cookie

نحن نستخدم ملفات تعريف الارتباط لتحسين تجربة التصفح الخاصة بك. بالنقر على "قبول الكل"، أنت توافق على استخدام ملفات تعريف الارتباط.

avatar

Philosophy فلسفه 🤔🧠.

Halkaan waxaad ka heli Falanqaynta buugaagta Falsafada iyo soo bandhigida falsafada sare, Iyo Fahanka Falsafada. Kusoo biir chanelkena kale . https://t.me/cilminafsiga Wixii su'al ama talo bixin ah👇 Owner : @AASIYA_CASAYR 15/5/2021 🥰Welcome.

إظهار المزيد
فنلندا767لم يتم تحديد اللغةعلم النفس2 682
مشاركات الإعلانات
8 272
المشتركون
+624 ساعات
+557 أيام
+21830 أيام

جاري تحميل البيانات...

معدل نمو المشترك

جاري تحميل البيانات...

Qosol dartii oy😅 lkin oohin darteed ha qoslin taasi waa xanuun qalbiyan ah runtii😭
إظهار الكل...
👍 7
🔴🔴
KULMIS
🔴🔴 Linkigan hoose  waxa ku jira 99 channel oo ka mida chanalada kooxda kulmis taasoo  kooxda u baladhan ee aalada telegramka somaalida . Qaybta hoose taabo si aad ugu soo biirto. Hadii aad rabtid in chanalkaga laguugy daro la xidhidh ciwaankan . 👉👉@Abdirahmanmohamed1 @Abdirahmanmohamed1
Part one.
🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕 Fursad Qaali ah 👇👇👇👇👇 Ma rabta barashada computerka .Kuliyada Alfurqan online academy waxay ku diyarisay fasalo online ah . Fursad qaali ah na way jirtaa. 👇👇👇👇👇👇 La xidhiidh ciwaankan hoose. @UstaadAbdurisaaq @UstaadAbdurisaaq https://t.me/addlist/_kji2unnViZlNTQ8
إظهار الكل...
KULMIS 1AAD

You’ve been invited to add the folder “KULMIS 1AAD”, which includes 99 chats.

