ru
Feedback
Xafso carap🍁👸

Xafso carap🍁👸

Открыть в Telegram

Nagu so biir MHDSANID 🍁❤

Больше
2 198
Подписчики
-324 часа
-167 дней
-5130 день
Архив постов
Repost from Naf JIRAN
Kuwani gumaystayaasha fasahaadinta ku haya Gaza, ee daadinaaya dhiigga shacabka, duminaaya masaajidda, kuna xadgudbaya xurmada iyo karaamada dadka; waxay dedejinayaan halaaggooda, dhammaadkooda iyo ciqaabtooda adduunka ka hor tan Aakhiro. Annagu marnaba kama shakino ballanka runta ah ee Alle ﷻ uu ka sheegay: ﴿وَإِنْ عُدتُّمْ عُدْنَا﴾ "Haddii aad ku noqotaan xumaanta, Annaguna waan idiinku celinaynaa ciqaabta." Sidoo kale kama shakino hadalka Alle ﷻ: ﴿كُلَّمَا أَوْقَدُوا نَارًا لِّلْحَرْبِ أَطْفَأَهَا اللَّهُ﴾ "Mar kasta oo ay shidaan dab dagaal, Alle wuu damiyaa." Ilaahayow, waxay dib ugu noqdeen dulmi, kibir iyo fasahaad, ee ku ciqaab ciqaab adag. Ilaahayow, ku sallid kuwaa dhadhansii cadaab xun. Ilaahayow, dami dabkooda, fashili qorshahooda, ceebna ku rid. Ilaahayow, hoos u dhig oo guul darraysii cid kasta oo ka gaabisay garab istaagga walaalahayaga mu’miniinta ah ee Gaza, kuna cidhiidhi kuwa ku cidhiidhiyey. Ilaahayow, Adigaa Xoog Badan, Adigaa Adkaade ah. Xasbunallaahu wa nicmal-wakiil. 🌸

🌙 Fadliga maalinka 9-aad ee Dul-Xijjah (Maalinta Carafa) Maalintani waa maalinta ugu fadliga badan 10-ka hore ee Dul-Xijjah, waana maalin: Dembiyada la dhaafo Ducada la aqbalo Naarta dadka laga xoreeyo aad u badan yihiin Nabigu ﷺ wuxuu yiri: “Soonka maalinta Carafa wuxuu kaffaaro u yahay dambiyada sanadkii tagay iyo kan soo socda.” Sidoo kale wuxuu yiri ﷺ: “Ma jiro maalin Ilaahay addoomo badan uga xoreeyo naarta sida maalinta Carafa.” ✨ Waxyaabaha habboon in laga faa’iidaysto (Sunnooyin): ✅ Soonka maalinta Carafa (Qofka aan xajka joogin) ✅ Ducada badan Ducada ugu kheyr badan: “لا إله إلا الله وحده لا شريك له، له الملك وله الحمد وهو على كل شيء قدير” ✅ Takbiirta iyo dikriga badan الله أكبر الله أكبر لا إله إلا الله، والله أكبر الله أكبر ولله الحمد ✅ Qur’aan akhris iyo tawbad ✅ Salaadaha sunnada iyo nafliga badan ✅ Sadaqo iyo samafal ✅ Salaadda Fajarka si jamaaco ah iyo cibaado maalinta oo dhan 🌸 Waa maalin aan la dayicin, laguna dadaalo: Oohinta iyo khushuuca Cafis dalabka Ducada waalidiinta, muslimiinta, iyo naftaada اللهم بلغنا يوم عرفة ووفقنا فيه لصالح الأعمال 🤍

Qacidda ayaa ah garo naftada yaan lagugu danaysan adna ha noqon danayste waa sida saxda haddi aadan ogolayn in lagugu danaysto cidna haku danaysan,

