cookie

Ми використовуємо файли cookie для покращення вашого досвіду перегляду. Натиснувши «Прийняти все», ви погоджуєтеся на використання файлів cookie.

avatar

Qolka Wasmada Somali

Wasmo, Raaxeysi, Galmo, Nin iyo Naag, Jimceysi, Fadeexad, Sir Wasmo, sawiro iyo video

Більше
Фінляндія331Мова не вказанаКатегорія не вказана
Рекламні дописи
16 672
Підписники
-224 години
-767 днів
-30530 днів

Триває завантаження даних...

Приріст підписників

Триває завантаження даних...

Repost from N/a
Waxaa ilasoo xiriiray nin xanuusan oo laga hayo wareegga xudunta ka hooseysa ilaa dhabarka, aadna ugu dhibban. Wuxuu ii sheegay dhakhaatiir kala duwan inuu la kulmay oo aysan waxba ku sheegin, isaguna uu xanuusanayo. Waxaan u qoray hal aayad inuu ku celceliyo 41 jeer. Maalinkii labaad xanuunkii wuu iga guuray buu yiri. Waxaan u sheegay inuu wado muddo 30 beri ilaa 40 beri. $2000 inuu isiiyo maku waafaqsantihiin? Isbitaallada $7000 baa ku baxda qaarkood oo aysan wax natiijo ah sameen.
Показати все...
👍 13😁 11 6
Repost from N/a
Ruqyada Qur’aanka ee Saameynta degdegga ah leh: Qur’aanka waa dawo. Wuxuuna allah nagu mannaystay in aan ogaanno aayado si gaar ah u daweenaya cudurrada ay dhakhaatiirtu u maara-waayeen. Haddii aad Markaz Alyaqiin Alnurani ku jirtid nasiib ayaad leedahay, haddii aad ka faa’ideysatid Ruqyada aynu kusiinno oo aad joogteysid maalin kasta, waxaa hubanti ah in ay kaa guurayaan dhammaan xanuunada aad muddo ku taameysay in uu Allah kaa shaafiyo. Qofka aan akhrin karin waxaa ku akhrinaya qof xigtadiisa ah. Marka Ruqyada aad bilowdid, waxaad isku arki doontaa xanuuno kugu kaakacaya, sida Madax xanuun, ama meelo awal ku xanuuni jirey. Taas oo macneheedu yahay Xanuunadaas inay kaa guurayaan; dhankay doonaan haka yimaaddaan. Taasna waa Allah fadligiis. Qofkii uu Allah ku daweeyo, waa inuu Allah u mahad-celiyaa, sadaqooyin bixiyaa, Qur’aan akhriska badiyaa, Salaadda joogteeyaa, wanaagga ku dadaalaa. Dad badan nimcada ma gartaan, mana u mahadceliyaan Allah.
Показати все...
👍 39 15👎 8👏 7💋 4🥰 1
Repost from N/a
Channelka sii faafiya, waxyaabo badan oo cusub baa soo wadnaa, iyo ku daweenta Qur’aanka cudurrada noocyada kala duwan ee dhakhaatiirtu ku wareereen. مركز اليقين النوراني Markaz Alyaqiin Alnurani Nuurka Qur’aanka allaha nasiiyo 🚀💪
Показати все...
8👍 5😁 5💋 1
Repost from N/a
Фото недоступнеДивитись в Telegram
Показати все...
10👍 4👎 3
Repost from N/a
Фото недоступнеДивитись в Telegram
Показати все...
👍 8👎 2
Repost from N/a
https://www.tiktok.com/t/ZTLL2dNVn/ ================= Fasiraadda hadii aad aragtid Numberka: 6 2 5 ============ Waxay muujin kartaa rajada ama u diyaargarowga dhacdo muhiim ah oo muhiim u ah nolosha. Dhacdadani waxa ay u taagan tahay isbedel weyn ama meel go'aamin oo isbedel ah, oo saamayn qoto dheer ku leh qofkaas noloshiisa. Marka la fasiro, waxay muujin kartaa dareenka walaaca ama ku mashquulista mustaqbalka iyo caqabadaha iman kara dhacdadan weyn. Waxa kale oo ay ka tarjumi kartaa in si qoto dheer looga fiirsado khalqiga iyo kala saarida hanuunka iyo baadilka, waxayna xambaarsantahay martiqaad ay ku muujinayso weynaanta Allah ee ah Abuuraha iyo in laga fikiro nimcooyinka uu ku manaystay bani aadamka. Marka la eego macnaha guud ee tarjumaadda tirooyinka, marka la eego tiradan waxay muujin kartaa raadinta ruuxiga ah iyo shakhsi ahaaneed ee macnaha iyo ujeedada jiritaanka, iyo rabitaanka in lagu soo dhawaado runta iyo iftiinka rabbaaniga ah (Nuurka). Aragtidani waxa ay tilmaan ka bixin kartaa hamiga uu u qabo in uu si qoto dheer u fahmo nolosha iyo meesha uu kaga jiro koonkan,waxana laga yaabaa in ay noqoto mid lagu martiqaado in uu dib u eegis ku sameeyo waxyaabaha mudnaanta u leh iyo waxa uu aaminsan yahay, kuna dhiirigeliso in uu u dhawaado qiyamka ruuxiga ah iyo akhlaaqda kor u qaadida iimaanka iyo yididiilada noloshiisa.
Показати все...
TikTok · Hanuun iyo Nuur 💡⚡️

Check out Hanuun iyo Nuur 💡⚡️'s video.

👍 13 5👏 3
Repost from N/a
Фото недоступнеДивитись в Telegram
Madaneynaysaa Fasiraadda Numberska ishaadu qabato? Ma rumeysan doontid fasiraadda aynu ka bixinno.
Показати все...
👍 16 11👏 5🤔 3
Repost from N/a
Magacaadu SACIDO ma yahay? Suuraddan baa kaa hadlaysa. Raac talooyinka aan kasoo dhexsaarnay. Sidoo kale akhriskeeda iyo dhageysigeeda badi, isbadal wanaagsan baa arki doontaa muddo kooban ilaahay idankiis. Caajiska waa inuu kaa guuraa, iyo hormarkaada wixii kaa hortaagnaa way iska shiiqayaan. =============== https://www.tiktok.com/t/ZTL8V7yhb/
Показати все...
👍 11👎 5 3🔥 2🥰 1
Repost from N/a
Magacaadu AAMINA ma yahay? Suuraddan baa kaa hadlaysa. Raac talooyinka aan kasoo dhexsaarnay. Sidoo kale akhriskeeda iyo dhageysigeeda badi, isbadal wanaagsan baa arki doontaa muddo kooban ilaahay idankiis. Caajiska waa inuu kaa guuraa, iyo hormarkaada wixii kaa hortaagnaa way iska shiiqayaan. =============== https://www.tiktok.com/t/ZTL8Dy8nn/
Показати все...
👍 30 1
Halagu yaaco channelkan 10k deg deg ah loo baahanyahay, si loosoo gudbiyo mawduucyo xasaasi ah oo kor ugu qaadi kartid awooddaada ruuxiga ah: 👇👇 ==================== https://t.me/liibaanta_som
Показати все...
👍 103🔥 66 65👏 37🖕 36👎 10😢 8😁 5