cookie

Мы используем файлы cookie для улучшения сервиса. Нажав кнопку «Принять все», вы соглашаетесь с использованием cookies.

avatar

Maymuun thoughts ❤️😊

Soo dhowoow is ku day inaad cid nagusoo biiriso hal qofna ha ahaatee adiga oo linkiga zhere gareynaya halkaan waxaad ka helaysaa fikrado ku cajabiya♥️ Wixii talo ah halkan igalasoo xidhiidh💚👇 @Maymuuncali https://t.me/Audiobook2s 2021-5-24

Больше
Рекламные посты
12 523
Подписчики
+1624 часа
+267 дней
+13830 дней

Загрузка данных...

Прирост подписчиков

Загрузка данных...

Is diidooyin. Saacaddu waxay ku taagantahay 5:00 oo buure ah dhawaaqa taleefankayga ayaan gacanta la tiigsadey oo aan hore isaga damiyey nafta waxaan ku dirqinayaa iney hore ka kacdo oo ay ku foofto arimaheeda ka dhul yaala ee tirada badan iyadana waxay jecleysaneysaa inay iskaga sii jiifto sariirteeda , isdiidooyinka ugu adag ee aan subax kasta la kulmo waa in mar naftaydu ay rabto inaaney dhibtoon , sariirtana aaney kasoo kicin hadana mar kale ay rabto iney wax qabsato.! Dhowr sano uun ka hor aad ayaan u xiiseyn jirey in aan banaanka hooyo u raaco, soo booqashada qaraabaduna waxa aan ugu jeclahay ayay ahayd lakiin iminka waxa ugu danbeeya ee aan dooran karo waa in aan banaanka u baxo hooyo waxay u haystaa sababta ugu weyni inay tahay moobeelka meel gaara maxaa ku galiyey iyo soo bax kama dhamaato inaan horteeda marmaro iyo inaan sidii hore oo kale u dhaqmo ayay rabtaa anigu se waxaan rabaa inaan qolkayga iskaga jiro danahaygana ku qabsado  isdiidooyinkayagu Wuxuu sababayaa iney iyadu yaabantahay halka aniguna aan yaabanahay.! Waxaan dareemayaa iney gaadhey xiligii aan seexan lahaa saacaduna xilli danbe ayay kusii siqaysaa waan ogahay caafimaadkeyga, mustaqbalkayga iyo nolosheydaba inay faaido u tahay in goor hare la seexdo hadana wax kale ayaa iga xoog weyn habaryartey ayaa odhan jirtey hadda ka hor markay aragto annaga oo taleefanka is ticmaaleyna habaryar sixir ayaa bahalka ku jira hadaa ayaan dhahaa waa runteed waayo si yar oo aanad dareemeyn ayuu danahaaga oo dhan kuu seejineysaa is diidooyin badan ayaa ka dhaxeeya nafteyda iyo moobilka ma garan karo kaayaga guuleysan doona lakiin waxaan ogahay inaanan marnaba is dhiibi doonin.! Hooyadey, abaahay iyo dhamaan dadka waayeelka aha marka ay I arkaan waxa ay idhahaan " mashaallah waxaad ku jirtaa wakhtigii ugu quruxda badnaa ee noloshaada dhaliyaranimada wakhti ka wacan oo qofku maro ma jirto ee ka faai'deyso" marmaka qaar ayaan yaabaa oo aan dhaha sidan miyaan wakhtigaygii ugu wacnaa ku jiraa hadii ley kala doorensiiyo caruurnimadii ayaanba dooran lahaa waayo wakhtigaas waxba kama fakari jirin, baahiyo badanna ma aanan lahayn , waayeelnimada lakiin waxba kama ogi waxa kaliya  een ogahay ayaa se ah dhalinyaranimadu inaanay fududeyn waa hadii aad tahay qof dhalinyaro ah oo doonaya inuu aduunkan wax ka tabcado, aakhiradiisana u shaqaysto waliba ay kuu dheeryihiin gaabis iyo nusqaan badan oo ka jirta meesha aad ku nooshahay, fahmid la'aanta aan wax badan lagula fahmeyn iyo inaad kali ku tahay wadada aad dooneyso inaad jeexato si aad u gaadho waxa aad rabto.! Dagaalka ugu adag ee uu qofku galo waaka uu naftiisa la galo kaas ilaayo uu ku guuleystana dunidan wax boos ah kuma laha.! W/Q~maymuun Cali. Khamiis ~ 28/3/2024
