cookie

Ми використовуємо файли cookie для покращення вашого досвіду перегляду. Натиснувши «Прийняти все», ви погоджуєтеся на використання файлів cookie.

avatar

Kooxda Kulmis

KULMIS;xogaheeda iyo waxyaalaha cusub ee ay soo kordhisay baad ka helaysaa kannaalkan.

Більше
Фінляндія1 196Мова не вказанаКатегорія не вказана
Рекламні дописи
1 216
Підписники
Немає даних24 години
+47 днів
+630 днів

Триває завантаження даних...

Приріст підписників

Триває завантаження даних...

Shirwaynaha kooxda kulmis . Wax iska waydiinta horumarka chanalada bahda kulmis. Waa shir ay yeeshaan ownerada chanalada kala duwan ee kooxda kulmis . Dhamaan waxa lagu wargalinaya bahda kooxda kulmis inay diyaar u ahaadaan shirkan oo dhici doonaa habeenimadka jimcuhu soo galayo oo ku beegan 8/6/2023 markay saacadu tahay 9:00 pm fiidnimo .
Показати все...
5👍 2
Chanalada kala duwan ee kooxda kulmis chanlkee ayad ku xidhantay nagula wadaag commentig.
Показати все...
2👍 1
Показати все...
QURAANKA IYO SAYNISKA

Ma ogtahay in kanaalkan yahay kanaalka kaliya ee ka hadla xidhiidhka wayn ee ka dhexeeya sayniska iyo quraanka. Kuso biir kanaalkan. MAWDUUCYADA OO muuqaal ah waxaad kasoo daawan kartaa halkan. 👇👇

https://youtube.com/channel/UCN3mUQw4doOGRxHMe2mq8ag

2
Chanalkaagu ma ku jiraa kooxda kulmis oo ah kooxda u baladhan ee telegramka.Anonymous voting
  • Haa
  • Maya
  • Waan jeclay inan kusoo biiro
0 votes
Mashlh kooxda kulmis oo heshay viewskii ubadnaa ee telegramka somalida. 217 kun ayaa daawaday ama arkay. Waa rubuc milyan
Показати все...
Показати все...
QURAANKA IYO SAYNISKA

Ma ogtahay in kanaalkan yahay kanaalka kaliya ee ka hadla xidhiidhka wayn ee ka dhexeeya sayniska iyo quraanka. Kuso biir kanaalkan. MAWDUUCYADA OO muuqaal ah waxaad kasoo daawan kartaa halkan. 👇👇

https://youtube.com/channel/UCN3mUQw4doOGRxHMe2mq8ag

SHARCIYADA KOOXDA UWAYN TELEGRAMKA EE KULMIS "KULMIS" waa guruub(koox) ay ku kulmeen admins'ka qayb kamid ah kanaallada soomaalida U waawayn . Kooxdan oo ujeedooyinkooda ay kamid tahay; midayn iyo isdhexgal(is barasho)inay bulshada usoo gudbiyaan wax waxtar u leh(koorasyo,maxaadiroyin, madadaalo,IWM),sidoo kalena inay members(dad) kala faa'idaan. Si aad kooxda ugu soo biirto; maxaa lagaaga baahanyahay? Sharciyada kooxda (Rules) 1: inaad leedahay kannaal suubban,wanaagsan. 2:in kannaalkaagu uu 500 members(subscribes) haysto. 3.inaad kannaalkaaga aad guddoomiyaha( @Abdirahmanmohamed1) admin ka dhigto si uu linkska ugu share gareeyo. 4.inaad kooxda iyo wadaagidda (shareta) aad daacad u tahay. 6. in kannaalkaaga muddo bil wax ka badan aadan ka maqnaan karin(post) 7: chanelkaagu in aanu ku jirin koox kale oon ka ahayn qaybaha kala duwan ee kooxda kulmis. Haddaad intan fahantay diyaarna u tahay la xidhiidh @Abdirahmanmohamed1 si uu kooxda kuugu soo daro. "Waqtigaaga ka faa'ideyso,cidna haku mashquulin,dantaada garo" -nabiil sulaymaan.
Показати все...
Repost from Kooxda Kulmis
"KULMIS" waa guruub(koox) ay ku kulmeen admins'ka qayb kamid ah kanaallada soomaalida. Kooxdan oo ujeedooyinkooda ay kamid tahay; midayn iyo isdhexgal(is barasho)inay bulshada usoo gudbiyaan wax waxtar u leh(koorasyo,maxaadiroyin, madadaalo,IWM),sidoo kalena inay members(dad) kala faa'idaan. Si aad kooxda ugu soo biirto; maxaa lagaaga baahanyahay? Sharciyada kooxda (Rules) 1: inaad leedahay kannaal suubban,wanaagsan. 2:in kannaalkaagu uu 500 members(subscribes) haysto. 3.inaad kannaalkaaga aad guddoomiyaha( @Abdirahmanmohamed1) admin ka dhigto si uu linkska ugu share gareeyo. 4.inaad kooxda iyo wadaagidda (shareta) aad daacad u tahay. 6. in kannaalkaaga muddo bil wax ka badan aadan ka maqnaan karin(post) Haddaad intan fahantay diyaarna u tahay la xidhiidh @Abdirahmanmohamed1 si uu kooxda kuugu soo daro. "Waqtigaaga ka faa'ideyso,cidna haku mashquulin,dantaada garo" -nabiil sulaymaan.
Показати все...
Kooxda Kulmis

