cookie

Ми використовуємо файли cookie для покращення вашого досвіду перегляду. Натиснувши «Прийняти все», ви погоджуєтеся на використання файлів cookie.

avatar

Philosophy فلسفه 🤔🧠.

Halkaan waxaad ka heli Falanqaynta buugaagta Falsafada iyo soo bandhigida falsafada sare, Iyo Fahanka Falsafada. Kusoo biir chanelkena kale . https://t.me/cilminafsiga Wixii su'al ama talo bixin ah👇 Owner : @AASIYA_CASAYR 15/5/2021 🥰Welcome.

Більше
Рекламні дописи
8 474
Підписники
+1124 години
+617 днів
+21130 днів

Триває завантаження даних...

Приріст підписників

Триває завантаження даних...

Фото недоступнеДивитись в Telegram
Ilaahay inta xanuunsan ee muslinka ha caafiyo oo danbi dhaaf iyo Samir ha ka siiyo xanuunkay mareen😭🤲aamiin Markaan dhakhtarka tago ee aan arko qof lixaadkiisii beelay dareenkaygu wuu is badalaa runtii xanuun ka weyn ma jiro qof nool oo jidhkiisii lakala aasay 😭 Iyo mid shalay wax arkayey oo dadka ugu caafimaad badnaa oo aan maanta waxna arkayn😭 Iyo mid nimcooyinkii ilaahay siiyey ee ilaahay waligiis lacag kaga qaadan dhakhaatiirtu ku xisaabtamayso lacagta caafimaadkiisa loo marayo 😭 Iyo mid habeen walba iyo subax walba ku dhamaysta dhakhtarka iyo sariirtiisa aan ka war hayn adunka iyo meel uu marayoba xaaldiisa ku dhex jira😭 Ilaahay ha Ina garan siiyo nimcada caafimaadka 😭🤲
Показати все...
9
Anoo raga u hadlaya 😂 Ninka raga ah wuxuu aad u jecel yahay gabdha aadka u dhagaha nugul oo warkiisa muran la'aan maqasha oo adeecda sababtoo ah wuxuu dareemayaa masuulnimo ixtiraam iyo jacayl😂 Waxay dumarku jecelyihiina ka soo eega xagaas👇 https://t.me/cilminafsiga
Показати все...
cilmi nafsiga|&Science Facts💡😱🌓️🌏▪️

Halkaan Waxaad Ka Heleysaa cilmi nafsiga , Cilmi-nafsiga iyo horumarinta nafta. Sido Kale Waxeynu Bixina Laba course oo Free Ah Hadii Aad Rabtid igala soo Xariir : @Mrxoosh ╭─═┅🌷 ┅┅🌷 ┅┅═─╮

