cookie

ะœั‹ ะธัะฟะพะปัŒะทัƒะตะผ ั„ะฐะนะปั‹ cookie ะดะปั ัƒะปัƒั‡ัˆะตะฝะธั ัะตั€ะฒะธัะฐ. ะะฐะถะฐะฒ ะบะฝะพะฟะบัƒ ยซะŸั€ะธะฝัั‚ัŒ ะฒัะตยป, ะฒั‹ ัะพะณะปะฐัˆะฐะตั‚ะตััŒ ั ะธัะฟะพะปัŒะทะพะฒะฐะฝะธะตะผ cookies.

avatar

๐Ÿ“š๐Š๐จ๐›๐œ๐ข๐€๐ช๐จ๐จ๐ง๐ญ๐š๐š๐๐š ๐‚๐ก๐š๐ง๐ง๐ž๐ฅ๐Ÿ“š

๐™บ๐š˜๐š‹๐šŒ๐š’๐™ฐ๐šš๐š˜๐š˜๐š—๐š๐šŠ๐šŠ๐š๐šŠ ๐š†๐šŠ๐šŠ ๐™ถ๐š˜๐š˜๐š‹ ๐šŠ๐šŠ๐š ๐š”๐šŠ ๐š‘๐šŽ๐š•๐š’ ๐š”๐šŠ๐š›๐š๐š’๐š โ˜ž๏ธŽ๏ธŽ๏ธŽ๐šƒ๐šŠ๐šก๐šŠ๐š—๐šŠ๐šข๐šŠ๐šŠ๐š• ๐™ณ๐š’๐š’๐š—๐š’ ๐™ฐ๐š‘ โ˜ž๏ธŽ๏ธŽ๏ธŽ๐šƒ๐šŠ๐šก๐šŠ๐š—๐šŠ๐šข๐šŠ๐šŠ๐š• ๐™น๐šŠ๐šŒ๐šŠ๐šข๐š• ๐™ฐ๐š‘ โ˜ž๏ธŽ๏ธŽ๏ธŽ๐šƒ๐šŠ๐šก๐šŠ๐š—๐šŠ๐šข๐šŠ๐šŠ๐š• ๐šƒ๐šŠ๐šŠ๐š›๐š’๐š’๐š”๐š‘๐š’ ๐™ฐ๐š‘ โ˜ž๏ธŽ๏ธŽ๏ธŽ๐™ฑ๐šž๐šž๐š๐šŠ๐šŠ๐š ๐™ฟ๐š๐š

ะ‘ะพะปัŒัˆะต
ะ ะตะบะปะฐะผะฝั‹ะต ะฟะพัั‚ั‹
18 868
ะŸะพะดะฟะธัั‡ะธะบะธ
+1424 ั‡ะฐัะฐ
+627 ะดะฝะตะน
+38630 ะดะฝะตะน

ะ—ะฐะณั€ัƒะทะบะฐ ะดะฐะฝะฝั‹ั…...

ะŸั€ะธั€ะพัั‚ ะฟะพะดะฟะธัั‡ะธะบะพะฒ

ะ—ะฐะณั€ัƒะทะบะฐ ะดะฐะฝะฝั‹ั…...

