cookie

Мы используем файлы cookie для улучшения сервиса. Нажав кнопку «Принять все», вы соглашаетесь с использованием cookies.

avatar

NUXUR SIDA️

Halkan waxaan kusoo gudbiyaa barnaamijyo wax ku ool ah Nuxur iigu imow ❤️

Больше
Финляндия542Язык не указанКниги2 228
Рекламные посты
12 211
Подписчики
+2424 часа
+357 дней
+20130 дней

Загрузка данных...

Прирост подписчиков

Загрузка данных...

Фото недоступноПоказать в Telegram
قال رسول الله ﷺ ( لَقِيتُ إِبْرَاهِيمَ لَيْلَةَ أُسْرِيَ بِي، فَقَالَ : يَا مُحَمَّدُ، أَقْرِئْ أُمَّتَكَ مِنِّي السَّلَامَ، وَأَخْبِرْهُمْ أَنَّ الْجَنَّةَ طَيِّبَةُ التُّرْبَةِ عَذْبَةُ الْمَاءِ، وَأَنَّهَا قِيعَانٌ ، وَأَنَّ غِرَاسَهَا : سُبْحَانَ اللَّهِ، وَالْحَمْدُ لِلَّهِ، وَلَا إِلَهَ إِلَّا اللَّهُ، وَاللَّهُ أَكْبَرُ )) صحيح الترمذي📚) Wuxuu yidhi rasulkuﷺ: waxaan lakulmay habenkii la idheelmiyay nabi ibraahim wuxuu igu yidhi Mohamedow umadaada igu salaan waxaadna u sheegtaa janadu iney tahay meel ciid wanaagsan biyo macaan caro siman,waxaana lagu beertaa Subxaana allh walxamdu lilaah walaa ilaaha ilaa allhu walaahu akbar)
Casarkiinu ha idiin samaado saaxiibayaal
Показать все...
‏قَالَ قَدْ أُوتِيتَ سُؤْلَكَ يَا مُوسَىٰ Muusoow dhab ahaantii waa lagu siiyay waydiintaadii Eeboow noo rumee riyooyinkayaga noogana War hay sidaad ooga War haysay muuse ammintii uu ka qarsoomay indhaha dadka laakiin adigu aad ogayd يارب هذه الإستجابة وكل من يقرأ
Показать все...
3
Фото недоступноПоказать в Telegram
Kasoo qaad in qof saaxiibkaa oo taajir ah ku dhaho wax-kasta free baad utahay waxaad rabto iweydiiso..? Ama ka warran haduu ku dhaho madax-weyne xor baad utahay dalka samee waxaad rabto kalsooni intee le'eg ayad dareemi lehyd...? Hadaba kawarran hadii Abuuraha Caalamkan Eebe Wayne ku leeyahay:
وَإِذَا سَأَلَكَ عِبَادِي عَنِّي فَإِنِّي قَرِيبٌۖ  ﴿١٨٦﴾ البقرة.
Markay ku warsadaan addoomadayda Nabiyow anigu waan dhawahay. {186} albaqrah. Maxay tahay sababta aad ugu kalsoonan la'dahey abuuraha isagoo ku leh Wan kuu dhawahey marka aad iibaahato kaliya ibaro Wan ku ajiibi..🤲 Haddad si fiican ugu fiirsato hadalkaa ilaahey kalsooni intee le'eg ayaad dareemi..!? WQ// Ustaad Machett
Показать все...
😢 1
Фото недоступноПоказать в Telegram
sawirka gaadaha ayaa yiri " Sawirkaan maahan jiliin waxaan ku dhex qaaday tareenada lstanbul xilli dambe oo habeenkii ah. llaahay SWT baan ku dhaartaye, waxay ku nagaadeen /taagnaayeen booskaas lamaane yaashaan saddex Saac,Ninka dhalinyarada wu daalnaa walibo si saaidaa. mar kasta 00 uu damco in uu aayar garabka uga qaado madaxa, intay dhabarka u salaaxdo ayay si hoose ugu tiri: "Naso, naso, waan kula jooga. " jacaylku waa risiq" @bahjasooyaalka
Показать все...
😢 11😍 1
Фото недоступноПоказать в Telegram
لا أباء.. طفل يربي طفل !❤️‍🩹🌱
Waa aabo li' ilmo-yar oo ilmo-yar Korinaya xaalada ka taagan Gaza Allow udhibi yaree walaaleheen 🤲
Показать все...
😢 3
Ibnu Taymiya (رحمه الله) waxa uu yidhi: “Ducooyinkaan eegay waxaan ogaaday ducada ugu nafciga badan inay tahay in la yidhaahdo:  ❪اللّهُـمَّ أَعِـنِّي عَلـى ذِكْـرِكَ وَشُكْـرِك ، وَحُسْـنِ عِبـادَتِـك❫ Kaddib markaan u fiirsaday waxaan arkay in wax la macne ahi ku suganyahayba Salaadda gudaheeda. {إِیَّاكَ نَعۡبُدُ وَإِیَّاكَ نَسۡتَعِینُ}
Показать все...
😍 3
Фото недоступноПоказать в Telegram
Markasta oo ay badato xirfadadu waxa badanaysa baahida ay dadku ku qabayaan waxana kuu kordhaysa inaad dadka ka Maaranto Markasta oo ay Yaraato Xirfadadu waxa kordhaysa baahida aad dadka u qabayso waxaana kordhaysa inay dadku kaa maarmaan
دكتور ياسر الحزيمي بودكاست كيف تنجح العلاقات
Показать все...
3
https://t.me/bahjasooyaalka Nagu soo biira.❤️
Показать все...
Bahja sooyaal❤️

