uz
Feedback
Salah Muse Hassan

Salah Muse Hassan

Kanalga Telegramโ€™da oโ€˜tish

Anigu yaan ahay

Ko'proq ko'rsatish
4 079
Obunachilar
-724 soatlar
-357 kunlar
-11530 kunlar
Postlar arxiv
Trump oo Yuhuuda iyo Iran uga digaya inay xabad joojinya jebiyaan ayaa sidaan yiri: " Midkiina ugu horeeya ee bomb soo tuura
Trump oo Yuhuuda iyo Iran uga digaya inay xabad joojinya jebiyaan ayaa sidaan yiri: " Midkiina ugu horeeya ee bomb soo tuura waa QANIIS" ๐Ÿ˜‚ Xigasho Caqli caruureedkii ma soo xasuusatay

Repost from Salah Muse Hassan
62 sano kadib Maxaa ka dhab ah xurriyada ay Soomaalidu sanadkasta maalmahaan oo kale udabaal dagto? Dalku maka baxay gumeysgii mise waxaan wali ku jirnaa gumaysi kii hore ka daran kana saamayn badan? Calankii 60-kii la'inoo qotomiyay ma yahay mid ay Soomaalidu ay ku heshay xurriyadii ay ku taamayeen? ma helnay dowlad madax banaan oo ka maran faragalin shisheeyee? Su'aalahaas oo dhan waxaa kaaga jawaabaya muuqaalkaan ee daawasho wacan.

Ilaahow Kuwaad Maanta Cafisay Naartana Kaxorreysay innagu Dar, Ilaahow Saliibiyada iyo Murtaddiinta jabi, Ilaahow Mujaahidinta Xooji, Ilaahow Cilmi iyo Xikmad Nagu Arzaaq,Ilaahow Maxaabiista Muslimiinta Oodda Kaqaad, Ilaahow Na-Astur Aduun iyo Aakhiro๐Ÿคฒ

ุงู„ุณู„ุงู… ุนู„ูŠูƒู… ูˆุฑุญู…ุฉ ุงู„ู„ู‡ ูˆุจุฑูƒุงุชู‡ Intiina Caafimaad qabto Alle waxaan waydiisanaynaa inuu u ziyaadiyo Caafimaadka. intiina xanuunsan-na inuu caafimaad dhameystiran siiyo. Mudo kanaalka wax ma soo dhigin Aduunyo mashquul ma ka dhamaado.

Fursado muhiima. Diploma in computer (only 6 dollar) Doiploma in pharmacology (daawada) only in 7 dollar. Waa laba fursadood oo muhiim ah oo arday badan iyo dad badaniba ubaahi qabaan . Barashada daawada iyo computerku labadauba waa bilaash kaliya diwaan galinta ayaa kala ah 7 dollar iyo 6 dollar. Kuliyada alfurqan waxay ku leday ka faa idyso fursadan oo caawoo kaliya ku kooban . Halkan hoose iska diwaan gali โžก๏ธ @UstaadAbdurisaaq @UstaadAbdurisaaq @UstaadAbdurisaaq

Adigaa hankoodii ka dhigay, hadal-caruureede Adigaa hal-bawlaha jaroo, aayad hoos dhigaye Sunnaday hafraayeen adaa, haamaha'u
Adigaa hankoodii ka dhigay, hadal-caruureede Adigaa hal-bawlaha jaroo, aayad hoos dhigaye Sunnaday hafraayeen adaa, haamaha'u'culaye Hamigay lahaayeen ayaad, galisay haadaane Jahlibaa halaagaa ku riday, oo huqdaa'badaye Hagabsiga waxaa oogu wacan, waa hubsiin xumo'e!. Abwaan Caynab.

