Salah Muse Hassan
Kanalga Telegram’da o‘tish
3 828
Obunachilar
-424 soatlar
-247 kunlar
-6630 kunlar
Postlar arxiv
3 826
Sh Xassaan oo ka jawaabay been abuuradkii sh cukaashahii jadiidiga ahaa.
https://youtube.com/watch?v=tJ4YV4GEVOc&si=XmiseUEc2kFhLFKk
3 826
Repost from AL: FURQAN ONLINE TEACHING ACADEMY
Fursadii Qarniga🎯
BUSHAARO BUSHAARO BUSHAARO
Dhammaan bulshowaynta soomaaliyeed ee ku dhaqan dunida daafaheeda, waxa kuliyada wayn ee ALFURQAN ONLINE SCHOOL idinku war galinaysa inay qaadanayso fasalo cusub bishan 5aad ee sanadka 2025
oo kala ah.
1) Quraanka iyo axkaamtiisa.
2) Barashada carabiga.
3) Barashada Englishka.
4) Barashada combuterka iyo isticmalkiisa oo bilow ah .
♨️ computerka waa bilaash kaliya diwan galinta ayaad 6 dollar bixinaysaa.
5) xisaabta( dadka wawayn )
6) Higaadda oo bilow ah
7) cv writing
8) pharmacology(barashada daawoyinka)
9) public health (caafimaadka bulshada)
Dhamaan courseskan waxad qaadanaysa markaad dhamayso shahaado dilloma ah cadaynaysa inaad dhamaysay cilmigaas.
Ku baro cilmiga adoo
# Gurigaaga jooga
# Adoo shaqadaada jooga
# Adooo ciyaalkaga dhex jooga
# Adoon daal iyo tacab iyo bas fuulid umarin aqoonta.
# Adoo shaqynaya baro cilmiga .
Halkan hoose iska diwaan
👇👇👇
@UstaadAbdurisaaq
@UstaadAbdurisaaq
3 826
Repost from الـفــوائــد:𝐀𝐥 𝐅𝐚𝐰𝐚'𝐢𝐝
👈[السلام عليكم ورحمة الله؛ الحمد لله الذي جعل للحق أنصاراً ، وللباطل أعواناً ، فمازال أعوان الباطل يهدّدون أنصار الشريعة ، وأبى الله إلّا أن يتمّ نوره ولو كره الكافرون ،
👈 ورحم الله كلّ من أوذيَ في الله وصبر وأحتسب ، وصار في الحق ومكث ، فما أشدّ أعداء الدّين ، وما أعجز أبناءه ،
👈 وبعد ذالك تعرّض حدفٌ على قناة " الـفــوائــد: 𝐀𝐥 𝐅𝐚𝐰𝐚'𝐢𝐝" الذي كان للتوحيد منبعاً ، ولأهله مفخرةً ، وها نحن نرجع بعد عدة أشهر من الحذف ، والحمد لله على الرجوع ، وسوف نبدأ برنامجنا بأكثر ممّا كنا نحن من نشاط وحيوة ، والله خير معينٍ وصل الله على نبينا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين....] 👋🏻
📝 رابط القناة: https://t.me/Al_Fawaaaaid
3 826
Alle Gaalada Wuxuu Ku Ceebeeyay Todobo Sifo Waana :
1 - Khasaaro
2 - Dqonnimo
3 - Aqoon Darro
4 - Xarimida Waxa Uu Alle Ku Arzaaqay.
5 - Ku Been Abuurashada Alle.
6 - Lumid In Ay Yihiin Kuwa Baadiyeysan.
7 - Hanuunid La'aan.
Tani Waa Arimo Todoba Ah , Mid Kasta Oo Todobadaas Ka Mid Ah Waa Sabab Dhameystiran Oo Lagu Helo Ceebeynta Alle.
Qof Walba Naftiisa Isagaa Yaqaano Ka Dhawr Naftaada Tilmaamooyinkaan Liito.
