cookie

Мы используем файлы cookie для улучшения сервиса. Нажав кнопку «Принять все», вы соглашаетесь с использованием cookies.

avatar

Dhaqan_wanaag ꨄ

🤍 🕊

Больше
Рекламные посты
13 486
Подписчики
+424 часа
+387 дней
+22230 дней

Загрузка данных...

Прирост подписчиков

Загрузка данных...

Waxa layidhi ninki Layla jecla ee magacisana la odhan jirey Qays Ibnu mulawax "majnuunki Layla" ayaa Ey 🐕 daba galay si uu ugeeyo halka ay Layla joogto Waxa uu soo maray Jamaacad salaad tukanaysa , ka dib markii uu ka soo laabtay Layla ayuu soo maray wadadi uu markii hore soo maray , jamaacadi salaada tukanaayey ayaa ku tidhi oo haddii aad naso martay anaga oo tukanayna maxaad noola tukan waydey salaada ? Qays ayaa ku yidhi walaahi anigu idinma arkayn laakin walaahi haddii sida aan Layla ujecelahay aad Ilaahay ujeceshihin in aaydan i aragteen in aan meeshaba maraayo 😳 "majnuunki Layla" –Abdula Farah
Показать все...
14😱 2😢 1🕊 1💯 1🫡 1
اللَّهُمَّ صَلِّ وَسَلِّمْ وَبَارِكْ على نَبِيِّنَا مُحمَّد. 🤍
Показать все...
6
Saynisku waxa uu daaha ka qaaday in wadnuhu leeyahay in ka badan 40,000 oo unug kuwaas oo la isku yiraahdo "Sensory neuritis" sida maskaxda oo kale halkaas oo ay iyadu ka leedahay in ka badan 10million. Sensory neuritis waa Unugyada ay maskaxdu ku shaqayso oo kula falgasho information ka ay soo gudbiyaan neerfeyaashu. Hadaba waxaa cajiib ah in 40ka kun ee Sensory neuritis ka ah ee uu wadnuhu leeyahay ay yihiin kuwo ka madax bannaan maskaxda oo iyagu gaarkooda isugu tiirsan, gaar kooda u analysis gareeya xogaha, taas oo iyaduna ka dhigan in qofku xogaha ku process garayn karo wadnihiisa ama maskaxdiisa midka uu doono, neuritis ka wadnuhu si gooni ay ayay ula falgali karaan shucuurta iyo critical thinking ka ku aadan xogaha iyada oo aanay maskaxdu qayb ka qaadan. Waxaa cajiib in muddo dhexdaas ah gabar la dilay wadnaheedii loo galiyay nin kale oo wadnaha ka xanuunsanaa kadib heart transplant uu u baahnaa. Hadaba ninkii waxa uu la kulmay arrimo cajiib ah sida xasuuso uunan lahayn ama uusan soo marin, riyooyin aanu arki jirin, baqdin uunan ogayn halka ay uga timid iyo xasuuso la xiriira shakhsiyaad iyo goobo uunan horey u arag kahor inta aanan wadnaha loo gelin. Baaris dheer kadib waxaa la ogaaday in waxyaabahaas oo dhami ay ka yimaadeen wadanaha gabadha, xasuusuhuna yihiin kuweedii, dadka iyo goobaha uu arkayaana ay yihiin kuwo ku jiray xasuusteeda taasoo ayana howshii gaarsiisay in xataa la soo helay shakhsigii dilay gabadha, goobta uu ku dilay iyo cadaymaheedii !! . –Dafle
Показать все...
5🤔 3😱 3 1😢 1😇 1🤗 1
Фото недоступноПоказать в Telegram
❤️
Показать все...
10🔥 1
Ku qurxista galabtiinan saliga nabiga ﷺ.
Показать все...
5 1
00:21
Видео недоступноПоказать в Telegram
Maqalka:
Показать все...
1.02 MB
11
اللَّهُمَّ صَلِّ وَسَلِّمْ وَبَارِكْ على نَبِيِّنَا مُحمَّد. 🤍
