fa
Feedback

فریب کلاهبرداران را نخورید! تل‌متریو این کانال‌ها را شناسایی و برچسب‌گذاری می‌کند 👉 برای مشاهده برچسب، اشتراک تهیه کنید

مركز إشراق - Ishraq

مركز إشراق - Ishraq

رفتن به کانال در Telegram

Ishraaq; waa xarun ka shaqeysa horumarinta dacwadda iyo barashada culuumta shareecada ✨. Halkan nagala soco: https://t.me/IshraqCenter/10

نمایش بیشتر

📈 تحلیل کانال تلگرام مركز إشراق - Ishraq

کانال مركز إشراق - Ishraq (@ishraqcenter) در بخش زبانی سومالی بازیگری فعال است. در حال حاضر جامعه شامل 104 532 مشترک است و جایگاه 353 را در دسته دین و مذهبی و رتبه 85 را در منطقه الصومال دارد.

📊 شاخص‌های مخاطب و پویایی

از زمان ایجاد در невідомо، پروژه رشد سریعی داشته و 104 532 مشترک جذب کرده است.

بر اساس آخرین داده‌ها در تاریخ 16 اکتبر, 2026، کانال فعالیت پایداری دارد. در ۳۰ روز گذشته تغییر اعضا برابر 44 365 و در ۲۴ ساعت گذشته برابر 7 525 بوده و همچنان دسترسی گسترده‌ای حفظ شده است.

  • وضعیت تأیید: تأیید نشده
  • نرخ تعامل (ER): میانگین تعامل مخاطب 64.08% است و در ۲۴ ساعت نخست پس از انتشار، محتوا معمولاً 25.49% واکنش نسبت به کل مشترکان کسب می‌کند.
  • دسترسی پست‌ها: هر پست به طور میانگین 66 849 بازدید دریافت می‌کند. در اولین روز معمولاً 26 588 بازدید جمع‌آوری می‌شود.
  • واکنش‌ها و تعامل: مخاطبان به‌طور فعال حمایت می‌کنند؛ میانگین واکنش به هر پست 0 است.
  • علایق موضوعی: محتوا بر موضوعات کلیدی مانند دَفعَة, بَرنَامَج, بِنَاء, خِتَام, صَالِح تمرکز دارد.

📝 توضیح و سیاست محتوایی

نویسنده این فضا را محل بیان دیدگاه‌های شخصی توصیف می‌کند:
“Ishraaq; waa xarun ka shaqeysa horumarinta dacwadda iyo barashada culuumta shareecada ✨. Halkan nagala soco: https://t.me/IshraqCenter/10”

به لطف به‌روزرسانی‌های پرتکرار (آخرین داده در تاریخ 17 اکتبر, 2026)، کانال همواره به‌روز و دارای دسترسی بالاست. تحلیل‌ها نشان می‌دهد مخاطبان به‌طور فعال با محتوا تعامل دارند و آن را به نقطه اثرگذاری مهم در دسته دین و مذهبی تبدیل کرده‌اند.

104 532
مشترکین
+7 52524 ساعت
+36 4097 روز
+44 36530 روز
آرشیو پست ها
Tirada badan ee codsiyada ardayda awgeed ayaa keenay farriintan. Iska suga inta uu culeysku kala dagayo, wakhti fiican oo bil
Tirada badan ee codsiyada ardayda awgeed ayaa keenay farriintan. Iska suga inta uu culeysku kala dagayo, wakhti fiican oo bil ah baad haysataane.

Farriinta xaqiijinta (Code-ka) Telegram-ka qaabkan ayay kuugu imaanaysaa, ee hubso.
Farriinta xaqiijinta (Code-ka) Telegram-ka qaabkan ayay kuugu imaanaysaa, ee hubso.

Waddamadii kale waa lagu soo kordhiyay Iphone-ka ee dib ha ugu noqoto ciddii ka wayday waddanka ay dagan tahay.

Ogeysiis: Cilladii haysatay waa la xalliyay hadda lanbarada Golis/Putland ee hadda dib utijaabiya.

Lanbarada Golis/Putland hawshooda waanu eegaynaa. War baanu idiin ka siin.

Bishaaro! Diiwaangelintii waa loo furay isticmaalayaasha nidaamka Android (Samsung, Tecno, iwm). Hadda la soo dag update-ka c
Bishaaro! Diiwaangelintii waa loo furay isticmaalayaasha nidaamka Android (Samsung, Tecno, iwm). Hadda la soo dag update-ka cusub ee App-ka Turath!👇 https://onelink.to/cuhq7w https://vt.tiktok.com/ZSgL3ACJL/ T.me/ishraqcenter

Waddamada ka dhiman app-ka waxa lagu soo darayaa dhawaan, insha Allaah; ee ciddii ka weyda waddankiisa fadlan ha yara sugto.

Baraarujin: Dadkii hore ula soo dagay App-ka Turath maalmihii hore, fadlan ha cusboonaysiiyaan; (ha update gareeyaan).👇 https://onelink.to/cuhq7w

Qaabka is diiwaangelinta halkan ka daawada: Tiktok: https://vt.tiktok.com/ZSg8VkrgU

F.g: Diiwanagelintu waxay furnaanaysaa muddo bil ah. Wakhti badan baad haysataan, ee culuyska ka dhima App-ka.

F.g: Diiwaangelinta weli looma soo dayn isticmaalayaasha nidaamka Android (Samsung, Tecno, iwm). Fadlan, ha sugaan iyagu oo haku sii biiraan kanaalka casharada: https://t.me/+0m97tDUPQSUzZDZk

Bishaaro🎉 Waxa bilaabantay diiwaangelinta *Dufacaddii 3aad* ee *Barnaamijka Tafsiirka Sh Dirir* La soo deg application-ka Tu
Bishaaro🎉 Waxa bilaabantay diiwaangelinta *Dufacaddii 3aad* ee *Barnaamijka Tafsiirka Sh Dirir* La soo deg application-ka Turath oo iska diiwaangeli: https://onelink.to/cuhq7w Kaddib ku biir kanaalka casharrada: https://t.me/+0m97tDUPQSUzZDZk https://www.facebook.com/share/1AmHL7emFF/?mibextid=wwXIfr T.me/ishraqcenter

Cafwan, yara suga. Muuqaalkii baa ku socda netka.

sticker.webp0.04 KB

Diiwaangelinta waxa la furi doonaa caawa 9:00pm, Insha Allaah.

Qaabka diiwaangelinta berri ayaa la shaacin doonaa, insha Allaah. Imika la soo daga uun.