cookie

ู†ุญู† ู†ุณุชุฎุฏู… ู…ู„ูุงุช ุชุนุฑูŠู ุงู„ุงุฑุชุจุงุท ู„ุชุญุณูŠู† ุชุฌุฑุจุฉ ุงู„ุชุตูุญ ุงู„ุฎุงุตุฉ ุจูƒ. ุจุงู„ู†ู‚ุฑ ุนู„ู‰ "ู‚ุจูˆู„ ุงู„ูƒู„"ุŒ ุฃู†ุช ุชูˆุงูู‚ ุนู„ู‰ ุงุณุชุฎุฏุงู… ู…ู„ูุงุช ุชุนุฑูŠู ุงู„ุงุฑุชุจุงุท.

avatar

Shillaawe Cabdilaahi Xero ๐Ÿ’ช๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด

Halkan kala Soco Muwaadin Xasuuqa Khawaarijta

ุฅุธู‡ุงุฑ ุงู„ู…ุฒูŠุฏ
ูู†ู„ู†ุฏุง628ู„ู… ูŠุชู… ุชุญุฏูŠุฏ ุงู„ู„ุบุฉุงู„ุฃุฎุจุงุฑ ูˆุงู„ูˆุณุงุฆุท12 415
ู…ุดุงุฑูƒุงุช ุงู„ุฅุนู„ุงู†ุงุช
10 200
ุงู„ู…ุดุชุฑูƒูˆู†
+3524 ุณุงุนุงุช
+1947 ุฃูŠุงู…
+46530 ุฃูŠุงู…

ุฌุงุฑูŠ ุชุญู…ูŠู„ ุงู„ุจูŠุงู†ุงุช...

ู…ุนุฏู„ ู†ู…ูˆ ุงู„ู…ุดุชุฑูƒ

ุฌุงุฑูŠ ุชุญู…ูŠู„ ุงู„ุจูŠุงู†ุงุช...

Ururka 26โ€™aad Guutada 6โ€™aad Qaybta 60โ€™aad Ciidanka Dhulka XDS ayaa Howlgal qorshaysan xalay ka Sameeyey Deegaanka Golweyn kaas oo lagu khaarajiyey Horjooge Lagu Magacaabi jiray C/qaadir Xaaji Eenoow oo si weyn Looga yaqaano Golweyn, Sida uu Warbaahinta Ciidamada Qalabka Sida u Xaqiijiyey Ururka 26โ€™aad Guutada 6โ€™aad Qaybta 60โ€™aad Ciidanka Dhulka XDS Dhame Farax Xirsi Cabdule
ุฅุธู‡ุงุฑ ุงู„ูƒู„...
๐Ÿ‘ 32โค 9๐Ÿ”ฅ 4
๐Ÿ‘ 4
Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed iyo kuwa Deegaanka ee ku sugan Degmada Xarardheere ee Gobalka Mudug iyo ciidamo ka baxay Degmada Ceeldheer ayaa maanta deegaanka Howdley ku qabtay shidaal sharci darra ah oo looga shakiyay in loo wado AS.
ุฅุธู‡ุงุฑ ุงู„ูƒู„...
๐Ÿ‘ 56โค 7๐Ÿ”ฅ 4๐Ÿ˜ 4๐Ÿ‘ 2๐Ÿคฉ 1๐Ÿ˜Ž 1
๐Ÿ‘ 14โค 2๐Ÿ˜Ž 2๐Ÿ‘ 1
โค 67๐Ÿ‘ 26๐Ÿ‘ 11๐Ÿคฃ 10๐Ÿ‘Ž 3๐Ÿ˜Ž 2
Ciidamada Heyโ€™adda Sirdoonka iyo Nabad Sugidda Qaranka ee NISA ayaa fashiliyey isku day dil oo labo dhagarqabe oo ka tirsan Khawaarijta ay ka fuli rabeen degmada Dharkenley ee gobolka Banaadir. Ciidamada ayaa helay xogta labada dhagarqabe, kadibna waxaa lagu sameeyey dabagal inta aysan gaarin bartilmaameedkoodii, waxaana halkaas lagu dilay mid kamid ah dhagarqabayaashii, iyadoo kii kale nolosha lagu qabtay, isagoo dhaawac ah. Ciidamada NISA ayaa soo bandhigay meydka dhagarqabaha la dilay, dhaawaca kan nolosha lagu hayo iyo labo bistooladood oo ay ku hubeysnaayeen, isla markaana ay qorsheynayeen inay dil ku geystaan.
ุฅุธู‡ุงุฑ ุงู„ูƒู„...
๐Ÿ‘ 29๐Ÿ˜Ž 2
Photo unavailableShow in Telegram
๐Ÿ‘ 10โค 8๐Ÿ‘ 5๐Ÿ˜Ž 1
Ciidanka xoogga dalka, gaar ahaan guutada 8-aad ee qeybta 60-aad ayaa howlgal ay xalay ka fuliyeen deegaano ka tirsan gobolka Bay waxay ku dileen Cabdullaahi Caliyow iyo Najiib Cabdisalaan oo ka tirsanaa Khawaarijta, kuna howlanaa uruurinta baad ay ka qaadayeen dad shacab ah. Howlgalkaas ayaa ka dhacay deegaanada Sarmaan-dheere iyo Mooro-busbus ee gobolka Bay, waxayna saraakiisha hoggaamineysay warbaahinta qaranka u xaqiijiyeen inay ku guuleysteen dilka dhagarqabayaashii bartilmaameedka u ahaa ee shacabka dhibaateyn jiray.
ุฅุธู‡ุงุฑ ุงู„ูƒู„...
๐Ÿ‘ 22๐Ÿ‘ 17โค 14๐Ÿ‘Ž 3๐Ÿซก 3๐Ÿ˜Ž 2๐Ÿคจ 1
๐Ÿ‘ 17โค 3๐Ÿ˜Ž 3๐Ÿ‘ 2