https://t.me/cilminafsi

╰─═┅🌷 ┅┅🌷 ┅┅═─

5👍 1
Waxaan bilaawi doonaa Qoraal yar oo ku saabsan critical thinking . Aqoon uma lihi lakiin waxan soo barto ayaan idinla wadaagi . Alle ha ila garab galo . Inshallah caawa ayaan soo dhigi Qoraalka ugu horeeya .
Показати все...
👍 25 3
Waxa la isku dhaafay maskaxe ma ahan muuqaal👍🫥
Показати все...
13
Repost from Muxammad Yuusuf
Risaalada Imaam Shaafici, bb1-138.pdf2.65 MB
8
00:10
Відео недоступнеДивитись в Telegram
❤️‍🩹
Показати все...
7.35 KB
13👍 1
Sheekada Saddexda Walaalo iyo Qudaarta. Waxaa jiray saddex walaalo oo aad u caqli badan oo ku noolaa tuulo yar. Tuuladaasi waxaa ka jirtay dhibaato ah in dadka deegaanku aysan helin qudaar ku filan oo ay cunaan. Walaalaha waxay go’aansadeen inay xal u helaan dhibaatadan. Walaalkii ugu weynaa ayaa yiri, "Aan sameyno beero waaweyn oo aan ku beerno qudaar badan, si aan u helno wax ku filan oo aan u wada cuno." Walaalaha kale way ku raaceen fikirka walaalkooda weyn. Waxay ku billaabeen shaqada beerta, laakiin waqtigu wuxuu noqday mid adag oo wax soo saarkii ma uusan noqon mid ku filan. Walaalkii labaad ayaa yiri, "Waxaa haboon in aan horumarino farsamooyinka beeraha, si aan u kordhino wax soo saarka. Waxaan isticmaali karnaa habab cusub oo casri ah." Walaalaha kale way ku raaceen, waxayna bilaabeen inay isticmaalaan farsamooyin casri ah oo kor u qaada wax soo saarka. Tani waxay keentay horumar yar, laakiin wali ma aysan helin qudaar ku filan. Walaalkii saddexaad ayaa yiri, "Waxaa haboon inaan wada shaqeeyno oo aan ka faa’iideysano awoodda iyo aqoonta dadka kale ee tuulada. Haddii aan wadajir u shaqeyno, waxaan heli doonaa natiijooyin wanaagsan." Walaalaha kale way ku raaceen, waxayna bilaabeen inay dadka kale ee tuulada ku dhiirrigeliyaan inay ka qeybqaataan beeraha iyo wax soo saarka qudaarta. Dadkii tuulada waxay wada shaqeeyeen, waxay wadaageen aqoontooda iyo khibradooda, waxayna abuureen beer weyn oo midho badan soo saarta. Tuuladii waxay noqotay meel ay dadku ka helaan qudaar ku filan oo nafaqo leh. Saddexdii walaal waxay fahmeen muhiimadda wada shaqeynta iyo in la wadaago aqoonta iyo khibradda si loo gaaro guul weyn. Cashar Sheekadani waxay ina baraysaa in wada shaqeyntu ay muhiim tahay si loo gaaro natiijooyin wanaagsan. Marka dadku ay isku geeyaan awooddooda iyo aqoontooda, waxay heli karaan guulo waaweyn oo ka wanaagsan kuwa ay kali ahaan lahaayeen. Waxaa muhiim ah in aan fahanno in wadajir ay xoog ku jirto oo aan wada shaqeynno si aan u gaarno yoolalka aan hiigsaneyno. @mrxoosh
Показати все...
👍 12
🔴🔴
KULMIS
🔴🔴 Linkigan hoose  waxa ku jira 99 channel oo ka mida chanalada kooxda kulmis taasoo  kooxda u baladhan ee aalada telegramka somaalida . Qaybta hoose taabo si aad ugu soo biirto. Hadii aad rabtid in chanalkaga laguugy daro la xidhidh ciwaankan . 👉👉@Abdirahmanmohamed1 @Abdirahmanmohamed1
Part one.
🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕 Fursad Qaali ah 👇👇👇👇👇 Ma rabta barashada computerka .Kuliyada Alfurqan online academy waxay ku diyarisay fasalo online ah . Fursad qaali ah na way jirtaa. 👇👇👇👇👇👇 La xidhiidh ciwaankan hoose. @UstaadAbdurisaaq @UstaadAbdurisaaq https://t.me/addlist/monbbtHDJUA3Zjc0
Показати все...
KULMIS 1AAD

A/rahman Mohamed invites you to add the folder “KULMIS 1AAD”, which includes 99 chats.

👍 1
00:54
Відео недоступнеДивитись в Telegram
Bari waxaa inoo bilaabmaya 10 maalmihii waynaa ilaahay ugu jeclaa camal qof sameeyo maalmahaas ilaahay ha inaga dhigo kuwo ka faaiidaysta isna cafiya ilaahay yagoo nadiiifa qalbi soo jeeda iyo camal wanaagsan la hortaga ha inaga yeelo🤲
Показати все...
16.54 MB
4👍 2
Фото недоступнеДивитись в Telegram
Alleh quraankiisa wuxuu ku leeyahay markuu ka hadlayey cilmiga cilmigaas oo ah ka diinta oo ay tahay qof waliba oo muslin ah inuu wax badan ka Barto. ( هَلْ يَسْتَوِي الَّذِينَ يَعْلَمُونَ وَالَّذِينَ لا يَعْلَمُونَ. Ma isku mid baa dadka cilmiga leh iyo ku aan cilmiga lahayn ) Waa May isku mid ma ahayn. Nabiguna wuxuu ku ducaysan jiray, صلى الله عليه وسلم(اللهم إني أسألك علما نافعا، ورزقا طيبا، وعملا متقبلا) Oo macnaheedu tahay: ( ilahayow waxaan ku waydiistay cilmi ilmigaasoo anfac leh micnaha cilmi wax ii Tara aan wax ku Kala Sooci karo xalaal iyo xaaaraan ku Kala garan karo bay noqonaysaa Iyo irsaaqad wanaagsan macnaha xalaal ah oo balaadhan iyo camal wanaagsan oo aad iga aqbashay ilaahayow isii) Hadaba dadka cilmiga leh waa kuwa dhibka yar alleh ka cabsiga badan dadka u sheega wixii alleh baray oo cilmiya xumaanta uga diga wanaaga fara❤️ Ilaahay ha inaga dhigo kuwo uu baro cilmiga diinta una fududeeyo aamiin. Habeen wanaagsan 👍
Показати все...
13👍 3
Оберіть інший тариф

На вашому тарифі доступна аналітика тільки для 5 каналів. Щоб отримати більше — оберіть інший тариф.