uk
Feedback
Salah Muse Hassan

Salah Muse Hassan

Відкрити в Telegram

Anigu yaan ahay

Показати більше
4 076
Підписники
-724 години
-387 днів
-11930 день
Архів дописів
📔وظائف رمضان #للشيخ عبد الرحمن بن قاسم
📔وظائف رمضان #للشيخ عبد الرحمن بن قاسم

كان مطرف يقول في دعائه : اللهم ارض عنا فإن لم ترض عنا فاعف عنا 🤲

Repost from Baraarug
👉Ethiopia oo Baddeena Duulaan Ku-ah baa barrigeena khawaarijta Nooga dhicineysa !?

بين الأشاعرة وقاتل نفسه! يقولون عن الأشاعرة: هؤلاء خدموا الإسلام! هؤلاء لهم منة في رقبة كل طالب علم! لولا هؤلاء ما كنتم! أين أنتم من سلطان العلماء: العز بن عبدالسلام؟! أين أنتم من حجة الإسلام أبي حامد الغزالي؟! أين أنتم من شيخ الإسلام: النووي؟! أين أنتم من إمام الحرمين: الجويني؟! أنتم لم تخدموا الدين كما خدمه الحافظ ابن حجر! وقال أحدهم عن النووي وابن حجر: هذان الرجلان بالذات ما أعلم اليوم أن أحدًا قدَّم للإسلام في باب أحاديث الرسول مثلما قدَّماه. وقال: أتمنى أن يجعل الله لي كتاباً مثل رياض الصالحين، كلٌّ ينتفع به في بيته، وفي مسجده، فكيف يقال عن هذين إنهما مبتِدعان ضالان، لا يجوز الترحُّم عليهما. وقال بعضهم: موقفنا من الباقلاني، والبيهقي، وابن الجوزي، والنووي، وابن حجر، وأمثالهم ممن تأول بعض صفات الله تعالى، أو فوَّضوا في أصل معناها: أنهم في نظرنا من كبار علماء المسلمين الذين نفع الله الأمة بعلمهم، فرحمهم الله رحمة واسعة، وجزاهم عنا خير الجزاء! روى البخاري (6606)، ومسلم (111) عن أبي هريرة رضي الله عنه قال: (شَهِدْنا مع رَسولِ اللَّهِ صَلَّى اللهُ عليه وسلَّمَ خَيْبَرَ، فقالَ رَسولُ اللَّهِ صَلَّى اللهُ عليه وسلَّمَ لِرَجُلٍ مِمَّنْ معهُ يَدَّعِي الإسْلامَ: هذا مِن أهْلِ النَّارِ. فَلَمَّا حَضَرَ القِتالُ قاتَلَ الرَّجُلُ مِن أشَدِّ القِتالِ، وكَثُرَتْ به الجِراحُ فأثْبَتَتْهُ، فَجاءَ رَجُلٌ مِن أصْحابِ النَّبيِّ صَلَّى اللهُ عليه وسلَّمَ، فقالَ: يا رَسولَ اللَّهِ، أرَأَيْتَ الرَّجُلَ الذي تَحَدَّثْتَ أنَّه مِن أهْلِ النَّارِ؟ قدْ قاتَلَ في سَبيلِ اللَّهِ مِن أشَدِّ القِتالِ، فَكَثُرَتْ به الجِراحُ، فقالَ النَّبيُّ صَلَّى اللهُ عليه وسلَّمَ: أمَا إنَّه مِن أهْلِ النَّارِ. فَكادَ بَعْضُ المُسْلِمِينَ يَرْتابُ، فَبيْنَما هو علَى ذلكَ إذْ وجَدَ الرَّجُلُ ألَمَ الجِراحِ، فأهْوَى بيَدِهِ إلى كِنانَتِهِ، فانْتَزَعَ مِنْها سَهْمًا، فانْتَحَرَ بها، فاشْتَدَّ رِجالٌ مِنَ المُسْلِمِينَ إلى رَسولِ اللَّهِ صَلَّى اللهُ عليه وسلَّمَ فقالوا: يا رَسولَ اللَّهِ، صَدَّقَ اللَّهُ حَدِيثَكَ؛ قَدِ انْتَحَرَ فُلانٌ، فَقَتَلَ نَفْسَهُ، فقالَ رَسولُ اللَّهِ صَلَّى اللهُ عليه وسلَّمَ: يا بلالُ، قُمْ فأذِّنْ: لا يَدْخُلُ الجَنَّةَ إلَّا مُؤْمِنٌ، وإنَّ اللَّهَ لَيُؤَيِّدُ هذا الدِّينَ بالرَّجُلِ الفاجِرِ). فهذا الرجل كان مسلمًا في الظاهر، ولم يرتكب ناقضًا علنيًّا، بل كان مجاهدًا في سبيل الله، وقاتل المشركين قتالًا شديدًا، وحدثت فيه الإصابات بأيدي الكفار، وكثرت فيه الجراحات لأجل الجهاد، وأبلى في الله بلاء حسنًا، بل ومعروف بالخير بين المسلمين حتى كاد بعض المسلمين أن يرتاب. ومع ذلك هو من أهل النار بشهادة رسول الله صلى الله عليه وسلم. أما الأشاعرة والجهمية الذين لم يفعلوا عشر معشار ما فعله هذا الرجل، فيصفهم حمقى زماننا بالأئمة والعلماء وشيوخ الإسلام، وهم لم يدافعوا عن الإسلام مثل ما دافع هذا الرجل، بل ونشروا في كتبهم عقائدهم الباطلة ومعتقداتهم الكفرية. وروى البخاري في صحيحه (4304) عن عروة بن الزبير: (أنَّ امْرَأَةً سَرَقَتْ في عَهْدِ رَسولِ اللَّهِ صلَّى اللهُ عليه وسلَّمَ في غَزْوَةِ الفَتْحِ، فَفَزِعَ قَوْمُها إلى أُسامَةَ بنِ زَيْدٍ يَسْتَشْفِعُونَهُ، قالَ عُرْوَةُ: فَلَمَّا كَلَّمَهُ أُسامَةُ فيها، تَلَوَّنَ وجْهُ رَسولِ اللَّهِ صلَّى اللهُ عليه وسلَّمَ، فقالَ: أتُكَلِّمُنِي في حَدٍّ مِن حُدُودِ اللَّهِ؟!). فإذا كان هذا في من يشفع في حد من حدود الله، فكيف بمن ألحد في صفة من صفات الله؟! "أتكلمني في حد من حدود الله؟!".

