ru
Feedback

Не попадитесь на канал ботавода! Telemetrio находит и помечает такие каналы 👉 Хотите видеть метку — оформите подписку

مركز إشراق - Ishraq

مركز إشراق - Ishraq

Открыть в Telegram

Ishraaq; waa xarun ka shaqeysa horumarinta dacwadda iyo barashada culuumta shareecada ✨. Halkan nagala soco: https://t.me/IshraqCenter/10

Больше

📈 Аналитический обзор Telegram-канала مركز إشراق - Ishraq

Канал مركز إشراق - Ishraq (@ishraqcenter) языкового сегмента Сомалийский является активным участником. Сейчас сообщество объединяет 102 474 подписчиков, занимая 405 место в категории Религия и духовность и 97 место в регионе Сомали.

📊 Показатели аудитории и динамика

С момента создания невідомо проект демонстрирует стремительный рост, собрав аудиторию из 102 474 подписчиков.

Согласно последним данным от 15 октября, 2026, канал показывает стабильную активность. За последние 30 дней изменение числа участников составило 36 883, а за последние 24 часа — 11 194, при этом общий охват остаётся высоким.

  • Статус верификации: Не верифицирован
  • Уровень вовлечённости (ER): Средний показатель вовлечённости аудитории составляет 66.33%. В первые 24 часа после публикации контент обычно набирает 19.60% реакций от общего числа подписчиков.
  • Охват публикаций: В среднем каждый пост получает 64 204 просмотров. В течение первых суток публикация набирает 18 973 просмотров.
  • Реакции и взаимодействия: Аудитория активно поддерживает контент: среднее количество реакций на один пост — 0.
  • Тематические интересы: Контент сосредоточен на ключевых темах, таких как دَفعَة, بَرنَامَج, بِنَاء, خِتَام, صَالِح.

📝 Описание и контентная политика

Автор описывает ресурс как площадку для выражения субъективного мнения:
“Ishraaq; waa xarun ka shaqeysa horumarinta dacwadda iyo barashada culuumta shareecada ✨. Halkan nagala soco: https://t.me/IshraqCenter/10”

Благодаря высокой частоте обновлений (последние данные получены 16 октября, 2026) канал поддерживает актуальность и высокий уровень охвата публикаций. Аналитика показывает, что аудитория активно взаимодействует с контентом, что делает его важной точкой влияния в категории Религия и духовность.

102 474
Подписчики
+11 19424 часа
+29 5367 дней
+36 88330 дней
Архив постов
Farriinta xaqiijinta (Code-ka) Telegram-ka qaabkan ayay kuugu imaanaysaa, ee hubso.
Farriinta xaqiijinta (Code-ka) Telegram-ka qaabkan ayay kuugu imaanaysaa, ee hubso.

Waddamadii kale waa lagu soo kordhiyay Iphone-ka ee dib ha ugu noqoto ciddii ka wayday waddanka ay dagan tahay.

Ogeysiis: Cilladii haysatay waa la xalliyay hadda lanbarada Golis/Putland ee hadda dib utijaabiya.

Lanbarada Golis/Putland hawshooda waanu eegaynaa. War baanu idiin ka siin.

Bishaaro! Diiwaangelintii waa loo furay isticmaalayaasha nidaamka Android (Samsung, Tecno, iwm). Hadda la soo dag update-ka c
Bishaaro! Diiwaangelintii waa loo furay isticmaalayaasha nidaamka Android (Samsung, Tecno, iwm). Hadda la soo dag update-ka cusub ee App-ka Turath!👇 https://onelink.to/cuhq7w https://vt.tiktok.com/ZSgL3ACJL/ T.me/ishraqcenter

Waddamada ka dhiman app-ka waxa lagu soo darayaa dhawaan, insha Allaah; ee ciddii ka weyda waddankiisa fadlan ha yara sugto.

Baraarujin: Dadkii hore ula soo dagay App-ka Turath maalmihii hore, fadlan ha cusboonaysiiyaan; (ha update gareeyaan).👇 https://onelink.to/cuhq7w

Qaabka is diiwaangelinta halkan ka daawada: Tiktok: https://vt.tiktok.com/ZSg8VkrgU

F.g: Diiwanagelintu waxay furnaanaysaa muddo bil ah. Wakhti badan baad haysataan, ee culuyska ka dhima App-ka.

F.g: Diiwaangelinta weli looma soo dayn isticmaalayaasha nidaamka Android (Samsung, Tecno, iwm). Fadlan, ha sugaan iyagu oo haku sii biiraan kanaalka casharada: https://t.me/+0m97tDUPQSUzZDZk

Bishaaro🎉 Waxa bilaabantay diiwaangelinta *Dufacaddii 3aad* ee *Barnaamijka Tafsiirka Sh Dirir* La soo deg application-ka Tu
Bishaaro🎉 Waxa bilaabantay diiwaangelinta *Dufacaddii 3aad* ee *Barnaamijka Tafsiirka Sh Dirir* La soo deg application-ka Turath oo iska diiwaangeli: https://onelink.to/cuhq7w Kaddib ku biir kanaalka casharrada: https://t.me/+0m97tDUPQSUzZDZk https://www.facebook.com/share/1AmHL7emFF/?mibextid=wwXIfr T.me/ishraqcenter

Cafwan, yara suga. Muuqaalkii baa ku socda netka.

sticker.webp0.04 KB

Diiwaangelinta waxa la furi doonaa caawa 9:00pm, Insha Allaah.

Qaabka diiwaangelinta berri ayaa la shaacin doonaa, insha Allaah. Imika la soo daga uun.

✅Wargelin: 📱La Soo daga Application-ka Turath: https://onelink.to/cuhq7w Barnaamijyada Ishraaq doorkan waxa lagu diiwaangeli
+1
✅Wargelin: 📱La Soo daga Application-ka Turath: https://onelink.to/cuhq7w Barnaamijyada Ishraaq doorkan waxa lagu diiwaangelin doonaa App-ka Turath. Sidoo kale, ardaydu waxay si toos ah App-kan ugala socon doonaan xogtooda waxbarasho sida: imtixaannada, natiijooyinka, iyo shahaadooyinkaba. Qaabka diiwaangelinta berri ayaa la shaacin doonaa, insha Allaah. F.g: Telegram-ka waxa lagala soconayaa casharada, App-ka Turath-na waxa lagu keydinayaa xogta ardayda. 🌐https://turaath.so #زاد_المفسرين #الدفعة_الثالثة https://t.me/IshraqCenter