3👍 1
Waxaa jiray nin waayeel ah oo xikmad badan, oo ku noolaa tuulo yar. Maalin maalmaha ka mid ah, wiil yar ayaa u yimid si uu wax uga barto xikmadda ninka waayeelka ah. Wiilka ayaa waydiiyey, "Sidee ayaan ku noqon karaa qof caqli badan oo sidaada oo kale xigmadda u leh ?" Ninkii waayeelka ahaa ayaa ugu jawaabay, "Soo qaad laba weel oo biyo ah, mid ha ahaado mid madhan, midna ha ahaado mid buuxa. Waxaan ku siin doonaa cashar muhiim ah." Wiilkii wuxuu yimid isagoo wata labada weel, mid madhan iyo mid buuxa. Ninkii waayeelka ahaa ayaa yiri, "Hadda, ku shub biyaha weelka buuxa ee weelka madhan ilaa uu buuxsamo." Wiilkii ayaa sameeyay sida loogu sheegay. Markii uu dhammeeyay, ninkii waayeelka ahaa ayaa yiri, "Hadda, eeg labada weel. Weelka buuxa wuxuu ahaa midka aan wax dheeraad ah lagu dari karin, laakiin weelka madhan wuxuu ahaa mid aqbalay wax kasta oo lagu shubo." Ninkii waayeelka ahaa ayaa sii raaciyay, "Haddaba, si aad caqli badan u noqoto, waa inaad marwalba noqotaa sida weelka madhan. Waa inaad marwalba diyaar u ahaataa inaad wax barato, oo aad aqbasho aqoonta iyo xikmadda dadka kale. Mar kasta oo aad buuxiso aqoontaada, waa inaad siiso boos aqoon dheeraad ah oo aad ka barato waayo-aragnimada iyo xikmadda dadka kale." Cashar Sheekadani waxay ina baraysaa muhiimadda ay leedahay in aan mar walba diyaar u noqono in aan wax baranno. Caqliga iyo xikmaddu maaha wax ku yimaada buuxinta maskaxda, laakiin waa hab joogto ah oo waxbarasho iyo faham. Inaan noqono kuwo diyaar u ah in aan wax cusub baranno oo aan qaadanno talooyinka iyo waayo-aragnimada dadka kale ayaa naga dhigaysa kuwo caqli badan oo xikmad leh.
إظهار الكل...
Sheeko Xigmad Leh: Doqonkii iyo Fardooleyda Waxaa jiray maalin maalmaha ka mid ah doqon aad u weyn oo ku noolaa magaalo yar oo fog. Doqonkan wuxuu ahaa mid caqli yari, laakiin aad u naxariis badan oo dadka aad u jecel. Maalin maalmaha ka mid ah, doqonkii wuxuu arkay fardoole ka mid ah dadka magaalada oo wadada maraaya. Fardoole wuxuu ku fekeray inuu ku cayaaro oo uu ku maadeysto doqonka. Wuxuu weydiiyay, "Doqonyahow, miyaad jeceshahay inaad barato sida loo kaxeeyo faras?" Doqonkii ayaa ka jawaabay, "Haa, aad baan u jeclahay inaan barto!" Fardoole ayaa ku yiri, "Marka, waxaad u baahan tahay inaad ogaato in faraska uu leeyahay afar lugood, markaad riixdo gadaal wuxuu dhaqaaqayaa hore, markaad riixdo hore wuxuu dhaqaaqayaa gadaal. Isku day inaad riixdo faraska gadaal si uu hore u socdo." Doqonkii wuu ku farxay oo wuxuu u dhaqaaqay inuu faraska kaxeeyo, sida fardoole u sheegay. Laakiin wuxuu la yaabay markii farasku u dhaqaaqi waayay sidii fardoole u sheegay. Farasku wuxuu ka dhaqaaqay markii doqonku riixay dhinac kale oo aan ahayn hore ama gadaal. Dadka kale ee magaalada waxay daawanayeen doqonka iyo fardooleyda oo ay ku maadsanayeen doqonka oo isku dayaya inuu faraska kaxeeyo sida loo sheegay. Laakiin waxaa jiray oday caaqil ah oo magaalada ku noolaa, oo arkayay waxa socda. Odaygii caaqilka ahaa ayaa u tegay doqonkii oo ku yiri, "Wiilow, ha u dhigin erayada fardooleda inaad ka maqli karto waxay run tahay. Ka baro faraska sida uu u dhaqmo oo naftaada ku kalsoonow." Doqonkii wuxuu maqlay talada odayga oo wuxuu bilaabay inuu iskiis u barto dhaqanka faraska. Wuxuu ogaaday in farasku leeyahay habab gaar ah oo uu ku dhaqaaqo, wuxuuna ku dhaqaaqi karaa si fudud marka la fahmo dabeecaddiisa. Muddo yar kadib, doqonkii wuxuu noqday fardoole xirfad leh oo dadka oo dhan ay la yaabeen. Fardooleyda kale waxay ogaadeen in doqonku uu caqli badan yahay, waxaana ay ka barteen cashar muhiim ah oo ku saabsan in aysan qofna yasin aqoontiisa ama caqligiisa. Xigmadda Sheekada Sheekadani waxay xambaarsan tahay xigmad qoto dheer oo ah in qof walba uu leeyahay awood iyo karti uu ku baran karo wax cusub, xitaa haddii dadku yiraahdaan ma awoodid. Waxaa muhiim ah in la raaco talada dadka aqoonta leh oo naftaada ku kalsoonaato. Yaan laguu yeerin inaad tahay doqon ama aanad awoodin inaad wax baratid. Ku kalsoonow naftaada oo ku dadaal inaad horumar sameyso. @mrxoosh
إظهار الكل...
👍 6 1
Photo unavailableShow in Telegram
Ragow dumarka si gaar ah uga war haya oo xaal waraysta waxaydinaan qarsan karin bay qalbiyadooda ku qariyaan Barta luuqada dumarka lagu dareemo waxay tabanayaan iyo waxay idinka baahan yihiin oo garab siin ahba😢waxaa jira xaalado badan oo alleh ku abuuray oo midba mida kale uga adag tahay waxayna kaga gudbi karaan garabsiintiina iyo u xaal ogaalkiina☝️ Dumarkeenu waa meesha kaliyee bulshadu ka bilaabato oo soo saara ka xun iyo ka waansanba qofka ka caawin kara garabna ku siin kara in bulsho iyo jiil qurux badan aduunka inay keenaan waa idinka idinkaana xumayn kara. Bulsho waliboo dumarkoodu hagaagsan yihiin waa bulsho wanaagsan.❗️ Baryahan waan idinka mashquulay raali iga ahaada🫵
إظهار الكل...
18👍 1
Ahhhh,jeceelka uma jiro inuu Naga Dhig kuwa Farxa . Lakiin waxaan aaminsanahy inuu u jiro in uu ina Tuso Intee in le,eg ayeynu xannuunka u adkeysan karnaa . Jeceel iyo Farxad kala Dheer 😟!!!!! @mrxoosh
إظهار الكل...
👍 6