Sh Xassaan oo ka jawaabay been abuuradkii sh cukaashahii jadiidiga ahaa. https://youtube.com/watch?v=tJ4YV4GEVOc&si=XmiseUEc2kFhLFKk

Fursadii Qarniga๐ŸŽฏ BUSHAARO BUSHAARO BUSHAARO Dhammaan bulshowaynta soomaaliyeed ee ku dhaqan dunida daafaheeda, waxa kuliyada wayn ee ALFURQAN ONLINE SCHOOL idinku war galinaysa inay qaadanayso fasalo cusub bishan 5aad ee sanadka 2025 oo kala ah. 1) Quraanka iyo axkaamtiisa. 2) Barashada carabiga. 3) Barashada Englishka. 4) Barashada combuterka iyo isticmalkiisa oo bilow ah . โ™จ๏ธ computerka waa bilaash kaliya diwan galinta ayaad 6 dollar bixinaysaa. 5) xisaabta( dadka wawayn ) 6) Higaadda  oo bilow ah 7) cv writing 8) pharmacology(barashada daawoyinka) 9) public health (caafimaadka bulshada) Dhamaan courseskan waxad qaadanaysa markaad dhamayso shahaado  dilloma ah cadaynaysa inaad dhamaysay cilmigaas. Ku baro cilmiga adoo # Gurigaaga jooga # Adoo shaqadaada jooga # Adooo ciyaalkaga dhex jooga # Adoon daal iyo tacab iyo bas fuulid umarin aqoonta. # Adoo shaqynaya baro cilmiga . Halkan hoose  iska diwaan ๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡ @UstaadAbdurisaaq @UstaadAbdurisaaq

Malagu Bixi karaa Madaxwaynaha daalimka ah? Sh Xassaan

๐Ÿ‘ˆ[ุงู„ุณู„ุงู… ุนู„ูŠูƒู… ูˆุฑุญู…ุฉ ุงู„ู„ู‡ุ› ุงู„ุญู…ุฏ ู„ู„ู‡ ุงู„ุฐูŠ ุฌุนู„ ู„ู„ุญู‚ ุฃู†ุตุงุฑุงู‹ ุŒ ูˆู„ู„ุจุงุทู„ ุฃุนูˆุงู†ุงู‹ ุŒ ูู…ุงุฒุงู„ ุฃุนูˆุงู† ุงู„ุจุงุทู„ ูŠู‡ุฏู‘ุฏูˆู† ุฃู†ุตุงุฑ ุงู„ุดุฑูŠุนุฉ ุŒ ูˆุฃุจู‰ ุงู„ู„ู‡ ุฅู„ู‘ุง ุฃู† ูŠุชู…ู‘ ู†ูˆุฑู‡ ูˆู„ูˆ ูƒุฑู‡ ุงู„ูƒุงูุฑูˆู† ุŒ ๐Ÿ‘ˆ ูˆุฑุญู… ุงู„ู„ู‡ ูƒู„ู‘ ู…ู† ุฃูˆุฐูŠูŽ ููŠ ุงู„ู„ู‡ ูˆุตุจุฑ ูˆุฃุญุชุณุจ ุŒ ูˆุตุงุฑ ููŠ ุงู„ุญู‚ ูˆู…ูƒุซ ุŒ ูู…ุง ุฃุดุฏู‘ ุฃุนุฏุงุก ุงู„ุฏู‘ูŠู† ุŒ ูˆู…ุง ุฃุนุฌุฒ ุฃุจู†ุงุกู‡ ุŒ ๐Ÿ‘ˆ ูˆุจุนุฏ ุฐุงู„ูƒ ุชุนุฑู‘ุถ ุญุฏููŒ ุนู„ู‰ ู‚ู†ุงุฉ " ุงู„ู€ูู€ู€ูˆุงุฆู€ู€ุฏ: ๐€๐ฅ ๐…๐š๐ฐ๐š'๐ข๐" ุงู„ุฐูŠ ูƒุงู† ู„ู„ุชูˆุญูŠุฏ ู…ู†ุจุนุงู‹ ุŒ ูˆู„ุฃู‡ู„ู‡ ู…ูุฎุฑุฉู‹ ุŒ ูˆู‡ุง ู†ุญู† ู†ุฑุฌุน ุจุนุฏ ุนุฏุฉ ุฃุดู‡ุฑ ู…ู† ุงู„ุญุฐู ุŒ ูˆุงู„ุญู…ุฏ ู„ู„ู‡ ุนู„ู‰ ุงู„ุฑุฌูˆุน ุŒ ูˆุณูˆู ู†ุจุฏุฃ ุจุฑู†ุงู…ุฌู†ุง ุจุฃูƒุซุฑ ู…ู…ู‘ุง ูƒู†ุง ู†ุญู† ู…ู† ู†ุดุงุท ูˆุญูŠูˆุฉ ุŒ ูˆุงู„ู„ู‡ ุฎูŠุฑ ู…ุนูŠู†ู ูˆุตู„ ุงู„ู„ู‡ ุนู„ู‰ ู†ุจูŠู†ุง ู…ุญู…ุฏ ูˆุนู„ู‰ ุขู„ู‡ ูˆุตุญุจู‡ ุฃุฌู…ุนูŠู†....] ๐Ÿ‘‹๐Ÿป ๐Ÿ“ ุฑุงุจุท ุงู„ู‚ู†ุงุฉ: https://t.me/Al_Fawaaaaid

