uz
Feedback
Philosophy فلسفه 🤔🧠.

Philosophy فلسفه 🤔🧠.

Kanalga Telegram’da o‘tish

Halkaan waxaad ka heli Falanqaynta buugaagta Falsafada iyo soo bandhigida falsafada sare, Iyo Fahanka Falsafada. Kusoo biir chanelkena kale . https://t.me/cilminafsiga Wixii su'al ama talo bixin ah👇 Owner : @mizki_maxamuud 15/5/2021 🥰Welcome.

Ko'proq ko'rsatish

📈 Telegram kanali Philosophy فلسفه 🤔🧠. analitikasi

Philosophy فلسفه 🤔🧠. (@baraarujiawoodahaaga) Somali til segmentidagi kanali faol ishtirokchi. Hozirda hamjamiyat 10 325 obunachidan iborat bo'lib, Taʼlim toifasida 19 009-o'rinni va Somali mintaqasida 681-o'rinni egallagan.

📊 Auditoriya ko‘rsatkichlari va dinamika

невідомо sanasidan buyon loyiha tez o‘sib, 10 325 obunachiga ega bo‘ldi.

25 Avgust, 2026 dagi oxirgi ma’lumotlarga ko‘ra kanal barqaror faollikka ega. Oxirgi 30 kunda obunachilar soni -4 ga, so‘nggi 24 soatda esa -4 ga o‘zgardi va umumiy qamrov yuqori darajada qolmoqda.

  • Tasdiqlash holati: Tasdiqlanmagan
  • Jalb etish (ER): Auditoriya o‘rtacha 7.10% darajada jalb etiladi. Nashrdan keyingi dastlabki 24 soatda kontent odatda umumiy obunachilar sonining N/A% ini tashkil etuvchi reaksiyalarni to‘playdi.
  • Post qamrovi: Har bir post o‘rtacha 733 marta ko‘riladi; birinchi sutkada odatda 0 ta ko‘rish yig‘iladi.
  • Reaksiyalar va o‘zaro ta’sir: Auditoriya faol: har bir postga o‘rtacha 0 ta reaksiya keladi.

📝 Tavsif va kontent siyosati

Muallif resursni shaxsiy fikrni ifoda etish maydoni sifatida ta’riflaydi:
Halkaan waxaad ka heli Falanqaynta buugaagta Falsafada iyo soo bandhigida falsafada sare, Iyo Fahanka Falsafada. Kusoo biir chanelkena kale . https://t.me/cilminafsiga Wixii su'al ama talo bixin ah👇 Owner : @mizki_maxamuud 15/5/2021 🥰Welc...

Yuqori yangilanish chastotasi (oxirgi ma’lumot 26 Avgust, 2026 da olingan) sababli kanal doimo dolzarb va katta qamrovli bo‘lib qoladi. Analitika auditoriya kontent bilan faol hamkorlik qilishini, uni Taʼlim toifasidagi muhim ta’sir nuqtasiga aylantirishini ko‘rsatadi.

10 325
Obunachilar
-424 soatlar
-67 kunlar
-430 kunlar

Ma'lumot yuklanmoqda...