Asc saxibayal

3dax faaida maleh 🤷‍♂️ Maal ku jira gacn bakhiil 💰 Hub ku jira gacan fulay 🔫 Qalin k u jira gacan munafaq ✒️
3dax faaida maleh 🤷‍♂️ Maal ku jira gacn bakhiil 💰 Hub ku jira gacan fulay 🔫 Qalin k u jira gacan munafaq ✒️

Hi saxibayal waqti wngsan melksta aad joogtaan Waxaan idiin rajaynayaa cafimad iyo farxaad

❤️Ramadan mubarak saaxibayaal Allha nagu irzaqo soomkeda iyo istageeda Bishana waa mirayad aan ku arki karno dhawaca aan isu
❤️Ramadan mubarak saaxibayaal Allha nagu irzaqo soomkeda iyo istageeda Bishana waa mirayad aan ku arki karno dhawaca aan isu gaysanay 12 bil laso dhafay

Repost from Naf JIRAN
Xasuusta mar walba oo aad si joogto ah u ilaaliso oo ugu celceliso (Qur’aanka) in uu kula jiri doono, kula dhiman doono, lagulana soo bixin doono. Qofkii dayaca oo fududaysta se wuu qoomamayn doonaa, mana la jiri doono kaliya mooyaane wixii uu si dhab ah u ilaashaday. Shekadi firsihi wixi malayacniga ahaa hebel ba yori heblaa tiri Ogow: mid ka mid ah mucjisooyinka Qur’aanka waxaa ka mid ah in uu si degdeg ah u baxo marka la dayaco. Malin walba aqri oo yeelo jadwal gaar ah Si aad xaafid u noqoto Iyaas saxibul_macruf✍️

Repost from Naf JIRAN
Farxadda Qur’aanka ma dhammaato; mar ayaad ku faraxdaa markaad si hufan u xafiddo aayad, Oo aad itqaaniso mar kalena markaad fahanto aayad, Macnaheeda markale markaad si fiican u xakameyso xifdiso isku xidhka suurad, marna markaad dhammayso juz. Waa farxado isdaba-joog ah, iyo raynrayn aan kala go’ lahayn. 🌧 #حلقة_نافع_المدنى #لتحفيظ_القرءان_الكريم #اخوكم اياس صاحب المعروف

Dardaaran ku socota qofka raba xifdinta Qur’aanka balse ku adkaata: ✵ Ku dadaal ku-celcelinta; habeen iyo maalin, safar iyo d
Dardaaran ku socota qofka raba xifdinta Qur’aanka balse ku adkaata: ✵ Ku dadaal ku-celcelinta; habeen iyo maalin, safar iyo deggenaanshoba, muddo toddobaad ah ama ka badan ilaa aad si dhab ah u xifdiso adigoon ku wareerin. 💎 Sida ay yiraahdeen culimada qiraa_atka: “Inaad si fiican u xifdiso waxa aad baranayso ayaa ka kheyr badan inaad badiso wax aad illoobi doonto.” ✵Ugu dambayn Aayadaha Qur’aanku waa hanuun iyo iftiin; Ilaahayna ka baryo inuu ku siiyo iftiinkiisa iyo hanuunkiisa. Si qalbigaada uu u galo iftinkaasi bishardi waa inaad toobad kento ka tagto macaasida, Waayo mugdi iyo ilays meel ma wada jogi karaan #حلقة_نافع المدني #لتحفيظ_القرءان Hamogaan xalaqada Laxidhidh 610711831

“Barakada Qur’aanku waxay timaaddaa kaddib samir iyo ku dhegganaansho joogto ah. Qofkii naftiisa ku dadaala—even haddii uu ma
“Barakada Qur’aanku waxay timaaddaa kaddib samir iyo ku dhegganaansho joogto ah. Qofkii naftiisa ku dadaala—even haddii uu maalin walba akhriyo ama xifdiyo dhowr bog oo yar—waxa Alle u furaa, joogtayntuna waxay gaarsiisaa ilaa juz’yo badan. Isku mid ma aha qof fadhiid ah oo dayacan, sugayana inuu helo wax ka mid ah neecawda Qur’aanka, iyo qof hurdo iyo waqti ka hura, kana dhiga daqiiqadihiisa kuwa ugu qaalisan Qur’aanka dartiis. Ka faa’iidayso cimrigaaga.” 🤲 Ilaahayow, nagu arsaaq xifdinta Qur’aanka iyo barakadiisa. #حلقة_نافع_المدنى #لتحفيظ_القرءان الكريم اخوكم اياس صاحب المعروف