Mukhtasarut-tafsiir
3 826
Repost from كنز الفوائد
Waxaan oogaysiinayn reer Muqdisho in ay helaayaan kitaabka kuna helaaya qiimo jaban fadlan kala xariir oo kafalbo talefon nambarkaan : 0615584138
3 826
Repost from Da'uud Abokar⇣❥
👉Walal Kaqeyb-qaado Dhul Ugadidda iyo dhismaha Masjidka Al-irshaad ee Ceelasha Biyaha,Simalia.
👉Fadlan Kusoo Hagaaji Waxaad Awoodo Mid Kamida Akoonadan Hoos Kaaga Muuqdo 👇
👉Salaam Banka: 37 53 40 25
👉Dahabshil Account :0099576
👉Amal Bank: 410104971395
👉Premier Bank: 030301945001
👉Evc-plus: 61-1-11-91-41
👉E-dahab:62-1-11-91-41
👉Somnet:686933050
👉Gudbi oo Gaarsii Dadka Kale oo Hel Ajirka Ruux Kastoo Wax Labaxa.☝️
3 826
Kulmis part one
Hadii aad rabtid in chanalkaga laguugu daro la xidhidh ciwaankan .
👉👉@Abdirahmanmohamed1 @Abdirahmanmohamed1
Part one.🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕 https://t.me/addlist/hHy14BM8QI8wNjY8
3 826
"Boqortooyo Kabasho Biyo Aan U Dhigmin"
Ibnu Sammaak Ayaa Wuxuu Galay Khaliifkii Haaruun Rashiid Ahaa , Haaruun Biyo Ayuu Dalbaday , Ibnu Sammaak Ayaa Wuxuu Ku Yiri Haaruun: Amiirka Mu'miniintow Hadii Laguu Diidi Lahaa Biyahaan Cabidooda In Aad Iibsato Ma'ahane Imisa Ayaad Ku Iibsan Leheed ? Wuxuu Yiri Haaruun: Boqortooyadeyda Ayaan Ku Iibsan Lahaa , Wuxuu Yiri Ibnu Sammaak: Hadii Laguu Diidi Lahaa In Ay Kaa Baxaan Biyaha Aad Cabtay Imisa Ayaad Ku Iibsan Leheed ? Wuxuu Yiri Haaruun: Waxaan Ku Iibsan Lahaa Boqortooyadeyda , Wuxuu Yiri: Ibnu Sammaak: Boqortooyo Qiimaheedu Kabasho Biyo Yahay Wey Mudan Tahay In Aan Lagu Tartamin.
شذرات الذهب في أخبار من ذهب " لابن العماد الحنبلي (1/336)
Aduunyadu Waa Mid Liidato , Si Kasta Ay Isu Soo Qurxiso Agataadana Ay U soo Dhoobato , Wax Qiima Ah Ay Ku Fadhisaa Ma Jiraan , Waxaa Mahad Iyo Galladbo Leh , Allaha Caafimaadka Noogu Deeqay , Isagaana Naga Mudan In Aan Garanno , Xuquuqdiisa Aan Ilaalino , Aduunyadana Aynan Na Iloowsiinin Waajibaadkiis.
3 826
Repost from Muxibiinta Sh Xassaan Xuseen Aadan
👉Kafaa’ideyso Kitaabkaas Qiimaha badan oo Kagaar.
👉Kalana Xariir:0615584138.
👉Qiimo Macquul ah Ayaan Kubixineynaa: Si Turaath-ka Sheekhu Ufaafo.
👉 fadlan Ugudbi Fariintan Walaalaha Kale. Mahadsanid.
3 826
Repost from IMAM SHAFICI MEDIA
#صدر_حديثا
التنوير لبعض مسائل التكفير
بالطبع، إليك تفاصيل الصورة المرفقة باللغة الصومالية:
Kitaabka waxaad ka heli kartaa maktabadaha hoos ku xusan:
1. Maktabadda Baraka
Nairobi – Kenya
Telefoon: +254722282254
2. Maktabadda Daarul Xikmah
Muqdisho – Soomaaliya
Telefoon: 0615305998
3. Maktabadda manaar-Tawxiid
Dhoobleey – Soomaaliya
Telefoon: 0615474898
3 826
Repost from AL: FURQAN ONLINE TEACHING ACADEMY
Fursadii Qarniga🎯
BUSHAARO BUSHAARO BUSHAARO
Dhammaan bulshowaynta soomaaliyeed ee ku dhaqan dunida daafaheeda, waxa kuliyada wayn ee ALFURQAN ONLINE SCHOOL idinku war galinaysa inay qaadanayso fasalo cusub bishan 4aad ee sanadka 2025
oo kala ah.
