cookie

Sizning foydalanuvchi tajribangizni yaxshilash uchun cookie-lardan foydalanamiz. Barchasini qabul qiling», bosing, cookie-lardan foydalanilishiga rozilik bildirishingiz talab qilinadi.

avatar

🌷NOLOL IFEYSA-حياة مشرقة🌷

Waxaad ka heli doontaa chanelkaan waxyaabo badan oo wanagsan oo aad ka faa'iidi doontid ❤️

Ko'proq ko'rsatish
Reklama postlari
4 795
Obunachilar
Ma'lumot yo'q24 soatlar
Ma'lumot yo'q7 kunlar
-2430 kunlar

Ma'lumot yuklanmoqda...

Obunachilar o'sish tezligi

Ma'lumot yuklanmoqda...

Audio from Liibaan Waasuge
Hammasini ko'rsatish...
1.55 KB
2
Photo unavailableShow in Telegram
رمضان مبارك ٢٦ 🌙🥰 26 - nabigu ( scw ) waxa uu yidhi : " waxa ilaahay agtiisa acmaasha loogu jecelyahay in aad dhimato iyadoo carrabkaaga uu xuska alle ka qoyanyahay " #FAA'IDOOYINKA XADIISKA 1- fadliga dikriga 2- dhiiri galin laynagu dhiiri galinayo in aynu ku dadaalno khaatumada wanaagsan # UGU YARAAN GAADHSII HAL QOF SI UU ILAAHAY KUUGU DEEQO AJARKIISA IN LEEG. اللهم تقبل صيامنا وسائر أعمالنا🤲🥰
Hammasini ko'rsatish...
Audio from Liibaan Waasuge
Hammasini ko'rsatish...
1.59 KB
Photo unavailableShow in Telegram
رمضان مبارك ٢٥ 🌙🥰 25- nabigu ( scw ) waxa uu yidhi : " aniga iyo qofka kafaalo qaada agoonka waxa aanu isku nahay janada dhexdeeda sidaa , waxa aanu tilmaamay farta murdisada iyo far dhexada waanu yara kala durkiyay" #FAA'IDOOYINKA XADIISKA 1- fadliga kafaalo qaadashada agoomaha 2- dhiiri galin laynagu dhiiri galinayo ka war haynta agomaha # UGU YARAAN GAADHSII HAL QOF SI UU ILAAHAY KUUGU DEEQO AJARKIISA IN LEEG. اللهم تقبل صيامنا وسائر أعمالنا🤲🥰
Hammasini ko'rsatish...
Audio from Liibaan Waasuge
Hammasini ko'rsatish...
2.18 KB
Photo unavailableShow in Telegram
رمضان مبارك ٢٤ 🌙🥰 24- " nabigu ( scw ) waxa uu yidhi : " insaanku haddii uu dhinto camalkiisu wuu go'aa saddex mootaane , sadaqo isaga kadib u socota mootaane ,ama cilmi lagu intifaaco oo uu dad baray , ama ilmo wanaagsan oo usoo duceeya " #FAA'IDOOYINKA XADIISKA 1- inaynu waalidiinteena dhintay duxada la ogaanno 2- naxariista ilaahay # UGU YARAAN GAADHSII HAL QOF SI UU ILAAHAY KUUGU DEEQO AJARKIISA IN LEEG. اللهم تقبل صيامنا وسائر أعمالنا🤲🥰
Hammasini ko'rsatish...
Audio from Liibaan Waasuge
Hammasini ko'rsatish...
1.48 KB
Photo unavailableShow in Telegram
رمضان مبارك ٢٣🌙🥰 23- " nabigu ( scw ) waxa uu yidhi laba kalmadood oo carrabka ku fudud miisaankana ku culus allaha raxmaanka ahana agtiisa laga jecelyahay, ilaahay ayaa xumaan oo dhan ka dheer mahadna leh , waxa xumaan oo dhan ka dheer allaha waynida leh #FAA'IDOOYINKA XADIISKA 1- fadliga dikriga 2- naxariista ilaahay # UGU YARAAN GAADHSII HAL QOF SI UU ILAAHAY KUUGU DEEQO AJARKIISA IN LEEG. اللهم تقبل صيامنا وسائر أعمالنا🤲🥰
Hammasini ko'rsatish...
Audio from Liibaan Waasuge
Hammasini ko'rsatish...
1.85 KB
Photo unavailableShow in Telegram
رمضان مبارك ٢٢ 🌙🥰 22- caaisha ilaahay raali gaka ahaadee waxay nabiga ( scw ) ku tidhi : " ka waran rasuulkii alloow hadii habeenka laylatul qadriga la i waafajiyo maxaan ku ducaystaa waxaad tidhaahdaa ilaahayoow waxaad tahay mid dambi dhaaf badan dambi dhaafkaba waad jeceshahay ee ii dambi dhaaf " #FAA'IDOOYINKA XADIISKA 1- dadaalkii caaisha 2- in habeenkaa lagu dadaalo ducadan # UGU YARAAN GAADHSII HAL QOF SI UU ILAAHAY KUUGU DEEQO AJARKIISA IN LEEG. اللهم تقبل صيامنا وسائر أعمالنا🤲🥰
Hammasini ko'rsatish...
Boshqa reja tanlang

Joriy rejangiz faqat 5 ta kanal uchun analitika imkoniyatini beradi. Ko'proq olish uchun, iltimos, boshqa reja tanlang.