cookie

Sizning foydalanuvchi tajribangizni yaxshilash uchun cookie-lardan foydalanamiz. Barchasini qabul qilingยป, bosing, cookie-lardan foydalanilishiga rozilik bildirishingiz talab qilinadi.

avatar

Maktabada buugta

Chanelkan waxad ka helaysa 1) Buug kasta oo aad ubaahntay. 2) Maqaalo iyo xikmado 3) tariikho iyo dhiiri galino

Ko'proq ko'rsatish
Reklama postlari
6 288
Obunachilar
+1224 soatlar
+667 kunlar
+19230 kunlar

Ma'lumot yuklanmoqda...

Obunachilar o'sish tezligi

Ma'lumot yuklanmoqda...

Buugee ayaad jeceshay inaan soo dayno
Hammasini ko'rsatish...
๐Ÿ‘ 2โค 1
๐Ÿ”ด๐Ÿ”ด
KULMIS
๐Ÿ”ด๐Ÿ”ด Linkigan hoose  waxa ku jira 96 channel oo ka mida chanalada kooxda kulmis taasoo  kooxda u baladhan ee aalada telegramka somaalida . Qaybta hoose taabo si aad ugu soo biirto. Hadii aad rabtid in chanalkaga laguugu daro la xidhidh ciwaankan . ๐Ÿ‘‰๐Ÿ‘‰@Abdirahmanmohamed1 @Abdirahmanmohamed1
Part one.
๐Ÿ†•๐Ÿ†•๐Ÿ†•๐Ÿ†•๐Ÿ†•๐Ÿ†•๐Ÿ†•๐Ÿ†•๐Ÿ†•๐Ÿ†•๐Ÿ†•๐Ÿ†•๐Ÿ†•๐Ÿ†• Fursad Qaali ah: Barashada Quraanka kariimka. ๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡ Ma joogtaa wadamada Europeanka ama amerika ama wadamada carabta. Kuliyada Alfurqan online academy waxay ku diyarisay fasalo online ah . Oo barashaada Quraanka ah Halkan hoose iska diwaan gali ๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡ @UstaadAbdurisaaq @UstaadAbdurisaaq https://t.me/addlist/h3vQESiP3J02Yjc0
Hammasini ko'rsatish...
KULMIS 1AAD

A/rahman Mohamed invites you to add the folder โ€œKULMIS 1AADโ€, which includes 96 chats.

Hammasini ko'rsatish...
QURAANKA IYO SAYNISKA

Ma ogtahay in kanaalkan yahay kanaalka kaliya ee ka hadla xidhiidhka wayn ee ka dhexeeya sayniska iyo quraanka. Kuso biir kanaalkan. MAWDUUCYADA OO muuqaal ah waxaad kasoo daawan kartaa halkan.

