fa
Feedback

فریب کلاهبرداران را نخورید! تل‌متریو این کانال‌ها را شناسایی و برچسب‌گذاری می‌کند 👉 برای مشاهده برچسب، اشتراک تهیه کنید

NUXUR SIDA️

NUXUR SIDA️

رفتن به کانال در Telegram

Halkan waxaan kusoo gudbiyaa barnaamijyo wax ku ool ah Nuxur iigu imow ❤️

نمایش بیشتر
9 664
مشترکین
-824 ساعت
-597 روز
-16630 روز

در حال بارگذاری داده‌ها

ابر برچسب‌ها
هیچ داده‌ای
مشکلی وجود دارد؟ لطفاً صفحه را تازه کنید یا با مدیر پشتیبانی ما تماس بگیرید.
اشارات ورودی و خروجی
---
---
---
---
---
---
جذب مشترکین
اکتبر '26
اکتبر '26
+26
در 0 کانال‌ها
سپتامبر '26
+39
در 0 کانال‌ها
Get PRO
اوت '26
+15
در 0 کانال‌ها
Get PRO
ژوئیه '26
+17
در 0 کانال‌ها
Get PRO
ژوئن '26
+5
در 0 کانال‌ها
Get PRO
مه '26
+6
در 0 کانال‌ها
Get PRO
آوریل '26
+5
در 0 کانال‌ها
Get PRO
مارس '26
+1
در 0 کانال‌ها
Get PRO
فوریه '260
در 0 کانال‌ها
Get PRO
ژانویه '26
+1
در 0 کانال‌ها
Get PRO
دسامبر '250
در 0 کانال‌ها
Get PRO
نوامبر '25
+1
در 0 کانال‌ها
Get PRO
اکتبر '25
+2
در 0 کانال‌ها
Get PRO
سپتامبر '25
+1
در 1 کانال‌ها
Get PRO
اوت '25
+6
در 0 کانال‌ها
Get PRO
ژوئیه '25
+6
در 0 کانال‌ها
Get PRO
ژوئن '25
+7
در 0 کانال‌ها
Get PRO
مه '25
+5
در 1 کانال‌ها
Get PRO
آوریل '25
+3
در 0 کانال‌ها
Get PRO
مارس '25
+7
در 0 کانال‌ها
Get PRO
فوریه '25
+9
در 1 کانال‌ها
Get PRO
ژانویه '25
+23
در 0 کانال‌ها
Get PRO
دسامبر '24
+14
در 1 کانال‌ها
Get PRO
نوامبر '24
+29
در 0 کانال‌ها
Get PRO
اکتبر '24
+84
در 0 کانال‌ها
Get PRO
سپتامبر '24
+154
در 0 کانال‌ها
Get PRO
اوت '24
+863
در 96 کانال‌ها
Get PRO
ژوئیه '24
+1 163
در 117 کانال‌ها
Get PRO
ژوئن '24
+238
در 35 کانال‌ها
Get PRO
مه '24
+446
در 86 کانال‌ها
Get PRO
آوریل '24
+342
در 30 کانال‌ها
Get PRO
مارس '24
+581
در 32 کانال‌ها
Get PRO
فوریه '24
+854
در 30 کانال‌ها
Get PRO
ژانویه '24
+855
در 31 کانال‌ها
Get PRO
دسامبر '23
+597
در 29 کانال‌ها
Get PRO
نوامبر '23
+2 176
در 4 کانال‌ها
Get PRO
اکتبر '23
+1 736
در 69 کانال‌ها
Get PRO
سپتامبر '23
+195
در 0 کانال‌ها
Get PRO
اوت '23
+302
در 0 کانال‌ها
Get PRO
ژوئیه '23
+489
در 0 کانال‌ها
Get PRO
ژوئن '23
+481
در 0 کانال‌ها
Get PRO
مه '23
+68
در 0 کانال‌ها
Get PRO
آوریل '23
+64
در 0 کانال‌ها
Get PRO
مارس '23
+189
در 0 کانال‌ها
Get PRO
فوریه '23
+235
در 0 کانال‌ها
Get PRO
ژانویه '23
+515
در 0 کانال‌ها
Get PRO
دسامبر '22
+373
در 0 کانال‌ها
Get PRO
نوامبر '22
+397
در 0 کانال‌ها
Get PRO
اکتبر '22
+366
در 0 کانال‌ها
Get PRO
سپتامبر '22
+1 986
در 0 کانال‌ها
تاریخ
رشد مشترکین
اشارات
کانال‌ها
24 اکتبر+2
23 اکتبر0
22 اکتبر0
21 اکتبر+2
20 اکتبر+1
19 اکتبر+1
18 اکتبر0
17 اکتبر+2
16 اکتبر+2
15 اکتبر0
14 اکتبر0
13 اکتبر+1
12 اکتبر+2
11 اکتبر+1
10 اکتبر0
09 اکتبر+2
08 اکتبر+3
07 اکتبر+1
06 اکتبر+1
05 اکتبر+2
04 اکتبر+1
03 اکتبر+1
02 اکتبر0
01 اکتبر+1
پست‌های کانال
Bal sawiro adigoo buug muhiim ah akhrinaya. Halka bog ee aad hal mar soo dhaaftana aanad dib ugusoo laabanayn. Intee in leeg oo taxaddar ah baad ubaahan tahay? Taas waxa ka dhigan nolosha. Daqiiqad kastaa waa bog cajiib ah. Mar labaad ma calaamadin kartid barina dib uma akhrin kartid. Jiraalku waa buug aan kusoo laabasho lahayn. Kaliya hadda ayuunbaad qori kartaa HADDII AAD TAAS OGAATO OO DAREENTO: Miyaanad indhaha ku hortaagan ka ilsugan lahayn? Miyaanad hug kasta si qoto dheer usamayn lahayn? Miyaanad taleefanka dhulka dhigi lahayn oo wada sheekaysiga ugu noolan lahayn sidii oo ay tahay markii ugu danbaysay? MAANTA XASUUSO MIDDAN: Bogga maantu dib uma soo laaban doono. Ku akhri ruux degan. Sababtoo ah taasi.. taasi waa nolosha.

