cookie

ما از کوکی‌ها برای بهبود تجربه مرور شما استفاده می‌کنیم. با کلیک کردن بر روی «پذیرش همه»، شما با استفاده از کوکی‌ها موافقت می‌کنید.

avatar

Maymuun thoughts ❤️😊

Soo dhowoow is ku day inaad cid nagusoo biiriso hal qofna ha ahaatee adiga oo linkiga zhere gareynaya halkaan waxaad ka helaysaa fikrado ku cajabiya♥️ Wixii talo ah halkan igalasoo xidhiidh💚👇 @Maymuuncali https://t.me/Audiobook2s 2021-5-24

نمایش بیشتر
فنلندة492زبان مشخص نشده استزبان‌شناسی1 213
پست‌های تبلیغاتی
12 289
مشترکین
-224 ساعت
+117 روز
+14630 روز

در حال بارگیری داده...

معدل نمو المشتركين

در حال بارگیری داده...

█▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀█ 🫧 @somalibooks 🌪 █▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄█ Join 👉 @somali_admins ▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬ ▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬ 👇 🕋Muslim Channels🕋👇 ▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬ ➦🎥 @Diinteenna_Macaan ➦🎥 @Al_xakiim ➦🎥 @Quruxdaislaamka ➦🎥 @Hidaayatu_Rabi ➦🎥 @hogaan_Dumar ➦🎥 @Dhaqan_wanaag ▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬ 👇😂JOKES AND FUN😂👇 ▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬ ➦🎧 @XikmadoSom ➦🎧 @Dhiiragaliye ➦🎧 @Mucaashaq_Jacayl ➦🎧 @AishaAhmed99 ➦🎧 @QalbiDhaye143 ➦🎧 @kalimakariim ➦🎧 @xaqiiqadanolosha ➦🎧 @Albaanichannel252 ➦🎧 @Ruuxda ▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬ 👇📽ENTERTAINMENT📽👇 ▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬ ➦✍️ @Dareen_side ➦✍️ @Hasancaashaq) ➦✍️ @daren_jaceyl ➦✍️ @Mohametahmed ➦✍️ @Noqoxiddig ➦✍️ @FAAIDOCHANEEL ➦✍️ @guuleyso11 ▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬ 👇 📲 Educations 📲👇 ▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬ ➦📲 @maanhage ➦📲 @farsamada ➦📲 @KobciAqoontaada2 ▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬ 👇📚 Pdf Books📚👇 ▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬ ➦📕 @somalibooks ➦📕 @Somalilibrary ➦📕 @kobciyebooks █▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀█ 🎯Presented by @zomalibot █▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄█
نمایش همه...
Isbadaladda ugu waaweyn ee nolosha ku soo aadan kuwooda ugu saamaynta badan waa isbadaladda lacagaha, waxaana maanta awood soo yeelanaaya ama ay suurtagal tahay in sannadaha soo socda in cryptocurrency ay noqoto lacagta koowaad ee adduunka laga isticmaalo. Hadaba si aad wax badan uga barato arrimahaas ku saabsan cryptocurrency waxaad ku biirtaa boggaan Telegram-ka oo looga hadalo dhammaan arrimaha technolojy-dda oo ay crypta-du ugu horayso. https://t.me/IbrahimHajiOmar
نمایش همه...
Ibrahim M. Omar

"Tech explorer in the realms of Blockchain, Cryptocurrency, and Web 3.0. 🌐 Let's decode the digital future! 💻🔗 #Tech

نمایش همه...
Waakanaa chanalka
نمایش همه...
🤯 8
نمایش همه...
Audiobooks📚🖤

Halkan waxaan idunkula wadaagayaa buugaagta iyo dhagaysigooda oon soo koobayo soo dhowaada ❤

Photo unavailableShow in Telegram
Buugaagta mindsetka ka hadleysa ama fahmidda brain keena , maskaxdeenna iyo qaabka uu u shaqeeyo aad ayaan u jeclahay akhrintooda waayo adiga ayaa iska dhex heleya sababta ficiladda aad sameyneyso ka danbeysa ayaad ogaaneysaa buugan oon maalmihii u danbeeyay akhrinayey ayaan idinla jeclaaday waan hubaa oo waad ka faaideysaane akhriya intiina englishka wax ku akhrida pdf kiisa waan idiin soo dhigay chanalka buugta intiina kalena waan idiin soo koobey akhris iyo dhagaysi wacan.❤️
نمایش همه...
8👍 6
⭕️❗️ Community ++ ❕⚪️ ━━━━━━━━━━━━━━━━ 🕋 𝗗𝗜𝗜𝗡𝗜 🕋 ┌ @Diinteenna_Macaan@Al_xakiim@Quruxdaislaamka@Hidaayatu_Rabi@hogaan_Dumar@Dhaqan_wanaag ━━━━━━━━━━━━━━━━ 🏆 𝗗𝗛𝗜𝗜𝗥𝗜𝗚𝗜𝗟𝗜𝗡 𝗜𝗬𝗢 𝗫𝗜𝗚𝗠𝗔𝗗𝗢 🏆 ━━━━━━━━━━━━━━━━ ┌ @XikmadoSom@Dhiiragaliye@Mucaashaq_Jacayl@AishaAhmed99@QalbiDhaye143@kalimakariim@xaqiiqadanolosha@Albaanichannel252@Ruuxda ━━━━━━━━━━━━━━━━ 🌷 Jacaylka & Oraahyo 🌸 ━━━━━━━━━━━━━━━━ ├ @Dareen_side@Hasancaashaq) ├ @daren_jaceyl@Mohametahmed@Noqoxiddig@FAAIDOCHANEEL@DunnidaSuugaanta ━━━━━━━━━━━━━━━━ 🎓 𝗔𝗤𝗢𝗢𝗡+𝗙𝗔𝗦𝗔𝗟𝗢 🎓 ━━━━━━━━━━━━━━━━ ┌ @maanhage@farsamada@goodirfx@KobciAqoontaada2@guuleyso11 ━━━━━━━━━━━━━━━━ 📚 𝗕𝗨𝗨𝗚𝗔𝗔𝗚 📚 ━━━━━━━━━━━━━━━━ ┌ @somalibooks@Somalilibrary@kobciyebooks@somalienglish3 ━━━━━━━🔺━━━━━━━━━ https://t.me/addlist/ZJjScjKEQNYxNTFk ━━━━━━━🔻━━━━━━━━━
نمایش همه...
SOMALI CHANN

zhacro ™ invites you to add the folder “SOMALI CHANN”, which includes 33 chats.