❤️Gabar in la jeclaado waa fidrad dabici ah Lkin inaad asturto xifdiso waa ragannimo,😍
❤️Gabar in la jeclaado waa fidrad dabici ah Lkin inaad asturto xifdiso waa ragannimo,😍

"Qofka macasidu ka dhacdo ee dhalinyarada ah marku uu soo toobad keeno wuxuu noqdaa Xabiibullaah❤️😍
"Qofka macasidu ka dhacdo ee dhalinyarada ah marku uu soo toobad keeno wuxuu noqdaa Xabiibullaah❤️😍

Repost from Naf JIRAN
✍🏻رفع الله قدرڪم وبارڪ في عملڪم ،، وأسعد قلوبڪم النقية ،، وبارڪ الله في أيامڪم وسائر أوقاتڪم ،، ووهبڪم ڪل ما تحبون ،، وڪفاڪم شر ما تڪرهون ،، وملأ حياتڪم سعادة وحباً وسلاماً ،، أسأل الله العظيم أن يسعدنا وإياڪم في الدنيا والآخرة. 🌹

😍Qayba ka mid ah aaydka ugu macaan kalamka ilahay ❤️oo wada cajib ah❤️
😍Qayba ka mid ah aaydka ugu macaan kalamka ilahay ❤️oo wada cajib ah❤️

🌿 Camallada ay habboon tahay in Muslimku ku dadaalo maalinta Jimcaha: ▪️ Inuu badiyo salaadda Nabiga ﷺ ▪️ Akhrinta Suuradda
🌿 Camallada ay habboon tahay in Muslimku ku dadaalo maalinta Jimcaha: ▪️ Inuu badiyo salaadda Nabiga ﷺ ▪️ Akhrinta Suuradda Al-Kahf ▪️ Inuu Alle ﷻ baryo xilliga ducadu la aqbalo Aan ka faa’iidaysanno saacadaha maalintan barakaysan..

Repost from Naf JIRAN
📢 OGAYSIIS Xalaqada Naafiic Al-Madani waxay qaadanaysaa arday cusub 📖 Waxaad ku baran doontaa saxidda dhawaaqyada Qur’aanka iyo xifdin sugan. Haddii aad rabto inaad Qur’aanka si sax ah u akhrido una xifdiso, fursaddan ha seegin 🌿 📲 Nala soo xiriir: [ @macruuf1

Wa lbo nin masjidey usocdn waxa ka hor imaty 9 gabr nimanki md kamida a salmy ninki kala dhahay maxa gabdhaha usalmty so salada kama jabyso sanw ku dhahay igama jabyn wayo gbdhaha 3 ana dhaly 3 abbahy ey ladhashn 3 aney ila dhashen 9 koduna xaskyga ayey ka farcmen e sbbta ey uga farcmen aa larba

Repost from Naf JIRAN
U sheeg kuwa u malaynaya in Islaamku dhammaaday: Islaamku ma dhammaado, balse wuu libdhaa markaan annagu libanno, wuu soo noqdaa markaan soo noqonno; U Soo noqoshadaada xaga Alle waa bilowga sharafta ummad! Haddaba ha is yaraysan naftaada, adigu waxaad tahay askari dagaalka wacyiga. #Madal_Wacyi

Repost from Naf JIRAN
﴿ وَقالُـوا الحَمدُ لِلَّـهِ الَّذي صَدَقَنا وَعـدَهُ ﴾ .

Xafso carap🍁👸 - Статистика и аналитика Telegram-канала @xafso143