2
Adaa aragtida shabbaha Ubaxa ugu quruxda badan Adaa sida dayaxa nuura Adaa ashqaraar ku beera Indhihii eegmada ku fiirsha Adaa ugu mudan hablaha Dhamaan inta aynigaaga.
295
3
"Kolka ay amuuruhu walaac ina galiyaan Waxaynu u soo baxnaa si aynu u ducaysano Inaga oo aan haynin hal kalmad oo aynu ku qeexno waxaan gudaha ka dareemayno. Ilahay wuu maqlaa culaysyada qalbiyada inaga saaran Waxa laga yaabaa inaynu daalno,dhaawacano,jaahwareero ama aynu gubanayno. Waxa macquul ah inaynaan dhab u garanayn waxaynu u baahanahay.ama aynu ka cabsi qabno inaynu dalbano wax khaldan. Waa macquul inaynu rabbi hor istaagno,oo dibnaheenu culays noqdaan,qalbiguna dareen buuxsamo, maskaxdeenuna qorshayn kari waydo ducada saxdaa ee aynu rabno. Waxaan rajeynaya inaad ogtahay: Ilahay ma sugaayo kalmadahaaga.wuxuu dhagaysanayaa qalbigaaga wuuna og yahay waxa aad gudaha ka dareemayso. Uma baahnid muujin dheeraad ah si laguu maqlo. Uma baahnid inaad haysid jawaab kasta si laguu aqbalo. Xataa uma baahnid inaad ogaato waxa saxda ah ee aad dalbanayso. Allah wuuba ogyahay baahidaada. Uu ogyahay wuxu kugu daweynaayo. waxa uu kuugu gargaarayo. Waxa xasilooni ku galin karaya iyo waxa kugu haboon ee kaaga wanaagsan xataa shay kasta oo aad dalbatay. Shaqadaada ma aha inaad soo gudbiso baryada ugu haboon;shaqadaadu waa si fudud inaad u soo laabatay isaga(allah)si daacad ah,isdhuldhig ay aaminaad ku lammaan tahay. Kolka aad kalmad kari waydo dheh; "Ooh allah waad ogtahay gudaha qalbigayga,waad ogtahay waxaan u baahanay,waanad ogtahay waxa ugu fiican ee ii wanaagsan. Sidaas darteed iigu deeq wax ii wanaagsan igana ilaali wixii aan ii wanaagsanayn".Intaasi way kugu filan tahay. Waa isdhiibid waana TAWAKAL. Baryadu maaha sidii inaad ilahay wax ku qancinaysid si uu kuu siiyo. Waa xasuusasho inuu rabbi ahaa midka jaceyl oodhan leh xikmad oodhan leh uguna deeqsi san.iskama indha tiro oohinta qalbiga kasoo go'day isaga dartiis. Ha joojin ducada xataa kolka ay dibnuhu awoodi waayaan,qalbigaaga ayaa hadlaya.xataa marka aanad garanayn wax aad ku hadasho waayo isagu wuu ogyahay alle wuu ogyahay. Ilahayow naga aqbal ducooyinkayaga xataa markay yar yihiin,buuqsan yihiin ama daciifnimo ka buuxdo noogu deeq wixii noo wanaagsan nagana ilaali wixii aan noo fiicnayn nagana yeel kuwo kugu xidhan. Allahuma ameen." Tarjumaad.
439
4
Aynu ku sallino xabiibkeena Si gaar ahna jimcaha aynu badsano. اللَّهُمَّ صَلِّ وَسَلِّمْ وَبَارِكْ على نَبِيِّنَا مُحمَّد ♥️
534
5
Usoo noqda rabbi Midka baryo kasta ajiiba,illinkasta tirtira,awoodkastana ay tiisu ka wayn tahay. Xasuuso waxkasta oo adiga kugu culus agtiisa waxba kama aha. Barya,kaalmeysta oo wax waydiista. Allahayow noo qurxi subaxayaga xeeladaadana xeeladkasta noogu furfur oo noogu fudaydi.
