uz
Feedback
Salah Muse Hassan

Salah Muse Hassan

Kanalga Telegram’da o‘tish

Anigu yaan ahay

Ko'proq ko'rsatish
3 830
Obunachilar
-124 soatlar
-257 kunlar
-6330 kunlar
Postlar arxiv
Khilaafka Siyaasiinta||Sh.C/Raxman Garaad.

Warbaahinta Ingiriiska ee BBC, ayaa xaqiijisay inuu jiro qorshe uu riixayo Mareykanka oo ay taageerrayaan qaar ka mid ah wadd
Warbaahinta Ingiriiska ee BBC, ayaa xaqiijisay inuu jiro qorshe uu riixayo Mareykanka oo ay taageerrayaan qaar ka mid ah waddamada khaliijka , oo lagu doonayo in Qasa loo sameeyo maamul kumeel-gaar ah oo hoggaamiye looga dhigayo Ra’iisul wasaarihii hore ee Ingiriiska, Tony Blair oo taariikh madow oo ka billaabanaysa dagaalka Ciraaq ku leh bariga dhexe. Maamulka uu Blair hoggaaminayo, waxaa la sheegay inuu u diyaarinayo Falastiiniyiinta sidii ay u yeelan lahaayeen maamul , tallaabadan oo Mareykanka uu ku sheegay inuu yahay qorshaha ugu dhow ee suragelinaya joojinta dagaalka Qasa. Xigasho

Repost from Salah Muse Hassan
▪️روى عبدُ اللّٰه بن وهبٍ ، عن عمرو بن الحارث ، عن اللّجلاجِ مولىٰ عبد العزيز بن مروانَ ؛ عن جابرِ بن عبد اللّٰه ، عن النَّبيِّ ﷺ أنَّه ذكرَ السَّاعةَ الّتي في الجمعةِ فقال " التمســوها آخر السَّاعات بعدَ العصر '' Jaabir ibnu cabdi-llaahi waxaa laga wariyay uu ka wariyay Nabiga scw in nabiga scw uu sheegay saacada ku jirto maalinta jumcaha ah (saacatu ijaabah) wuxuu yiri nabiga scw: "Ka raadiya (saacatu ijaabah) saacadaha u dambeeyo ee casirka ka dib " ذكر ابن عساكر : " أصاب العمى الصلت بن بسطام، فجلس إخوانه يدعون له عصر الجمعة، وقبل الغروب عطس عطسة، فرجع بصره ". 📕(كتاب تاريخ دمشق) Ibnu casaakir wuxuu sheegay: " indha la'aan ayaa ku dhacday ninka la dhahaayo assaltu bini basdaam , walaalahiis way fadhiisteen goor casirka jumcaha ah iyaga oo u docaynaayo, inta aysan qoraxda dhicin ka hor wuu hindhisooday hindhiso, aragiisa ayaa u soo laabtay." 📕(Kitaabka taariikhda dimashq)

Repost from Salah Muse Hassan
صَلىٰ عَليِكَ اللُّه يَا مَن ذِكرُهُ شَرَحَ الصُّدُورَ وَطَيَّبَ الآفَاقَا إِنْ لَم نَكُن مِمَن رَآكَ فَإِنَّنَا تَوقًا إِلِيكَ نُعَانِقُ الأَشْوَاقَا! 💔 اللَّهُمَّ صَلِّ وَسَلِم عَلَى نَبِينَا مُحَمَّد

Waxaan u maleeyay ya.h..dii Falastiin xooga ku heysatay ee shacabka muslimka dhibaateyneysay ileen waa soomaali Alla magan In ay aadama garaacayaan iyo xayawaan garaacayaan ma kala garaneysid

In Ay Is Qaawiso Ayey Dooneysaa In lagu Amaano #Asturan. @arimo1islaam
In Ay Is Qaawiso Ayey Dooneysaa In lagu Amaano #Asturan. @arimo1islaam

Repost from Baraarug
👉Nin Walbo Muslim dhab ah Wuxuu Khatar Kuyahay Danaha Mareykanka Maafiyada ah,Gaalo oo dhan iyo Daba-dhilifkooda..Waana Bart
👉Nin Walbo Muslim dhab ah Wuxuu Khatar Kuyahay Danaha Mareykanka Maafiyada ah,Gaalo oo dhan iyo Daba-dhilifkooda..Waana Bartilmaameed Kob Walba iyo Xilli Walba..Moog Ama Ogoow…!

Dadka qaar Si ay dantooda u gaaraan fitno walba way ka shaqeeyaan Hadii Uu dhiig ku daadanaayo xitaa. Digniin Wax Walbo ood baraha bulshada ku aragto Ha Rumeysanin Hubso "Hubsiimo Hal Geelaa La Siistaa".