Taglar buluti
Ma'lumot yo'q
Muammo bormi? Iltimos, sahifani yangilang yoki bizning qo'llab-quvvatlash boshqaruvchimizga murojaat qiling>.
Kirish va chiqish esdaliklari
---
---
---
---
---
---
Obunachilarni jalb qilish
Avgust '26
Avgust '26
+64
0 kanalda
Iyul '26
+121
0 kanalda
Get PRO
Iyun '26
+40
0 kanalda
Get PRO
May '26
+45
0 kanalda
Get PRO
Aprel '26
+23
0 kanalda
Get PRO
Mart '26
+12
0 kanalda
Get PRO
Fevral '26
+21
0 kanalda
Get PRO
Yanvar '26
+24
0 kanalda
Get PRO
Dekabr '25
+19
0 kanalda
Get PRO
Noyabr '25
+63
0 kanalda
Get PRO
Oktabr '25
+44
0 kanalda
Get PRO
Sentabr '25
+45
1 kanalda
Get PRO
Avgust '25
+73
0 kanalda
Get PRO
Iyul '25
+182
0 kanalda
Get PRO
Iyun '25
+99
1 kanalda
Get PRO
May '25
+38
0 kanalda
Get PRO
Aprel '25
+33
0 kanalda
Get PRO
Mart '25
+73
0 kanalda
Get PRO
Fevral '25
+95
0 kanalda
Get PRO
Yanvar '25
+286
0 kanalda
Get PRO
Dekabr '24
+428
1 kanalda
Get PRO
Noyabr '24
+478
1 kanalda
Get PRO
Oktabr '24
+513
0 kanalda
Get PRO
Sentabr '24
+369
0 kanalda
Get PRO
Avgust '24
+529
95 kanalda
Get PRO
Iyul '24
+338
88 kanalda
Get PRO
Iyun '24
+265
1 kanalda
Get PRO
May '24
+330
49 kanalda
Get PRO
Aprel '24
+302
0 kanalda
Get PRO
Mart '24
+431
1 kanalda
Get PRO
Fevral '24
+564
30 kanalda
Get PRO
Yanvar '24
+586
33 kanalda
Get PRO
Dekabr '23
+734
35 kanalda
Get PRO
Noyabr '23
+370
33 kanalda
Get PRO
Oktabr '23
+218
72 kanalda
Get PRO
Sentabr '23
+107
0 kanalda
Get PRO
Avgust '23
+150
0 kanalda
Get PRO
Iyul '23
+347
0 kanalda
Get PRO
Iyun '23
+175
0 kanalda
Get PRO
May '23
+173
0 kanalda
Get PRO
Aprel '23
+314
0 kanalda
Get PRO
Mart '23
+189
0 kanalda
Get PRO
Fevral '23
+133
0 kanalda
Get PRO
Yanvar '23
+316
0 kanalda
Get PRO
Dekabr '22
+241
0 kanalda
Get PRO
Noyabr '22
+198
0 kanalda
Get PRO
Oktabr '22
+295
0 kanalda
Get PRO
Sentabr '22
+221
0 kanalda
Get PRO
Avgust '22
+370
0 kanalda
Get PRO
Iyul '22
+244
0 kanalda
Get PRO
Iyun '22
+385
0 kanalda
Get PRO
May '22
+169
0 kanalda
Get PRO
Aprel '22
+170
0 kanalda
Get PRO
Mart '22
+281
0 kanalda
Get PRO
Fevral '22
+241
0 kanalda
Get PRO
Yanvar '22
+617
0 kanalda
Get PRO
Dekabr '21
+264
0 kanalda
Get PRO
Noyabr '21
+332
0 kanalda
Get PRO
Oktabr '21
+423
0 kanalda
Get PRO
Sentabr '21
+107
0 kanalda
Get PRO
Avgust '21
+133
0 kanalda
Get PRO
Iyul '21
+276
0 kanalda
Sana
Obunachilarni jalb qilish
Esdaliklar
Kanallar
26 Avgust0
25 Avgust+2
24 Avgust+8
23 Avgust0
22 Avgust0
21 Avgust+4
20 Avgust0
19 Avgust+5
18 Avgust+3
17 Avgust+2
16 Avgust+1
15 Avgust+5
14 Avgust0
13 Avgust+3
12 Avgust0
11 Avgust+1
10 Avgust0
09 Avgust+2
08 Avgust+14
07 Avgust0
06 Avgust0
05 Avgust0
04 Avgust+3
03 Avgust+3
02 Avgust+6
01 Avgust+2
Kanal postlari
Waxaan talo u jeedinayaa qof kasta oo caafimaadka bartay kuna shaqeeya: Xirfadda caafimaadku ma aha oo keliya aqoon iyo xirfa
Waxaan talo u jeedinayaa qof kasta oo caafimaadka bartay kuna shaqeeya: Xirfadda caafimaadku ma aha oo keliya aqoon iyo xirfad aad ku daaweyso bukaanka; waxay sidoo kale u baahan tahay naxariis, dulqaad, waji-furnaan iyo hadal wanaagsan. Bukaanku wuxuu kuu imaanayaa isagoo xanuunsan, cabsi qaba, walwal badan ama qalbigiisu culays dareemayo . Sidaas darteed, wejigaaga, codkaaga, erayada aad doorato iyo sida aad ula dhaqanto waxay dhammaantood qayb ka noqon karaan xaaladdiisa. U noqo qof bukaanka dejinaya, dhageysta, fahmaya, una hadla si ixtiraam iyo naxariis leh. Ha u arkin su’aalihiisa ama cabashadiisa inay yihiin dhib ; xusuusnow inuu adiga kuu yimid isagoo rajaynaya inaad fahanto waxa uu dareemayo. Iska ilaali qalafsanaanta, hadallada ku digashada ah, canaanta, jees-jeeska, yasidda iyo erayada dhaawici kara qalbiga bukaanka. 🤍 Wajiga furan, naxadiita, hadal wanaagsan, intuba waa qayb ka mida daawada qofka bukaanka ah, Dadka u naxariiso si ilaahay kuugu naxariisto @mizki_maxamuud