574
6
Waaxyaha jidhkiyo Wadnihii dadkaba Wacan ugu jeclaa wali waa sidii Mana wiiqmayee Wiigii kastaba Wuu sii battaa. Abdirisak✒️
Waaxyaha jidhkiyo Wadnihii dadkaba Wacan ugu jeclaa wali waa sidii Mana wiiqmayee Wiigii kastaba Wuu sii battaa. Abdirisak✒️
806
7
قال رسول الله ﷺ: "مَن صَلَّى عَلَيَّ صَلَاةً وَاحِدَةً، صَلَّى اللَّهُ عَلَيْهِ بِهَا عَشْرًا." اللَّهُمَّ صَلِّ وَسَلِّمْ وَبَارِكْ على نَبِيِّنَا مُحمَّد ♥️
585
8
Wali waxaan layaaba Wanaagii dhexdeeniyo Sidee buu wacnaantii U bedelay waxyeeladu ? Hadda miyey i wiiqaan Weedhahaagi dhayi jiray Wadnahayga kuu nugul ? Wehelnimada ruuxihii Kalgacal wadaagee Ku rafiiqay wehelnimo Hadda miyey iswaayeen! Miyey kala wareegaan Waaxyihii istabi jiray? Wakhti baa ina doorshee Kala weecadkeenani Ma mid waarayaa abid? Dabadaa wareeroo Hurdo wacan ma seexdee Miyaad ila wadaagtaa? Waadigii i dayrshee Sidee waagu kuu yahay? Waynuhu miyuu adi Kuu dooray ruux wacan? Ma mid kuu wadaadoo Wehelkuu ah baa yimi? -Abdirisak.
462
9
Mararka qaar dhibaatooyinka xal karaadi.
Mararka qaar dhibaatooyinka xal karaadi.
480
10
"Badanaa wanaag fall,Wuxu kuugu soo laabanaya qaab aanad filananayn. Rumeyso".
"Badanaa wanaag fall,Wuxu kuugu soo laabanaya qaab aanad filananayn. Rumeyso".
614
11
Wuxu yidhi: "Waxaan aassay wax badan oo dabcigayga kamid ah si aan unoqdo shakhsigan degan".
553
12
ASLI 02 Asalkaba badda iyo dumarku waa isku dabci. Labaduba marka ay kacsan yihiin dhawaaqoodu aragagax buu abuuraa oo qofka aan aqoon u laheyn wuu ku dagmaa. Sidaa oo kale marka ay deganyihiin quruxdoodu way yaab galisaa ruuxii ishaara. Caawa jawiga baddu aad buu u degan yahay si lamid ah sidaada. Samadduna way rooban tahay. Dhibco aan xooganayn baa kor kasoo dhacaysa. Maaha sidii ciidka oo habeenkan waa cidla' Asliyey aragaaga iyo kan badda waxba uma dhaxeeyaan. Farxadaadu waa neecowda sambabadayda iyo laabta sifaysa. Si kasta oo aan daal u dareemayo, markii aan adiga kuu imaado culeyskayga waxaa bedela fudayd,murugtana dhoolacadayn. Asli, kaliya ma tihid meel aan ku nafiso waxaad tahay abuur ashqaraarleh iyo ruux aan ku dhumo marka aan dhugto sida loo abuuray. Waa sababta aan caawa u daartay heesta uu qaado Qamar Suugaani. Markii aan la shaamareeray muuqaaga dayaxa shabbaha iyo jawigan cajiibka ah. "Dhab mooyee halkaan maraayo Ku dhumayee sid loo abuuray, Xiskay dhufataa ku heesay Markuu dhako faarka yaabay Malaha tani waa dhameysee Dhashii nebi aadam maaha Dhabeeshani waa qof gaara Dhigeed kuma uuna kowmka"
589
13