Показать все...
21👏 4👍 2
💞➰Community ++ ♨️♨️ ━━━━━━━🔺━━━━━━━━ 111k+ 📚Somali Free Books 📙 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 53k+ 📘Somali Librarians 📒 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 32k+ ✨Xikmado iyo murti🗣 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 31k+ 📘Kobciye Books📗 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 23+ 🌸 Mucaashaq Jacayl🌷 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 21+k 🪴Dhiirigaliye nolol🍀 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 19+k ⚙️Hoyga Farsamda💭 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 18k+ 🌟 Aqoon Kobciye 🔆 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 17k+ 👩‍🏭 Hidaayatu Rabbi 👥 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 16k+ 👤Quruxda islaamka🫂 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 16k+ 🌓Somali to English♦️ ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 15k+ ⛺️ jacaylside channel❤️ ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 14k+ 🪢 alxakiim channel 👔 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 14k+ ➰xaqiiqada Nolosha🪜 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 14k+ 🌱Dareen Side channel🪴 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 13k 💹 Hassan Caashaq ❇️ ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 13k 🈳Qalbi Dhaye 🚹 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 13k ♨️ Qalbiyadeena 💢 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 13k 🔴 Guulaayso bet 🟢 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 13k ♒️ Kalimat Kariim ♉️ ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 13k 🧕 Aisha bin Ahmed🗣 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 13k 🧩 Faiido Channel🪝 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 13k 👩 Hogaan Dumar 🧕 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 12k 💬 albaani channel 🗯 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 12k 🪤 Dhaqan Wanaag ⚖️ ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 12k 👳‍♂️ Dinteena suuban💚 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 11k 📒 Qoraalo kooban 👀 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 10k 🍇 Nuxur Side 🌬 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 10k ✍️ Kaydka Qormo 🖌 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 10k 🌎 Haqabtire Online⚡️ ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 06k 🫧 Ruuxda channel 💫 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 06k 🫧 MaanHage School 💫 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ ━━━━━━━━━━━━ ⭐️ VIP Channel ➡️ JOIN NOW ━━━━━━━━━━━━ anti-delete 🔝12hrs in channels
Показать все...
Dareen Bulsho

