fa
Feedback
Shillaawe Cabdilaahi Xero 💪🇸🇴

Shillaawe Cabdilaahi Xero 💪🇸🇴

رفتن به کانال در Telegram

Halkan kala Soco Muwaadin Xasuuqa Khawaarijta

نمایش بیشتر

📈 تحلیل کانال تلگرام Shillaawe Cabdilaahi Xero 💪🇸🇴

کانال Shillaawe Cabdilaahi Xero 💪🇸🇴 (@shillaawe22) بازیگری فعال است. در حال حاضر جامعه شامل 15 420 مشترک است و جایگاه 12 503 را در دسته اخبار و رسانه‌ها و رتبه 679 را در منطقه فنلندة دارد.

📊 شاخص‌های مخاطب و پویایی

از زمان ایجاد در невідомо، پروژه رشد سریعی داشته و 15 420 مشترک جذب کرده است.

بر اساس آخرین داده‌ها در تاریخ 09 ژانویه, 2025، کانال فعالیت پایداری دارد. در ۳۰ روز گذشته تغییر اعضا برابر 119 و در ۲۴ ساعت گذشته برابر 0 بوده و همچنان دسترسی گسترده‌ای حفظ شده است.

  • وضعیت تأیید: تأیید نشده
  • نرخ تعامل (ER): میانگین تعامل مخاطب 28.11% است و در ۲۴ ساعت نخست پس از انتشار، محتوا معمولاً N/A% واکنش نسبت به کل مشترکان کسب می‌کند.
  • دسترسی پست‌ها: هر پست به طور میانگین 4 335 بازدید دریافت می‌کند. در اولین روز معمولاً 0 بازدید جمع‌آوری می‌شود.
  • واکنش‌ها و تعامل: مخاطبان به‌طور فعال حمایت می‌کنند؛ میانگین واکنش به هر پست 38 است.

📝 توضیح و سیاست محتوایی

نویسنده این فضا را محل بیان دیدگاه‌های شخصی توصیف می‌کند:
Halkan kala Soco Muwaadin Xasuuqa Khawaarijta

به لطف به‌روزرسانی‌های پرتکرار (آخرین داده در تاریخ 18 مارس, 2026)، کانال همواره به‌روز و دارای دسترسی بالاست. تحلیل‌ها نشان می‌دهد مخاطبان به‌طور فعال با محتوا تعامل دارند و آن را به نقطه اثرگذاری مهم در دسته اخبار و رسانه‌ها تبدیل کرده‌اند.

15 420
مشترکین
اطلاعاتی وجود ندارد24 ساعت
-157 روز
+11930 روز

در حال بارگیری داده...

کانال‌های مشابه
ابر برچسب‌ها
هیچ داده‌ای
مشکلی وجود دارد؟ لطفاً صفحه را تازه کنید یا با مدیر پشتیبانی ما تماس بگیرید.
اشارات ورودی و خروجی
---
---
---
---
---
---
جذب مشترکین
ژانویه '25
ژانویه '25
+9
در 0 کانال‌ها
دسامبر '24
+529
در 0 کانال‌ها
Get PRO
نوامبر '24
+875
در 0 کانال‌ها
Get PRO
اکتبر '24
+836
در 0 کانال‌ها
Get PRO
سپتامبر '24
+311
در 0 کانال‌ها
Get PRO
اوت '24
+468
در 0 کانال‌ها
Get PRO
ژوئیه '24
+2 496
در 0 کانال‌ها
Get PRO
ژوئن '24
+637
در 0 کانال‌ها
Get PRO
مه '24
+697
در 0 کانال‌ها
Get PRO
آوریل '24
+866
در 2 کانال‌ها
Get PRO
مارس '24
+1 734
در 0 کانال‌ها
Get PRO
فوریه '24
+331
در 0 کانال‌ها
Get PRO
ژانویه '24
+1 917
در 0 کانال‌ها
Get PRO
دسامبر '23
+539
در 0 کانال‌ها
Get PRO
نوامبر '23
+654
در 0 کانال‌ها
Get PRO
اکتبر '23
+133
در 0 کانال‌ها
Get PRO
سپتامبر '23
+984
در 0 کانال‌ها
Get PRO
اوت '23
+197
در 0 کانال‌ها
Get PRO
ژوئیه '23
+2 995
در 0 کانال‌ها
تاریخ
رشد مشترکین
اشارات
کانال‌ها
08 ژانویه+3
07 ژانویه+1
06 ژانویه+1
05 ژانویه0
04 ژانویه0
03 ژانویه+1
02 ژانویه+3
01 ژانویه0
پست‌های کانال
Dharjaalle : 31 December 2024: Ciidamada Hawlgalka Ciribtirka Argagixisada ee Puntland ee ku sugan deegaanka Dharjaalle ee Gobolka Bari, ayaa saaka fashiliyey isku dayga weerar argagixiso oo ay soo maleegeen Kooxda dhiigmiiratada Daacish, waxaana halkaasi Ciidanku ku dileen oo aysan cidi ka laaban dhammaan kooxdii weerarka soo qaaday oo u badan Ajaanib. Geesiyaasha har iyo habeen u taagan Difaaca iyo in ay Argagixisada ka sifeeyan Puntland, ayaa soo bandhigay Ajaanibta weerarka lagu dilay oo ka badan 8xubnood, hubkoodii iyo jabka xooggaanna ee saaka lagaarsiiyey Argagixisada Daacish. Ciidanka Ciribtirka Argagixisada ee Puntland, ayaa Intaasi kadib hore ugu ruqaansaday qorshaha howlgal Ciribtirka Agragixisada. -DHAMMAAD- -HAWLGALKA CIRIBTIRKA ARGAGIXISADA EE PUNTLAND-