Magaalo la dhaho Alexander ia  waxaa ku nooleyd gabar jecleyd in ay dadka la wadaagto sheekooyin gaar ahaan sheekooyinka Culumada xigmada iyo caqli badnaanta lahaa sida artistotle  . Kuwaas oo caan ku ahaa fikirkooda qotoda dheer iyo Hab fikirkooda wanaagsan . Hadaba maalin maalmaha ka mid ah ,waxa ay ka sheekeyneysay sheeko ku saaabsan cabqarigii weeynaa artistotle iyo sids uu aad ugu baadigoobi jiray waxa Dadka ka farxiya . Wuxuu aad ugu fiirfiirsan jiray waxa ka dhacaya hareerihiisa iyo wadooyinka mashquulka badan waxaana uu arkay in Qof kasta farxada uu u raadiyo siyaabo kala duwan . Qaar si ay farxad u helaan waxa ay rabaan lacag ,qaar kalena waxa ay doonayaan si ay farxad u helaan in ay noqdaan kuwo caqli badan ,Qaar kalena farxadiiba wxa ay ka gashay madadaalasho iyo kaftan iyo ciyaar . Lakiin si kasta oo ay wax kasta u sameeyaan ama lacag badan hel ama caqli badnaan aan xad leheyn lahoow waxa ay u muuqdeen kuwo wax  ay ka maqan yihiin . Lakiiin aqoon yahanka artistole aad buu uga fakaray arrinkaan ,buugaag badan ayuu ka akhriyey ,dad badan oo majaalkaan ku xeel dheeraa ayuu la tashtay ,wax badan ayuu fakaray ,ugu danbeyn Bal Qiyaas muxuu kusoo gunaanuday hab fikirkiisa ? Wuxuu uu ogaaday in farxada dhabta ahi aanay ahayn in aad wax badan heysato ama aad noqoto qof caqli badan ,lakiin farxada dhabta ahi waa inaad noqotid Qof wanaagsan iyo inaad aqoon u leedahay naftaada oo aad ogaato . Ugu dambeyn Aqoon yahankii wuxuu ku laabtay magaaladiisa ,wuxuuna bilaabay in uu dadka baro sida loo ahaado qof wanaagsan loona aqoodo nafta . Wuxuu yiri "inaad ahaatid Qof caqli badan nafta ka adag ,garanaya marka ay dharagsan tahay kana joojin kara wax kasta oo siyaado ah waa furayaasha dhabta ah farxada . Cleo sheekada waxa ay kusoo dhameystirtay waxa aynu farxad ka heli karnaa anagoo dhan in aynu is caawino oo mid kasta oo inaga mid ah uu caawiyo walaalkiisa ee dhibaateysan sidoo kalena aad naftaada aad aqoon buuxda u lahaatid Halkaas ayeey farxada ku jirtaa . @mrxoo
إظهار الكل...
👍 13
💞➰kulmis one Community ++      ♨️♨️ ━━━━━━━🔺━━━━━━━━ 16k+ 📚QURANKA IYO SAYNISKA 📙 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄ 15k+ 📘FAALLO JACAYL 📒 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄ 14k+ ⚙️Erayo jacayl 💭 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 13k+ ✨cilmi nafsi🗣 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 12k+ 📘ibrahin geedi📗 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 11k+ 🌸 Hoyga sheekooyinka🌷 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 11k+ 🪴xikmad badan 🍀 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 10k+ ⚙️Su'aalo diini ah 💭 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 10k+ 🌟 Baro xadiiskan 🔆 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 9k+ 👩‍🏭 Furaha nolosha 👥 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 9k+ 🧠 Hoyga xikmadaha & sugaant👅 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 9k+ 👤wadooyinka guusha 🫂 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 8k+ 🪢 Aqoonta kaa maqan👔 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 8k+ ⛺️ Hoyga farxadda ❤️ ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 8k+ 🪢 philosophy(falsafadda)👔 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 7k+ ➰Faafinta khayrka 🪜 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 7k+ 🌱madxafka taariiqda🪴 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 7k+ 🧚 Xikmadaha nolosha 🤳 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 6.5k+ 💹 Xigmadle❇️ ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 6.5k+ 🈳wax kabaro siiradi nabiga 🚹 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 6.5k+ ♨️ Al furqan online academy💢 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 6.5k+ 🔴 wehel caashaq🟢 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 6.5k+♒️ Dhabar adayg ♉️ ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 6k+🧕 Aqoon kordhiye 🗣 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 6k+ 🧩 Dunida dahsoon🪝 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 6k+ 👩 maktabadda buugta 🧕 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 6k+ 💬 sooyaalka nolosha 🗯 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 6k+ 🪤 Dacwah channel ⚖️ ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 5.5k+👳‍♂️ mohamed khaled💚 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 5.5k+ 📒 Aqoon raadis 👀 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 5.5k+ 🍇Dhambaal 🌬 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 5.5k+✍️ xigmadda maanta 🖌 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 5k+ 🌎 Rajada nolosha ⚡️ ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 5k+  🫧 Hoyga akhriska 💫 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 5k+  🫧 maskax kaab 💫 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄ 5k+  🫧 Dhiirigaliye soomaali 💫 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 5k+  🫧 Elmi daadihiye 💫 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 💞➰ Kulmis publisher center💞➰ 💫Fursad qaali ah kuliyadda wayn ee Alfurqan online academy waxay kuu haysaa fasalo cusub oo barashada computerka ah . Fg: computerka waa bilaash kalliaya diwan galinta ayaa 6 dollar ah. Halkan iska diwan gali👇 @UstaadAbdurisaaq @UstaadAbdurisaaq
إظهار الكل...
QURAANKA IYO SAYNISKA

Ma ogtahay in kanaalkan yahay kanaalka kaliya ee ka hadla xidhiidhka wayn ee ka dhexeeya sayniska iyo quraanka. Kuso biir kanaalkan. MAWDUUCYADA OO muuqaal ah waxaad kasoo daawan kartaa halkan.

https://www.facebook.com/profile.php?id=100086491036194

Podcast ma dhageysataa ?Anonymous voting
  • Haa
  • May
0 votes