9 919
订阅者
-1024 小时
-467 天
-21030 天
数据加载中...
吸引订阅者
九月 '26
九月 '26
+4
在0个频道中
八月 '26
+15
在0个频道中
Get PRO
七月 '26
+17
在0个频道中
Get PRO
六月 '26
+5
在0个频道中
Get PRO
五月 '26
+6
在0个频道中
Get PRO
四月 '26
+5
在0个频道中
Get PRO
三月 '26
+1
在0个频道中
Get PRO
二月 '260
在0个频道中
Get PRO
一月 '26
+1
在0个频道中
Get PRO
十二月 '250
在0个频道中
Get PRO
十一月 '25
+1
在0个频道中
Get PRO
十月 '25
+2
在0个频道中
Get PRO
九月 '25
+1
在1个频道中
Get PRO
八月 '25
+6
在0个频道中
Get PRO
七月 '25
+6
在0个频道中
Get PRO
六月 '25
+7
在0个频道中
Get PRO
五月 '25
+5
在1个频道中
Get PRO
四月 '25
+3
在0个频道中
Get PRO
三月 '25
+7
在0个频道中
Get PRO
二月 '25
+9
在1个频道中
Get PRO
一月 '25
+23
在0个频道中
Get PRO
十二月 '24
+14
在1个频道中
Get PRO
十一月 '24
+29
在0个频道中
Get PRO
十月 '24
+84
在0个频道中
Get PRO
九月 '24
+154
在0个频道中
Get PRO
八月 '24
+863
在96个频道中
Get PRO
七月 '24
+1 163
在117个频道中
Get PRO
六月 '24
+238
在35个频道中
Get PRO
五月 '24
+446
在86个频道中
Get PRO
四月 '24
+342
在30个频道中
Get PRO
三月 '24
+581
在32个频道中
Get PRO
二月 '24
+854
在30个频道中
Get PRO
一月 '24
+855
在31个频道中
Get PRO
十二月 '23
+597
在29个频道中
Get PRO
十一月 '23
+2 176
在4个频道中
Get PRO
十月 '23
+1 736
在69个频道中
Get PRO
九月 '23
+195
在0个频道中
Get PRO
八月 '23
+302
在0个频道中
Get PRO
七月 '23
+489
在0个频道中
Get PRO
六月 '23
+481
在0个频道中
Get PRO
五月 '23
+68
在0个频道中
Get PRO
四月 '23
+64
在0个频道中
Get PRO
三月 '23
+189
在0个频道中
Get PRO
二月 '23
+235
在0个频道中
Get PRO
一月 '23
+515
在0个频道中
Get PRO
十二月 '22
+373
在0个频道中
Get PRO
十一月 '22
+397
在0个频道中
Get PRO
十月 '22
+366
在0个频道中
Get PRO
九月 '22
+1 986
在0个频道中
| 日期 | 订阅者增长 | 提及 | 频道 | |
| 05 九月 | +3 | |||
| 04 九月 | 0 | |||
| 03 九月 | +1 | |||
| 02 九月 | 0 | |||
| 01 九月 | 0 |
频道帖子
Adaa aragtida shabbaha
Ubaxa ugu quruxda badan
Adaa sida dayaxa nuura
Adaa ashqaraar ku beera
Indhihii eegmada ku fiirsha
Adaa ugu mudan hablaha
Dhamaan inta aynigaaga.
| 2 | "Kolka ay amuuruhu walaac ina galiyaan
Waxaynu u soo baxnaa si aynu u ducaysano
Inaga oo aan haynin hal kalmad oo aynu ku qeexno waxaan gudaha ka dareemayno.
Ilahay wuu maqlaa culaysyada qalbiyada inaga saaran
Waxa laga yaabaa inaynu daalno,dhaawacano,jaahwareero ama aynu gubanayno.
Waxa macquul ah inaynaan dhab u garanayn waxaynu u baahanahay.ama aynu ka cabsi qabno inaynu dalbano wax khaldan.
Waa macquul inaynu rabbi hor istaagno,oo dibnaheenu culays noqdaan,qalbiguna dareen buuxsamo, maskaxdeenuna qorshayn kari waydo ducada saxdaa ee aynu rabno.
Waxaan rajeynaya inaad ogtahay: Ilahay ma sugaayo kalmadahaaga.wuxuu dhagaysanayaa qalbigaaga wuuna og yahay waxa aad gudaha ka dareemayso.
Uma baahnid muujin dheeraad ah si laguu maqlo.
Uma baahnid inaad haysid jawaab kasta si laguu aqbalo.
Xataa uma baahnid inaad ogaato waxa saxda ah ee aad dalbanayso.
Allah wuuba ogyahay baahidaada.
Uu ogyahay wuxu kugu daweynaayo. waxa uu kuugu gargaarayo.
Waxa xasilooni ku galin karaya iyo waxa kugu haboon ee kaaga wanaagsan xataa shay kasta oo aad dalbatay.