Показать все...
6
█▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀█ 🫧 Community ++ 🌪 █▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄█ Join 👉 @somali_admins ▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬ 📮Somali Free Books ↩️ ❯❯❯ █░JOIN NOW░█ 📮Somali Librarians ↩️ ❯❯❯ █░JOIN NOW░█ 📮Xikmado iyo murti ↩️ ❯❯❯ █░JOIN NOW░█ 📮Kobciye Books ↩️ ❯❯❯ █░JOIN NOW░█ 📮 Mucaashaq Jacayl↩️ ❯❯❯ █░JOIN NOW░█ 📮Dhiirigaliye nolol ↩️ ❯❯❯ █░JOIN NOW░█ 📮Hoyga Farsamda ↩️ ❯❯❯ █░JOIN NOW░█ 📮 Aqoon Kobciye ↩️ ❯❯❯ █░JOIN NOW░█ 📮 Hidaayatu Rabbi ↩️ ❯❯❯ █░JOIN NOW░█ 📮Quruxda islaamka ↩️ ❯❯❯ █░JOIN NOW░█ 📮 jacaylside channel ↩️ ❯❯❯ █░JOIN NOW░█ 📮 alxakiim channel ↩️ ❯❯❯ █░JOIN NOW░█ 📮xaqiiqada Nolosha ↩️ ❯❯❯ █░JOIN NOW░█ 📮Dareen Side channel↩️ ❯❯❯ █░JOIN NOW░█ 📮 Hassan Caashaq ↩️ ❯❯❯ █░JOIN NOW░█ 📮Qalbi Dhaye ↩️ ❯❯❯ █░JOIN NOW░█ 📮 Qalbiyadeena ↩️ ❯❯❯ █░JOIN NOW░█ 📮 Guulaayso bet ↩️ ❯❯❯ █░JOIN NOW░█ 📮 Kalimat Kariim ↩️ ❯❯❯ █░JOIN NOW░█ 📮 Aisha bin Ahmed ↩️ ❯❯❯ █░JOIN NOW░█ 📮 Faiido Channel ↩️ ❯❯❯ █░JOIN NOW░█ 📮Hogaan Dumar ↩️ ❯❯❯ █░JOIN NOW░█ 📮 albaani channel ↩️ ❯❯❯ █░JOIN NOW░█ 📮 Dhaqan Wanaag ↩️ ❯❯❯ █░JOIN NOW░█ 📮 Dinteena suuban ↩️ ❯❯❯ █░JOIN NOW░█ 📮 Qoraalo kooban ↩️ ❯❯❯ █░JOIN NOW░█ 📮 Nuxur Side FXV ↩️ ❯❯❯ █░JOIN NOW░█ 📮 Kaydka Qormo ↩️ ❯❯❯ █░JOIN NOW░█ 📮 MaanHage School ↩️ ❯❯❯ █░JOIN NOW░📮 Ruuxda channel ↩️ ❯❯❯ █░JOIN NOW░█ █▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀█ 🎯Presented by @zomalibot █▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄█ anti-delete 🔝12hrs in channel
Показать все...
Dhibaatooyinka oo dhammi waa wax aynnu gacmeheenna ku samaysannay, kolkii aynnu ka tagnay ahaanshihii dhabta ahaa, isla markaana aynnu daaq geynay wacyigeennii, sida keliya ee aynnu isku xakamayn karnaa waa in aynnu xakame iyo dabar u samaynno wacyigeenna. 📖: Jiraalkey 3 | Aniga iyo Wakhtiga | B:28
Показать все...
12😢 1💯 1
Salaaddu miyaanay ahayn ku-noolaanshaha ahaanshaha dhabta ah, marka aynnu siinno xaqa ay mudan tahay, taas oo xilliga xaadirka ah inaga saarta adduunka, si aynnu ula xidhiidhno Eebbaha weyn ee abuuraha ah? Salaaddu miyaanay keenin in aynnu ka adkaanno oo aynnu dilno fikiradda taban, ahaanshiiyaha dhalanteedka ah iyo wixii la hal maalaba? Miyaanay keenin in aynnu ka faro mudhuxsanno afduubka ahaanshaha dhalanteedka ahaa ee ina qabsaday, ee inoo diiday in aynnu dhaayo saarno ahaansheheenna dhabta ah? Kolka aynnu u istaagno dilista ahaanshaha dhalanteedka ah, inta aynnu salaadda ku jirno oo kali ah, waxa si degdeg ah u kobca ruuxda iyo wacyiga. Ruuxda waxa ka buuxsama ahaanshaha dhabta ah, oo ay dheer tahay dhadhaminta farxadda ruuxdu. 📖: Jiraalkey 3 | Aniga iyo Wakhtiga | B: 29
Показать все...
14💯 1🫡 1
Выберите другой тариф

Ваш текущий тарифный план позволяет посмотреть аналитику только 5 каналов. Чтобы получить больше, выберите другой план.