uk
Feedback
Salah Muse Hassan

Salah Muse Hassan

Відкрити в Telegram

Anigu yaan ahay

Показати більше
4 076
Підписники
-724 години
-387 днів
-11930 день
Архів дописів
Linkigan hoose waxa ku jira 78 channel oo ka mida chanalada kooxda kulmis taasoo kooxda u baladhan ee aalada telegramka somaalida . Qaybta hoose taabo si aad ugu soo biirto Hadii aad rabtid in chanalkaga laguugy daro la xidhidh ciwaankan . 👉👉@Abdirahmanmohamed1 @Abdirahmanmohamed1
Part one.
🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕 Ma rabta barashada computerka .Kuliyada Alfurqan online academy waxay ku diyarisay fasalo online ah . 👇👇👇👇👇👇 La xidhiidh ciwaankan hoose. @UstaadAbdurisaaq @UstaadAbdurisaaq https://t.me/addlist/FTnqwIWxnhdmOTU0

"Dowlada kanada waa tii nabiga oo kale". "Dowlada kanada waa diinl la'aan gaalo ma aha". C/raxmaan bashiir Ma amaan ayeey ka
"Dowlada kanada waa tii nabiga oo kale". "Dowlada kanada waa diinl la'aan gaalo ma aha". C/raxmaan bashiir Ma amaan ayeey ka tahay mise aqoon daro ? Yaab 🤔 waxaa ah in kan oo kale umada diin ka qaadato.

اللهم ارفع البلاء عن أهل غزة يا الله أهل غزة خائفون فأمنهم جائعون فأطعمهم.

* Ducada Nabiga ﷺ.* «اللَّهمَّ! إِنِّي أَسْألُكَ الرِّضَاءَ بَعْدَ الْقَضَاءِ، وبَرْدَ الْعَيْشِ بَعْدَ الْمَوْتِ، ولَذَّةَ النَّظَرِ إِلَى وَجْهِكَ، وَالشَّوْقَ إِلَى لِقَائِكَ فِي غَيْرِ ضَرَّاءَ مُضِرَّةٍ، وَلَا فِتْنَةٍ مُضِلَّةٍ». أخرجه ابن أبي عاصم في السنة (427) عن فَضَالَةَ بن عُبَيْدٍ. الصحيح المسند (1058): والحديث صحيح.

Allow Kuwaad Naarta Ka Xureynayso Nagu Dar. 🤲

Ma is waydiinay maxaa keenay dhaqamada xayawaannimada ? Waxaa keenay oo muran leheen ka tigida dastuurkii Ilaahey ee lagu kal
Ma is waydiinay maxaa keenay dhaqamada xayawaannimada ? Waxaa keenay oo muran leheen ka tigida dastuurkii Ilaahey ee lagu kala bixi jiray kitaabkii Ilaahey ee kan xun tusi lahaa wadada toosan kitaabkii Ilaahey ee isku xukmidiisa laga dhaga adeegay taas ayaa keentay xayawaannimada. { أَمۡ تَحۡسَبُ أَنَّ أَكۡثَرَهُمۡ یَسۡمَعُونَ أَوۡ یَعۡقِلُونَۚ إِنۡ هُمۡ إِلَّا كَٱلۡأَنۡعَـٰمِ بَلۡ هُمۡ أَضَلُّ سَبِیلًا } [سُورَةُ الفُرۡقَانِ: ٤٤] Waxaan u baahan-nahay u noqoshada kitaabkii Ilaahey noo soo dajiyay hal-ku dhigeenana u soo laabto sida uu ahaan jiray " kala bax kitaabkaa qabo " si ka duwan sida uu maanta yahay ee ah "kala bax dastuurka gacan ku dajiskaa qabo" Ramadaan Mubarak

Cirbaad Binu Saariya Wuxuu Yiri: Rasuulka Alle Ayaa Iigu Wacay Suxuurta Ramadaan Xageeda Wuxuuna Yiri: U Kaalay Raashiinka Ba
Cirbaad Binu Saariya Wuxuu Yiri: Rasuulka Alle Ayaa Iigu Wacay Suxuurta Ramadaan Xageeda Wuxuuna Yiri: U Kaalay Raashiinka Barakaysan. Saxiixu Abii Daawuud

Ma Ogtihiin In Qofka Ku Saliyo Nabiga Scw Loo Bandhigaayo Nabiga Scw Salinta Uu Ku Sayay ? جاء في الحديث عن النبي صلى الله عليه وسلم أنه قال: (إن من أفضل أيامكم#يوم_الجمعة. فيه خلق آدم وفيه قبض وفيه النفخة وفيه الصعقة. فأكثروا علي من الصلاة فيه فإن صلاتكم معروضة علي ) قالو وكيف تعرض صلاتنا عليك وقد أرمت؟ أي بليت. فقال (إن الله جل وعلا حرم على الأرض أن تأكل أجسامنا) رواه أبو داود والنسائي وصححه الألباني في صحيح الترغيب والترهيب برقم(695) رمضان مبارك