โ–ˆโ–€โ–€โ–€โ–€โ–€โ–€โ–€โ–€โ–€โ–€โ–€โ–€โ–€โ–€โ–€โ–€โ–€โ–€โ–ˆ         ๐Ÿซง Community ++ ๐ŸŒช โ–ˆโ–„โ–„โ–„โ–„โ–„โ–„โ–„โ–„โ–„โ–„โ–„โ–„โ–„โ–„โ–„โ–„โ–„โ–„โ–ˆ Join ๐Ÿ‘‰ @somali_admins โ–ฌโ–ฌโ–ฌโ–ฌโ–ฌโ–ฌโ–ฌโ–ฌโ–ฌโ–ฌโ–ฌโ–ฌโ–ฌ ๐Ÿ“ฎSomali Free Books โ†ฉ๏ธ โฏโฏโฏ โ–ˆโ–‘JOIN NOWโ–‘โ–ˆ ๐Ÿ“ฎSomali Librarians   โ†ฉ๏ธ โฏโฏโฏ โ–ˆโ–‘JOIN NOWโ–‘โ–ˆ ๐Ÿ“ฎXikmado iyo murti โ†ฉ๏ธ โฏโฏโฏ โ–ˆโ–‘JOIN NOWโ–‘โ–ˆ ๐Ÿ“ฎKobciye Books        โ†ฉ๏ธ โฏโฏโฏ โ–ˆโ–‘JOIN NOWโ–‘โ–ˆ ๐Ÿ“ฎ Mucaashaq Jacaylโ†ฉ๏ธ โฏโฏโฏ โ–ˆโ–‘JOIN NOWโ–‘โ–ˆ ๐Ÿ“ฎDhiirigaliye nolol   โ†ฉ๏ธ โฏโฏโฏ โ–ˆโ–‘JOIN NOWโ–‘โ–ˆ ๐Ÿ“ฎHoyga Farsamda    โ†ฉ๏ธ โฏโฏโฏ โ–ˆโ–‘JOIN NOWโ–‘โ–ˆ ๐Ÿ“ฎ Aqoon Kobciye      โ†ฉ๏ธ โฏโฏโฏ โ–ˆโ–‘JOIN NOWโ–‘โ–ˆ ๐Ÿ“ฎ Hidaayatu Rabbi   โ†ฉ๏ธ โฏโฏโฏ โ–ˆโ–‘JOIN NOWโ–‘โ–ˆ ๐Ÿ“ฎ Dunida suugaanta โ†ฉ๏ธ โฏโฏโฏ โ–ˆโ–‘JOIN NOWโ–‘โ–ˆ ๐Ÿ“ฎQuruxda islaamka   โ†ฉ๏ธ โฏโฏโฏ โ–ˆโ–‘JOIN NOWโ–‘โ–ˆ ๐Ÿ“ฎ jacaylside channel โ†ฉ๏ธ โฏโฏโฏ โ–ˆโ–‘JOIN NOWโ–‘โ–ˆ ๐Ÿ“ฎ alxakiim channel    โ†ฉ๏ธ โฏโฏโฏ โ–ˆโ–‘JOIN NOWโ–‘โ–ˆ ๐Ÿ“ฎxaqiiqada Nolosha  โ†ฉ๏ธ โฏโฏโฏ โ–ˆโ–‘JOIN NOWโ–‘โ–ˆ ๐Ÿ“ฎDareen Side channelโ†ฉ๏ธ โฏโฏโฏ โ–ˆโ–‘JOIN NOWโ–‘โ–ˆ ๐Ÿ“ฎ Som Motivation       โ†ฉ๏ธ โฏโฏโฏ โ–ˆโ–‘JOIN NOWโ–‘โ–ˆ ๐Ÿ“ฎ Hassan Caashaq       โ†ฉ๏ธ โฏโฏโฏ โ–ˆโ–‘JOIN NOWโ–‘โ–ˆ ๐Ÿ“ฎQalbi Dhaye               โ†ฉ๏ธ โฏโฏโฏ โ–ˆโ–‘JOIN NOWโ–‘โ–ˆ ๐Ÿ“ฎ Qalbiyadeena          โ†ฉ๏ธ โฏโฏโฏ โ–ˆโ–‘JOIN NOWโ–‘โ–ˆ ๐Ÿ“ฎ Guulaayso bet         โ†ฉ๏ธ โฏโฏโฏ โ–ˆโ–‘JOIN NOWโ–‘โ–ˆ ๐Ÿ“ฎ Kalimat Kariim        โ†ฉ๏ธ โฏโฏโฏ โ–ˆโ–‘JOIN NOWโ–‘โ–ˆ ๐Ÿ“ฎ Aisha bin Ahmed    โ†ฉ๏ธ โฏโฏโฏ โ–ˆโ–‘JOIN NOWโ–‘โ–ˆ ๐Ÿ“ฎ Faiido Channel       โ†ฉ๏ธ โฏโฏโฏ โ–ˆโ–‘JOIN NOWโ–‘โ–ˆ ๐Ÿ“ฎHogaan Dumar       โ†ฉ๏ธ โฏโฏโฏ โ–ˆโ–‘JOIN NOWโ–‘โ–ˆ ๐Ÿ“ฎ albaani channel      โ†ฉ๏ธ โฏโฏโฏ โ–ˆโ–‘JOIN NOWโ–‘โ–ˆ ๐Ÿ“ฎ Dhaqan Wanaag     โ†ฉ๏ธ โฏโฏโฏ โ–ˆโ–‘JOIN NOWโ–‘โ–ˆ ๐Ÿ“ฎ Dinteena suuban   โ†ฉ๏ธ โฏโฏโฏ โ–ˆโ–‘JOIN NOWโ–‘โ–ˆ ๐Ÿ“ฎ Qoraalo kooban    โ†ฉ๏ธ โฏโฏโฏ โ–ˆโ–‘JOIN NOWโ–‘โ–ˆ ๐Ÿ“ฎ Nuxur Side FXV      โ†ฉ๏ธ โฏโฏโฏ โ–ˆโ–‘JOIN NOWโ–‘โ–ˆ ๐Ÿ“ฎ Kaydka Qormo     โ†ฉ๏ธ โฏโฏโฏ โ–ˆโ–‘JOIN NOWโ–‘โ–ˆ ๐Ÿ“ฎ Ruuxda channel    โ†ฉ๏ธ โฏโฏโฏ โ–ˆโ–‘JOIN NOWโ–‘โ–ˆ ๐Ÿ“ฎ MaanHage School โ†ฉ๏ธ โฏโฏโฏ โ–ˆโ–‘JOIN NOWโ–‘โ–ˆ โ–ˆโ–€โ–€โ–€โ–€โ–€โ–€โ–€โ–€โ–€โ–€โ–€โ–€โ–€โ–€โ–€โ–€โ–€โ–€โ–ˆ ๐ŸŽฏPresented by @zomalibot โ–ˆโ–„โ–„โ–„โ–„โ–„โ–„โ–„โ–„โ–„โ–„โ–„โ–„โ–„โ–„โ–„โ–„โ–„โ–„โ–ˆ anti-delete ๐Ÿ”12hrs in channel
ะŸะพะบะฐะทะฐั‚ัŒ ะฒัะต...

