ch
Feedback
Salah Muse Hassan

Salah Muse Hassan

前往频道在 Telegram

Anigu yaan ahay

显示更多
3 828
订阅者
-424 小时
-247
-6630
帖子存档
+9
CASHARKA (31)

+9
CASHARKA (21)

CASHARKA (20)

+9
CASHARKA (10)

+9
Hordhaca tafsiirka

Hadaad aragto ubad yar oo laga kari layahay telefon, Hooyadii ayaa ku imtixaaman telefonka. Xaqiiqo.

Allaha Cirarka Taagay Tiir La'aan , Dhulkana Goglay Dhib La'ayaan Ayaan Ku Dhaartay , #Wadaad_Xumahaan #Ina_Burgal Ayaa Diint
Allaha Cirarka Taagay Tiir La'aan , Dhulkana Goglay Dhib La'ayaan Ayaan Ku Dhaartay , #Wadaad_Xumahaan #Ina_Burgal Ayaa Diinta Ka Yaqaano Waaqicana Kala Soco Og. Wadaadka Wuxuu Ku Dooday , Dowlada Soomaaliya In Ay Dalka Diinta Islaamka Ku Xukunto. Burgalna Wuxuu Ku Dooday , In Aan Lagu Xukumin. Burgal Ayaana Ka Gar Leh Maxaa Yeelay 1960-meeyadii Sida Baarlamaanka Looga Diiday In Diinta Lagu Xukumo Dalka , Xagee Lagu Arkay Dowlad Diin Islaam Xukuntay ?. Jawaabta Waa Ma Jirto. @arimo1islaam

Cilmi Nacfi Leh, Cibaado Suuban iyo Xoolo Xalaal ah Allaha innagu Arzaaqo 🤲

语音消息03:17

فرحنا يوم سمعنا
فرحنا يوم سمعنا

الفرح بهلاك أعداء الله الزنادقة. الفرح لموت الظالمين عبادة وسنة عن النبىﷺ نؤجر عليها -بإذن الله- لأن الله قال﴿فقُطع دابر القوم الذين ظلموا والحمد لله رب العالمين﴾ الفرح بموت الظالمين والضالين سنةٌ وليس شماتة... ✍️ عن أبي قتادة بن ربعي الأنصاري : أنه كان يحدث «أن رسول الله ﷺ مر عليه بجنازة، فقال: مستريح ومستراح منه. قالوا: يا رسول الله، ما المستريح والمستراح منه؟ قال: العبد المؤمن يستريح من نصب الدنيا وأذاها إلى رحمة الله، والعبد الفاجر يستريح منه العباد والبلاد والشجر والدواب.» البخاري 6512. ✍️عن أبي موسى الهمذاني قال: كنت مع علي رضي الله عنه يوم النهروان، فقال: «التمسوا ذا الثدية»، فالتمسوه فجعلوا لا يجدونه، فجعل يعرق جبين علي، ويقول: «والله ما كذبت ولا كذبت فالتمسوه» قال: فوجدناه في ساقية - أو جدول - تحت قتلى فأتي به علي فخر ساجدا " مصنف عبد الرزاق، رقم الحديث 5962، ص3/357. ✍️ وعندما أُخبر الحسن البصري: بموت الحجاج؛ فسجد" تهذيب تاريخ دمشق: 4/85 ✍️ وحماد، قال: بشرت إبراهيم النخعي بموت الحجاج، فسجد، ورأيته يبكي من الفرح" طبقات ابن سعد 6/280. ✍️ وقال سلمة بن شبيب: كنت عند عبد الرزاق -يعني الصنعاني-، فجاءنا موت عبد المجيد، فقال: " الحمد لله الذي أراح أمة محمد من عبد المجيد " سير أعلام النبلاء 9/435. ✍️قال الإمام أبو بكر الخلال (٢٣٥ - ٣١١ هـ) رحمه الله في «السنة»: قيل لأبي عبد الله - أي : الإمام أحمد -: الرجل يفرح بما ينزل بأصحاب ابن أبي دؤاد، عليه في ذلك إثم؟ قال: ومن لا يفرح بهذا؟. ✍️ أخبرني أحمد بن محمد بن عبد الله بن صدقة، قال: سمعت الميموني، يقول: قلت لأحمد بن حنبل: يا أبا عبد الله، لما أُخرجت جنازة ابن طمراح، جعلوا الصبيان يصيحون في جنازته: اكتب إلى مالك: قد جاء حطب النار، قال: فجعل أبو عبد الله يُسرُّ، وجعل يقول: يصيحون، يصيحون" السنة للخلال 2/39. ✍️ وعن بشر بن الحارث، قال: جاء موت هذا الذي يقال له: المريسي وأنا في السوق، فلولا أنه كان موضوع شهرة؛ لكان موضع شكر وسجود، والحمد لله الذي أماته، هكذا قولوا" تاريخ بغداد7/67. ✍️ قال ابن كثير في ترجمة الحسن بن ضافى بن بزدن التركي: " كان من أكابر أمراء بغداد المتحكمين في الدولة، ولكنه كان رافضيا خبيثا متعصبا للروافض، وكانوا في خفارته وجاهه، حتى أراح الله المسلمين منه في هذه السنة في ذي الحجة منها، ودفن بداره ثم نقل إلى مقابر قريش فلله الحمد والمنة، وحين مات فرح أهل السنة بموته فرحا شديدا، وأظهروا الشكر لله، فلا تجد أحدا منهم إلا يحمد الله" البداية والنهاية 12/272.