Wacyi galinta bulshada somaliyeed ~qabyaalada ~diinta ~dhaqanka

█▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀█ 🫧 Community ++ 🌪 █▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄█ Join 👉 @somali_admins ▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬ 📮Somali Free Books ↩️ ❯❯❯ █░JOIN NOW░█ 📮Somali Librarians ↩️ ❯❯❯ █░JOIN NOW░█ 📮Xikmado iyo murti ↩️ ❯❯❯ █░JOIN NOW░█ 📮Kobciye Books ↩️ ❯❯❯ █░JOIN NOW░█ 📮 Mucaashaq Jacayl↩️ ❯❯❯ █░JOIN NOW░█ 📮Dhiirigaliye nolol ↩️ ❯❯❯ █░JOIN NOW░█ 📮Hoyga Farsamda ↩️ ❯❯❯ █░JOIN NOW░█ 📮 Aqoon Kobciye ↩️ ❯❯❯ █░JOIN NOW░█ 📮 Hidaayatu Rabbi ↩️ ❯❯❯ █░JOIN NOW░█ 📮Quruxda islaamka ↩️ ❯❯❯ █░JOIN NOW░█ 📮 jacaylside channel ↩️ ❯❯❯ █░JOIN NOW░█ 📮 alxakiim channel ↩️ ❯❯❯ █░JOIN NOW░█ 📮xaqiiqada Nolosha ↩️ ❯❯❯ █░JOIN NOW░█ 📮Dareen Side channel↩️ ❯❯❯ █░JOIN NOW░█ 📮 Hassan Caashaq ↩️ ❯❯❯ █░JOIN NOW░█ 📮Qalbi Dhaye ↩️ ❯❯❯ █░JOIN NOW░█ 📮 Qalbiyadeena ↩️ ❯❯❯ █░JOIN NOW░█ 📮 Guulaayso bet ↩️ ❯❯❯ █░JOIN NOW░█ 📮 Kalimat Kariim ↩️ ❯❯❯ █░JOIN NOW░█ 📮 Aisha bin Ahmed ↩️ ❯❯❯ █░JOIN NOW░█ 📮 Faiido Channel ↩️ ❯❯❯ █░JOIN NOW░█ 📮Hogaan Dumar ↩️ ❯❯❯ █░JOIN NOW░█ 📮 albaani channel ↩️ ❯❯❯ █░JOIN NOW░█ 📮 Dhaqan Wanaag ↩️ ❯❯❯ █░JOIN NOW░█ 📮 Dinteena suuban ↩️ ❯❯❯ █░JOIN NOW░█ 📮 Qoraalo kooban ↩️ ❯❯❯ █░JOIN NOW░█ 📮 Nuxur Side FXV ↩️ ❯❯❯ █░JOIN NOW░█ 📮 Kaydka Qormo ↩️ ❯❯❯ █░JOIN NOW░█ 📮 MaanHage School ↩️ ❯❯❯ █░JOIN NOW░📮 Ruuxda channel ↩️ ❯❯❯ █░JOIN NOW░█ █▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀█ 🎯Presented by @zomalibot █▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄█ anti-delete 🔝12hrs in channel
Показать все...
👍 1 1
Farxad iyo badhaadhe ku ciida 🥀🤍
Показать все...
30👏 4
💞➰Community ++ ♨️♨️ ━━━━━━━🔺━━━━━━━━ 111k+ 📚Somali Free Books 📙 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 53k+ 📘Somali Librarians 📒 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 32k+ ✨Xikmado iyo murti🗣 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 31k+ 📘Kobciye Books📗 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 23+ 🌸 Mucaashaq Jacayl🌷 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 21+k 🪴Dhiirigaliye nolol🍀 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 19+k ⚙️Hoyga Farsamda💭 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 18k+ 🌟 Aqoon Kobciye 🔆 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 17k+ 👩‍🏭 Hidaayatu Rabbi 👥 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 16k+ 👤Quruxda islaamka🫂 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 16k+ 🌓Somali to English♦️ ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 15k+ ⛺️ jacaylside channel❤️ ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 14k+ 🪢 alxakiim channel 👔 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 14k+ ➰xaqiiqada Nolosha🪜 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 14k+ 🌱Dareen Side channel🪴 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 13k 💹 Hassan Caashaq ❇️ ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 13k 🈳Qalbi Dhaye 🚹 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 13k ♨️ Qalbiyadeena 💢 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 13k 🔴 Guulaayso bet 🟢 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 13k ♒️ Kalimat Kariim ♉️ ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 13k 🧕 Aisha bin Ahmed🗣 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 13k 🧩 Faiido Channel🪝 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 13k 👩 Hogaan Dumar 🧕 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 12k 💬 albaani channel 🗯 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 12k 🪤 Dhaqan Wanaag ⚖️ ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 12k 👳‍♂️ Dinteena suuban💚 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 11k 📒 Qoraalo kooban 👀 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 10k 🍇 Nuxur Side 🌬 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 10k ✍️ Kaydka Qormo 🖌 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 10k 🌎 Haqabtire Online⚡️ ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 06k 🫧 Ruuxda channel 💫 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 06k 🫧 MaanHage School 💫 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ ━━━━━━━━━━━━ ⭐️ VIP Channel ➡️ JOIN NOW ━━━━━━━━━━━━ anti-delete 🔝12hrs in channels
Показать все...
Dareen Bulsho

