ch
Feedback
Salah Muse Hassan

Salah Muse Hassan

前往频道在 Telegram

Anigu yaan ahay

显示更多
3 830
订阅者
-124 小时
-257
-6330
帖子存档
Ha illoobin ducada subaxdii, waa furaha barakada iyo guusha.

🌿 “Ha noqon qof raadiya ra’yiga dadka, noqo qof sameeya wanaag uu Alle ku raalli noqdo.”

Qofka mar walba i dhiirrigeliya, kun jeer ayuu iiga qiimo badan yahay kan aamusa marka aan u baahdo eray taageero ah.

“Ha ka daalin inaad dadka farxad geliso — hadal fiican baa qalbi badan dejin kara.”

🌻 “Baraha bulshada waa muraayad; muuji quruxda qalbigaaga, ee ha muujiyaan cadhadaada.”
🌻 “Baraha bulshada waa muraayad; muuji quruxda qalbigaaga, ee ha muujiyaan cadhadaada.”

#Talo “Nafta dhis, dadka u naxariiso, dunida farxad ku reeb.”

Yaasir abuu shabaab dabadhoonkii yahuu..da Oo gacan lagu dhigay

Caadeysiga Isla Fadhiisiga Rag iyo Dumar Habeen ayaan gaari shirka ka saarnaa, waxaa ii timid haweeney, waxayna igu tiri: “Wa
Caadeysiga Isla Fadhiisiga Rag iyo Dumar Habeen ayaan gaari shirka ka saarnaa, waxaa ii timid haweeney, waxayna igu tiri: “Walaal, xaggaas u siko.” Waxaan ku dhahay: “Maxaad sameyneysaa?” Waxay tiri: “Waan kula raacayaa.” Markaas ayaan iri: “Waan dagayaa ee adiga soo raac.” Waxay tiri: “Caadi waaye, walaal.” Aniguna waxaan ku celiyay: “Maya, waan dagayaa ee adiga soo raac.” Sidaas ayaan ku dagay, iyaduna ay ku raacday. Waxaa yaab igu dilay in ay igu tiri: "caadi in aan isla raacno". FARIIN: Walaalayaal, maanta waxaa dunida ku batay caadeysiga isla fadhiisiga iyo is raacitaanka aan daruuri ahayn ee ragga iyo dumarka, taasoo mararka qaar horseedda dambiyo iyo dhibaatooyin diineed iyo bulsho. Waxaa muhiim ah in aan dhowrno xuduudaha uu Islaamku dhigay, isla markaana aan ka fogaano wax kasta oo naga leexin kara akhlaaqda wanaagsan iyo cabsida Alle.

Cilmi-baaris laga sameeyay Jaamacadda Oxford ayaa muujisay in kalluunka sambabka ahi uu xaaladdan ku jiri karo bilo badan ama in ka badan isagoo aan helin cunto ama biyo, ilaa roobku da’o oo biyihii ku soo noqdaan deegaanka uu ku nool yahay. Markaas ayuu ka soo baxaa qolofkiisa oo noloshiisii caadiga ahayd dib u bilaabaa, sidii uusan waligiis maqnaan. Subxaanallaah — Eebaha baray makhluuq kasta waddadii uu ku noolaan lahaa. 🌧️✨

Kalluunka sambabka leh ee laga helo galbeedka Afrika waa mid ka mid ah makhluuqaadka ugu yaabka badan ee dunida noolaha. 🌍🐟
Kalluunka sambabka leh ee laga helo galbeedka Afrika waa mid ka mid ah makhluuqaadka ugu yaabka badan ee dunida noolaha. 🌍🐟 Xilliyada abaaraha, marka wabiyadu engegaan oo biyihii baaba’aan, kalluunkaan ma dhinto sida kuwa kale, balse wuxuu adeegsadaa xeelad cajiib ah si uu u noolaado. Wuxuu isku aasaa dhoobada, wuxuuna sii daayaa xuub mucus ah oo jidhkiisa ku daboola sida “xarun” (qoollo), markaas ayuu galaa xaalad lagu magacaabo hurdo kulayl — taas oo la mid ah suuxdin, jirkiisuna aad buu u yareeyaa dhaqdhaqaaqa iyo isticmaalka tamarta. Mudadaas, kalluunka wuxuu neefsanayaa hawada isagoo adeegsanaya sambabadiisa halkii uu ka adeegsan lahaa baallihiisa (gills), wuxuuna ku noolaanayaa tamarta yar ee jidhkiisa ku hadhay, xitaa mararka qaar wuxuu dheefshiidaa qayb ka mid ah murqihiisa si uu u sii noolaado.........👇

Waxyaabaha raggu ku jecel yihiin dumarka: #6
Waxyaabaha raggu ku jecel yihiin dumarka: #6

Waxyaabaha raggu ku jecel yihiin dumarka: #5
Waxyaabaha raggu ku jecel yihiin dumarka: #5

Waxyaabaha raggu ku jecel yihiin dumarka: #4
Waxyaabaha raggu ku jecel yihiin dumarka: #4

Waxyaabaha raggu ku jecel yihiin dumarka:
Waxyaabaha raggu ku jecel yihiin dumarka:

Waxyaabaha raggu ku jecel yihiin dumarka:
Waxyaabaha raggu ku jecel yihiin dumarka:

Saliga Nabiga Scw Caawa Iyo Biri Wuu Ka Macna Badan Yahay Maalmaha Kale Ee Ma Ogtihiin ?

Quruxda Hadaan Diin Iyo Akhlaaq Lagu Kabin Qurux Ma Ahee Ma Ogtihiin?

Waxyaabaha raggu ku jecel yihiin dumarka:
Waxyaabaha raggu ku jecel yihiin dumarka:

Bootaa looga Joogi waayay Dhalintii ayey kiciyeen ka dib waxay dheheen إني أرى ما لا ترون Shib ayeyna kaga dhigtay
Bootaa looga Joogi waayay Dhalintii ayey kiciyeen ka dib waxay dheheen إني أرى ما لا ترون Shib ayeyna kaga dhigtay

Allaw Nabadooda iyo yahuud jabkeed Noogu Raaxey
Allaw Nabadooda iyo yahuud jabkeed Noogu Raaxey