*Asli* 01 Ma xasuusataa goortii ugu horeysay ee aan kulanay Asliyey? Miyaan kuu sheegay se inay aheyd habeenkii koowaad ee aan booqdo xeebta. Inkasta oo aan waligayba deganaa magaalada hadana maalin mooyiye ma jeclayn xilliyada kale aadista badda. Waa tii aheyd habeenkii labaad ee ciidda fidriga. Anigoo caajis dareemaya jawiguna iga qasan yahay ayaan iskaga dhaqaaqay dhanka badda. Laakiin farxad iyo rayn-rayn aanan waligay dareemin baan kala soo laabtay. Dad badan oo ciiddaa ka badan baa meel walba taagna. Koox koox ayey uwada socdeen qaar kalena qoys-qoys kuwa ugu qurxoon waxay ahaayeen lamaanayaal dhalinyaro ah. Se markii aan adiga ku arkay ayey waxwaliba isbedeleen. Waxaad xidhnayd toob cad iyo shalmad madaw khafiifa. Way kuu fadhiday dhanka labiska run ahaantii. Joogaaga dheer,dhexdaada taakada ah iyo talaabadaada indhahaygii baad sixratay. Anigu abuur kula mid ah hore umaanan arag. "Waaw oo ileen waa kaligeed!"ayaan u idhi qaab aanan illaa hadda hubin in ay qaylo aheyd iyo inkale. Kolay adigu waad maqashay misna indho ay cabsi ka muuqato baad igusoo eegtahay laftaydu waan cabsanaayey oo hadalkaba dhawr jeer baan ku margaday Horta eraygii u horeeyey ee aan ku idhi ma xasuusto. Waynu kala baqaynay laakiin ugu danbeyntii Haddii aanay dhoolacadayntaadu ii miciini laheyn qajilaadu igama ba'deen haasaawuhuna muu bilaabmeen. Intaa kadib waynagii u wada sheekaysanay sidii labo waligood isyaqaanay. Ma xasuusataa markii uu dayaxu kasoo baxay dhanka badda Ee aad tidhi "Alla dayaxii meel fog buu kasoo baxay"! Anna aan ku idhi maya ee wuu dhawyahay. Dayax aan kaas i horfadhiya aheyni iima muuqan Waa runtay oo kaliya adiga ayaa ii iftiimayey. W/Q Abdirisak. 25/3/2026.
602
14
Rabbi daacad u ahow Dadaalkaaga fara badi Dad wanaagsan kuxidhnow Dibindaabyo guudiyo Iyo waayi maysid diiqadee Dulqaadkana ha moogaan
575
15
Marka aan dib u akhriyo message yadii aan qoray kolkii aan xidhiidhka kujiray😁
Marka aan dib u akhriyo message yadii aan qoray kolkii aan xidhiidhka kujiray😁
613
16
Ka faaaidaysta
Ka faaaidaysta
348
17
https://www.facebook.com/100080846866627/posts/pfbid0Hs1UoS9YuHUXkQYi7Ff9KchGrVS7nMfUWrtbAU3NUZTsCpb7xHn3EYojpFKfDNy3l/?app=fbl
52
18
Saaxiibadeyda halkaan iigu jirow, codkiinaan marti idiinka ka ahay ee haddii aad awoodaan Burtinle public library iigu soo co
Saaxiibadeyda halkaan iigu jirow, codkiinaan marti idiinka ka ahay ee haddii aad awoodaan Burtinle public library iigu soo codeeya ,si sharaf leh baan idiin waydiisanayaa in aad maktabadayda iigu codaysaan .mahadsanidiin.
37
19
بدون متن...
1
20
"Waad bedeli kartaa waxad falayso,se marna ma bedeli kartid wixii rabitaankaaga ah".
"Waad bedeli kartaa waxad falayso,se marna ma bedeli kartid wixii rabitaankaaga ah".
469