Shaqadaada ma aha inaad soo gudbiso baryada ugu haboon;shaqadaadu waa si fudud inaad u soo laabatay isaga(allah)si daacad ah,isdhuldhig ay aaminaad ku lammaan tahay.
Kolka aad kalmad kari waydo dheh;
"Ooh allah waad ogtahay gudaha qalbigayga,waad ogtahay waxaan u baahanay,waanad ogtahay waxa ugu fiican ee ii wanaagsan.
Sidaas darteed iigu deeq wax ii wanaagsan igana ilaali wixii aan ii wanaagsanayn".Intaasi way kugu filan tahay. Waa isdhiibid waana TAWAKAL.
Baryadu maaha sidii inaad ilahay wax ku qancinaysid si uu kuu siiyo.
Waa xasuusasho inuu rabbi ahaa midka jaceyl oodhan leh xikmad oodhan leh uguna deeqsi san.iskama indha tiro oohinta qalbiga kasoo go'day isaga dartiis.
Ha joojin ducada xataa kolka ay dibnuhu awoodi waayaan,qalbigaaga ayaa hadlaya.xataa marka aanad garanayn wax aad ku hadasho waayo isagu wuu ogyahay alle wuu ogyahay.
Ilahayow naga aqbal ducooyinkayaga xataa markay yar yihiin,buuqsan yihiin ama daciifnimo ka buuxdo noogu deeq wixii noo wanaagsan nagana ilaali wixii aan noo fiicnayn nagana yeel kuwo kugu xidhan.
Allahuma ameen."
Tarjumaad. | 246 |
| 3 | Aynu ku sallino xabiibkeena
Si gaar ahna jimcaha aynu badsano.
اللَّهُمَّ صَلِّ وَسَلِّمْ وَبَارِكْ على نَبِيِّنَا مُحمَّد ♥️ | 362 |
| 4 | Usoo noqda rabbi
Midka baryo kasta ajiiba,illinkasta tirtira,awoodkastana ay tiisu ka wayn tahay.
Xasuuso waxkasta oo adiga kugu culus agtiisa waxba kama aha.
Barya,kaalmeysta oo wax waydiista.
Allahayow noo qurxi subaxayaga xeeladaadana xeeladkasta noogu furfur oo noogu fudaydi. | 424 |
| 5 | Waaxyaha jidhkiyo
Wadnihii dadkaba
Wacan ugu jeclaa
wali waa sidii
Mana wiiqmayee
Wiigii kastaba
Wuu sii battaa.
Abdirisak✒️ | 709 |
| 6 | قال رسول الله ﷺ:
"مَن صَلَّى عَلَيَّ صَلَاةً وَاحِدَةً، صَلَّى اللَّهُ عَلَيْهِ بِهَا عَشْرًا."
اللَّهُمَّ صَلِّ وَسَلِّمْ وَبَارِكْ على نَبِيِّنَا مُحمَّد ♥️ | 585 |
| 7 | Wali waxaan layaaba
Wanaagii dhexdeeniyo
Sidee buu wacnaantii
U bedelay waxyeeladu ?
Hadda miyey i wiiqaan
Weedhahaagi dhayi jiray
Wadnahayga kuu nugul ?
Wehelnimada ruuxihii
Kalgacal wadaagee
Ku rafiiqay wehelnimo
Hadda miyey iswaayeen!
Miyey kala wareegaan
Waaxyihii istabi jiray?
Wakhti baa ina doorshee
Kala weecadkeenani
Ma mid waarayaa abid?
Dabadaa wareeroo
Hurdo wacan ma seexdee
Miyaad ila wadaagtaa?
Waadigii i dayrshee
Sidee waagu kuu yahay?
Waynuhu miyuu adi
Kuu dooray ruux wacan?
Ma mid kuu wadaadoo
Wehelkuu ah baa yimi?
-Abdirisak. | 462 |
| 8 | Mararka qaar dhibaatooyinka xal karaadi. | 480 |
| 9 | "Badanaa wanaag fall,Wuxu kuugu soo laabanaya qaab aanad filananayn.
Rumeyso". | 614 |
| 10 | Wuxu yidhi:
"Waxaan aassay wax badan oo dabcigayga kamid ah si aan unoqdo shakhsigan degan". | 553 |
| 11 | ASLI
02
Asalkaba badda iyo dumarku waa isku dabci.
Labaduba marka ay kacsan yihiin dhawaaqoodu aragagax buu abuuraa oo qofka aan aqoon u laheyn wuu ku dagmaa.
Sidaa oo kale marka ay deganyihiin quruxdoodu way yaab galisaa ruuxii ishaara.
Caawa jawiga baddu aad buu u degan yahay si lamid ah sidaada.
Samadduna way rooban tahay.
Dhibco aan xooganayn baa kor kasoo dhacaysa.
Maaha sidii ciidka oo habeenkan waa cidla'
Asliyey aragaaga iyo kan badda waxba uma dhaxeeyaan.
Farxadaadu waa neecowda sambabadayda iyo laabta sifaysa.
Si kasta oo aan daal u dareemayo, markii aan adiga kuu imaado culeyskayga waxaa bedela fudayd,murugtana dhoolacadayn.