Indhoole xikmad badnaa ayaa habeen nin u yimi wuxuuna arkay ninkan indhoolaha ah oo faynuus u baxayo dabeed waxaa uu yidhi kii indha qabay waar heedhe maxaad ka shidataa faynuuska ilayn waabad indho la'dehee? ninkii indhoolaa ahaa baa yidhi: waxaan u shitaa inaan kuwa indhaha qabaa i jiidhin habeenkii ilayn waxba arki maayaane,
ะŸะพะบะฐะทะฐั‚ัŒ ะฒัะต...
๐Ÿ˜ 6๐Ÿ‘ 3
Madaxweyne Iran Waa Geeriyooday alle ha Naxariisto samir iyo iimaana alle Haka siiyo dhamaan umadda islaamka
ะŸะพะบะฐะทะฐั‚ัŒ ะฒัะต...
๐Ÿ˜ข 10๐Ÿ‘ 2โค 1
โ™ฅ๏ธ
๐Ÿ‘
โ–ˆโ–€โ–€โ–€โ–€โ–€โ–€โ–€โ–€โ–€โ–€โ–€โ–€โ–€โ–€โ–€โ–€โ–€โ–€โ–ˆ ๐Ÿซง @somalibooks ๐ŸŒช โ–ˆโ–„โ–„โ–„โ–„โ–„โ–„โ–„โ–„โ–„โ–„โ–„โ–„โ–„โ–„โ–„โ–„โ–„โ–„โ–ˆ Join ๐Ÿ‘‰ @somali_admins โ–ฌโ–ฌโ–ฌโ–ฌโ–ฌโ–ฌโ–ฌโ–ฌโ–ฌโ–ฌโ–ฌโ–ฌโ–ฌ โ–ฌโ–ฌโ–ฌโ–ฌโ–ฌโ–ฌโ–ฌโ–ฌโ–ฌโ–ฌโ–ฌโ–ฌโ–ฌ ๐Ÿ‘‡ ๐Ÿ•‹Muslim Channels๐Ÿ•‹๐Ÿ‘‡ โ–ฌโ–ฌโ–ฌโ–ฌโ–ฌโ–ฌโ–ฌโ–ฌโ–ฌโ–ฌโ–ฌโ–ฌโ–ฌ โžฆ๐ŸŽฅ @Diinteenna_Macaan โžฆ๐ŸŽฅ @Al_xakiim โžฆ๐ŸŽฅ @Quruxdaislaamka โžฆ๐ŸŽฅ @Hidaayatu_Rabi โžฆ๐ŸŽฅ @hogaan_Dumar โžฆ๐ŸŽฅ @Dhaqan_wanaag โ–ฌโ–ฌโ–ฌโ–ฌโ–ฌโ–ฌโ–ฌโ–ฌโ–ฌโ–ฌโ–ฌโ–ฌโ–ฌ ๐Ÿ‘‡๐Ÿ˜‚JOKES AND FUN๐Ÿ˜‚๐Ÿ‘‡ โ–ฌโ–ฌโ–ฌโ–ฌโ–ฌโ–ฌโ–ฌโ–ฌโ–ฌโ–ฌโ–ฌโ–ฌโ–ฌ โžฆ๐ŸŽง @XikmadoSom โžฆ๐ŸŽง @Dhiiragaliye โžฆ๐ŸŽง @Mucaashaq_Jacayl โžฆ๐ŸŽง @AishaAhmed99 โžฆ๐ŸŽง @QalbiDhaye143 โžฆ๐ŸŽง @kalimakariim โžฆ๐ŸŽง @xaqiiqadanolosha โžฆ๐ŸŽง @Albaanichannel252 โžฆ๐ŸŽง @Ruuxda โ–ฌโ–ฌโ–ฌโ–ฌโ–ฌโ–ฌโ–ฌโ–ฌโ–ฌโ–ฌโ–ฌโ–ฌโ–ฌ ๐Ÿ‘‡๐Ÿ“ฝENTERTAINMENT๐Ÿ“ฝ๐Ÿ‘‡ โ–ฌโ–ฌโ–ฌโ–ฌโ–ฌโ–ฌโ–ฌโ–ฌโ–ฌโ–ฌโ–ฌโ–ฌโ–ฌ โžฆโœ๏ธ @Dareen_side โžฆโœ๏ธ @Hasancaashaq) โžฆโœ๏ธ @daren_jaceyl โžฆโœ๏ธ @Mohametahmed โžฆโœ๏ธ @Noqoxiddig โžฆโœ๏ธ @FAAIDOCHANEEL โžฆโœ๏ธ @guuleyso11 โ–ฌโ–ฌโ–ฌโ–ฌโ–ฌโ–ฌโ–ฌโ–ฌโ–ฌโ–ฌโ–ฌโ–ฌโ–ฌ ๐Ÿ‘‡ ๐Ÿ“ฒ Educations ๐Ÿ“ฒ๐Ÿ‘‡ โ–ฌโ–ฌโ–ฌโ–ฌโ–ฌโ–ฌโ–ฌโ–ฌโ–ฌโ–ฌโ–ฌโ–ฌโ–ฌ โžฆ๐Ÿ“ฒ @maanhage โžฆ๐Ÿ“ฒ @farsamada โžฆ๐Ÿ“ฒ @KobciAqoontaada2 โ–ฌโ–ฌโ–ฌโ–ฌโ–ฌโ–ฌโ–ฌโ–ฌโ–ฌโ–ฌโ–ฌโ–ฌโ–ฌ ๐Ÿ‘‡๐Ÿ“š Pdf Books๐Ÿ“š๐Ÿ‘‡ โ–ฌโ–ฌโ–ฌโ–ฌโ–ฌโ–ฌโ–ฌโ–ฌโ–ฌโ–ฌโ–ฌโ–ฌโ–ฌ โžฆ๐Ÿ“• @somalibooks โžฆ๐Ÿ“• @Somalilibrary โžฆ๐Ÿ“• @kobciyebooks โ–ˆโ–€โ–€โ–€โ–€โ–€โ–€โ–€โ–€โ–€โ–€โ–€โ–€โ–€โ–€โ–€โ–€โ–€โ–€โ–ˆ ๐ŸŽฏPresented by @zomalibot โ–ˆโ–„โ–„โ–„โ–„โ–„โ–„โ–„โ–„โ–„โ–„โ–„โ–„โ–„โ–„โ–„โ–„โ–„โ–„โ–ˆ
