cookie

Utilizamos cookies para mejorar tu experiencia de navegaciΓ³n. Al hacer clic en "Aceptar todo", aceptas el uso de cookies.

avatar

Shillaawe Cabdilaahi Xero πŸ’ͺπŸ‡ΈπŸ‡΄

Halkan kala Soco Muwaadin Xasuuqa Khawaarijta

Mostrar mΓ‘s
Finlandia630El idioma no estΓ‘ especificadoNoticias y medios12 471
Publicaciones publicitarias
10 170
Suscriptores
+2224 horas
+1617 dΓ­as
+42430 dΓ­as

Carga de datos en curso...

Tasa de crecimiento de suscriptores

Carga de datos en curso...

Ururka 26’aad Guutada 6’aad Qaybta 60’aad Ciidanka Dhulka XDS ayaa Howlgal qorshaysan xalay ka Sameeyey Deegaanka Golweyn kaas oo lagu khaarajiyey Horjooge Lagu Magacaabi jiray C/qaadir Xaaji Eenoow oo si weyn Looga yaqaano Golweyn, Sida uu Warbaahinta Ciidamada Qalabka Sida u Xaqiijiyey Ururka 26’aad Guutada 6’aad Qaybta 60’aad Ciidanka Dhulka XDS Dhame Farax Xirsi Cabdule
Mostrar todo...
πŸ‘ 32❀ 9πŸ”₯ 4
πŸ‘ 4
Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed iyo kuwa Deegaanka ee ku sugan Degmada Xarardheere ee Gobalka Mudug iyo ciidamo ka baxay Degmada Ceeldheer ayaa maanta deegaanka Howdley ku qabtay shidaal sharci darra ah oo looga shakiyay in loo wado AS.
Mostrar todo...
πŸ‘ 56❀ 6πŸ”₯ 4😁 4πŸ‘ 2🀩 1😎 1
πŸ‘ 14❀ 2😎 2πŸ‘ 1
❀ 67πŸ‘ 25πŸ‘ 11🀣 10πŸ‘Ž 3😎 2
Ciidamada Hey’adda Sirdoonka iyo Nabad Sugidda Qaranka ee NISA ayaa fashiliyey isku day dil oo labo dhagarqabe oo ka tirsan Khawaarijta ay ka fuli rabeen degmada Dharkenley ee gobolka Banaadir. Ciidamada ayaa helay xogta labada dhagarqabe, kadibna waxaa lagu sameeyey dabagal inta aysan gaarin bartilmaameedkoodii, waxaana halkaas lagu dilay mid kamid ah dhagarqabayaashii, iyadoo kii kale nolosha lagu qabtay, isagoo dhaawac ah. Ciidamada NISA ayaa soo bandhigay meydka dhagarqabaha la dilay, dhaawaca kan nolosha lagu hayo iyo labo bistooladood oo ay ku hubeysnaayeen, isla markaana ay qorsheynayeen inay dil ku geystaan.
Mostrar todo...
πŸ‘ 28😎 2
Photo unavailableShow in Telegram
πŸ‘ 10❀ 8πŸ‘ 5😎 1
Ciidanka xoogga dalka, gaar ahaan guutada 8-aad ee qeybta 60-aad ayaa howlgal ay xalay ka fuliyeen deegaano ka tirsan gobolka Bay waxay ku dileen Cabdullaahi Caliyow iyo Najiib Cabdisalaan oo ka tirsanaa Khawaarijta, kuna howlanaa uruurinta baad ay ka qaadayeen dad shacab ah. Howlgalkaas ayaa ka dhacay deegaanada Sarmaan-dheere iyo Mooro-busbus ee gobolka Bay, waxayna saraakiisha hoggaamineysay warbaahinta qaranka u xaqiijiyeen inay ku guuleysteen dilka dhagarqabayaashii bartilmaameedka u ahaa ee shacabka dhibaateyn jiray.
Mostrar todo...
πŸ‘ 22πŸ‘ 17❀ 14πŸ‘Ž 3🫑 3😎 2🀨 1
πŸ‘ 17❀ 3😎 3πŸ‘ 2