"Bahja sooyaal waa chanel aad kaheli doonto taarikho,xikmado,waraaqo turjuman,Qoraalo,iyo saliga nabigeena muxamed salalaahu calayhi wasalam , falanqaynta buugaagta ,aqoon guud iyo qayb kamid aH suugaanta" Soo dhawaw mudane/marwo.🤍

💞➰Community ++ ♨️♨️ ━━━━━━━🔺━━━━━━━━ 111k+ 📚Somali Free Books 📙 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 53k+ 📘Somali Librarians 📒 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 32k+ ✨Xikmado iyo murti🗣 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 31k+ 📘Kobciye Books📗 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 23+ 🌸 Mucaashaq Jacayl🌷 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 21+k 🪴Dhiirigaliye nolol🍀 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 19+k ⚙️Hoyga Farsamda💭 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 18k+ 🌟 Aqoon Kobciye 🔆 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 17k+ 👩‍🏭 Hidaayatu Rabbi 👥 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 16k+ 👤Quruxda islaamka🫂 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 16k+ 🌓Somali to English♦️ ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 15k+ ⛺️ jacaylside channel❤️ ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 14k+ 🪢 alxakiim channel 👔 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 14k+ ➰xaqiiqada Nolosha🪜 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 14k+ 🌱Dareen Side channel🪴 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 13k 💹 Hassan Caashaq ❇️ ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 13k 🈳Qalbi Dhaye 🚹 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 13k ♨️ Qalbiyadeena 💢 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 13k 🔴 Guulaayso bet 🟢 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 13k ♒️ Kalimat Kariim ♉️ ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 13k 🧕 Aisha bin Ahmed🗣 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 13k 🧩 Faiido Channel🪝 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 13k 👩 Hogaan Dumar 🧕 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 12k 💬 albaani channel 🗯 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 12k 🪤 Dhaqan Wanaag ⚖️ ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 12k 👳‍♂️ Dinteena suuban💚 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 11k 📒 Qoraalo kooban 👀 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 10k 🍇 Nuxur Side 🌬 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 10k ✍️ Kaydka Qormo 🖌 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 10k 🌎 Haqabtire Online⚡️ ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 06k 🫧 Ruuxda channel 💫 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 06k 🫧 MaanHage School 💫 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ ━━━━━━━━━━━━ ⭐️ VIP Channel ➡️ JOIN NOW ━━━━━━━━━━━━ anti-delete 🔝12hrs in channels
Показать все...
Dareen Bulsho

Wacyi galinta bulshada somaliyeed ~qabyaalada ~diinta ~dhaqanka

" يوماً ما . . قُلنا لـن نفترق إلاّ بالموت تأخّر الموتُ وافترقنا " - محمود درويش
Показать все...
Выберите другой тариф

Ваш текущий тарифный план позволяет посмотреть аналитику только 5 каналов. Чтобы получить больше, выберите другой план.