cookie

Ми використовуємо файли cookie для покращення вашого досвіду перегляду. Натиснувши «Прийняти все», ви погоджуєтеся на використання файлів cookie.

avatar

DAARUL HIDAAYA

📩 Kala xidhiidh maamulaha fariimaha qaabilsan:- 👉 T.me/Faadil_som 👈 Muxadaroyin MP3 ah hadaad rabtidna Linkigan hoose guuji ka dibna ka dhageyso kuna biir. 👇👇👇👇👇👇 https://t.me/diiwaanka_muxadaroyinka

Більше
Рекламні дописи
7 751
Підписники
-224 години
-87 днів
+4530 днів

Триває завантаження даних...

Приріст підписників

Триває завантаження даних...

Repost from Taa'ib Media
18:26
Відео недоступнеДивитись в Telegram
Axkaamta ciida & Udxiyada || Sh Xassaan. https://t.me/Taaib_Media
Показати все...
45.83 MB
👍 2 2
Фото недоступнеДивитись в Telegram
عيد الأضحى المبارك عيد — تقبل الله منّا ومنكم صالح الأعمال
Показати все...
3
Repost from Muxaadaro Soomaali
Фото недоступнеДивитись в Telegram
Nabiga ﷺ wuxuu yiri:- {Duco lagu duceysto waxaa ugu khayr badan ducada la duceysto maalinta Carafo, waxaana ugu khayrka badan ee aan ku duceystey aniga iyo Nabiyadii iga horeyeen waa; "لا إله إلا الله، وحده لا شريك لهُ، له الملك وله الحمدُ، وهو على كل شيء قديرٌ".
Показати все...
7
Repost from Taa'ib Media
04:58
Відео недоступнеДивитись в Telegram
Fadliga ay leedahay maalinka Carafada. - Sheekh Maxamed Cumar Dirir. Nagu soo biir: https://t.me/Taaib_Media
Показати все...
98.09 MB
2👍 1
Repost from Taa'ib Media
17:33
Відео недоступнеДивитись в Telegram
Soonka la soomayo 10-ka hore ee Bisha carafo in la xiriiriyo Nabiga ﷺ maka sugan yahay?
Sheekh Xassaan Xuseen Aadam.
Показати все...
28.69 MB
👍 2 2
Repost from Muxaadaro Soomaali
Фото недоступнеДивитись в Telegram
Dhagayso Muxaadaro Ka hadleysa "Fadliga 10ka hore bisha dul-hijjah". Waxaana soo jeedin doona Inshaa'Allaah Sheekh XASAN Ibraahiim Ciise. 🔻🔻🔻🔻🔻🔻🔻🔻🔻 https://t.me/Muxaadaro_Soomaali
Показати все...
👍 2 1
Halkaan ka dhageyso Muxaadaro ku saabsan tahay "Fadliga Tobanka hore ee bisha Dul-Xijjah", waxaana soo "𝑺𝒉𝒆𝒆𝒌𝒉 𝑿𝒂𝒔𝒔𝒂𝒏 𝑰𝒃𝒓𝒂𝒂𝒉𝒊𝒊𝒎 𝑪𝒊𝒊𝒔𝒆". https://t.me/Muxaadaro_Soomaali
Показати все...
Fadliga_10ka_Beri_ee_Dul_Hijjah┇►_Sh_Xasan_Ibraahim_Ciise128k.m4a32.85 MB
2👍 1
Repost from Muxaadaro Soomaali
Фото недоступнеДивитись в Telegram
FADLIGA TOBANKA DUL-HIJJAH Bisha Dil-xijjah waxay ka mid tahay mid ka mid ah bilaha Alle ee Xurmada badan, waxaana ku jirta bishan 10 maalmood oo khayr badan waxaana inoo caddeynaya hadalka Alle oo ku dhaartay 10kaan Maalmood, Sidoo kale Rasuulku wuxuu yiri SCW: "maalmaha aduunyada majirto maalmo ka fadli badan tobanka maalmood ee bisha Dul-Hijjah ugu horeysa...". Haddaba walal ugu dadaal tobankani maalmood oo caawa habeenkii labaad ay tahay si aad iyo aad ah. Waxaa sunno ah: 1: Hadii Aad awooddo soon 9ka maalmood ee bishaan Carafo. 2: Shanta Salaadood ku tuko Jamaacada, Sidoo kale ku dadaal salaadaha sunnada. 3:Qur'aan Akhriska, Ducada, Tasbiixda, Taxmiidda, Adkaaraadka... 4: Waxaa sunno ah in aadan timahaaga ama cijiyadaada jarin inta lagu guda jiro maalmahaan hadii aad udxiyada neef qalaysid. 5: Waxaa aad ubadisaan oo kor uqaadan inta aan ku guda jirno maalmahaan Takbiirta sida uu Nabiga SCW iyo Saxaabadiisu samayn jireen oo kale. https://t.me/Muxaadaro_Soomaali
Показати все...
👍 2 2
Repost from Muxaadaro Soomaali
Фото недоступнеДивитись в Telegram
FADLIGA TOBANKA DUL-HIJJAH Bisha Dil-xijjah waxay ka mid tahay mid ka mid ah bilaha Alle ee Xurmada badan, waxaana ku jirta bishan 10 maalmood oo khayr badan waxaana inoo caddeynaya hadalka Alle oo ku dhaartay 10kaan Maalmood, Sidoo kale Rasuulku wuxuu yiri SCW: "maalmaha aduunyada majirto maalmo ka fadli badan tobanka maalmood ee bisha Dul-Hijjah ugu horeysa...". Haddaba walal ugu dadaal tobankani maalmood ee soo socda oo caawa bisha kow tahay. Waxaa sunno ah: 1: Hadii Aad awooddo soon 9ka maalmood oo berri bisha kow tahay ilaa maalinta carafo. 2: Shanta Salaadood ku tuko Jamaacada, Sidoo kale ku dadaal salaadaha sunnada. 3:Qur'aan Akhriska, Ducada, Tasbiixda, Taxmiidda, Adkaaraadka... 4: Waxaa sunno ah in aadan timahaaga ama cijiyadaada jarin inta lagu guda jiro maalmahaan. 5: Waxaa aad ubadisaan oo kor uqaadan inta aan ku guda jirno maalmahaan Takbiirta sida uu Nabiga SCW iyo Saxaabadiisu samayn jireen oo kale. https://t.me/Muxaadaro_Soomaali