es
Feedback

¡No caigas en manos de tramposos! Telemetrio encuentra y marca estos canales 👉 Si quieres ver la etiqueta, suscríbete

مركز إشراق - Ishraq

مركز إشراق - Ishraq

Ir al canal en Telegram

Ishraaq; waa xarun ka shaqeysa horumarinta dacwadda iyo barashada culuumta shareecada ✨. Halkan nagala soco: https://t.me/IshraqCenter/10

Mostrar más

📈 Análisis del canal de Telegram مركز إشراق - Ishraq

El canal مركز إشراق - Ishraq (@ishraqcenter) en el segmento lingüístico de Somalí es un actor destacado. Actualmente la comunidad reúne a 112 315 suscriptores, ocupando la posición 309 en la categoría Religión y espiritualidad y el puesto 76 en la región Somalia.

📊 Métricas de audiencia y dinámica

Desde su creación el невідомо, el proyecto ha mostrado un crecimiento acelerado, reuniendo a 112 315 suscriptores.

Según los últimos datos del 17 octubre, 2026, el canal mantiene una actividad estable. En los últimos 30 días la variación de miembros fue de 50 942, y en las últimas 24 horas de 6 634, conservando un alto alcance.

  • Estado de verificación: No verificado
  • Tasa de interacción (ER): El promedio de interacción de la audiencia es 60.25%. Durante las primeras 24 horas tras publicar, el contenido suele obtener 35.03% de reacciones respecto al total de suscriptores.
  • Alcance de las publicaciones: Cada publicación recibe en promedio 66 849 visualizaciones. En el primer día suele acumular 38 873 visualizaciones.
  • Reacciones e interacción: La audiencia responde de forma activa: el promedio de reacciones por publicación es 0.
  • Intereses temáticos: El contenido se centra en temas clave como دَفعَة, بَرنَامَج, بِنَاء, خِتَام, صَالِح.

📝 Descripción y política de contenido

El autor describe el recurso como un espacio para expresar opiniones subjetivas:
“Ishraaq; waa xarun ka shaqeysa horumarinta dacwadda iyo barashada culuumta shareecada ✨. Halkan nagala soco: https://t.me/IshraqCenter/10”

Gracias a la alta frecuencia de actualizaciones (últimos datos recibidos el 18 octubre, 2026), el canal mantiene la vigencia y un amplio alcance. La analítica demuestra que la audiencia interactúa activamente con el contenido, lo que lo convierte en un punto de referencia dentro de la categoría Religión y espiritualidad.

112 315
Suscriptores
+6 63424 horas
+42 0477 días
+50 94230 días
Archivo de publicaciones
Bishaaro! Waxaanu dhowaan App-ka Turath kusoo kordhinaynaa qayb u gaar ah qoysaska, Insha Allaah. Qaybtani waxay waalidka u s
+1
Bishaaro! Waxaanu dhowaan App-ka Turath kusoo kordhinaynaa qayb u gaar ah qoysaska, Insha Allaah. Qaybtani waxay waalidka u saamaxaysaa inuu carruurtiisa hal moobil kaga diiwaangeliyo barnaamijyada (sida barnaamijka hadda socda ee Zaad Al Mufasiriin), natiijadoodana kala socdo, sidoo kalena ay qoysku ku wada tartami karaan. 🔗 https://turaath.so https://www.facebook.com/share/p/1GppvG7By2/?mibextid=wwXIfr https://t.me/IshraqCenter

= Mobilada Androidka (Samsung, Tecno ..iwm) dhawaan baa waddamada ka maqan lagu soo darayaa insha Allaah.

Qaabkan haddii uu kuu soo baxo ma diiwaangeshanid, ee update gare ama dib ula soo dag Appa-ka.
Qaabkan haddii uu kuu soo baxo ma diiwaangeshanid, ee update gare ama dib ula soo dag Appa-ka.

Tirada badan ee codsiyada ardayda awgeed ayaa keenay farriintan. Iska suga inta uu culeysku kala dagayo, wakhti fiican oo bil
Tirada badan ee codsiyada ardayda awgeed ayaa keenay farriintan. Iska suga inta uu culeysku kala dagayo, wakhti fiican oo bil ah baad haysataane.

Farriinta xaqiijinta (Code-ka) Telegram-ka qaabkan ayay kuugu imaanaysaa, ee hubso.
Farriinta xaqiijinta (Code-ka) Telegram-ka qaabkan ayay kuugu imaanaysaa, ee hubso.

Waddamadii kale waa lagu soo kordhiyay Iphone-ka ee dib ha ugu noqoto ciddii ka wayday waddanka ay dagan tahay.

Ogeysiis: Cilladii haysatay waa la xalliyay hadda lanbarada Golis/Putland ee hadda dib utijaabiya.

Lanbarada Golis/Putland hawshooda waanu eegaynaa. War baanu idiin ka siin.

Bishaaro! Diiwaangelintii waa loo furay isticmaalayaasha nidaamka Android (Samsung, Tecno, iwm). Hadda la soo dag update-ka c
Bishaaro! Diiwaangelintii waa loo furay isticmaalayaasha nidaamka Android (Samsung, Tecno, iwm). Hadda la soo dag update-ka cusub ee App-ka Turath!👇 https://onelink.to/cuhq7w https://vt.tiktok.com/ZSgL3ACJL/ T.me/ishraqcenter

Waddamada ka dhiman app-ka waxa lagu soo darayaa dhawaan, insha Allaah; ee ciddii ka weyda waddankiisa fadlan ha yara sugto.

Baraarujin: Dadkii hore ula soo dagay App-ka Turath maalmihii hore, fadlan ha cusboonaysiiyaan; (ha update gareeyaan).👇 https://onelink.to/cuhq7w

Qaabka is diiwaangelinta halkan ka daawada: Tiktok: https://vt.tiktok.com/ZSg8VkrgU

F.g: Diiwanagelintu waxay furnaanaysaa muddo bil ah. Wakhti badan baad haysataan, ee culuyska ka dhima App-ka.

F.g: Diiwaangelinta weli looma soo dayn isticmaalayaasha nidaamka Android (Samsung, Tecno, iwm). Fadlan, ha sugaan iyagu oo haku sii biiraan kanaalka casharada: https://t.me/+0m97tDUPQSUzZDZk

Bishaaro🎉 Waxa bilaabantay diiwaangelinta *Dufacaddii 3aad* ee *Barnaamijka Tafsiirka Sh Dirir* La soo deg application-ka Tu
Bishaaro🎉 Waxa bilaabantay diiwaangelinta *Dufacaddii 3aad* ee *Barnaamijka Tafsiirka Sh Dirir* La soo deg application-ka Turath oo iska diiwaangeli: https://onelink.to/cuhq7w Kaddib ku biir kanaalka casharrada: https://t.me/+0m97tDUPQSUzZDZk https://www.facebook.com/share/1AmHL7emFF/?mibextid=wwXIfr T.me/ishraqcenter

Cafwan, yara suga. Muuqaalkii baa ku socda netka.