Asli, kaliya ma tihid meel aan ku nafiso waxaad tahay abuur ashqaraarleh iyo ruux aan ku dhumo marka aan dhugto sida loo abuuray.
Waa sababta aan caawa u daartay heesta uu qaado Qamar Suugaani.
Markii aan la shaamareeray muuqaaga dayaxa shabbaha iyo jawigan cajiibka ah.
"Dhab mooyee halkaan maraayo
Ku dhumayee sid loo abuuray,
Xiskay dhufataa ku heesay
Markuu dhako faarka yaabay
Malaha tani waa dhameysee
Dhashii nebi aadam maaha
Dhabeeshani waa qof gaara
Dhigeed kuma uuna kowmka" | 589 |
| 12 | *Asli*
01
Ma xasuusataa goortii ugu horeysay ee aan kulanay Asliyey?
Miyaan kuu sheegay se inay aheyd habeenkii koowaad ee aan booqdo xeebta.
Inkasta oo aan waligayba deganaa magaalada hadana maalin mooyiye ma jeclayn xilliyada kale aadista badda.
Waa tii aheyd habeenkii labaad ee ciidda fidriga.
Anigoo caajis dareemaya jawiguna iga qasan yahay ayaan iskaga dhaqaaqay dhanka badda.
Laakiin farxad iyo rayn-rayn aanan waligay dareemin baan kala soo laabtay.
Dad badan oo ciiddaa ka badan baa meel walba taagna.
Koox koox ayey uwada socdeen qaar kalena qoys-qoys kuwa ugu qurxoon waxay ahaayeen lamaanayaal dhalinyaro ah.
Se markii aan adiga ku arkay ayey waxwaliba isbedeleen.
Waxaad xidhnayd toob cad iyo shalmad madaw khafiifa.
Way kuu fadhiday dhanka labiska run ahaantii.
Joogaaga dheer,dhexdaada taakada ah iyo talaabadaada indhahaygii baad sixratay.
Anigu abuur kula mid ah hore umaanan arag.
"Waaw oo ileen waa kaligeed!"ayaan u idhi qaab aanan illaa hadda hubin in ay qaylo aheyd iyo inkale. Kolay adigu waad maqashay misna indho ay cabsi ka muuqato baad igusoo eegtahay laftaydu waan cabsanaayey oo hadalkaba dhawr jeer baan ku margaday
Horta eraygii u horeeyey ee aan ku idhi ma xasuusto.
Waynu kala baqaynay laakiin ugu danbeyntii
Haddii aanay dhoolacadayntaadu ii miciini laheyn qajilaadu igama ba'deen haasaawuhuna muu bilaabmeen.
Intaa kadib waynagii u wada sheekaysanay sidii labo waligood isyaqaanay. Ma xasuusataa markii uu dayaxu kasoo baxay dhanka badda
Ee aad tidhi
"Alla dayaxii meel fog buu kasoo baxay"!
Anna aan ku idhi maya ee wuu dhawyahay.
Dayax aan kaas i horfadhiya aheyni iima muuqan
Waa runtay oo kaliya adiga ayaa ii iftiimayey.
W/Q Abdirisak.
25/3/2026. | 602 |
| 13 | Rabbi daacad u ahow
Dadaalkaaga fara badi
Dad wanaagsan kuxidhnow
Dibindaabyo guudiyo
Iyo waayi maysid diiqadee
Dulqaadkana ha moogaan | 575 |
| 14 | Marka aan dib u akhriyo message yadii aan qoray kolkii aan xidhiidhka kujiray😁 | 613 |
| 15 | Ka faaaidaysta | 348 |
| 16 | https://www.facebook.com/100080846866627/posts/pfbid0Hs1UoS9YuHUXkQYi7Ff9KchGrVS7nMfUWrtbAU3NUZTsCpb7xHn3EYojpFKfDNy3l/?app=fbl | 52 |
| 17 | Saaxiibadeyda halkaan iigu jirow, codkiinaan marti idiinka ka ahay ee haddii aad awoodaan Burtinle public library iigu soo codeeya ,si sharaf leh baan idiin waydiisanayaa in aad maktabadayda iigu codaysaan .mahadsanidiin. | 37 |
| 18 | 没有文字... | 1 |
| 19 | "Waad bedeli kartaa waxad falayso,se marna ma bedeli kartid wixii rabitaankaaga ah". | 469 |
| 20 | Barigii hore waxa la dhihi jiray ruuxu afarta ama shanta qof ee uu la saaxiibka yahay ayuun buu la qaab noqdaa.
Maahmaah caam ah baa aheyd "Intusi saaxiibkaa waxan kuu sheegaya qofka aad tahay".
Iminka waxaan cad inay midaasi si caadi ah isula dhalan bedeshay dunida digitalka.
Miyeynaan dhihu karin ii keen shanta qof ee aad barahooda ku xidhan tahay waxaan ku tusayaa cidda aad tahay.
Ama intus afarta plateform ee aad ku badan tahay.
Naqshadda -Abdirahman Dool. | 507 |
