2 198
订阅者
-324 小时
-167 天
-5130 天
帖子存档
2 198
Repost from Naf JIRAN
Kuwani gumaystayaasha fasahaadinta ku haya Gaza, ee daadinaaya dhiigga shacabka, duminaaya masaajidda, kuna xadgudbaya xurmada iyo karaamada dadka; waxay dedejinayaan halaaggooda, dhammaadkooda iyo ciqaabtooda adduunka ka hor tan Aakhiro.
Annagu marnaba kama shakino ballanka runta ah ee Alle ﷻ uu ka sheegay:
﴿وَإِنْ عُدتُّمْ عُدْنَا﴾ "Haddii aad ku noqotaan xumaanta, Annaguna waan idiinku celinaynaa ciqaabta."
Sidoo kale kama shakino hadalka Alle ﷻ:
﴿كُلَّمَا أَوْقَدُوا نَارًا لِّلْحَرْبِ أَطْفَأَهَا اللَّهُ﴾ "Mar kasta oo ay shidaan dab dagaal, Alle wuu damiyaa."
Ilaahayow, waxay dib ugu noqdeen dulmi, kibir iyo fasahaad, ee ku ciqaab ciqaab adag. Ilaahayow, ku sallid kuwaa dhadhansii cadaab xun.
Ilaahayow, dami dabkooda, fashili qorshahooda, ceebna ku rid.
Ilaahayow, hoos u dhig oo guul darraysii cid kasta oo ka gaabisay garab istaagga walaalahayaga mu’miniinta ah ee Gaza, kuna cidhiidhi kuwa ku cidhiidhiyey.
Ilaahayow, Adigaa Xoog Badan, Adigaa Adkaade ah.
Xasbunallaahu wa nicmal-wakiil.
🌸
2 198
Repost from FAHANKA NOLOSHA 🌍💕
🌙 Fadliga maalinka 9-aad ee Dul-Xijjah (Maalinta Carafa)
Maalintani waa maalinta ugu fadliga badan 10-ka hore ee Dul-Xijjah, waana maalin:
Dembiyada la dhaafo
Ducada la aqbalo
Naarta dadka laga xoreeyo aad u badan yihiin
Nabigu ﷺ wuxuu yiri:
“Soonka maalinta Carafa wuxuu kaffaaro u yahay dambiyada sanadkii tagay iyo kan soo socda.”
Sidoo kale wuxuu yiri ﷺ:
“Ma jiro maalin Ilaahay addoomo badan uga xoreeyo naarta sida maalinta Carafa.”
✨ Waxyaabaha habboon in laga faa’iidaysto (Sunnooyin):
✅ Soonka maalinta Carafa
(Qofka aan xajka joogin)
✅ Ducada badan
Ducada ugu kheyr badan:
“لا إله إلا الله وحده لا شريك له، له الملك وله الحمد وهو على كل شيء قدير”
✅ Takbiirta iyo dikriga badan
الله أكبر الله أكبر لا إله إلا الله، والله أكبر الله أكبر ولله الحمد
✅ Qur’aan akhris iyo tawbad
✅ Salaadaha sunnada iyo nafliga badan
✅ Sadaqo iyo samafal
✅ Salaadda Fajarka si jamaaco ah iyo cibaado maalinta oo dhan
🌸 Waa maalin aan la dayicin, laguna dadaalo:
Oohinta iyo khushuuca
Cafis dalabka
Ducada waalidiinta, muslimiinta, iyo naftaada
اللهم بلغنا يوم عرفة ووفقنا فيه لصالح الأعمال 🤍
2 198
Repost from Xafso carap🍁👸
Qacidda ayaa ah garo naftada yaan lagugu danaysan adna ha noqon danayste waa sida saxda haddi aadan ogolayn in lagugu danaysto cidna haku danaysan,
2 198
Repost from FAHANKA NOLOSHA 🌍💕
3dax faaida maleh 🤷♂️
Maal ku jira gacn bakhiil 💰
Hub ku jira gacan fulay 🔫
Qalin k u jira gacan munafaq ✒️
2 198
Hi saxibayal waqti wngsan melksta aad joogtaan
Waxaan idiin rajaynayaa cafimad iyo farxaad
2 198
Repost from FAHANKA NOLOSHA 🌍💕
❤️Ramadan mubarak saaxibayaal
Allha nagu irzaqo soomkeda iyo istageeda
Bishana waa mirayad aan ku arki karno dhawaca aan isu gaysanay 12 bil laso dhafay
2 198
Repost from Naf JIRAN
Xasuusta mar walba oo aad si joogto ah u ilaaliso oo ugu celceliso (Qur’aanka) in uu kula jiri doono, kula dhiman doono, lagulana soo bixin doono.
Qofkii dayaca oo fududaysta se wuu qoomamayn doonaa, mana la jiri doono kaliya mooyaane wixii uu si dhab ah u ilaashaday. Shekadi firsihi wixi malayacniga ahaa hebel ba yori heblaa tiri
Ogow: mid ka mid ah mucjisooyinka Qur’aanka waxaa ka mid ah in uu si degdeg ah u baxo marka la dayaco.