1) Quraanka iyo axkaamtiisa.
2) Barashada carabiga.
3) Barashada Englishka.
4) Barashada combuterka iyo isticmalkiisa oo bilow ah .
♨️ computerka waa bilaash kaliya diwan galinta ayaad 6 dollar bixinaysaa.
5) xisaabta( dadka wawayn )
6) Higaadda oo bilow ah
7) cv writing
8) pharmacology(barashada daawoyinka)
9) public health (caafimaadka bulshada)
Dhamaan courseskan waxad qaadanaysa markaad dhamayso shahaado dilloma ah cadaynaysa inaad dhamaysay cilmigaas.
Ku baro cilmiga adoo
# Gurigaaga jooga
# Adoo shaqadaada jooga
# Adooo ciyaalkaga dhex jooga
# Adoon daal iyo tacab iyo bas fuulid umarin aqoonta.
# Adoo shaqynaya baro cilmiga .
Halkan hoose iska diwaan
👇👇👇
@XafiiskaDiwaangalinta1
@XafiiskaDiwaangalinta1
3 826
Sheekha Hogaamiya salafiyiinta Masar Yaasir Borhami ayaa Jeediyey hadal ay ka xanaaqeen bulshada masar,Naftiisana Khatar geliyey,Kadib weerar lagu qaaday gurigiisa .
Sheekh Yaasir ayaa ku eedeeyey Reer falasdiin inay dagaal iska galeen iyagoon cidna la tashan,Wuxuuna yuri sidan ..
"Inaan ilaalinno heshiiskii aan Israa'iil la galnay ayaa ka horraysa inaan walaalaheen Falastiin u gargaarno, arrintaas Qur'aan-ka ayaa na amraya.
Reer Qasa iyagaa khaladka lahaa oo kaligood isku biimeeyay Dagaalka Israaiil,anaguna Israa'iil heshiis baan kula jirnaa,Waana inaan dhawrno .
Reer Falasdiin iyagaa go’aansaday inay dagaalka kaligood galaan,iyagoo aan talo weydiin Muslimiinta intooda kale, marka laga reebo Iiraan .
Si kale hadaan u dhigo,Si loo fahmo ujeedka,in aynu walaalaheen Falastiin diin ugu gargaarno,waxaa ka muhiimsan inaynu dhawrno heshiisyadii aan Israaiil la galnay.
Muslimiinta waxaa looga baahan yahay inay u hoggaansamaan oo ay ilaaliyaan axdiga iyo balanta " !
Sheekh yaasir ayaa hadalkan Carada ka abuuray dunida carabta,ugu jawaabayey fatwo ay soo saareen Ururka Caalamiga ah ee Culumada Muslimiint,oo ay ku baaqayeen in taageero ciidan iyo mid dhaqaale loo fidiyo falasdiin .
Waxaa la sheegayaa in dhalinyaro gurigiisa ku weerartay,loona sameeyey boolis amaankiisa ilaaliya .
Ninkan Sanado kahor ayaan arki jirey isagoo Tv-yda masar kasoo dayn jirey barnaamij la oran jirey آية وهداية .
Lknse Ma garanayo goor uu sidan u iimaan beelay,oo damiirki ka tegey !
Sheekha Cabdi fataax Siisiyow Raali ahaw ! Mar dambe ayaanan Sheekh kuugu yeeri doonin .
Abdirizak Jubba
#SHARE
3 826
Dabaalada salafiyada isku magacaabo maxey ka dheheen xasuuqa Gaza ???.
👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇
