Salah Muse Hassan
Відкрити в Telegram
4 079
Підписники
-724 години
-357 днів
-11530 день
Архів дописів
4 080
Trump oo Yuhuuda iyo Iran uga digaya inay xabad joojinya jebiyaan ayaa sidaan yiri: " Midkiina ugu horeeya ee bomb soo tuura waa QANIIS" 😂
Xigasho
Caqli caruureedkii ma soo xasuusatay
4 080
Repost from Salah Muse Hassan
62 sano kadib Maxaa ka dhab ah xurriyada ay Soomaalidu sanadkasta maalmahaan oo kale udabaal dagto? Dalku maka baxay gumeysgii mise waxaan wali ku jirnaa gumaysi kii hore ka daran kana saamayn badan? Calankii 60-kii la'inoo qotomiyay ma yahay mid ay Soomaalidu ay ku heshay xurriyadii ay ku taamayeen? ma helnay dowlad madax banaan oo ka maran faragalin shisheeyee?
Su'aalahaas oo dhan waxaa kaaga jawaabaya muuqaalkaan ee daawasho wacan.
4 080
Repost from Sh Cabdiraxman Garaad
Ilaahow Kuwaad Maanta Cafisay Naartana Kaxorreysay innagu Dar, Ilaahow Saliibiyada iyo Murtaddiinta jabi, Ilaahow Mujaahidinta Xooji, Ilaahow Cilmi iyo Xikmad Nagu Arzaaq,Ilaahow Maxaabiista Muslimiinta Oodda Kaqaad, Ilaahow Na-Astur Aduun iyo Aakhiro🤲
4 080
السلام عليكم ورحمة الله وبركاته
Intiina Caafimaad qabto Alle waxaan waydiisanaynaa inuu u ziyaadiyo Caafimaadka. intiina xanuunsan-na inuu caafimaad dhameystiran siiyo.
Mudo kanaalka wax ma soo dhigin Aduunyo mashquul ma ka dhamaado.
4 080
Repost from AL: FURQAN ONLINE TEACHING ACADEMY
Fursado muhiima.
Diploma in computer (only 6 dollar)
Doiploma in pharmacology (daawada) only in 7 dollar.
Waa laba fursadood oo muhiim ah oo arday badan iyo dad badaniba ubaahi qabaan .
Barashada daawada iyo computerku labadauba waa bilaash kaliya diwaan galinta ayaa kala ah 7 dollar iyo 6 dollar.
Kuliyada alfurqan waxay ku leday ka faa idyso fursadan oo caawoo kaliya ku kooban .
Halkan hoose iska diwaan gali
➡️ @UstaadAbdurisaaq @UstaadAbdurisaaq @UstaadAbdurisaaq
4 080
Repost from درر شيخنا أبي سلمان الصومالي
Adigaa hankoodii ka dhigay, hadal-caruureede
Adigaa hal-bawlaha jaroo, aayad hoos dhigaye
Sunnaday hafraayeen adaa, haamaha'u'culaye
Hamigay lahaayeen ayaad, galisay haadaane
Jahlibaa halaagaa ku riday, oo huqdaa'badaye
Hagabsiga waxaa oogu wacan, waa hubsiin xumo'e!.
Abwaan Caynab.
4 080
Sh Xassaan oo ka jawaabay been abuuradkii sh cukaashahii jadiidiga ahaa.
https://youtube.com/watch?v=tJ4YV4GEVOc&si=XmiseUEc2kFhLFKk
4 080
Repost from AL: FURQAN ONLINE TEACHING ACADEMY
Fursadii Qarniga🎯
BUSHAARO BUSHAARO BUSHAARO
Dhammaan bulshowaynta soomaaliyeed ee ku dhaqan dunida daafaheeda, waxa kuliyada wayn ee ALFURQAN ONLINE SCHOOL idinku war galinaysa inay qaadanayso fasalo cusub bishan 5aad ee sanadka 2025
oo kala ah.
1) Quraanka iyo axkaamtiisa.
2) Barashada carabiga.
3) Barashada Englishka.
4) Barashada combuterka iyo isticmalkiisa oo bilow ah .
♨️ computerka waa bilaash kaliya diwan galinta ayaad 6 dollar bixinaysaa.
5) xisaabta( dadka wawayn )
6) Higaadda oo bilow ah
7) cv writing
8) pharmacology(barashada daawoyinka)
9) public health (caafimaadka bulshada)
Dhamaan courseskan waxad qaadanaysa markaad dhamayso shahaado dilloma ah cadaynaysa inaad dhamaysay cilmigaas.