2
Ma tahay arday oo ma doonaysa inaad turkiga ku tagto si fudud, Hadaba SomApply waxay kaa caawinaysa inaad hesho aqbalaada-jaa
Ma tahay arday oo ma doonaysa inaad turkiga ku tagto si fudud, Hadaba SomApply waxay kaa caawinaysa inaad hesho aqbalaada-jaamacadaha turkiga private iyo kuwa dawli ahba mudo ka yar 14 bari dalbo hada aqbalaada jaamacadaha turkigoo adigoo akoon ka furanaya linkigan https://www.somapply.com/ kadib markaad dekumintiskaga submit garayso noogu reeb fariin whatsapkeena +905527907294 si aan kuugu hawl-galno si dag dag ah . wixii faah faahina oo intaasi dheer nagala soo xiriir talafeen numberka whatsppka ah ee SomApply.com +905527907294 ama email = somapplyofficial@gmail.com
623
3
Ma arko wax noloshan uga muhiimsan qoyska. Ma jiro wax ka qiimo badan in ay caafimaad qabaan oo ay nabad ku jiraan. Haddii ay
Ma arko wax noloshan uga muhiimsan qoyska. Ma jiro wax ka qiimo badan in ay caafimaad qabaan oo ay nabad ku jiraan. Haddii ay iyagu wanaagsanaadaan, wax walba way hagaagaan. Maalin kasta waxaa sii kordhaya rumaysnaantayda qiimaha qoyska. Dhacdo kasta oo aan arko waxay ii xaqiijisaa in ciidanka keliya ee uu qofku leeyahay uu yahay qoyskiisa. Qofku qoyskiis la'aantiis wuxuu dareemaa tabar-darro iyo cidlo. Qoysku waa hooska lagu nasto, baalka lagu gabbado, iyo dhulka adag ee lagu istaago. Ma jiro wax qofka siinaya ammaan ka weyn xayndaabka qoyskiisa. Isku xirnaanta qoyska waa tiir ka mid ah tiirarka nolosha. Aabbuhu waa ammaan, hooyaduna waa diirimaad, walaashuna waa nabad, walaalahuna waa garab iyo taageero. Xubinnimada ugu xooggan waa tan qoyska, jacaylka ugu daacadsanna waa jacaylka loo qabo qoyska. Qoyska ayaa mudnaanta koowaad leh, tan labaad leh, tan ugu dambaysana leh. Qoyska ayaa ka horreeya wax kasta. Qoysku markuu wanaagsanaado bulshada ku xeeran iyo umadoo dhanba way wanaagsanaan @mizki_maxamuud
1 250
4
Prt2 Mararka qaarkood qofku isagoo aan dareemin ayuu qaataa dhaqamadii iyo hab-dhaqankii uu ka arkay waalidkiis. Dad badan ayaa markii dambe ogaada inay noqdeen sidii hooyadood ama aabbahood iyagoo aan ogayn. Tusaale ahaan, qofkii ka xumaan jiray sida loo maamulo ama loo ciqaabo isagoo yar, mararka qaar isagii ayaa isla dhaqankii ku celinaya carruurtiisa. Sidaas darteed qofku waa inuu si joogto ah uga warqabaa wixii uu soo maray, una fiirsadaa waxa laga baran karo dhacdo kasta. Halkii uu si indho la’aan ah u qaadan lahaa wax kasta oo uu ka soo arkay qoyskiisa, waa inuu is weydiiyaa: “Maxaan ka faa’iidi karaa? Maxaan iska ilaalin karaa, Sidoo kale qofku waa inuu falanqeeyaa dhibaatooyinka si qoto dheer. Marar badan mushkiladdu waxay ka dhalataa isfahan la’aanta @mizki_maxamuud