ะŸะพะบะฐะทะฐั‚ัŒ ะฒัะต...
๐Ÿ‘ 3
Dhamaan bah-waynta KobciAqoontaada waa idin salaamay bacda salaan sidee u aragtaan in aynu sameyno madal u gaar ah af-soomaaliga Codkiinu waaAnonymous voting
  • Waa loo baahanyahay
  • Halkan uun inoogu soo gudbiya
0 votes
Sidee u fahamnaa qur'aanka Goorta la Abuuray Jinniga: Jinniga waa Abuur ka mid ah Adoomada Alle waxaa uuna ka kooban yahay inta Dadka Insaanka ah ka kooban yihiin oo kale Muslimiin, Mushrikiin iyo Ahlu-Kitaab waxaa uuna Abuur ahaan ka Horeeyay Insaanka taas waxaa Daliil u ah Markii uu Alaah (Cw) Abuuray Aadam waxaa joogay koonka hortiis Ibliis oo ka mid ah Jinniga ayadoo ay Culimada qaar yiraahdaan Ibliis waa Asalka Jinka kasoo jeedo, Markii la yiri u Sujuud Aaadam waa kii Diiday oo yiri Anaa ka Kheyr badan, kuna Faanay in Asaga Dab laga Abuuray. Sababta loo Abuuray Jinnga: Jiniga waxaa loo Abuuray inuu Alle Koonka ku Caabudo sidaba Insaanka Cibaadada Darteen loogu Abuuray, sidoo kalana Koonka oo dhanba waxaa uu Allaah u Abuuray Cibaadadiisa Darteed, mana jiro wax Koonkan ku Dhex jira oo anan Alle Cabuudin ha ahaado Malaaig, Insaan Jinni,Geedo, Biyo, Xawayaanada kala Duawan Shimbira iyo Xasharaadka. Waxaana xasuusin Mudan wax Caasinimo la yimaada ama ilooba Cibaadada ama ka Kibra Cibaadada Alle (Cw) waxaa ka jira Qaar Insaanka iyo Jiniga ka Mid ah sidaa darted ayuu Allaah waxaa uu Naarta u Abuuray inuu ka Buuxiyo Jinni iyo Insaan Fara badan oo Caqligooda iyo Aragooda iyo Maalkooda iyo Mansabkooda ku Kadsoomay oo diiday in ay Allaah (Cw) kaliya Caabudan.
ะŸะพะบะฐะทะฐั‚ัŒ ะฒัะต...
๐Ÿ“š๐Š๐จ๐›๐œ๐ข๐€๐ช๐จ๐จ๐ง๐ญ๐š๐š๐๐š ๐‚๐ก๐š๐ง๐ง๐ž๐ฅ๐Ÿ“š