Ku baro cilmiga adoo
# Gurigaaga jooga
# Adoo shaqadaada jooga
# Adooo ciyaalkaga dhex jooga
# Adoon daal iyo tacab iyo bas fuulid umarin aqoonta.
# Adoo shaqynaya baro cilmiga .
Halkan hoose iska diwaan
👇👇👇
@UstaadAbdurisaaq
@UstaadAbdurisaaq
4 080
Repost from الـفــوائــد:𝐀𝐥 𝐅𝐚𝐰𝐚'𝐢𝐝
👈[السلام عليكم ورحمة الله؛ الحمد لله الذي جعل للحق أنصاراً ، وللباطل أعواناً ، فمازال أعوان الباطل يهدّدون أنصار الشريعة ، وأبى الله إلّا أن يتمّ نوره ولو كره الكافرون ،
👈 ورحم الله كلّ من أوذيَ في الله وصبر وأحتسب ، وصار في الحق ومكث ، فما أشدّ أعداء الدّين ، وما أعجز أبناءه ،
👈 وبعد ذالك تعرّض حدفٌ على قناة " الـفــوائــد: 𝐀𝐥 𝐅𝐚𝐰𝐚'𝐢𝐝" الذي كان للتوحيد منبعاً ، ولأهله مفخرةً ، وها نحن نرجع بعد عدة أشهر من الحذف ، والحمد لله على الرجوع ، وسوف نبدأ برنامجنا بأكثر ممّا كنا نحن من نشاط وحيوة ، والله خير معينٍ وصل الله على نبينا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين....] 👋🏻
📝 رابط القناة: https://t.me/Al_Fawaaaaid
4 080
Alle Gaalada Wuxuu Ku Ceebeeyay Todobo Sifo Waana :
1 - Khasaaro
2 - Dqonnimo
3 - Aqoon Darro
4 - Xarimida Waxa Uu Alle Ku Arzaaqay.
5 - Ku Been Abuurashada Alle.
6 - Lumid In Ay Yihiin Kuwa Baadiyeysan.
7 - Hanuunid La'aan.
Tani Waa Arimo Todoba Ah , Mid Kasta Oo Todobadaas Ka Mid Ah Waa Sabab Dhameystiran Oo Lagu Helo Ceebeynta Alle.
Qof Walba Naftiisa Isagaa Yaqaano Ka Dhawr Naftaada Tilmaamooyinkaan Liito.
Mukhtasarut-tafsiir
4 080
Repost from كنز الفوائد
Waxaan oogaysiinayn reer Muqdisho in ay helaayaan kitaabka kuna helaaya qiimo jaban fadlan kala xariir oo kafalbo talefon nambarkaan : 0615584138
4 080
Repost from Da'uud Al-bakri⇣❥
👉Walal Kaqeyb-qaado Dhul Ugadidda iyo dhismaha Masjidka Al-irshaad ee Ceelasha Biyaha,Simalia.
👉Fadlan Kusoo Hagaaji Waxaad Awoodo Mid Kamida Akoonadan Hoos Kaaga Muuqdo 👇
👉Salaam Banka: 37 53 40 25
👉Dahabshil Account :0099576
👉Amal Bank: 410104971395
👉Premier Bank: 030301945001
👉Evc-plus: 61-1-11-91-41
👉E-dahab:62-1-11-91-41
👉Somnet:686933050
👉Gudbi oo Gaarsii Dadka Kale oo Hel Ajirka Ruux Kastoo Wax Labaxa.☝️
4 080
Kulmis part one
Hadii aad rabtid in chanalkaga laguugu daro la xidhidh ciwaankan .
👉👉@Abdirahmanmohamed1 @Abdirahmanmohamed1
Part one.🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕 https://t.me/addlist/hHy14BM8QI8wNjY8
4 080
"Boqortooyo Kabasho Biyo Aan U Dhigmin"
Ibnu Sammaak Ayaa Wuxuu Galay Khaliifkii Haaruun Rashiid Ahaa , Haaruun Biyo Ayuu Dalbaday , Ibnu Sammaak Ayaa Wuxuu Ku Yiri Haaruun: Amiirka Mu'miniintow Hadii Laguu Diidi Lahaa Biyahaan Cabidooda In Aad Iibsato Ma'ahane Imisa Ayaad Ku Iibsan Leheed ? Wuxuu Yiri Haaruun: Boqortooyadeyda Ayaan Ku Iibsan Lahaa , Wuxuu Yiri Ibnu Sammaak: Hadii Laguu Diidi Lahaa In Ay Kaa Baxaan Biyaha Aad Cabtay Imisa Ayaad Ku Iibsan Leheed ? Wuxuu Yiri Haaruun: Waxaan Ku Iibsan Lahaa Boqortooyadeyda , Wuxuu Yiri: Ibnu Sammaak: Boqortooyo Qiimaheedu Kabasho Biyo Yahay Wey Mudan Tahay In Aan Lagu Tartamin.
شذرات الذهب في أخبار من ذهب " لابن العماد الحنبلي (1/336)
Aduunyadu Waa Mid Liidato , Si Kasta Ay Isu Soo Qurxiso Agataadana Ay U soo Dhoobato , Wax Qiima Ah Ay Ku Fadhisaa Ma Jiraan , Waxaa Mahad Iyo Galladbo Leh , Allaha Caafimaadka Noogu Deeqay , Isagaana Naga Mudan In Aan Garanno , Xuquuqdiisa Aan Ilaalino , Aduunyadana Aynan Na Iloowsiinin Waajibaadkiis.
4 080
Repost from Muxibiinta Sh Xassaan Xuseen Aadan
👉Kafaa’ideyso Kitaabkaas Qiimaha badan oo Kagaar.
👉Kalana Xariir:0615584138.
👉Qiimo Macquul ah Ayaan Kubixineynaa: Si Turaath-ka Sheekhu Ufaafo.
👉 fadlan Ugudbi Fariintan Walaalaha Kale. Mahadsanid.
Вже доступно! Дослідження Telegram за 2025 — головні інсайти року 
