cookie

ما از کوکی‌ها برای بهبود تجربه مرور شما استفاده می‌کنیم. با کلیک کردن بر روی «پذیرش همه»، شما با استفاده از کوکی‌ها موافقت می‌کنید.

avatar

Danab media

Xoogga dalka soomaaliyeed

نمایش بیشتر
پست‌های تبلیغاتی
10 063
مشترکین
-324 ساعت
+1587 روز
+47530 روز

در حال بارگیری داده...

معدل نمو المشتركين

در حال بارگیری داده...

01:40
Video unavailableShow in Telegram
Ciidanka XDS Gaar ahaan Kumandooska Danab ayaa Salaada Ciida Maanta waxa ay Ku Tukadeen Furimaha Hore Ee Dagaalka. Tabiye Abdiwaaxid Maxamed
نمایش همه...
IMG_4739.MOV8.79 MB
02:40
Video unavailableShow in Telegram
Majirto Cid Lagu Xad Gudbayo Waxa Nahay Wiilshina. Taliyaha Ururka 162’aad Guutada 16’aad kumaandooska Danab. Tabiye Maxamed Diiriye
نمایش همه...
IMG_4489.MP414.01 MB
👍 9 8👏 1
05:30
Video unavailableShow in Telegram
Abwaan Cabdi Baag iyo Furimaha Dagaalka Gobolka Jubada Hoose.
نمایش همه...
IMG_4488.MOV28.98 MB
👍 5 2
02:40
Video unavailableShow in Telegram
Abwaan Cabdi Baag iyo Furimaha Dagaalka Gobolka Jubada Hoose.
نمایش همه...
IMG_4489.MP414.01 MB
👍 2 2🔥 1
01:33
Video unavailableShow in Telegram
Ciidanka kumaandoska Danab Daraawishta iyo nabadsugida ayaa amni xaqiijin kawada deegaanka buula xaaji. Tabiye Abdiwaaxid Maxamed.
نمایش همه...
IMG_4469.MP47.91 MB
8👍 3👏 1
01:05
Video unavailableShow in Telegram
Khawaariijta oo Damacooda ahaa miinooyin in ay ku dhibaateeyaan Shacabka ayaa ka hor tagay Ciidanka Danab XDS. Tabiye Maxamed Diiriye
نمایش همه...
IMG_0728.MP412.68 MB
👍 9 5👎 4😁 2
01:52
Video unavailableShow in Telegram
Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed iyo kuwa Xaq u dirirka ayaa kusii Sijaaqa Deegaano Hor leh oo ka tirsan Gobolka Galgaduud. Tabiye Cabdiwaaxid Maxamed
نمایش همه...
IMG_4361.MOV9.80 MB
👍 21👏 2
01:27
Video unavailableShow in Telegram
Ciidanka Danab iyo Kuwa Jubaland oo La waraagay Deegano Hor leh. Tabiye Maxamed Diiriye
نمایش همه...
IMG_4322.MP47.57 MB
👍 14 9👏 1
Deg Deg Ciidanka Kumaandooska Xoogga Dalka Danab iyo Ciidamadda Maamul goboleedka Jubbaland ayaa Maleeshiyaadka Khawaarijta ka saaray degaanka Buulo-Xaaji oo 80 KM dhanka galbeed kaga beegan Magaalada Kismaayo. Howlgalka oo ah mid qorsheeysan ayay Ciidanku kawadaan degaanada gobolka Jubbada hoose kaga dhuumaaleeysanayaan Khawaarijta.
نمایش همه...
👍 13👏 3
Photo unavailableShow in Telegram
DEG DEG. Ciidanka Xogga dalka Soomaaliyeed ayaa dhowr jiho goordhaw ka weeraray Degamada Ruun-nirgod, Waxa ayna ciidanku la wareegeen gacan ku geynta degmadan oo dhacda Xadka goballada Galgaduud iyo Shabelaha dhexe. Ciidanka oo leh cudud xogan ayaa isku fidiyay dhulka howdka ah ee u dhaw degmada, Sidoo kale waxaa jira baaritaano gudaha magalada ay ka Wadaan ciidanku.
نمایش همه...
29👍 14👏 1