Salah Muse Hassan
Kanalga Telegram’da o‘tish
4 044
Obunachilar
-224 soatlar
-327 kunlar
-12830 kunlar
Postlar arxiv
4 043
السلام عليكم ورحمة الله وبركاته
Walaalahey muslimiinta ah ee halkaan (Arimo islaam) ku midownay waan idin salaamay salaan ka dib. Walaalaheeyoow Allaah isaga ayaa na abuuray ciyaar iyo ujeeda la'aane ilaahey noo ma abuurin ee Allaah wuxuu noo abuuray cibaadadiisa cibaadana ansixi mayso oo la aqbali maayo towxiid la'aan hadaan muslimiin nahay waxaa nagu waajibay barashada towxiidka sida Allaah uu u yiri:
(فَٱعۡلَمۡ أَنَّهُۥ لَاۤ إِلَـٰهَ إِلَّا ٱللَّهُ )
[سورة محمد 19]
(Ogow Arinka in uu yahay ilaah in uusan jirin Allaah ma'ahane)
(تفسير السعدي)
العلم لا بد فيه من إقرار القلب ومعرفته، بمعنى ما طلب منه علمه، وتمامه أن يعمل بمقتضاه.
Cilmiga waa lagama maarmaan inuu ku sugnaado qiritaan qalbiga uu ka qiro iyo barashadiisa, waxaana laga wadaa: waxa laga dalbaday barashadiisa, iyo dhamaystirkiisa inuu ku camal falo waxa uu keensanaayo.
وهذا العلم الذي أمر الله به -وهو العلم بتوحيد الله- فرض عين على كل إنسان، لا يسقط عن أحد، كائنا من كان، بل كل مضطر إلى ذلك.
Cilmigaan uu Allaah amray - waa barashada towxiidka - waana waajib cayni ah oo qof walba saaran, qofna ka dhici maayo, ciduu rabo ha noqdo iskaba daayee dhamaan waa kuwa loo baahi galiyay barashadiisa.
Tafsiiru-sacdi
سورة محمد، آية ١٩
Aniga oo halkaas ka duulaayo
Waxan bilaabi doonaa
Qoraalo ku saabsan towxiidka waxaana jeclahay in aan isla wada socono In shaa Allaah
Arimo islaam
4 043
عن شداد بن أوس رضي الله عنه قال رسول الله ﷺ:
🌹🌻اللهم أنت ربي لا إله إلا أنت، خلقتني وأنا عبدك، وأنا على عهدك ووعدك ما استطعت، أعوذ بك من شر ما صنعت، أبوء لك بنعمتك علي، وأبوء بذنبي فاغفر لي فإنه لا يغفر الذنوب إلا أنت،🌼🌹
🌹🌻Ilaahow adiga waxaa tahay rabigayga ilaah ma jiro adiga ma ahane, waad i abuurtay anigane waxaan ahay adoonkaaga, aniga waxaan ku taaganahay balankaada iyo yaboohaaga inta aan karo, waxaan kaa magan galayaa sharka waxa aan sameeyay, waxaan kuu qirayaa nimcadaada dushayda ahaatay, waxaana qirayaa dambigayga (rabiyow) ii dhaaf maxaa yeelay dambiyada ma dhaafo adi ma ahane,🌼🌹
من قالها حين يمسي فمات من ليلته دخل الجنة، ومن قالها حين يصبح فمات من يومه دخل الجنة.
صحيح رواه البخاري
Qofka ducadaas👆 ku ducaysto goorta uu waa bariisto ee maalintaas dhintaa waxa uu galayaa janada, qofka ducadaas ku ducaysta goorta uu galabaysto ee habeenkaas dhintaa waxa uu galayaa janada.
Sidaa waxaa yiri nabiga scw
4 043
Sannadkan cusub iskuday inaad naftaada wax cusub ku kordhiso.
回回回回回 - 回回回回回
Magaca ku cajabiya ku dhufo oo JION dheh
╔────── ¤ ◎ - ◎ ¤ ──────╗
▓▓▓▓▓▓ - ▓▓▓▓▓▓
Kooxda Kulmis
➠ xikmado xul ah.
➠Oraahyo
➠ Aqoonkaal media
➠Arrimaha islaamka
➠Maxaa cusub?
➠ Buug somali maqal ah
➠Dhambaal
➠ Dhiirigeliye
➠ Buugwalba ood u baahato
➠culimada su'aashaada weydii.