Xaaskaada Maxaad Oogu Aragtaa Mid Laga Qurux Badan Yahay? || Saalax Muuse https://youtube.com/watch?v=hPdmGOSRASo&si=U871PnrYsXybG_-r

Madaxda Dalalka Muslimiinta Ah U Taliyso Ma Laha Ruux Islaami Ah Mana Laha Matalaad Bulshada Ay Maamulaan. Dhamaan Waa Barbaar Mareekan Iyo Yah..ud Kheyr Ma Lahan. @arimo1islaam

Umada Muslimka Ah Cadowgeeda Wey Iska Dhici Kartaa Waa Hadey Heysato Hogaan Daacad Ah Diinka Allana Ku Mideeyo. @arimo1islaam

Qolo hadey dullowdo Tiro Iyo Xoolo Badni Wax Kuma Keenaan. Maamulada Shiraayo Hadey Sharaf Doonayaan Khilaafadii Duntay Dib Ha U Soo Celiyaano Sharciga Islaamkana Umada Ha Ku Dhaqaano Meeshaas Ayey Ku Jirtaa Sareenta Iyo Sharafta. @arimo1islaam

In Ay Is Qaawiso Ayey Dooneysaa In lagu Amaano #Asturan. @arimo1islaam

Maxaa Argagixiso Lagu Noqdaa ??. Ciidamada deegaanka soomalida ee kala duwan sida; liyuu boolis, maleeshiyo, asluub iyo booli
Maxaa Argagixiso Lagu Noqdaa ??. Ciidamada deegaanka soomalida ee kala duwan sida; liyuu boolis, maleeshiyo, asluub iyo booliskuba waxay si bareer ah u caayaan; Alle iyo Rasuulka, diinta iyo malaa'ikta. Hadaad ku dhahdo war diinta cayda kaddaa waxaa lagugu dhuffan shaambad Argagaxiso-nimo, waliba wayku budhayn, xabsi iyo xukkun inuu kugu dhacana waa macquul. Culimada deegaanku ma odhan karaan ciidanka dowladdu cayda haka daayaan diinta, alle iyo rasuul. 2 arrimood ayaan qoraalkan uga dan leeyahay. 1: waa in ciidamada deegaanka gabi ahaanba tababarkooda ku jirin wax la yiraahdo difaac diimeed, gabi ahaanba waxaa lasiiyaa tababar ka madhan akhlaaqiyaadka muslimnimo. 2: culimada soomalidu maanta meel ay joogaanba sheegistii xaqqu iyo raddintii baadilku wuxuu noqday dhimbiil dab ah. Sidaasi daraadeed culimadu wayka aamuseen xaqqii oo bad qabka nafahooda ayay ka doorteen inay dacwada ka run sheegaan. Khaatumada Alle inagama halleeyo. Xigasho

Fursado muhiima. Diploma in computer (only 6 dollar) Doiploma in pharmacology (daawada) only in 7 dollar. Waa laba fursadood oo muhiim ah oo arday badan iyo dad badaniba ubaahi qabaan . Barashada daawada iyo computerku labadauba waa bilaash kaliya diwaan galinta ayaa kala ah 7 dollar iyo 6 dollar. Kuliyada alfurqan waxay ku leday ka faa idyso fursadan oo caawoo kaliya ku kooban . Halkan hoose iska diwaan gali ➡️ @UstaadAbdurisaaq @UstaadAbdurisaaq @UstaadAbdurisaaq

👉Daba👆 dhilifyada carabta Iyo kuwa kale wey fahanasan yihiin sida loogaga Hor yimaado mareekan iyo xulufadiisa weyna ogyihiin waxaan in aynan dhibaato Ku aheyn Yahuuda maxaa yeelay Waa hore ayaaba lagu tarbiyadeeyay ciidamadaan Yahuud jaceylka Lkn Hada Waxa Ay ciidankaan U sameynayaan wax iska dhicin ma ahan ee Waa suuxinta umada dhiiga Karay si ay isaga dhiciso bahaladaan Dadka isku sheegay. Xalka Waa shareecada islaamka in loo laabto xukunkeeda gaaladaan naxariista Daran la fiicnoo la isaga dhiciyo si waafaqsan sharcigeena islaamka. Waxa kale Waa been.

Masar ayaa sannadkii 2015 ,inta uu socday shir madaxeedkii Carabta oo lagu qabtay Sharm El Sheikh , waxaa ay soo bandhigay qorshaha ciidan isbahaysi ah oo ay yeeshaan dalalka Carabta , markaa waxaa la isla qaatay mab’da’ ahaan, balse qorshahan lama dhaqangelin sabab la xiriirta inan isku waafaqin cidda hoggaaminaysa iyo halka laga dhisayo taliska dhexe ee ciidankan. Laakin kadib weerarkii Qatar , waxaa dib loo soo celiyay qorshahan , iyadoo Masar ay soo bandhigtay in saldhigga laga hirgeliyo dhulkeeda , hoggaaminta koowaadna ay yeelato, kadibna taliyaha taliskan uu noqdo mid wareegto ah oo ka yimaada 22 dal ee xubnaha ka ah Jaamacadda , waxaa la filayaa qorshahan in la horumariyo inta lagu jiro shirka ka socda Dooxa.

Dalalka Carabta ayaa la sheegay markii u horreysay inay diyaar u yihiin oo ay tixgelinayaan soo jeedin ay dib usoo celisay Ma
Dalalka Carabta ayaa la sheegay markii u horreysay inay diyaar u yihiin oo ay tixgelinayaan soo jeedin ay dib usoo celisay Masar oo la xiriira inay Carabtu yeeshaan ciidan wadajir ah oo isugu jira , kuwa dhulka, badda, cirka iyo ciidamo kumaandoos ah oo dhaqaalaha iyo qalabeyntoodaba ay ka qeybqaataan dhammaan dalalka ku jira ururka Jaamacadda Carabta, si ay ula jaanqaadaan marxaladda colaaddu ka buuxdo ee dunidda una helaan ciidan u diyaarsan difaac iyo weerarro deg deg ah, sida uu sheegay wargeyska fadhigiisu yahay dalka Imaaraadka ee The National.