Malin walba aqri oo yeelo jadwal gaar ah
Si aad xaafid u noqoto
Iyaas saxibul_macruf✍️
2 198
Repost from Naf JIRAN
Farxadda Qur’aanka ma dhammaato;
mar ayaad ku faraxdaa markaad si hufan u xafiddo aayad,
Oo aad itqaaniso
mar kalena markaad fahanto aayad,
Macnaheeda
markale markaad si fiican u xakameyso xifdiso isku xidhka suurad,
marna markaad dhammayso juz.
Waa farxado isdaba-joog ah, iyo raynrayn aan kala go’ lahayn. 🌧
#حلقة_نافع_المدنى
#لتحفيظ_القرءان_الكريم
#اخوكم اياس صاحب المعروف
2 198
Repost from FAHANKA NOLOSHA 🌍💕
Dardaaran ku socota qofka raba xifdinta Qur’aanka balse ku adkaata:
✵ Ku dadaal ku-celcelinta; habeen iyo maalin, safar iyo deggenaanshoba, muddo toddobaad ah ama ka badan ilaa aad si dhab ah u xifdiso adigoon ku wareerin.
💎 Sida ay yiraahdeen culimada qiraa_atka: “Inaad si fiican u xifdiso waxa aad baranayso ayaa ka kheyr badan inaad badiso wax aad illoobi doonto.”
✵Ugu dambayn
Aayadaha Qur’aanku waa hanuun iyo iftiin; Ilaahayna ka baryo inuu ku siiyo iftiinkiisa iyo hanuunkiisa.
Si qalbigaada uu u galo iftinkaasi bishardi waa inaad toobad kento ka tagto macaasida,
Waayo mugdi iyo ilays meel ma wada jogi karaan
#حلقة_نافع المدني
#لتحفيظ_القرءان
Hamogaan xalaqada
Laxidhidh
610711831
2 198
Repost from FAHANKA NOLOSHA 🌍💕
“Barakada Qur’aanku waxay timaaddaa kaddib samir iyo ku dhegganaansho joogto ah. Qofkii naftiisa ku dadaala—even haddii uu maalin walba akhriyo ama xifdiyo dhowr bog oo yar—waxa Alle u furaa, joogtayntuna waxay gaarsiisaa ilaa juz’yo badan.
Isku mid ma aha qof fadhiid ah oo dayacan, sugayana inuu helo wax ka mid ah neecawda Qur’aanka, iyo qof hurdo iyo waqti ka hura, kana dhiga daqiiqadihiisa kuwa ugu qaalisan Qur’aanka dartiis.
Ka faa’iidayso cimrigaaga.”
🤲 Ilaahayow, nagu arsaaq xifdinta Qur’aanka iyo barakadiisa.
#حلقة_نافع_المدنى
#لتحفيظ_القرءان الكريم
اخوكم اياس صاحب المعروف
2 198
Repost from FAHANKA NOLOSHA 🌍💕
❤️Gabar in la jeclaado waa fidrad dabici ah
Lkin inaad asturto xifdiso waa ragannimo,😍
2 198
Repost from FAHANKA NOLOSHA 🌍💕
"Qofka macasidu ka dhacdo ee dhalinyarada ah marku uu soo toobad keeno wuxuu noqdaa
Xabiibullaah❤️😍
2 198
Repost from Naf JIRAN
✍🏻رفع الله قدرڪم وبارڪ في عملڪم ،،
وأسعد قلوبڪم النقية ،،
وبارڪ الله في أيامڪم وسائر أوقاتڪم ،،
ووهبڪم ڪل ما تحبون ،،
وڪفاڪم شر ما تڪرهون ،،
وملأ حياتڪم سعادة وحباً وسلاماً ،،
أسأل الله العظيم أن يسعدنا وإياڪم
في الدنيا والآخرة.
🌹
2 198
Repost from FAHANKA NOLOSHA 🌍💕
😍Qayba ka mid ah aaydka ugu macaan kalamka ilahay ❤️oo wada cajib ah❤️
2 198
Repost from FAHANKA NOLOSHA 🌍💕
🌿 Camallada ay habboon tahay in Muslimku ku dadaalo maalinta Jimcaha:
▪️ Inuu badiyo salaadda Nabiga ﷺ
▪️ Akhrinta Suuradda Al-Kahf
▪️ Inuu Alle ﷻ baryo xilliga ducadu la aqbalo
Aan ka faa’iidaysanno saacadaha maalintan barakaysan..
2 198
Wa lbo nin masjidey usocdn waxa ka hor imaty 9 gabr nimanki md kamida a salmy ninki kala dhahay maxa gabdhaha usalmty so salada kama jabyso sanw ku dhahay igama jabyn wayo gbdhaha 3 ana dhaly 3 abbahy ey ladhashn 3 aney ila dhashen 9 koduna xaskyga ayey ka farcmen e sbbta ey uga farcmen aa larba
2 198
Repost from Naf JIRAN
U sheeg kuwa u malaynaya in Islaamku dhammaaday:
Islaamku ma dhammaado, balse wuu libdhaa markaan annagu libanno,
wuu soo noqdaa markaan soo noqonno;
U Soo noqoshadaada xaga Alle waa bilowga sharafta ummad!
Haddaba ha is yaraysan naftaada, adigu waxaad tahay askari dagaalka wacyiga.
#Madal_Wacyi
现已上线!2025 年 Telegram 研究 — 年度关键洞察 
