cookie

Мы используем файлы cookie для улучшения сервиса. Нажав кнопку «Принять все», вы соглашаетесь с использованием cookies.

avatar

FAHANKA NOLOSHA 🌍💕

Waqtigu cidna ma beddelo..lakin Waqtigu wuxuu daaha ka qaadaa runta qof walba,!!! halkaan ugu imaaw qoraallo qulubtaada soo jiita sawiraan indhahaaga soo jiita,🥰🥰🌹. FAHANKA NOLOSHA fadlan, JOIN dheh) tallo wixi aad rabto( 👉 @macruuf1

Больше
Рекламные посты
12 810
Подписчики
+3924 часа
+1517 дней
+66430 дней

Загрузка данных...

Прирост подписчиков

Загрузка данных...

"Guul joogta ah maaha dabiici dabicigu waa inaad dhadhamiso wax walba si aad u ogatao macanahooda, Sheikh mustafa yiri: (guul qura maaha noloshu,)
Показать все...
💯 4 3👍 2
Ninkii samraa sadkiisa hela, Hadal yar iyo hawl badan waa u lama huraan hadafkaaga, Iyaas ✍
Показать все...
👏 7👍 1👌 1
Фото недоступноПоказать в Telegram
Cajiib soo maaha sxb Noloshu aad bey u qurux badneed marki aan ahaaa mid aan fahmin,!
Показать все...
👍 15 4🥰 1👌 1
Repost from N/a
▁ ▂ ▄ ▅ ▆ ▇ █ - █ ▇ ▆ ▅ ▄ ▂ 🦋KOOXDA MIDNIMO🦋 Halkaan waxaa isugu keenay🧭 Kanaalada somalida ugu wanaagsan Uguna tayada sareeyo si aad waxbadan uga faa'iido kubiir.⬇️ @Qalpijaceyl42 💔😢 @Lamaane24h 🫂💝 @Qalbitabat14 ❤️‍🩹 @Riyooyinkeena56? @NAFTEENNA1 ⬇️KU BIIR ⬇️ https://t.me/addlist/rDlYqu9fcehjMDc0
Показать все...
MIDNIMO

Gud Kooxda Midnimo invites you to add the folder “MIDNIMO”, which includes 91 chats.

Musalsal aan daawaday, waqtigii iiga baxay intaan ayaan ka soo qoray, Waan daafici doonaa dulmanaha xitaa haddi uu yahy cadawgeyga, Mana cafin doona khaainka xitaa haddii uu yahay walalkeyga,!! Sideed ugu fikirtay inana kaa baqaya aniga oo aanan lahayn hal naf mooyee taasna uu haayo Allah,! Xitaa haddi nala dullaysto xoriyaddu waa yoolkeena mar walba, Madaxayga cidna hoos uma gayn doono Cidna awood uma laha iney naga caajis galiyaan dariiqa ilaahay,
Показать все...
🥰 12🔥 2👍 1
كُن صاحب معروف فصاحبُ المعروف لا يَقَع، فإنْ وَقَع وجد مُتكئًا.
Показать все...
🥰 6 2
Фото недоступноПоказать в Telegram
Dadku waa abuurki iyo dhismihii Ilaah, ee hoog waxaa leh ku alla kii isaga dumiya. ✨
Показать все...
👍 13💯 4🤔 3🥰 1
Фото недоступноПоказать в Telegram
"Qofna uma yaqaan nafta sida qofka haysta "Naftaada u noqo dheelitire xagga qiimaynta."👋 ...iyaas saxibu-lmacruuf
Показать все...
14🥰 1👏 1
Hadal xaqiiqa ah nimaad ciisha ayuun baa ku caaya🌎🥱🤫
Показать все...
👌 9👏 1
"Ubax haddi aad biya badan ku waraabiso wuu dhintaa, Qofna haddi aad siiao qiima ka badan inta uu mudan yahay dusha ayuu kaaga kaajaa,!!
Показать все...
💯 11🔥 5
Выберите другой тариф

Ваш текущий тарифный план позволяет посмотреть аналитику только 5 каналов. Чтобы получить больше, выберите другой план.