➠Khayrwade
➠Faafinta khayrka
➠Dareenka dunida
➠Gaarsiinta diinta
➠ Halxiraale
➠Altaqwa
➠Su'aalo diini ah
➠Korodhso academy
➠Niyadeena
➠Mala socota
➠Oraahyo
➠Oraahyo sawiro ah
➠baraaruji awoodahaaga
➠Orahside
➠ila qosol
➠ Qaado iftiinka
➠ Qoraal qaadasho mudan
➠ Rajada nolosha
➠cilmi iyo aqoon
➠Baro luuqada English'ka
➠Samawade
➠ Iftiinshe
➠ Sahanka nolosha
➠ Siyaasadda iyo wararka
➠ Xaqiiqda nolosha
➠Sheekhooyinka qosol iyo xikmad
➠Siiradii nebiga SCW
➠ Su'aalo iyo jawaabo
➠Science iyo qur'aanka
➠ Noqo mufakkir
➠ Taariikhda
➠ Weheliso
➠ Su'aalo(guud,diini iyo madi)
➠love stories
➠ xikmad iyo dhiirigelin
➠Axaadiista nebiga oo afsomali ah
▓▓▓▓▓▓ - ▓▓▓▓▓▓
╚────── ¤ ◎ - ◎ ¤ ──────╝
■□■□■□■□ - ■□■□■□■
Xogta link'yadan: @kooxda_kulmis ♪
■□■□■□■□ - ■□■□■□■
Si aad kannaalkaaga link'yadan ugu darto,la xidhiidh: @nabiilsulaymaan
▁ ▂ ▄ ▅ ▆ ▇ █ - █ ▇ ▆ ▅ ▄ ▂
➦ SPONSORED BY
⭆@xikmadbadan
⭆@oraahyo
回回回回回 - 回回回回回
🄺🄾🄾🅇🄳🄰 🅺︎🆄︎🅻︎🅼︎🅸︎🆂︎
4 043
Si kasta ay gaalada noo dhagraan diinkeenana ola dagaalamaan waxaan ilaahey ooga mahad celinayaa in ay dadkeyga wali dhinacyo badan ka nool yihiin.
Kuwii soomaalida ahaa ee gaalada reer galbeedka soo barbaariyeen ee daraad dhaw universal tv ka doodaayay ninka hooyadii guriga xaaskiisa ma noolaan kartaa mise ?
Soomaalida si' nool ayey ooga fal celiyeen xitaa kuwooda caamada waxay garteen in bulshada muslimka ah ee soomaaliya la baraayo caasi waalidnimo.
Waxaan Allaah kaligiis ka baryeenaa in uu umada soomaaliyeed ee muslimka ah dhibka ka qaado kana dhigo kuwa diinkooda si' dhab ah u haysto aduunyo amni iyo barqwaaqo ku noolaadaan aakhirana jano iyo baraaro. Allow adigaa karo intaas oo dhan ee dadkeena noo hagaaji.
4 043
Xukunka kan jaahilka ka ah towxiidka.
Imaamu cabdi raxmaan binu xasan aala sheekh ilaah ha u naxariistee wuxuu yiri:
"Qofna u ansixi maayo islaam ilaa barashada waxa ay tusisay kalimadaan - kalimada towxiidka - oo ah diidmada shirkiga cibaadada lagu sameeyo iyo in laga bari noqdo (laga fogaado) shirkiga, iyo qofka shirkiga sameeyo, iyo in lala colaytamo (qofka shirkiga sameeyo), iyo cibaadada oo loo barax tiro Allaah kaligiis wax lala wadaajiyo malaha, iyo arinkaas in laysku xiriiriyo"
📗Majmuur-rasaa'ili wal-masaai'l (547/5)
https://t.me/Asalraac/404
4 043
Gaalaysiinta qofka celiyo diido wax qur'aanka ama sunada ka mid ah iyo gaalaysiinta qofka cid ilaah ahayn caabudo
Imaamu barbahaari sharxu sunnah wuxuu ku yiri:
👉 "laga saari maayo islaamka qof ahlu qiblaha ka mid ah ilaa uu celiyo (diido) aayad kitaabka ilaahey ka mid ah ama uu celiyo (diido) wax aathaarta (sunada) rasuulka ka mid ah scw ama uu u dugto cid aan Allaah ahayn ama uu u gowraco cid aan Allaah ahayn hadii uu sameeyo wax arinkaas ka mid ah waxaa #kugu_waajibay in aad islaamka ka saarto hadii uusan samaynin wax ka mid ah arinkaas isaga waa mu'min iyo muslim magac ahaan, xaqiiqo maya".
https://t.me/Asalraac/399
4 043
قال عمر بن عبد العزيز (101هـ) رحمه الله: (لا عذر لأحدٍ بعد السنة في ضلالة ركبها يحسب أنها هدى).
Cudur daar asalka diinta laysugu udur daaro ma jiro.
Cumar binu cabdul-caziiz (100 H) Alle ha u naxariistee wuxuu yiri:
( Qofna loogu cudur daari maayo #baadi_uu_ku_dhacay isaga oo u #malaynaayo in ay tahay #hanuun.)
Yaabayee intee ka keeneen jahli laysugu cudur daaro asalka diinta,
Ilaahow la kala miiranyee mushrik ha i raacinin.
https://t.me/Asalraac
4 043
Ku Saliya Kii Loo Soo Saaray Dadka In Uu Ka Saaro Mugdiyada Shirkiga Uu u Saaro Ilayska Towxiidka.
4 043
Sheeko murti iyo xikmad badan leh,
Nin shimbir uu qabsaday ladooday.
Qofka aan doonayn inuu u dago daawasho aan dagis laheen halkaan 👇 u doono
https://youtu.be/zr9Cc0PjqpQ
4 043
Diinta maxay ka qabtaa #xuska waalidka loo dhigo marka ay dhintaan.
Qofka inuu u dago diidaayo wuxuu ka daawan karaa halkaan👇👍
https://youtu.be/UPAKn_VXl-w
Endi mavjud! Telegram Tadqiqoti 2025 — yilning asosiy insaytlari 