👍 1
Perfectionism.! Waxa jira dadka qaar oo jecel wax kasta oo ay sameenayaan iney 100% unoqdaan dadka noocaas ah ayaa magacan loo yaqaanaa high expectations ama filasho aad u sareysa ayay wax kasta ka leeyihiin buug aan akhrinayey ayaa qoraagu wuxuu yidhi  dadka shakhsiyadan leh waa dadka ugu badan ee aan nolosha waligod wax isku day ah  sameyn waayo waxay ka baqayaan wixii inuu u noqon waayo sidii ay rabeen anigayagan marbaa jirtey aan la dhibanaa oo wax kasta aan jeclaa sidan doonayo iney ii noqodaan lakiin markii aan ogaadey iney ka mid tahay sababaha qofka udiida inuu gaadho waxa uu doonayo waan iskala dagaalamaa anyway adiga hadaa leedahay waxaad isku daydaa inaad naftaada u sheegto inaanad ku qasbaneyn wax kasta iney prefect kuu noqdaan adigana marnaba aanad masuul ka ahayn natiijada ee aad masuul ka tahay ficilkaaga waxa kaloo iyana aad qurux badan inaad ogaato marnaba ilaahay inaanuu ku dayacayn qof kastana uu siiyo  dadaalkiisa isgaaba inoo sheegey oo yiri ( وأن ليس للإنسان إلا ما سعى ).❤️✨ #Maymun
نمایش همه...
32👍 3👏 1
💞➰Community ++ ♨️♨️ ━━━━━━━🔺━━━━━━━━ 111k+ 📚Somali Free Books 📙 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 53k+ 📘Somali Librarians 📒 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 32k+ ✨Xikmado iyo murti🗣 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 31k+ 📘Kobciye Books📗 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 23+ 🌸 Mucaashaq Jacayl🌷 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 21+k 🪴Dhiirigaliye nolol🍀 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 19+k ⚙️Hoyga Farsamda💭 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 18k+ 🌟 Aqoon Kobciye 🔆 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 17k+ 👩‍🏭 Hidaayatu Rabbi 👥 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 16k+ 🧠 Dunida suugaanta👅 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 16k+ 👤Quruxda islaamka🫂 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 15k+ ⛺️ jacaylside channel❤️ ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 14k+ 🪢 alxakiim channel 👔 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 14k+ ➰xaqiiqada Nolosha🪜 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 14k+ 🌱Dareen Side channel🪴 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 13k+ 🧚 Som Motivation🤳 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 13k 💹 Hassan Caashaq ❇️ ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 13k 🈳Qalbi Dhaye 🚹 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 13k ♨️ Qalbiyadeena 💢 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 13k 🔴 Guulaayso bet 🟢 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 13k ♒️ Kalimat Kariim ♉️ ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 13k 🧕 Aisha bin Ahmed🗣 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 13k 🧩 Faiido Channel🪝 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 13k 👩 Hogaan Dumar 🧕 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 12k 💬 albaani channel 🗯 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 12k 🪤 Dhaqan Wanaag ⚖️ ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 12k 👳‍♂️ Dinteena suuban💚 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 11k 📒 Qoraalo kooban 👀 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 10k 🍇 Nuxur Side 🌬 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 10k ✍️ Kaydka Qormo 🖌 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 10k 🌎 Haqabtire Online⚡️ ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 06k 🫧 Ruuxda channel 💫 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 06k 🫧 MaanHage School 💫 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ ━━━━━━━━━━━━ ⭐️ All Channels ➡️ JOIN ALL ━━━━━━━━━━━━ anti-delete 🔝12hrs in channel
نمایش همه...
👏 1
Photo unavailableShow in Telegram
Maalinka jimcaha.❤️ In kasta oo bilow kasta qurux badanyahay xamaasad gaarana leeyahy oo marka week cusub bil cusub ama sanad cusub kuu bilaabmayo aad iska ilaaweyso gaabiskaagii hore qorsho cusubna aad degsanayso haddana aniga si gaara jimcaha aad ayaan usii jeclehey waayo maalintaas ayaaba markasta dib ii toosisa waligiin waxaa isku deydaan inaad maalinka jimcaha sii degsataan waxyaabaha guud ee aad wiigaas qabaneysaan hadhow si fudud oo xaamsadna ku jirto ayaad u qabaneysaan wixii aad dooneyseen wax ka xun aduunka ma jirto inaa maalinkaaga waagu kuu baryo adiga oo aan garaneyn wax aad qabato waxna kuu qorsheysneyn marka laga imaado routine keena caadigaa hadaba maadaama ay yara adagtahay maalin kasta inaad jadwal sameesato waligaa waa inaad la haataa wax guud oo aad weekly u qorato maalmahan break baan yara qaatey alhamdulilaah hadaa dib usoo noqdey jimco wanaagsan dhamaantiin.❤️🫶 #Maymun
نمایش همه...
24👍 1