Repost from Kooxda Kulmis
🔤🔤🔤🔤🔤🔤 Linkigan hoose  waxa ku jira 83 channel oo ka mida chanalada kooxda kulmis taasoo  kooxda u baladhan ee aalada telegramka somaalida . Qaybta hoose taabo si aad ugu soo biirto Hadii aad rabtid in chanalkaga laguugy daro la xidhidh ciwaankan . 👉👉@Abdirahmanmohamed1 @Abdirahmanmohamed1
Part one.
🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕 Ma rabta barashada computerka .Kuliyada Alfurqan online academy waxay ku diyarisay fasalo online ah . Fursad qaali ah na way jirtaa. 👇👇👇👇👇👇 La xidhiidh ciwaankan hoose. @UstaadAbdurisaaq @UstaadAbdurisaaq https://t.me/addlist/935L81TTlnJmZjdk

Ramadaan 2024 sax ma aha ramadaankeena waa bil ka madax banaan taariikhda gaaladu ay faafiso ee 2024 sida sax ah waa ramadaan
Ramadaan 2024 sax ma aha ramadaankeena waa bil ka madax banaan taariikhda gaaladu ay faafiso ee 2024 sida sax ah waa ramadaan 1445

sticker.webp0.09 KB

Ha cunin dadka hilibkooda Labo dumar ayaa soomay Xilliga Nabiga Scw waxay ku sigteen oon daraadiis in ay u dhintaan , arinkaas ayaa Nabiga Scw Loo sheegay , Nabiga Scw wuu ka jeestay labadii dumar , hadana waa loo sheegay , ka dib Nabiga Scw wuu u wacay wuxuuna amray in ay is matajiyaan (hunqaac) waxay mantageen weel maal iyo dhiig iyo carun ah , iyo hilib cayriin ah , Nabiga Scw wuxuu yiri: "labadaan waxay ka soomeen wuxuu Alle uu u baneeyay , waxayna ku anfureen wuxuu Alle ka xarimay , midood ayaa tan kale la fadhiisatay waxayna guda galeen dadka hilibkooda in ay cunaan. مسند إمام أحمد

Keenyaa moos noo soo dhoofinayso inagoo Alle na dajiyay dhulka kan oogu khayraadka badan, iyagu lama yaabani ee waxaan la yaa
Keenyaa moos noo soo dhoofinayso inagoo Alle na dajiyay dhulka kan oogu khayraadka badan, iyagu lama yaabani ee waxaan la yaabay nimanka u ogolaaday in ay noo soo dhoofiyaan maxaa Dan ah ay ka leeyihiin ? Ma in hodankeena tuugsado ? ma in waxiisa wanaagsan loo dacareeyo