Kalmad cusub - Sh xassaan xuseen. https://t.me/rixllah

Alle Gaalada Wuxuu Ku Ceebeeyay Todobo Sifo Waana : 1 - Khasaaro 2 - Dqonnimo 3 - Aqoon Darro 4 - Xarimida Waxa Uu Alle Ku Arzaaqay. 5 - Ku Been Abuurashada Alle. 6 - Lumid In Ay Yihiin Kuwa Baadiyeysan. 7 - Hanuunid La'aan. Tani Waa Arimo Todoba Ah , Mid Kasta Oo Todobadaas Ka Mid Ah Waa Sabab Dhameystiran Oo Lagu Helo Ceebeynta Alle. Qof Walba Naftiisa Isagaa Yaqaano Ka Dhawr Naftaada Tilmaamooyinkaan Liito. Mukhtasarut-tafsiir

Waxaan oogaysiinayn reer Muqdisho in ay helaayaan kitaabka kuna helaaya qiimo jaban fadlan kala xariir oo kafalbo talefon nam
Waxaan oogaysiinayn reer Muqdisho in ay helaayaan kitaabka kuna helaaya qiimo jaban fadlan kala xariir oo kafalbo talefon nambarkaan : 0615584138

๐Ÿ‘‰Walal Kaqeyb-qaado Dhul Ugadidda iyo dhismaha Masjidka Al-irshaad ee Ceelasha Biyaha,Simalia. ๐Ÿ‘‰Fadlan Kusoo Hagaaji Waxaad
๐Ÿ‘‰Walal Kaqeyb-qaado Dhul Ugadidda iyo dhismaha Masjidka Al-irshaad ee Ceelasha Biyaha,Simalia. ๐Ÿ‘‰Fadlan Kusoo Hagaaji Waxaad Awoodo Mid Kamida Akoonadan Hoos Kaaga Muuqdo ๐Ÿ‘‡ ๐Ÿ‘‰Salaam Banka: 37 53 40 25 ๐Ÿ‘‰Dahabshil Account :0099576 ๐Ÿ‘‰Amal Bank: 410104971395 ๐Ÿ‘‰Premier Bank: 030301945001 ๐Ÿ‘‰Evc-plus: 61-1-11-91-41 ๐Ÿ‘‰E-dahab:62-1-11-91-41 ๐Ÿ‘‰Somnet:686933050 ๐Ÿ‘‰Gudbi oo Gaarsii Dadka Kale oo Hel Ajirka Ruux Kastoo Wax Labaxa.โ˜๏ธ

