مركز إشراق - Ishraq
前往频道在 Telegram
Ishraaq; waa xarun ka shaqeysa horumarinta dacwadda iyo barashada culuumta shareecada ✨. Halkan nagala soco: https://t.me/IshraqCenter/10
显示更多📈 Telegram 频道 مركز إشراق - Ishraq 的分析概览
频道 مركز إشراق - Ishraq (@ishraqcenter) 索马里语 语言赛道中的 是活跃参与者。目前社区聚集了 104 532 名订阅者,在 宗教与灵性 类别中位列第 353,并在 索马里 地区排名第 85 位。
📊 受众指标与增长动态
自 невідомо 创建以来,项目保持高速增长,吸引了 104 532 名订阅者。
根据 16 十月, 2026 的最新数据,频道保持稳定运转。过去 30 天订阅人数变化为 44 365,过去 24 小时变化为 7 525,整体触达仍然可观。
- 认证状态: 未认证
- 互动率 (ER): 平均受众互动率为 64.08%。内容发布后 24 小时内通常能获得 25.49% 的反应,占订阅者总量。
- 帖子覆盖: 每篇帖子平均可获得 66 849 次浏览,首日通常累积 26 588 次浏览。
- 互动与反馈: 受众积极参与,单帖平均反应数为 0。
- 主题关注点: 内容集中在 دَفعَة, بَرنَامَج, بِنَاء, خِتَام, صَالِح 等核心主题上。
📝 描述与内容策略
作者将该频道定位为表达主观观点的平台:
“Ishraaq; waa xarun ka shaqeysa horumarinta dacwadda iyo barashada culuumta shareecada ✨.
Halkan nagala soco:
https://t.me/IshraqCenter/10”
凭借高频更新(最新数据采集于 17 十月, 2026),频道始终保持新鲜度与高覆盖。分析显示受众积极互动,使其成为 宗教与灵性 类别中的关键影响点。
104 532
订阅者
+7 52524 小时
+36 4097 天
+44 36530 天
帖子存档
104 532
Tirada badan ee codsiyada ardayda awgeed ayaa keenay farriintan.
Iska suga inta uu culeysku kala dagayo, wakhti fiican oo bil ah baad haysataane.
104 532
Farriinta xaqiijinta (Code-ka) Telegram-ka qaabkan ayay kuugu imaanaysaa, ee hubso.
104 532
Waddamadii kale waa lagu soo kordhiyay Iphone-ka ee dib ha ugu noqoto ciddii ka wayday waddanka ay dagan tahay.
104 532
Ogeysiis:
Cilladii haysatay waa la xalliyay hadda lanbarada Golis/Putland ee hadda dib utijaabiya.
104 532
Lanbarada Golis/Putland hawshooda waanu eegaynaa.
War baanu idiin ka siin.
104 532
Bishaaro!
Diiwaangelintii waa loo furay isticmaalayaasha nidaamka Android (Samsung, Tecno, iwm).
Hadda la soo dag update-ka cusub ee App-ka Turath!👇
https://onelink.to/cuhq7w
https://vt.tiktok.com/ZSgL3ACJL/
T.me/ishraqcenter
104 532
#Muuqaal
Ogeysiiska Barnaamijka:
https://www.facebook.com/share/v/1KQgJ92S6W/?mibextid=wwXIfr
104 532
Waddamada ka dhiman app-ka waxa lagu soo darayaa dhawaan, insha Allaah; ee ciddii ka weyda waddankiisa fadlan ha yara sugto.
104 532
Baraarujin:
Dadkii hore ula soo dagay App-ka Turath maalmihii hore, fadlan ha cusboonaysiiyaan; (ha update gareeyaan).👇
https://onelink.to/cuhq7w
104 532
F.g: Diiwanagelintu waxay furnaanaysaa muddo bil ah.
Wakhti badan baad haysataan, ee culuyska ka dhima App-ka.
104 532
F.g: Diiwaangelinta weli looma soo dayn isticmaalayaasha nidaamka Android (Samsung, Tecno, iwm).
Fadlan, ha sugaan iyagu oo haku sii biiraan kanaalka casharada:
https://t.me/+0m97tDUPQSUzZDZk
104 532
Bishaaro🎉
Waxa bilaabantay diiwaangelinta *Dufacaddii 3aad* ee *Barnaamijka Tafsiirka Sh Dirir*
La soo deg application-ka Turath oo iska diiwaangeli:
https://onelink.to/cuhq7w
Kaddib ku biir kanaalka casharrada:
https://t.me/+0m97tDUPQSUzZDZk
https://www.facebook.com/share/1AmHL7emFF/?mibextid=wwXIfr
T.me/ishraqcenter
104 532
Qaabka diiwaangelinta berri ayaa la shaacin doonaa, insha Allaah.
Imika la soo daga uun.