Maakdoonals Marka Yahuuda Quudisay Ka Dib Ayey Muslimiinta Qaadaceen Waxayna Khasaartay 7 Bilyan Oo Dollar. Alle Ha U Siyaadi
Maakdoonals Marka Yahuuda Quudisay Ka Dib Ayey Muslimiinta Qaadaceen Waxayna Khasaartay 7 Bilyan Oo Dollar. Alle Ha U Siyaadiyo Khasaaraha

يا ناصر المستضعفين انصر المسلمين المستضعفين في كل مكان

Goormee Ayuu Hagaagayaa Qofka Aan Ramadaan Ku Hagaagin. #Ibnu_Rajab

Repost from Kooxda Kulmis
⏹⏭🟦🟨🟨🟨🟨🟨🟨🟨🟨🟦⏭⏹ Bushqadan waxa ku jira qayb ka mida chanalada kooxda kulmis oo ah kooxda u baladhan ee aalada telegramka somaalida . Qaybta hoose taabo si aad ugu soo biirto
Part one.
🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕 Ma rabta barashada computerka .Kuliyada Alfurqan online academy waxay ku diyarisay fasalo online ah . 👇👇👇👇👇👇 La xidhiidh ciwaankan hoose. @UstaadAbdurisaaq @UstaadAbdurisaaq https://t.me/addlist/FwiHBT8EW-s3NWRk

Gaalka Ameerikaan Ah Inta Garab Istaag Ah Uu U Muujiyay Reer Gaza Ma Jiro #Soomaali Muujiyay Ama Shacab Kale Oo Muslim Ah.

Dalka wax ka arkay ma jiraan bisha ? 👇

Marka Aad Halgan U Gasho Diintaada Awgeed Qabkaada Meeshaas Iyo Meela Ka Daran Ayuu Gaarayaa Lkn Marka Aa Dhahdo "Ha Loo Hogaansamo Nidaamka Caalimaga Ah" Diin Iska Daayee Duunyadaada Xitaa Xur Uma Tihid. Nidaamka Caalamiga "Waa Adoomaysiga Dowladaha Muslimiinta Iyo Kuwa Taagta Daran Ee Gaalada.

Repost from Kooxda Kulmis
🛜🛜🛜🛜🛜🛜🛜🛜🛜🛜🛜 Bushqadan waxa ku jira qayb ka mida chanalada kooxda kulmis oo ah kooxda u baladhan ee aalada telegramka somaalida . Qaybta hoose taabo si aad ugu soo biirto
Part one.
🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕 Ma rabta barashada computerka . La xidhiidh ciwaankan hoose. @UstaadAbdurisaaq @UstaadAbdurisaaq https://t.me/addlist/D0-p5U53L94wMmRk

Repost from Salah Muse Hassan
👈 قال الإمام #الشافعي _رحمه الله تعالى-: وأحب كثرة الصلاة على النبي صلى الله عليه وسلم في كل حال وأنا في يوم الجمعة وليلتها
👈 قال الإمام #الشافعي _رحمه الله تعالى-: وأحب كثرة الصلاة على النبي صلى الله عليه وسلم في كل حال وأنا في يوم الجمعة وليلتها أشدّ استحبابًاوأحب قراءة الكهف ليلة الجمعة ويومها لما جاء فيها. 📕كتاب الأم (٢٠٨/١) Imaamu #shaafici Allaah ha naxariistee wuxuu yiri: 1. Waan jeclahay badinta saliga nabiga mar walba markaan maalin jimco joogo iyo habeenkeedana aad baan usii jeclahay Waxan jeclahay aqrinta suurada Al-kahf habeenka jimcaha iyo maalinteeda waxa kusoo arooray aawgeed. 📕كتاب الأم (٢٠٨/١)

Repost from Salah Muse Hassan
🌻 ((إن الله وملائكته يصلون على النبي يا أيها الذين آمنوا صلوا عليه وسلموا تسليما )) 🌼

Faransiiska Wuxuu Go'aansaday Xirida Dugsi Islaami Ah. Sababka Loo Xiraayo Muxuu Yahay ? Ilaha Dhaqaale Ee Dugsiga Ayaan Ka Shakinay. Dowlada Dimuqraadiga Ah Ee Faransiiska. Xaqiiqda Dimuqraadiyadaba Waa La Dagaalanka Shaciirada Islaamka Iyo Muslimiinta Intaa Wixii Aan Ahayn Waxaad Rabto Ayaan Samayn Kartaa.