Wacyi galinta bulshada somaliyeed ~qabyaalada ~diinta ~dhaqanka

6.88 KB
Caqliyadda dhalinyarada maanta.! Waxa jirta caqliyad marar badan buugta psychologyga lagu sheego oo la dhaho (victim mentality ) oo noqoneysa caqliyadda dhibanaha, dadka caqliyaddan lihi waa dad markasta aaminsan iney iyagu dulmanyihiin,  khaladkasta oo ay sameeyaan waxay isku dayaan iney cidkale u sababeeyaan ama ay dusha ka saaraan, waxaad arkeysaa qof dhaliyaro ah oo muuqaalkiisa marka aad aragto aad yaabeyso wax nadaafad ah ma lahan , salaadii ilaahay ma tukanayo , mustaqbalkiisii hore iyo kasoo socda midna war uma hayo haddana markasta madaxda ayuu caayayaa mar Africa ayaan ku noolahay ayuu dhahayaa, intaa wuxuu isku dayayaa in khaladaadka uu sameynayo uu iska duwo cidkalana dusha ka saaro. Waxa jirta iyaduna dhalinyaro markasta niyad jab kaala hor imaneysa markasta waxay filanayaan waxa aan wanaagsaneen fifircooni iyo farxad midna malaha waa kuwa dhaha dalka shaqo ma taalo , si kasta oo aad aqoon u leedahay kuma shaqeysen kartid, dhalinyarada maanta siyaasadda wax ba kuma laha, africa maalin uun waan ka tagayaa, iyagu kuwii hore wey yara dhaamaan lakiin isuma qalmaan waxa ay rabaan iyo dadaalkoodu iyadoo duruufo badan wadankeena ay ka jiraan miyay sax tahay ineynu ka dadaal yaraano  dhaliyarada wadamadoodu wax walba u diyaariyeen boqol jeer iyagaa inaga dadaal iyo shaqo badan aduunkanna lama helo wax aan loo tabcan loona raafaadin ee bal ii sheeega wax idinkoo noloshuba bilow idiin tahay bilaa rajada idinka wada dhigay. Wakhtigan aynu joogno looma baahna dhalinyaro jilicsan oo markasta cabanaysa madaama aynu ognahay xaaladaha jira oo dhan waa ineynu noqonaa dhalinyaro ku suntan hal-adeyg, niyad jab la'aan , shaqo badan iyo hubka ugu weyn ee aynu adeegsan karno si aynu musiibooyinka ina haysta wax uga qabano waana aqoonta, maalinkasta kusoo kac firfircooni, rajo iyo inaad diyaar u tahay inaad wax tarto naftaada iyo dadkaaga. #Maymun
Показать все...
39👍 7👏 1
💞➰Community ++ ♨️♨️ ━━━━━━━🔺━━━━━━━━ 111k+ 📚Somali Free Books 📙 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 53k+ 📘Somali Librarians 📒 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 32k+ ✨Xikmado iyo murti🗣 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 31k+ 📘Kobciye Books📗 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 23+ 🌸 Mucaashaq Jacayl🌷 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 21+k 🪴Dhiirigaliye nolol🍀 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 19+k ⚙️Hoyga Farsamda💭 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 18k+ 🌟 Aqoon Kobciye 🔆 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 17k+ 👩‍🏭 Hidaayatu Rabbi 👥 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 16k+ 👤Quruxda islaamka🫂 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 16k+ 🌓Somali to English♦️ ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 15k+ ⛺️ jacaylside channel❤️ ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 14k+ 🪢 alxakiim channel 👔 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 14k+ ➰xaqiiqada Nolosha🪜 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 14k+ 🌱Dareen Side channel🪴 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 13k 💹 Hassan Caashaq ❇️ ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 13k 🈳Qalbi Dhaye 🚹 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 13k ♨️ Qalbiyadeena 💢 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 13k 🔴 Guulaayso bet 🟢 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 13k ♒️ Kalimat Kariim ♉️ ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 13k 🧕 Aisha bin Ahmed🗣 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 13k 🧩 Faiido Channel🪝 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 13k 👩 Hogaan Dumar 🧕 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 12k 💬 albaani channel 🗯 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 12k 🪤 Dhaqan Wanaag ⚖️ ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 12k 👳‍♂️ Dinteena suuban💚 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 11k 📒 Qoraalo kooban 👀 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 10k 🍇 Nuxur Side 🌬 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 10k ✍️ Kaydka Qormo 🖌 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 10k 🌎 Haqabtire Online⚡️ ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 06k 🫧 Ruuxda channel 💫 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 06k 🫧 MaanHage School 💫 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ ━━━━━━━━━━━━ ⭐️ VIP Channel ➡️ JOIN NOW ━━━━━━━━━━━━ anti-delete 🔝12hrs in channels
Показать все...
Dareen Bulsho