ุฒู…ุงู† ุงุจุชู„ูŠู†ุง
ุฒู…ุงู† ุงุจุชู„ูŠู†ุง

๐Ÿ… ๐Ÿ…˜๐Ÿ…ข๐Ÿ…ž ๐Ÿ… ๐Ÿ…๐Ÿ…›๐Ÿ…‘๐Ÿ…˜ ๐Ÿ…ฃ๐Ÿ…๐Ÿ…๐Ÿ…‘๐Ÿ…๐Ÿ…“ ๐Ÿ…›๐Ÿ…”๐Ÿ…—

Kulmis part one Hadii aad rabtid in chanalkaga laguugu daro la xidhidh ciwaankan . ๐Ÿ‘‰๐Ÿ‘‰@Abdirahmanmohamed1 @Abdirahmanmohamed1
Part one.
๐Ÿ†•๐Ÿ†•๐Ÿ†•๐Ÿ†•๐Ÿ†•๐Ÿ†•๐Ÿ†•๐Ÿ†•๐Ÿ†•๐Ÿ†•๐Ÿ†•๐Ÿ†•๐Ÿ†•๐Ÿ†• https://t.me/addlist/hHy14BM8QI8wNjY8

"Boqortooyo Kabasho Biyo Aan U Dhigmin" Ibnu Sammaak Ayaa Wuxuu Galay Khaliifkii Haaruun Rashiid Ahaa , Haaruun Biyo Ayuu Dalbaday , Ibnu Sammaak Ayaa Wuxuu Ku Yiri Haaruun: Amiirka Mu'miniintow Hadii Laguu Diidi Lahaa Biyahaan Cabidooda In Aad Iibsato Ma'ahane Imisa Ayaad Ku Iibsan Leheed ? Wuxuu Yiri Haaruun: Boqortooyadeyda Ayaan Ku Iibsan Lahaa , Wuxuu Yiri Ibnu Sammaak: Hadii Laguu Diidi Lahaa In Ay Kaa Baxaan Biyaha Aad Cabtay Imisa Ayaad Ku Iibsan Leheed ? Wuxuu Yiri Haaruun: Waxaan Ku Iibsan Lahaa Boqortooyadeyda , Wuxuu Yiri: Ibnu Sammaak: Boqortooyo Qiimaheedu Kabasho Biyo Yahay Wey Mudan Tahay In Aan Lagu Tartamin. ุดุฐุฑุงุช ุงู„ุฐู‡ุจ ููŠ ุฃุฎุจุงุฑ ู…ู† ุฐู‡ุจ "ย ู„ุงุจู† ุงู„ุนู…ุงุฏ ุงู„ุญู†ุจู„ูŠย (1/336)ย  Aduunyadu Waa Mid Liidato , Si Kasta Ay Isu Soo Qurxiso Agataadana Ay U soo Dhoobato , Wax Qiima Ah Ay Ku Fadhisaa Ma Jiraan , Waxaa Mahad Iyo Galladbo Leh , Allaha Caafimaadka Noogu Deeqay , Isagaana Naga Mudan In Aan Garanno , Xuquuqdiisa Aan Ilaalino , Aduunyadana Aynan Na Iloowsiinin Waajibaadkiis.

๐Ÿ‘‰Kafaaโ€™ideyso Kitaabkaas Qiimaha badan oo Kagaar. ๐Ÿ‘‰Kalana Xariir:0615584138. ๐Ÿ‘‰Qiimo Macquul ah Ayaan Kubixineynaa: Si Tura
๐Ÿ‘‰Kafaaโ€™ideyso Kitaabkaas Qiimaha badan oo Kagaar. ๐Ÿ‘‰Kalana Xariir:0615584138. ๐Ÿ‘‰Qiimo Macquul ah Ayaan Kubixineynaa: Si Turaath-ka Sheekhu Ufaafo. ๐Ÿ‘‰ fadlan Ugudbi Fariintan Walaalaha Kale. Mahadsanid.