Si Dagan U Dhageysta Wax Khalad Ah Ma Ku Aragtaan Gudaha #Nashiidada

20 sano ka dib hada ayuu leeyahay waxaan ku dhaw nahay in soomaalinimada laga tago. Sh Xassaan Intaas Wuxuu Ku Lahaa Federaal
20 sano ka dib hada ayuu leeyahay waxaan ku dhaw nahay in soomaalinimada laga tago. Sh Xassaan Intaas Wuxuu Ku Lahaa Federaalka Hala Baabi'iyo. Shariif Hada Ayuu Fahmay Dhibta Federaalka.

Tolkaada U Eexo Toobadaadey Haleysaa. #Maahmaah_Banaadiri@arimo1islaam Banaadiri

Trump oo Yuhuuda iyo Iran uga digaya inay xabad joojinya jebiyaan ayaa sidaan yiri: " Midkiina ugu horeeya ee bomb soo tuura
Trump oo Yuhuuda iyo Iran uga digaya inay xabad joojinya jebiyaan ayaa sidaan yiri: " Midkiina ugu horeeya ee bomb soo tuura waa QANIIS" 😂 Xigasho Caqli caruureedkii ma soo xasuusatay

Repost from Salah Muse Hassan
62 sano kadib Maxaa ka dhab ah xurriyada ay Soomaalidu sanadkasta maalmahaan oo kale udabaal dagto? Dalku maka baxay gumeysgii mise waxaan wali ku jirnaa gumaysi kii hore ka daran kana saamayn badan? Calankii 60-kii la'inoo qotomiyay ma yahay mid ay Soomaalidu ay ku heshay xurriyadii ay ku taamayeen? ma helnay dowlad madax banaan oo ka maran faragalin shisheeyee? Su'aalahaas oo dhan waxaa kaaga jawaabaya muuqaalkaan ee daawasho wacan.

Ilaahow Kuwaad Maanta Cafisay Naartana Kaxorreysay innagu Dar, Ilaahow Saliibiyada iyo Murtaddiinta jabi, Ilaahow Mujaahidinta Xooji, Ilaahow Cilmi iyo Xikmad Nagu Arzaaq,Ilaahow Maxaabiista Muslimiinta Oodda Kaqaad, Ilaahow Na-Astur Aduun iyo Aakhiro🤲

السلام عليكم ورحمة الله وبركاته Intiina Caafimaad qabto Alle waxaan waydiisanaynaa inuu u ziyaadiyo Caafimaadka. intiina xanuunsan-na inuu caafimaad dhameystiran siiyo. Mudo kanaalka wax ma soo dhigin Aduunyo mashquul ma ka dhamaado.

Fursado muhiima. Diploma in computer (only 6 dollar) Doiploma in pharmacology (daawada) only in 7 dollar. Waa laba fursadood oo muhiim ah oo arday badan iyo dad badaniba ubaahi qabaan . Barashada daawada iyo computerku labadauba waa bilaash kaliya diwaan galinta ayaa kala ah 7 dollar iyo 6 dollar. Kuliyada alfurqan waxay ku leday ka faa idyso fursadan oo caawoo kaliya ku kooban . Halkan hoose iska diwaan gali ➡️ @UstaadAbdurisaaq @UstaadAbdurisaaq @UstaadAbdurisaaq

Adigaa hankoodii ka dhigay, hadal-caruureede Adigaa hal-bawlaha jaroo, aayad hoos dhigaye Sunnaday hafraayeen adaa, haamaha'u
Adigaa hankoodii ka dhigay, hadal-caruureede Adigaa hal-bawlaha jaroo, aayad hoos dhigaye Sunnaday hafraayeen adaa, haamaha'u'culaye Hamigay lahaayeen ayaad, galisay haadaane Jahlibaa halaagaa ku riday, oo huqdaa'badaye Hagabsiga waxaa oogu wacan, waa hubsiin xumo'e!. Abwaan Caynab.