Wacyi galinta bulshada somaliyeed ~qabyaalada ~diinta ~dhaqanka

4👍 1
113k🌐Somali Books 📚░▒▓█ 🄹🄾🄸🄽 █▓▒░ 54k 😎Somali Library⚡️░▒▓█ 🄹🄾🄸🄽 █▓▒░ 33k 💭Xikmado iyo murti 💙░▒▓█ 🄹🄾🄸🄽 █▓▒░ 31k 💰Kobciye Books 📚░▒▓█ 🄹🄾🄸🄽 █▓▒░ 24k 💞Mucaashaq Jacayl 🌸 ➠ ░▒▓█ 🄹🄾🄸🄽 █▓▒░ 22k 💰Dhiiragaliye 📚░▒▓█ 🄹🄾🄸🄽 █▓▒░ 19k 🆓 Free Udx Courses🈚️░▒▓█ 🄹🄾🄸🄽 █▓▒░ 19k 🆓 somali english🈚️░▒▓█ 🄹🄾🄸🄽 █▓▒░ 17k 📖 Aqoon Kobciye 📒░▒▓█ 🄹🄾🄸🄽 █▓▒░ 16k 👩‍🦰 Hidaayatu Rabi 🧕░▒▓█ 🄹🄾🄸🄽 █▓▒░ 15k 🍎 Quruxda Islamka 🍀░▒▓█ 🄹🄾🄸🄽 █▓▒░ 15k 🌹Xaqiqada Nolosha🥀 ➠ ░▒▓█ 🄹🄾🄸🄽 █▓▒░ 14k 🪴Al-Xakiim Channel🌼 ➠ ░▒▓█ 🄹🄾🄸🄽 █▓▒░ 14k 🌻Ereyo jacayl ah 🌸 ➠ ░▒▓█ 🄹🄾🄸🄽 █▓▒░ 13k ✨Dareen Side🔥 ➠ ░▒▓█ 🄹🄾🄸🄽 █▓▒░ 13k 💹 Hassan Caashaq ❇️ ➠ ░▒▓█ 🄹🄾🄸🄽 █▓▒░ 13k 🈳Qalbi Dhaye 🚹 ➠ ░▒▓█ 🄹🄾🄸🄽 █▓▒░ 13k ♨️ Qalbiyadeena 💢 ➠ ░▒▓█ 🄹🄾🄸🄽 █▓▒░ 13k ♒️ Kalimat Kariim ♉️ ➠ ░▒▓█ 🄹🄾🄸🄽 █▓▒░ 13k 🧕 Aisha bin Ahmed🗣░▒▓█ 🄹🄾🄸🄽 █▓▒░ 13k 👩 Hogaan Dumar 🧕 ➠ ░▒▓█ 🄹🄾🄸🄽 █▓▒░ 12k 🧩 Faiido Channel🪝 ➠ ░▒▓█ 🄹🄾🄸🄽 █▓▒░ 12k 💬 albaani channel 🗯 ➠ ░▒▓█ 🄹🄾🄸🄽 █▓▒░ 12k 🪤 Dhaqan Wanaag ⚖️ ➠ ░▒▓█ 🄹🄾🄸🄽 █▓▒░ 12k 👳‍♂️ Dinteena suuban💚░▒▓█ 🄹🄾🄸🄽 █▓▒░ 11k 📒 Qoraalo kooban 👀 ➠ ░▒▓█ 🄹🄾🄸🄽 █▓▒░ 10k 🍇 Nuxur Side 🌬 ➠ ░▒▓█ 🄹🄾🄸🄽 █▓▒░ 10k ✍️ Kaydka Qormo 🖌 ➠ ░▒▓█ 🄹🄾🄸🄽 █▓▒░ 13k 🌎 guulayso bet⚡️ ➠ ░▒▓█ 🄹🄾🄸🄽 █▓▒░ 06k 🫧 Ruuxda channel🌖 ░▒▓█ 🄹🄾🄸🄽 █▓▒░ 06k 🫧 MaanHage course ⌨️ ░▒▓█ 🄹🄾🄸🄽 █▓▒░ 500 🫧 Dareen Bulsho 💫 ░▒▓█ 🄹🄾🄸🄽 █▓▒░ ━━━━━━━━━━━━ ⭐️ All Channels ➡️ JOIN ALL ━━━━━━━━━━━━ anti-delete 🔝12hrs in channel
Показать все...
Dareen Bulsho

Wacyi galinta bulshada somaliyeed ~qabyaalada ~diinta ~dhaqanka

👍 6
Показать все...
Dareen Bulsho

Wacyi galinta bulshada somaliyeed ~qabyaalada ~diinta ~dhaqanka

Выберите другой тариф

Ваш текущий тарифный план позволяет посмотреть аналитику только 5 каналов. Чтобы получить больше, выберите другой план.