Warbixintan oo ka soo baxday Hay’adda Tirakoobka Turkiga (Dawladda) ayaa muujinaysa is-dhaafsiga ganacsi ee u dhexeeya Turkig
Warbixintan oo ka soo baxday Hay’adda Tirakoobka Turkiga (Dawladda) ayaa muujinaysa is-dhaafsiga ganacsi ee u dhexeeya Turkiga iyo Israa’iil. Qalabka lagu sheegay warbixinta ayaa u badan kiimikooyin, shidaal kiimikaad, agabka wax-soo-saarka, iyo mishiinada, waxaana ugu muhiimsan: baaruudda, hubka, iyo agabka hubka. Baaruud = baaruud Silah = hub Kaliya hubka la dhoofiyay bilowgii sanadka ayaa qiimahiisu ahaa nus bilyan lira. Tirakoobka sanadka 2023. Kahor intaadan ka fikirin cudurdaar, ka fikir haddii tirakoobyadu ay ahaan lahaayeen waddan kale, maxay noqon lahayd falcelintaadu? Jacaylka dhabta ah ee loo qabo dadkeena Falastiin waa in aan lagu xaddidin rabitaan hore, haddii kale waxay noqon lahayd faa'iido oo ma aha jacayl dhab ah oo loogu talagalay xidhitaanka rumaysadka. Turjumida waa Google منقول من قناة أبي جعفر عبد الله الخليفي Gaalada Iyo Calmaaniyiinta Turkiga u horeeyo waxay doonayaan in islaam difaac iyo u gargaarida muslimiinta lagu amaano iyaga oo umada u gacan galiyay gaalo.

Repost from Baraarug
👉Hagaag,Hanuun, hufnaan iyo Har-wacan Shareecaa Leh,☝️ 👉Hoog,Halaag,Haboow iyo Hal-daran inta-Hadhaa Leh.☝️( Dimuqraadiyo,
👉Hagaag,Hanuun, hufnaan iyo Har-wacan Shareecaa Leh,☝️ 👉Hoog,Halaag,Haboow iyo Hal-daran inta-Hadhaa Leh.☝️( Dimuqraadiyo, Calmaaniyo,Libraaliyo iyo Xeer-Qoys) #Baraarug #Cabdiraxman_Garaad

Gaza waxa ay yahuudu ku gantay 45 kun bombo💣 oo lagu kala sameeyay mareekan yurub isara'il 3 kun oo ka mid ah bambooyinkaas
Gaza waxa ay yahuudu ku gantay 45 kun bombo💣 oo lagu kala sameeyay mareekan yurub isara'il 3 kun oo ka mid ah bambooyinkaas wali ma qarxin, 3 kun wali 🤔 waa halis kale oo hadii dhulka amaan noqdo xitaa kumanaan kale geeri u dhawaynayso Alle ha Amaansado

Gaza waxa ay yahuudu ku gantay 45 kun bombo💣 oo lagu kala sameeyay mareekan yurub isara'il 3 kun oo ka mid ah bambooyinkaas wali ma qarxin, 3 kun wali 🤔 waa halis kale oo hadii dhulka amaan noqdo xitaa kumanaan kale geeri u dhawaynayso Alle ha Amaansado

هل أتاكم نبأ المغرب؟! في ظل انشغال الناس بغزة، تمر المغرب بمنعطف خطير يحاول فيه أرباب العلمانية فرض كلمتهم ورفع صوتهم بتغيير مدونة الأسرة تحت مظلة المساواة، وذلك بتحليل ما حرم الله، بمثل المساواة في الإرث، وعدم المعاقبة على العلاقات غير الشرعية دون سن الثامنة عشر، وتحريم الزواج في أقل من ذلك؛ بل والتعدد على الرجال، وعدم التفريق بين الأب والأم وحماية الشواذ، وحرية تصرف المرأة في أبنائها دون حق لطليقها -أب الأبناء-، وعدم درايته في ذلك، والكثير الكثير! وفي الرد على هذا أطلق بعض الفضلاء مبادرة بعنوان: [ متقيسش عائلتي ] . • وهي مبادرة مغربية غايتُها صدُّ العدوان العلماني على الأسرة المغربية المسلمة، وسياق إنشاء هذه المبادرة هو: تعديل مدونة الأسرة التي لم يتبقَّ على إصدارها إلا أيام قليلة، واستغلال النسويات لهاته الفرصة لهدم ثوابت الشريعة الإسلامية والمملكة المغربية. • المبادرة على: الفيسبوك / الانستجرام. نرجوا من كل ذي غيرة على دينه دعمها والتوعية بذلك.