Suurada 72aad Al-Jinni Suuradan waxaa loogu Magac daray Al-Jinni Maadaama si aad ah ay uga Sheekeyso Jinniga Makhluuqa la yiraahdo, Jinniga waa Qeyb ka mid ah Uunka Caqliga lagu Beeray waxaa uuna Mukulaf u yahay Sida Insaanka oo kale waana Xaqiiq jiritaankiisa. Suuradan waa Makiyah, Cadadka Ayadaheeduna waa 28 Aayadood, waxa ayna soo dagatay Suurada Al-Acraaf ka dib, waxa ayna Musxafka kaga Beegan tahay bartamaha Qeybta Labaad ee Juzka 29aad. Macnaha Guud ee Suurada Al-Jinni: Suuradan waxaa ay Guud ahaan la mid tahay Xaga Manhajka Suuradaha Madaniga ah waxa ayna faahfaahisaa Asalada Caqiidada sida Toowxiidka, Risaalada, Soobixinta iyo Abaal marinta Malinta Qiyaamaha. Suuradan waxaa ay si gaar ah uga hadashaa Jinniga oo ah Abuur Xaqiiq ah oo ka mid ah Abuurada Alle (Cw) Abuuray ee Caaqiliinta ah sida Maalaaigta iyo Insaanka oo kale. Jinniga inuu yahay Abuur jira waxaa Daliil u ah Nusuusta Sharciga (Kitaabka Sunnaha iyo Ijmaaca) iyo Waaqica Insaanka ku nool yahayba.

๐Ÿ‘ 4

๐Ÿ‘ 5โค 1