KULMIS;xogaheeda iyo waxyaalaha cusub ee ay soo kordhisay baad ka helaysaa kannaalkan.

Isniin wanaagsan. ❂✿❂✿❂ - ✿❂✿❂ ╔═══════ - ════════╗ KOOXDA KULMIS *✿❀ - ❀✿* Ҩ:Bigfanpro-barashada graphics design Ҩ:Buug soomaali PDF ah Ҩ:Aqoonkaal media Ҩ:ku baro afcarabiga qoralo Ҩ:Faafinta diinta islaamka ≪━─━─━─◈─━─━─━≫ Ҩ:culimada su'aashaada weydii Ҩ:xikmado xul ah. Ҩ:kala soco WARARKA Ҩ:Axaadiista nebiga oo afsomali ah ≪━─━─━─◈─━─━─━≫ Ҩ: Hoyga akhriska Ҩ: Love stories Ҩ:su'aalo guud(diini iyo maadi) Ҩ:Xikmado badan Ҩ:Buug somali maqal ah ≪━─━─━─◈─━─━─━≫ Ҩ:Dhambaal Ҩ:Dareenka dunida Ҩ:Buugwalba ood u baahato Ҩ:Xikmad iyo dhiirigelin ≪━─━─━─◈─━─━─━≫ Ҩ: weheliso Ҩ: Hoyga sheekooyinka Ҩ:Dareenka dunida ≪━─━─━─◈─━─━─━≫ Ҩ: Halxiraale Ҩ:Noqo mufakir Ҩ: Science iyo qur'aanka Ҩ:Buuug dhagaysi ah ≪━─━─━─◈─━─━─━≫ Ҩ:Su'aalo iyo jawaabo Ҩ:siirada nebiga SCW Ҩ:Oraahyo Ҩ:Baro af English-ka ≪━─━─━─◈─━─━─━≫ Ҩ: sheekoyin qosol iyo xikmad ah Ҩ:cilmi nafsiga Ҩ:Siyaasadda dunida ≪━─━─━─◈─━─━─━≫ Ҩ:Sahanka nolosha Ҩ:cilmi iyo aqoon Ҩ: Baro luuqada English'ka ≪━─━─━─◈─━─━─━≫ Ҩ:Iftiinshe Ҩ:Baahiyaha kheyrka Ҩ:Sheekooyin jacayl Ҩ:Qaado iftiinka ≪━─━─━─◈─━─━─━≫ Ҩ:ila qosol Ҩ:oraahside Ҩ:baraaruji awoodahaaga Ҩ:niyadeena ≪━─━─━─◈─━─━─━≫ Ҩ: qoraal qaadasho mudan Ҩ:korodhso online academy Ҩ:Rajada nolosha ≪━─━─━─◈─━─━─━≫ Ҩ: dunida dahsoon Ҩ:faafinta khayrka Ҩ: arrimaha islaamka ❂✿❂✿❂ - ✿❂✿❂ ╚═══════ - ════════╝ ❂✿❂✿❂ - ✿❂✿❂ Xogta link'yadan: @kooxda_kulmis ♪ Si aad kannaalkaaga link'yadan ugu darto,la xidhiidh: @nabiilsulaymaan ▁ ▂ ▄ ▅ ▆ ▇ █ - █ ▇ ▆ ▅ ▄ ▂ ➦ SPONSORED BY Ҩ:@kaydbooks Ҩ: @xikmadbadan Ҩ:@Oraahyo ≪━─━─━─◈─━─━─━≫ ≪━─━─━─◈─━─━─━≫ ⭆halkan waxaad ku baran kartaa Graphic design,adiga oo isticmaalaya moobiilkaaga. Jion soo dheh. ≪━─━─━─◈─━─━─━≫ ≪━─━─━─◈─━─━─━≫ 🄺🄾🄾🅇🄳🄰 🅺︎🆄︎🅻︎🅼︎🅸︎🆂︎
Показати все...
Kayd books.

Halkan waxaannu ku kaydinaa buugta soomaalida,waxa kale oo aad ka heli kartaa maqaallo iyo buug'sookoobidyo. Buugta oo lista ah: @tusmada_buugta Buug dhagaysi ah: @kaydmusic

Показати все...