Marka aan rabaano in ducadeena la ajiibo walaalaheen ayaan u ducayn jirnay. #Sufyaanu_thowri Ha iloobin

Repost from Kooxda Kulmis
Linkigan hoose waxa ku jira 78 channel oo ka mida chanalada kooxda kulmis taasoo kooxda u baladhan ee aalada telegramka somaalida . Qaybta hoose taabo si aad ugu soo biirto Hadii aad rabtid in chanalkaga laguugy daro la xidhidh ciwaankan . 👉👉@Abdirahmanmohamed1 @Abdirahmanmohamed1
Part one.
🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕 Ma rabta barashada computerka .Kuliyada Alfurqan online academy waxay ku diyarisay fasalo online ah . 👇👇👇👇👇👇 La xidhiidh ciwaankan hoose. @UstaadAbdurisaaq @UstaadAbdurisaaq https://t.me/addlist/FTnqwIWxnhdmOTU0

Repost from Daarul Xadiith
photo content

Maalin waxaa shaam ku khudbeeyay khaliifka cabaasiga ahaa Abuu jacfar Al-mansuur wuxuu yiri: "Dadoow waxaa idin la haboon in aad ilaah ooga mahdisaan waxa uu idinku hibeeyay sababtayda maxaa yeelay inta aan aniga madax idin ahaa ilaahey wuxuu idinka leexiyay daacuunkii idin imaan jiray. Nin reer baadiya ahaa ayaa yiri: ilaah wuu ka sharaf badan yahay adi iyo daacuun inuu nagu kulmiyo. 😂😂 Al bidaaya wan-nihaaya Nin reer Baadiyaha Wuxuu Taagan Yahay Adaa Daacuun Ka Ilaah Ka Sharaf Badan Adiga Iyo Daacuun Inaad Nagu Kulantaa 😂😃

Cumar Ayaa Maqlay Nin Codkiisa Kor U Qaaday Masaajidka Dhexdiisa Wuxuu Yiri: Ma Taqaanaa Meesha Aad Joogto?. مصنف ابن أبي شيب
Cumar Ayaa Maqlay Nin Codkiisa Kor U Qaaday Masaajidka Dhexdiisa Wuxuu Yiri: Ma Taqaanaa Meesha Aad Joogto?. مصنف ابن أبي شيبة Dhalin Yarta Xilligaan Joogto Waxay Ku Dhaw Yihiin Masaajidkaba In Ay U Badalaan Goob Buuq Iyo Dheel Af-Lagaado Iyo Is Bursi Masaajida Ilaahey Buuqa Ha Laga Daayo.

Ma Booqataa Qubuuraha Qaraabadaada ? ١٩ - حَدَّثَنَا أَبُو بَكْرٍ، نا مُحَمَّدُ بْنُ الْحُسَيْنِ، نا الْفَضْلُ بْنُ مُوَفَّقٍ، قَالَ: " كُنْتُ آتِي قَبْرَ أَبِي كَثِيرًا , قَالَ: شَهِدْتُ جِنَازَةً فَلَمَّا قُبِرَ صَاحِبُهَا تَعَجَّلْتُ لِي حَاجَةً وَلَمْ آتِ قَبْرَ أَبِي فَأُرِيتُهُ فِي النَّوْمِ فَقَالَ: يَا بُنَيَّ لِمَ لَمْ تَأْتِنِي؟ قَالَ: قُلْتُ: يَا أَبَتِ وَإِنَّكَ لَتَعْلَمُ بِي؟ قَالَ: إِي وَاللَّهِ يَا بُنَيَّ إِنَّكَ لَتَأْتِيني فَمَا أَزَالُ أَنْظُرُ إِلَيْكَ مِنْ حِينَ تَطْلُعُ مِنَ الْقَنْطَرَةِ حَتَّى تَقْعُدَ إِلَيَّ وَتَقُومَ مِنْ عِنْدِي , فَمَا أَزَالُ أَنْظُرُ إِلَيْكَ مُوَلِّيًا حَتَّى تَجُوزَ الْقَنْطَرَةَ " -------- ص21 - كتاب المنامات لابن أبي الدنيا - علم الأموات بزيارة الأحياء لهم - المكتبة الشاملة -------- الرابط:https://shamela.ws/book/13070/27#p1

Salah Muse Hassan - Статистика та аналітика Telegram каналу @arimo1islaam