https://www.facebook.com/profile.php?id=100086491036194

๐Ÿ‘ 1
Repost fromย QURAANKA IYO SAYNISKA
๐Ÿ€#Fadliga_Maalinka_Carafa. Rasuulku (๏ทบ) wuxuu yidhi:ยซMaalin ay ka badantahay ilaahay addoon inuu naar ka xoreeyo ma jirto maalinka Carafa.ยป ๐Ÿ”ธ#Soonka_maalinta_Carafa: Rasuulka (๏ทบ) waxaa la weydiiyay Soonka maalinta Carafo? Wuxuu yidhi: ยซWaxaa lagu dhaafaa (dambiga) Sannadkii tagay iyo sannadka soo socda.ยป Xadiiska kale wuxuu tilmaamayaa: Rasuulku (๏ทบ) wuxuu yidhi: ยซSoonka maalinta Carafo waxaan ilaahay ka rajaynayaa inuu ku dhaafo (dembiga) sannadkii hore iyo sannadka dambe.ยป ๐Ÿคฒ#Ducada_Maalinka_Carafa: Rasuulku (๏ทบ) wuxuu yidhi:ยซDuco waxa ugu khayr badan ducada maalinta Carrafo, waxaana ugu khayr badan waxaan idhaahdo aniga iyo Nabiyadii iga horreeyayba: {ู„ุง ุฅู„ู‡ูŽ ุฅู„ุงู‘ ุงู„ู„ู‘ู‡ู ูˆูŽุญูŽุฏู‘ูู‡ู ู„ูŽุง ุดูŽุฑููŠูƒูŽ ู„ูŽู‡ูุŒ ู„ูŽู‡ู ุงู„ู’ู…ูู„ู’ูƒู ูˆูŽู„ูŽู‡ู ุงู„ู’ุญูŽู…ู’ุฏู ูˆูŽู‡ููˆูŽ ุนูŽู„ูŽู‰ ูƒูู„ู‘ู ุดูŽูŠู’ุกู ู‚ูŽุฏููŠุฑู.} Maalinta Carafo waa tiirka ugu weyn xajka Rasuulku (๏ทบ) wuxuu yidhi:ยซXajku waa Carafa.ยป ๐Ÿ“ŒMaalinka Carafoย ee sidaa u fadli badan wuxuu ku beeganyahay maalinka Sabtida oo beri ah markaa waa in Laga faa'idaystaa Inshaย  Allah.
Hammasini ko'rsatish...
๐Ÿ‘ 2
buugee ayaad jeclaan lahayd inaanu soo galino . soo dalbo akhriste.
Hammasini ko'rsatish...
.
Hammasini ko'rsatish...
Aabe Hodan ah Aabe Sabool ah. Dr. Jama Sahal.pdf32.05 MB
Photo unavailableShow in Telegram
buugan ayaa idinkusoo maqan.
Hammasini ko'rsatish...
๐Ÿ‘ 1
๐Ÿ”ด๐Ÿ”ด
KULMIS
๐Ÿ”ด๐Ÿ”ด Linkigan hoose  waxa ku jira 96 channel oo ka mida chanalada kooxda kulmis taasoo  kooxda u baladhan ee aalada telegramka somaalida . Qaybta hoose taabo si aad ugu soo biirto. Hadii aad rabtid in chanalkaga laguugu daro la xidhidh ciwaankan . ๐Ÿ‘‰๐Ÿ‘‰@Abdirahmanmohamed1 @Abdirahmanmohamed1
Part one.
๐Ÿ†•๐Ÿ†•๐Ÿ†•๐Ÿ†•๐Ÿ†•๐Ÿ†•๐Ÿ†•๐Ÿ†•๐Ÿ†•๐Ÿ†•๐Ÿ†•๐Ÿ†•๐Ÿ†•๐Ÿ†• Fursad Qaali ah: Barashada Quraanka kariimka. ๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡ Ma joogtaa wadamada Europeanka ama amerika ama wadamada carabta. Kuliyada Alfurqan online academy waxay ku diyarisay fasalo online ah . Oo barashaada Quraanka ah Halkan hoose iska diwaan gali ๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡ @UstaadAbdurisaaq @UstaadAbdurisaaq https://t.me/addlist/h3vQESiP3J02Yjc0
Hammasini ko'rsatish...
KULMIS 1AAD

A/rahman Mohamed invites you to add the folder โ€œKULMIS 1AADโ€, which includes 96 chats.

Photo unavailableShow in Telegram
๐Ÿ’Š FURSAD MUHIIM AH . Ma rabta  inaad barato daawoyinka(pharmacology). Kuliyada wayn ee alfurqan online academy waxay kuu diyarisay fasalo cusub oo ah barashada  daawooyinka . Course fee: 6 dollar Duration : 5 months Type of certificate : Diploma  ๐Ÿ’ŠBaro dawooyinka oo naftaada ku dawee. ๐Ÿ’ŠBaro dawooyinka oo qoyskaaga ku daawee. ๐Ÿง‘โ€โš•Baro daawoyinka si aad uga ilaaliso bulshadaada daawo isticmalka  khaldan Si aad isku diwaan galiso la xidhiidh ciwaankan hoose. @UstaadAbdurisaaq @UstaadAbdurisaaq
Hammasini ko'rsatish...
๐Ÿ‘ 2
Xikmado
Laba waligaa xasuusnoow Ilaahay xasuusnoow Geeridina xasuusnoow Laba waliga iska ilow . Wanaaga aad dadka u samaysay Iyo xumaanta cid kale kuu gaystay. Laba waliga ha aaminin Nin gabadh ha ku aaminin . Gabadhna sir ha ku aaminin.
Hammasini ko'rsatish...
โค 5
Boshqa reja tanlang

Joriy rejangiz faqat 5 ta kanal uchun analitika imkoniyatini beradi. Ko'proq olish uchun, iltimos, boshqa reja tanlang.