2
Deegaanka Kuunyabarrow ee gobolka Shabeellada Hoose waxaa lagu dilay guddoomiyihii gobollada iyo arrimaha siyaasadda ee Khawaarijta, Horjooge Maxamed Mire oo ahaa nin arxan daran. Dhagarqabahan ayaa nafta ku dhibay dadka Soomaaliyeed, muddo dheer ayaa lagu raad-joogay, balse xalay ayaa ugu dambeyn la dilay, waxaana la dhintay Maleeshiyad dhagarqabayaal ah oo ilaalo u aheyd.
5 256
3
بدون متن...
4 796
4
Mid Ka Mida bakhtigii khawaarijta
9 385
5
بدون متن...
9 058
6
+3
بدون متن...
9 162
7
Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed iyo Ciidamadda Jubbaland ayaa howlgal lagu baacsanayo Khawaarijta kawada degaano hoosyimaada degmada Badhaadhe ee gobolka Jubbada hoose. Ciidanka Xoogga Soomaaliyeed ayaa ku guuleeystay inay Miinooyin kasoo saaraan wadada xiriirisa Badhaadhe iyo Kismaayo kuwaasi oo Khawaarijta doonayeen inay ku dhibaateeyaan Shacabka Soomaaliyeed ee wadadaasi isticmaala. Geesiyaasha XDS ayaa ku guuleeystay soo saarista iyo fashilinta miinooyinkaasi.
7 865
8
Waxaa maanta lagu Guuleystey Mid Kamid dhagar-qabayaasha Cadowga Khawaarijta Ah oo miino Aase ahaa in Badana miinooyin ku Aasey Gobolka Shabeelaha hoose Gaar ahaan Wadooyinka Xariiriya Buufow bacaad kmtr 50 Bariire illaa iyo Awdheegle Ciidamada Amniga oo Ninkaan Xogtiisa Si toos ah ula Socodey ayaa Ku Guuleystay in khaarijiyaan halka Mid Kalana Gacanta lagu dhigey isagoo Nool Sidoo kale waxaa lala wareegey Miino Nooca dhulka lagu Aaso Ee uu wadey dhagar qabahaan la
9 892
9
+1
بدون متن...
9 287
10
Gobolka Jubbada Hoose,Ciidanka Xoogga Dalka iyo kuwa Jubbaland ayaa howlgallo sifayn ah ka sameeyay dhulka howdka ee u dhaxeeyo deegaanka Cag Libaax iyo Orgiyoow oo ka Tirsan Gobolka jubada Hoose. Ciidanka ayaa dilay maleeshiyaad Khawaarijta katirsan iyagoona kasoo furtay Mooto nooca Sadax lugooleeyda ah iyo saanad kale
8 521
11
بدون متن...
7 538
12
بدون متن...
6 474
13
Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabad Sugidda Qaranka ee NISA ayaa gacanta ku dhigay Shabakad ka kooban labo xubnood oo khawaarijta u qaabilsanaa qeybta sahanka. Sirdoonka dalka oo hayay xogta dhagar qabeyaashan isla markaana in muddo ah ku daba jiray ayaa ugu dambeyn ku guulaystay in la qabto iyaga oo ku jira sahminta goobo ay rabeen in ay Khawaarijtu ku dhibaateyso shacabka. Labada dhagar qabe ee la qabtay ayaa kala ah dhagar-qabe Sakariye oo uu dhalay Saciid Cabdullahi Sulsul oo Khawaarijta u qaabilsan qaybta sahanka goobaha ay damacsan yihiin in ay shacabka ku dhibaateeyaan ee Gobalka Banaadir iyo Cabdullaahi Axmed Xasan oo ah Sargaal ka tirsanaa dowladda kaas oo qiyaanay dowladdiisa iyo shacabkiisa. Xubnaha la qabtay ayaa qirtay fal dambiyeedka lagu soo qabtay iyo dhagaro kale oo ka horreeyay oo Khawaarijtu ay ku waxyeeleeyeen dad shacab ah.
7 457
14
+1
بدون متن...
6 275
15
Ciidanka booliska Gaarka ah Koonfur Galbeed  ee Degmada Buur-Hakaba Oo kaashanaya Ciidanka Hay'ada Nabad Sugida Iyo Sirdoonka Koonfur Galbeed  ayaa iska caabiyey  weerar fulaynimo ah Oo khawaarijta kusoo qaaday fariisin Ciidanka ay ku leeyhiin duleedka Magaalada. Khawaarijta ayaa Dagaalka lagu gaarsiyey khasaaro  waxaana goobta kaga carareen meydad fara badan. Ciidanka ayaa wali bacsanaya firxadkii Khawaarijta wareerka soo qaaday.
8 844
16
+1
بدون متن...
8 421
17
Khawaarijta Bariga gobolka Gal-guduud ayaa lagu cibaadaystay Geesiyaasha Xoogga Dalka iyo Ciidamadda degaanka.
8 937
18
+2
بدون متن...
8 995
19
+5
بدون متن...
10 115
20
Deg-deg:- Horjooge Goobe oo khawaarijta u qaabilsana miinooyinka iyo maleeshiyaad kale oo Khawaarij ah ayay Ciidanka Xoogga Dalka iyo Kuwa Jubbaland Ku dileen howlgal ka dhacay waqooyiga gobolka Jubbada hoose.
5 709