uz
Feedback
Salah Muse Hassan

Salah Muse Hassan

Kanalga Telegram’da o‘tish

Anigu yaan ahay

Ko'proq ko'rsatish
4 086
Obunachilar
-324 soatlar
-337 kunlar
-11130 kunlar
Postlar arxiv
Waxyaabaha raggu ku jecel yihiin dumarka:
Waxyaabaha raggu ku jecel yihiin dumarka:

Saliga Nabiga Scw Caawa Iyo Biri Wuu Ka Macna Badan Yahay Maalmaha Kale Ee Ma Ogtihiin ?

Quruxda Hadaan Diin Iyo Akhlaaq Lagu Kabin Qurux Ma Ahee Ma Ogtihiin?

Waxyaabaha raggu ku jecel yihiin dumarka:
Waxyaabaha raggu ku jecel yihiin dumarka:

Bootaa looga Joogi waayay Dhalintii ayey kiciyeen ka dib waxay dheheen إني أرى ما لا ترون Shib ayeyna kaga dhigtay
Bootaa looga Joogi waayay Dhalintii ayey kiciyeen ka dib waxay dheheen إني أرى ما لا ترون Shib ayeyna kaga dhigtay

Allaw Nabadooda iyo yahuud jabkeed Noogu Raaxey
Allaw Nabadooda iyo yahuud jabkeed Noogu Raaxey

Khilaafka Siyaasiinta||Sh.C/Raxman Garaad.

Warbaahinta Ingiriiska ee BBC, ayaa xaqiijisay inuu jiro qorshe uu riixayo Mareykanka oo ay taageerrayaan qaar ka mid ah wadd
Warbaahinta Ingiriiska ee BBC, ayaa xaqiijisay inuu jiro qorshe uu riixayo Mareykanka oo ay taageerrayaan qaar ka mid ah waddamada khaliijka , oo lagu doonayo in Qasa loo sameeyo maamul kumeel-gaar ah oo hoggaamiye looga dhigayo Ra’iisul wasaarihii hore ee Ingiriiska, Tony Blair oo taariikh madow oo ka billaabanaysa dagaalka Ciraaq ku leh bariga dhexe. Maamulka uu Blair hoggaaminayo, waxaa la sheegay inuu u diyaarinayo Falastiiniyiinta sidii ay u yeelan lahaayeen maamul , tallaabadan oo Mareykanka uu ku sheegay inuu yahay qorshaha ugu dhow ee suragelinaya joojinta dagaalka Qasa. Xigasho

Repost from Salah Muse Hassan
▪️روى عبدُ اللّٰه بن وهبٍ ، عن عمرو بن الحارث ، عن اللّجلاجِ مولىٰ عبد العزيز بن مروانَ ؛ عن جابرِ بن عبد اللّٰه ، عن النَّبيِّ ﷺ أنَّه ذكرَ السَّاعةَ الّتي في الجمعةِ فقال " التمســوها آخر السَّاعات بعدَ العصر '' Jaabir ibnu cabdi-llaahi waxaa laga wariyay uu ka wariyay Nabiga scw in nabiga scw uu sheegay saacada ku jirto maalinta jumcaha ah (saacatu ijaabah) wuxuu yiri nabiga scw: "Ka raadiya (saacatu ijaabah) saacadaha u dambeeyo ee casirka ka dib " ذكر ابن عساكر : " أصاب العمى الصلت بن بسطام، فجلس إخوانه يدعون له عصر الجمعة، وقبل الغروب عطس عطسة، فرجع بصره ". 📕(كتاب تاريخ دمشق) Ibnu casaakir wuxuu sheegay: " indha la'aan ayaa ku dhacday ninka la dhahaayo assaltu bini basdaam , walaalahiis way fadhiisteen goor casirka jumcaha ah iyaga oo u docaynaayo, inta aysan qoraxda dhicin ka hor wuu hindhisooday hindhiso, aragiisa ayaa u soo laabtay." 📕(Kitaabka taariikhda dimashq)

Repost from Salah Muse Hassan
صَلىٰ عَليِكَ اللُّه يَا مَن ذِكرُهُ شَرَحَ الصُّدُورَ وَطَيَّبَ الآفَاقَا إِنْ لَم نَكُن مِمَن رَآكَ فَإِنَّنَا تَوقًا إِلِيكَ نُعَانِقُ الأَشْوَاقَا! 💔 اللَّهُمَّ صَلِّ وَسَلِم عَلَى نَبِينَا مُحَمَّد

Waxaan u maleeyay ya.h..dii Falastiin xooga ku heysatay ee shacabka muslimka dhibaateyneysay ileen waa soomaali Alla magan In ay aadama garaacayaan iyo xayawaan garaacayaan ma kala garaneysid

In Ay Is Qaawiso Ayey Dooneysaa In lagu Amaano #Asturan. @arimo1islaam
In Ay Is Qaawiso Ayey Dooneysaa In lagu Amaano #Asturan. @arimo1islaam

Repost from Baraarug
👉Nin Walbo Muslim dhab ah Wuxuu Khatar Kuyahay Danaha Mareykanka Maafiyada ah,Gaalo oo dhan iyo Daba-dhilifkooda..Waana Bart
👉Nin Walbo Muslim dhab ah Wuxuu Khatar Kuyahay Danaha Mareykanka Maafiyada ah,Gaalo oo dhan iyo Daba-dhilifkooda..Waana Bartilmaameed Kob Walba iyo Xilli Walba..Moog Ama Ogoow…!

Dadka qaar Si ay dantooda u gaaraan fitno walba way ka shaqeeyaan Hadii Uu dhiig ku daadanaayo xitaa. Digniin Wax Walbo ood baraha bulshada ku aragto Ha Rumeysanin Hubso "Hubsiimo Hal Geelaa La Siistaa".

Xaaskaada Maxaad Oogu Aragtaa Mid Laga Qurux Badan Yahay? || Saalax Muuse https://youtube.com/watch?v=hPdmGOSRASo&si=U871PnrYsXybG_-r

Madaxda Dalalka Muslimiinta Ah U Taliyso Ma Laha Ruux Islaami Ah Mana Laha Matalaad Bulshada Ay Maamulaan. Dhamaan Waa Barbaar Mareekan Iyo Yah..ud Kheyr Ma Lahan. @arimo1islaam

Umada Muslimka Ah Cadowgeeda Wey Iska Dhici Kartaa Waa Hadey Heysato Hogaan Daacad Ah Diinka Allana Ku Mideeyo. @arimo1islaam

Qolo hadey dullowdo Tiro Iyo Xoolo Badni Wax Kuma Keenaan. Maamulada Shiraayo Hadey Sharaf Doonayaan Khilaafadii Duntay Dib Ha U Soo Celiyaano Sharciga Islaamkana Umada Ha Ku Dhaqaano Meeshaas Ayey Ku Jirtaa Sareenta Iyo Sharafta. @arimo1islaam