1 298
5
Sirta guusha nolosha waa inaad si miyir leh u fahamto nolosha aad ku nooshahay. Ha u noolaan si caadi iska ah adigoon fikirin
Sirta guusha nolosha waa inaad si miyir leh u fahamto nolosha aad ku nooshahay. Ha u noolaan si caadi iska ah adigoon fikirin. Qofku waa inuu marka hore ka fikiraa noloshiisa iyo qoyskiisa: sidee ayay u noolaayeen hooyaday iyo aabbahay? Maxay ahaayeen khaladaadka xiriirkooda? Maxaa sababay furriin, kala fogaansho ama dhibaatooyin qoys?haday aabe iyo hooyo is qabaan is waydii xidhiidhkooda waa sidee maxaa ka khadan hab korintaadii see bay ahayd. Jawaabaha su’aalahan waxay kuu furayaan faham iyo aragti cusub, waxayna kaa caawinayaan inaad ogaato meelaha daciifka ah si aadan ugu celin khaladaadkii hore noloshaada. Taas ayaa la yiraahdaa miyir ama wacyi. Wacyigu qofka ayuu ka bilaabmaa, deegaanka keliya kama yimaado. Deegaanku wuu ku saameyn karaa, laakiin wacyigaagu waa waxa kaa caawinaya inaad la dagaallanto saameynta xun, kana dhigaya qof xoog badan oo si wanaagsan ula tacaali kara xaaladaha nolosha.
1 187
6
“Nabiga ﷺ wuxuu sheegay in marka aad Ilaahay wax waydiisanaysaan aad waydiisataan Jannada ugu sarraysa ee Firdowska. Sidaas d
“Nabiga ﷺ wuxuu sheegay in marka aad Ilaahay wax waydiisanaysaan aad waydiisataan Jannada ugu sarraysa ee Firdowska. Sidaas darteed, marka aad Ilaahay wax baryaysaan, ha isku yaraynina waxaad codsanaysaan. Ilaahay wax walba waa awoodaa. Hamigaaga iyo rajadaadaba ha yaraynin; wax weyn waydiista, qalbi rajo iyo yaqiin lehna Ilaahay la hortaga.” Ducadu waxay leedahay dariiqyo saxan oo loo mari ay ka mid tahay inaad ilaahay amaantid ka magacsadiisa sifooyinkiisa ku amaantid ka dib dambi dhaaf waydiisatid niyad khaalis ah la timaadid @mizki_maxamuud
1 205
7
Waxaynu ku jirnaa maalmo leh xurmo iyo qaddarin gaar ah... waxaan ku jirnaa bil xurmaysan, bilahaas xurmaysanna waa xuduud uu Alle xarrimay. Dambiga iyo dayacaadda bisha Muxarram gudaheeda culayskooda iyo dhibtoodu way ka sii weyn yihiin waqtiyada kale ee sanadka. Aragti xaaraan ah, salaad dayacid, fadhi xanta iyo xumaanta lagu sheekaysto — dhammaan waa dembiyo khatartoodu sii weynaan karto waqtiyada xurmada leh. Alle wuxuu inoo yeelay maalmahan si uu noogu tababaro cabsidiisa, weynaynta waxyaabaha uu xurmeeyey, iyo ka fogaanshaha gafafka. Naftaada baraarug u yeel, qalbigaaga iyo araggaagana ilaali adigoo maamuusaya bisha uu Alle isaga u nisbeeyey. Wuxuu Alle dhahay فَلَا تَظْلِمُوا فِيهِنَّ أَنْفُسَكُمْ. @mizki_maxamuud
1 176
8
Waxaan sawirkaan saaray channel-kaan 2020; ilaa hadda wuu saaran yahay. Prof. Saalax Jaamac Xuseen, waxaan ahaa ardaydii aadk
Waxaan sawirkaan saaray channel-kaan 2020; ilaa hadda wuu saaran yahay. Prof. Saalax Jaamac Xuseen, waxaan ahaa ardaydii aadka wax uga dhegeysan jirtay waagii aan falsafada aadka u xiiseyn jirey. Hadda inaan akhriyo xitaa waan ka xanaaqaa. Inaan caqliga isticmaalo xitaa faduul baan u arkaa. Eebe ha u naxariisto Prof. Saalax Jaamac Xuseen.
1 200
9
Nabad galyo korkiina ha ahaato 🌱 Mid ka mida dhanbaalada buugan baa odhanaya sidan Dad badan ayaa naftooda ku waaya waqtiga
Nabad galyo korkiina ha ahaato 🌱 Mid ka mida dhanbaalada buugan baa odhanaya sidan Dad badan ayaa naftooda ku waaya waqtiga ay dayacaan iyo inay ku mashquuli waayaan hagaajinta naftooda. Sidaas darteed waxay la mid noqdaan dadka badankood ee naftooda iyo noloshoodaba khasaaray, sababtoo ah ma aysan doonayn inay is saxaan. Tani waxay waafaqsan tahay Hadalkii odhanayey "Haddii aadan naftaada ku mashquulin xaqa, baadil bay kugu mashquulin doontaa ." Sidaa darteed, ku mashquul hagaajinta naftaada, barashada wax ku anfaca, iyo camalka wanaagsan, si aadan ugu dambayn uga mid noqon kuwa noloshooda khasaariyay. Ilaahay Ina khasaariyo. Oraah qurux badan: "Qofka ugu mudan waqtigaaga waa naftaada; haddii aad hagaajiso, noloshaaduna way hagaagaysaa, haddii aad dayacdana, wax kasta oo kale way kaa sii dayacmayaan." 🤍📖 @mizki_maxamuud
1 046
10
﴿وَلَا يَلْتَفِتْ مِنْكُمْ أَحَدٌ﴾ "Midkiinna yuusan dib u jeesan." Ula dhaqan xiriirrada dhammaaday sidii qabuuraha oo kale;
﴿وَلَا يَلْتَفِتْ مِنْكُمْ أَحَدٌ﴾ "Midkiinna yuusan dib u jeesan." Ula dhaqan xiriirrada dhammaaday sidii qabuuraha oo kale; qabuurahana lama qodo dib loogumana noqdo! Qofkii gadaashaada maray, gadaashaada ha ku haro. Ha noqon maxbuuskii wixii tagay. Ha ka tegin albaab yar oo furan, si uusan kuugu dhalin rabitaanka inaad dib ugu noqoto. Dagaallada iyo murannada aan faa'iidada lahayn way ku daaliyaan oo tamartaada way dhammeeyaan; ee dhabarka u jeedi. Saaxiibtinnimada qiimahaaga hoos u dhigta kuma qasbana inaad sii waddo; baro inaad kala tagto. Goobaha kugu dila hamigaaga iyo xamaasaddaada, kuna damiya iftiinkaaga gudaha; baro inaad ka guurto. Mar walba xusuusnow inaad leedahay meel iyo himilo aad ku socoto oo ay tahay inaad gaarto. @mizki_maxamuud
1 132
11
Mar kasta uu fikir kuula muuqdo midka kaliya ee saxda ah, tan u qaado calaamad cad oo tusinaysa inaadan fikirkaas wax badan ka ogeyn ama aadan si fiican u fahansanayn. Fikirka maaha inaad nacdid ama aad jeclaatid, ee waa inaad saarto halbeeg, si aad u baartid si caddaalad ah, eex la'aan, oo aad u gaadhid wax Xaqiiqda . @mrxoosh
961
12
{كَيْفَ تَصْبِرُ عَلَىٰ مَا لَمْ تُحِطْ بِهِ خُبْرًا} Sidee baad ugu samri kartaa wax aadan aqoon buuxda u lahayn? Way ku ada+1
{كَيْفَ تَصْبِرُ عَلَىٰ مَا لَمْ تُحِطْ بِهِ خُبْرًا} Sidee baad ugu samri kartaa wax aadan aqoon buuxda u lahayn? Way ku adag tahay bini’aadamka, caqligiisa xaddidan iyo qalbigiisa walwalsan, inuu fahmo wax kasta oo ku dhacaya. Inuu garto xikmadda ku duugan dib-u-dhac daaliyay, murugo qalbigiisa cuslaysay, ama imtixaan u yimid isaga oo aan garanayn sababta uu u yimid. Annagu waxaan aragnaa oo keliya qayb yar oo sheekada ka mid ah, halka Alle uu arko sheekada oo dhan, isaga oo ku eegaya naxariistiisa iyo xikmaddiisa dhamaystiran. Imisa arrimood ayaan u malaynay inay shar yihiin, dabadeedna markii dambe ogaanay inay ahaayeen naxariis qarsoon. Imisa albaab ayaa wajiyadeenna laga xidhay, halka Alle noo furayay jid ka xasilloon, kana khayr badan wixii aynu rajaynaynay. Waxaa hubaal ah in qorshaha Alle uu ka qurux badan yahay qorshaheenna, naxariistiisuna ay ka ballaaran tahay fahamkeenna. Sidaas darteed, ku kalsoonow Rabbigaaga . @mizki_maxamuud
1 056
13
Way soo dhow yihiin maalmihii ilaahay aduunka u jeclaa una fadli badnaa aduunka kaliya waafajintu waa xag alleh ilaahay ha In
Way soo dhow yihiin maalmihii ilaahay aduunka u jeclaa una fadli badnaa aduunka kaliya waafajintu waa xag alleh ilaahay ha Ina waafajiyo kuwo ka faiidaystna ha inaga yeelo Ha dhayalsanina maalmahan waxaa laga yabaa in ilaahay noloshaada ku quruxiyo xag kasta si gaar ah maalintii dahabiga hayd ee carafa ka faaiidaysta ducooyinka u diyaarsada naftiina u sii daahiriya is cafiya ilaahay u dhawaada doobad Keena sadaqo bixista cibaadooyinka xoojiya dikriga xoojiya sooma awoodiina Maalmahan ilaahay baa og hadana waxay kuu noqon karaan maalmo naftaada hadii ducooyinkeeda lagaa aqbalo aad wax waliba ku helaysid ilaahay fadligiis niyadiina wanaajiya @mizki_maxamuud
1 099
14
“Marka Alle doonayo inuu ku badbaadiyo… ma aha sida aad u malaynayso inuu gacan kuu fidiyo… balse wuxuu kaa qaadayaa waxa aad
“Marka Alle doonayo inuu ku badbaadiyo… ma aha sida aad u malaynayso inuu gacan kuu fidiyo… balse wuxuu kaa qaadayaa waxa aad u haysatay badbaado… wuxuu kaa fogeeyaa dad aad u malaynaysay inay yihiin ammaan… wuxuu xiraa albaabo qalbigaagu ku xirnaa… wuxuuna kaa tagaa adigoo ka madhan wax kasta oo tiir kuu ahaa… marka laga reebo iimaankaaga… Markaad u malayso inaad jabtay… ayaad ogaanaysaa in lagu sifaynayo… iyo in wixii kaa lumay aysan ahayn khasaaro… balse ay ahaayeen culaysyo kaa dib dhigayay… gaadhista xasilloonida uu Alle kuu qaddaray…” @mizki_maxamuud
1 055
15
Noloshu mar walba ma aha sida aan rabno, balse mar walba waa sida uu Ilaahay u qoro… wax kasta oo uu inoo doortayna waxaa ku
Noloshu mar walba ma aha sida aan rabno, balse mar walba waa sida uu Ilaahay u qoro… wax kasta oo uu inoo doortayna waxaa ku jira xikmad aynaan hadda arag, balse maalin ayaan fahmi doonaa 🤍 Waxaan bartay in degenaanshuhu uusan ka iman dhammaystirka wax walba, balse uu ka yimaado ku qanacsanaanta waxa Ilaahay qaddaray, iyo kalsoonida in waxa imanaya uu ka qurux badan yahay waxay aynu waynay 🌿 Dib u dhac kasta oo noloshaada ah waa qorshe Eebbe, xanuun kasta waa cashar, khasaaro kastana waa xusuusin in Ilaahay keligiis yahay adna kuu kula jiro citayn marka aad is leedahay wax waliba waad wayday ilaahay baad waayin wax kastana isagaa leh Casar wanaagsan Waan badan Baan idiin rajaynayaa inaad ku sugnaataan mudo halkan maan soo galine cafwan @mizki_maxamuud
1 069
16
قال الإمام ابن القيم -رحمه الله تعالى- : "ولو صُور العِلم صُورة لكانَت أجمَل من صُورة الشّمس والقمَر" Ibnu qayim ilaahay ha u
قال الإمام ابن القيم -رحمه الله تعالى- : "ولو صُور العِلم صُورة لكانَت أجمَل من صُورة الشّمس والقمَر" Ibnu qayim ilaahay ha u naxqriistee wuxuu dhahay: “Haddii cilmiga loo sawiri lahaa muuqaal, wuxuu ka qurux badnaan lahaa muuqaalka qorraxda iyo dayaxa.” @mizki_maxamuud
957
17
https://t.me/yaqeen_official
750
18
Ciid mubaarak dhamaantii intaanu halkan ku midawnay Ilaahay akhcmaasheenii bisha rabadaanka ha inaga aqbalo wixii aynu shaqaynsanay ducooyinkeeniina haka soo jawaab celiyo si aynu ku faraxno oo khyr ah aamiin Taxanaheenii aynu soo wadnayna ilaahay ha inagu anfaco aadna waan idiibka raali galinayaa inaan intii hadhay awoodi kari wayey inaan idiin dhamaystiro xalado aan galay awgood hadana Khatmo wanaagsan Baan idiin rajaynayaa halkaas khyrka iyo cibaadooyinka ka sii wada ilaahay rabadaanka wuu joogaa hadana iyo mar waliba ogaada @mizki_maxamuud
845
19
