ป๐Ÿ”ป https://t.me/Muxaadaro_Soomaali
Hammasini ko'rsatish...
๐Ÿ‘ 2โค 1
Halkaan ka dhageyso Muxaadaro ku saabsan tahay "Fadliga Tobanka hore ee bisha Dul-Xijjah", waxaana soo "๐‘บ๐’‰๐’†๐’†๐’Œ๐’‰ ๐‘ฟ๐’‚๐’”๐’”๐’‚๐’ ๐‘ฐ๐’ƒ๐’“๐’‚๐’‚๐’‰๐’Š๐’Š๐’Ž ๐‘ช๐’Š๐’Š๐’”๐’†". https://t.me/Muxaadaro_Soomaali
Hammasini ko'rsatish...
Fadliga_10ka_Beri_ee_Dul_Hijjahโ”‡โ–บ_Sh_Xasan_Ibraahim_Ciise128k.m4a32.85 MB
โค 2๐Ÿ‘ 1
Repost fromย Muxaadaro Soomaali
Photo unavailableShow in Telegram
FADLIGA TOBANKA DUL-HIJJAH Bisha Dil-xijjah waxay ka mid tahay mid ka mid ah bilaha Alle ee Xurmada badan, waxaana ku jirta bishan 10 maalmood oo khayr badan waxaana inoo caddeynaya hadalka Alle oo ku dhaartay 10kaan Maalmood, Sidoo kale Rasuulku wuxuu yiri SCW: "maalmaha aduunyada majirto maalmo ka fadli badan tobanka maalmood ee bisha Dul-Hijjah ugu horeysa...". Haddaba walal ugu dadaal tobankani maalmood oo caawa habeenkii labaad ay tahay si aad iyo aad ah. Waxaa sunno ah: 1: Hadii Aad awooddo soon 9ka maalmood ee bishaan Carafo. 2: Shanta Salaadood ku tuko Jamaacada, Sidoo kale ku dadaal salaadaha sunnada. 3:Qur'aan Akhriska, Ducada, Tasbiixda, Taxmiidda, Adkaaraadka... 4: Waxaa sunno ah in aadan timahaaga ama cijiyadaada jarin inta lagu guda jiro maalmahaan hadii aad udxiyada neef qalaysid. 5: Waxaa aad ubadisaan oo kor uqaadan inta aan ku guda jirno maalmahaan Takbiirta sida uu Nabiga SCW iyo Saxaabadiisu samayn jireen oo kale. https://t.me/Muxaadaro_Soomaali
Hammasini ko'rsatish...
๐Ÿ‘ 2โค 2
Repost fromย Muxaadaro Soomaali
Photo unavailableShow in Telegram
FADLIGA TOBANKA DUL-HIJJAH Bisha Dil-xijjah waxay ka mid tahay mid ka mid ah bilaha Alle ee Xurmada badan, waxaana ku jirta bishan 10 maalmood oo khayr badan waxaana inoo caddeynaya hadalka Alle oo ku dhaartay 10kaan Maalmood, Sidoo kale Rasuulku wuxuu yiri SCW: "maalmaha aduunyada majirto maalmo ka fadli badan tobanka maalmood ee bisha Dul-Hijjah ugu horeysa...". Haddaba walal ugu dadaal tobankani maalmood ee soo socda oo caawa bisha kow tahay. Waxaa sunno ah: 1: Hadii Aad awooddo soon 9ka maalmood oo berri bisha kow tahay ilaa maalinta carafo. 2: Shanta Salaadood ku tuko Jamaacada, Sidoo kale ku dadaal salaadaha sunnada. 3:Qur'aan Akhriska, Ducada, Tasbiixda, Taxmiidda, Adkaaraadka... 4: Waxaa sunno ah in aadan timahaaga ama cijiyadaada jarin inta lagu guda jiro maalmahaan. 5: Waxaa aad ubadisaan oo kor uqaadan inta aan ku guda jirno maalmahaan Takbiirta sida uu Nabiga SCW iyo Saxaabadiisu samayn jireen oo kale. https://t.me/Muxaadaro_Soomaali