Ramadan Mubarak 27/30🌙 Asc Bismillaahi Ar-Raxmaani Ar-Raxiim Magaca kitaabka الجواب الكافي لمن سأل عن الدواء الشافي Casharkiisa 27aad Dembiyadu waa dhaxal laga dhaxlo ummadihii la halaagay Waxaa ka mid ah: dembi kasta oo ka mid ah dembiyada waa dhaxal laga dhaxlay ummad ka mid ah ummadihii Ilaahay (Cazza wa Jalla) halaagay. Ficilka qoomka Luud waa dhaxal laga dhaxlay qoomkii Nabi Luud. In xaqa la qaato iyadoo lagu darayo wax ka badan, lana bixiyo iyadoo laga dhimayo waa dhaxal laga dhaxlay qoomkii Nabi Shucayb. Isku kibirid iyo fasahaad dhulka lagu sameeyo waa dhaxal laga dhaxlay qoomkii Fircoon. Kibir iyo islaweyni waa dhaxal laga dhaxlay qoomkii Nabi Huud. Sidaas darteed, qofka dembi sameeya wuxuu xiran yahay dharka qaar ka mid ah ummadahaas, kuwaas oo ahaa cadawga Ilaahay. Waxaa weriyey Cabdullaahi ibn Axmed kitaabka Az-Zuhd ee aabbihii (Imaam Axmed), isagoo ka werinaya Maalik ibn Diinaar, inuu yiri: “Ilaahay wuxuu u waxyooday mid ka mid ah nebiyadii Banii Israa’iil inuu ku yiraahdo dadkiisa: ‘Ha gelina meelaha ay galaan cadawgeyga, hana xiranina dharkooda, hana raacina gaadiidkooda, hana cunina cuntadooda; si aydnaan u noqon cadawgeyga sida ay iyagu u yihiin cadawgeyga.’” Sidoo kale, Musnadka Imaam Axmed waxaa ku jira xadiis uu weriyey Cabdullaahi ibn Cumar (RC), Nabigu scw wuxuu yiri: “Waxaa lay soo diray seef ka hor Saacadda (Qiyaamaha), si Ilaahay keligiis loo caabudo oo uusan lahayn wax lala wadaajiyo. Rizqigaygana waxaa la geliyey hooska warankayga, dullinimo iyo hoosaysiina waxaa lagu yeelay qofkii ka hor yimaada amarkayga. Qofkii isu ekaysiiya qoom (dad)na waa ka mid iyaga.” @mizki_maxamuud
782
20
Ramadan Mubarak 26/30🌙 Asc Bismillaahi Ar-Raxmaani Ar-Raxiim Magaca kitaabka الجواب الكافي لمن سأل عن الدواء الشافي Casharkiisa 26aad Dembiyadu waxay keenaan mugdi qalbiga ah Waxaa ka mid ah: mugdi uu qofku si dhab ah uga dareemo qalbigiisa, sida uu qofku u dareemo mugdiga habeen aad u madow marka uu si buuxda u madoobaado. Markaas mugdiga dembigu wuxuu qalbiga u noqdaa sida mugdiga muuqda uu indhaha ugu noqdo. Sababtoo ah adeeciddu waa iftiin, halka dembigu yahay mugdi. Markasta oo mugdigaasi sii xoogaysto, jahawareerkiisu wuu sii kordhaa, ilaa uu ku dhaco bidcooyin, baadi, iyo arrimo halaag ah, isagoo aan xitaa dareemin; sida nin indho la’ oo habeen madow kaligiis ku socda. Mugdigaasi wuu sii xoogaystaa ilaa uu ka muuqdo indhaha, dabadeedna wuu sii xoogaystaa ilaa uu wejiga ka muuqdo, oo uu noqdo madow qof kasta arki karo. Cabdullaahi ibn Cabbaas (RC) wuxuu yiri: “Xaqiiq ahaan ficilka wanaagsan (xasanaadku) wuxuu leeyahay: iftiin ka muuqda wejiga, nuur ku jira qalbiga, ballaadhin rizqiga, xoog jidhka ah, iyo jacayl ay dadka qalbigooda kuu qaadaan. Sidoo kale ficilka xun (dembigu) wuxuu leeyahay: madow ka muuqda wejiga, mugdi ku dhaca qalbiga, tabar-darro jidhka ah, yaraansho rizqiga, iyo nacayb ay dadka qalbigooda kuu qaadaan.” @mizki_maxamuud
605