fa
Feedback
🌹𝗧𝗘𝗔𝗠___𝗘𝗡𝗧𝗘𝗥𝗧𝗔𝗜𝗡𝗠𝗘𝗡𝗧🌹🇦🇪☜︎︎︎

🌹𝗧𝗘𝗔𝗠___𝗘𝗡𝗧𝗘𝗥𝗧𝗔𝗜𝗡𝗠𝗘𝗡𝗧🌹🇦🇪☜︎︎︎

رفتن به کانال در Telegram

Chanel kan waxan ku so gudbin doonah barnaamijyo ku xiiso galiyo iyo sawiradah dhalin yaradah t.e sida sawirka jimcah iyo wixi kalo lamid ah.💯✊ Dag Dag Ku Hel barnamij Cusub 📝 Gacmo Furan Ku Soo Dhawow 🤷‍♂️ Nagu Soo Biir Oo nala qosal🙏              

نمایش بیشتر
4 545
مشترکین
اطلاعاتی وجود ندارد24 ساعت
-227 روز
-14030 روز
آرشیو پست ها
Kanaal Telegram oo iib (beec) ah: Waxa uu haystaa in kabadan 1000+ or 1k+ oo Subscribers. Dhamaan dadka ku jira waa Soomaali Active ah. Malaha wax Copyright ah. Waxa uu furanyahay 1 sano. Kaliya inaad wax dhigto ayuu kaa rabaa, waxaad uga faaidaysan kartaa Adska Telegram Sidoo Kale Waxaad Ku Hormarin Kartaa Ganacsigaaga Hadii aad danaynayso lasoo xiriir @Abwaan_Saajac

*Waxay is jeclaaden oo u xidhiidhkooga jacayl bilaabmay 2016 *Waxay is guursadeen 2021 *Waxa la waydiyey sirta ka danbaysa gu
*Waxay is jeclaaden  oo u xidhiidhkooga jacayl bilaabmay 2016 *Waxay is guursadeen 2021 *Waxa la waydiyey sirta ka danbaysa guurkooga madama mudada xidhiidhka jacayl ay solahaayen ay  ad ubadnayd. Marka la eego waqtigay is guursaden *Waxay  si fudud ugu jawaabtay Uma sheegin Xidhiidhkeena  asxabtayda  macnaha. In an xidhiidh la leyahy qofkan uma shegin  cidna Wana sabbta ka danbaysa inay is helaan o ay is guursadan private life always successful🔐❤️🥰 @Bakaal18

Jacaylku mahan mid ku Haboon maalmo isbuucyo amase Bilooyin😫❤️ Balze waa Qiso dhab ah taas oo aad maalin walba xasuusan doon
Jacaylku mahan mid ku Haboon maalmo isbuucyo amase Bilooyin😫❤️ Balze waa Qiso dhab ah taas oo aad maalin walba xasuusan doontid kuna bari doonta naxariista iYo Dareen🥺❤️🫂 kana dhigi doonta daacad qofaan jcl soaring dhayo maleh.❤️🌹🥀🥰🥹

Iguma filna qoraaladiina iyo codadkiina Oo kaliya waxan baahi weyn U qabaa la joogiinaga❤️🥀🥹🫂 Dhamaan gabdha oo dhan🫂😭🥹🥹

Kalsoonida ayaa siyaadiso Jaceylka Halka Naftuna ay Daweyso Ixtiraamka Hogaanka wada jirnimada waxaa wehliya Dacadnimo adigaa
Kalsoonida ayaa siyaadiso Jaceylka Halka Naftuna ay Daweyso Ixtiraamka Hogaanka wada jirnimada waxaa wehliya Dacadnimo adigaan Kugu wahshedaa si Gaar ah u xafid Qalbigeyga..❤️

Ha ka raadin jacayl qalbiyada gaajaysan haddii ay dhergaan way ku tuuri doonaan,🥺 laakiin ka raadi quluub daacad ah haddii a
Ha ka raadin jacayl qalbiyada gaajaysan haddii ay dhergaan way ku tuuri doonaan,🥺 laakiin ka raadi quluub daacad ah haddii ay ku jecelaadaan, way ku ilaalin doonaan👩‍❤️‍💋‍👩💞 Hbn Wng💫

Hada aragto gabar malin kasta sawirkeyda so dhigayso storyga ama profile keyda waa calaf doon gurmad dagdag ah in lo sameeyo waye si calaf koda u helaan gabdhaha🤣🤣 Ani ma dhihin sheikh ma saajid kaa dhahay😂🤣🤣🤣

intaa islaaha deeqsi iska dhig  bay ixaa lufisay  kadibna block bay  isaartay..😂😂😂😂 Ar kareena 😂

Waligaa gabar ha Qiyaamin sbbto ah waa Miskiin Ikn Ha aaminin waa Dameer yar😂😂😂😂 Free kreena kapuur.😂 😂

Aan damaashadnee Taashka aroos ka so xero 😂😂😂 New love priyaa sanganiyaa😂😂 😂

Qof walbo oo bukaan ah waxaa uu sheektaa dhawaciisa si loo dabiibo😢💔 Lakinse waxaa jira dhawac aan dabiib iyo dhaqtar toona
Qof walbo oo bukaan ah waxaa uu sheektaa dhawaciisa si loo dabiibo😢💔 Lakinse waxaa jira dhawac aan dabiib iyo dhaqtar toona aan laheen💔🥺 Xnuunka qalbiga ma dawoobo ilaaliya qaluubta dadka kale si midiina loo ilaaliyo.😫❤️ subax Wngzn hppiyal🥰😁 @DHILQO_JAFE🦋

Qudheyda kuma jecleyne Qofbaan kugu sii su gaayay😂😂😂 Free dhaga hadal.. Ex kareena😂😂
Qudheyda kuma jecleyne Qofbaan kugu sii su gaayay😂😂😂 Free dhaga hadal.. Ex kareena😂😂

Khad koo ii furan baan seexdaye wicitaan ka igadaa mobile ka dabka ha iga ridine😂😂😂😂😭 ppeh Kareena😂😂

Waan yara cid looday Soo duub codkaagii 😂😂😂😭 Hllow kareena😂😂

Su.aaal..? Hadii uu dhulku wareego maxa u jooga wali africa..😂😂😂 😂

Hadii uu dayuxu ogaan lahaa Qaabka ay u egyiihiin dadka lagu tilmaamayo Inay dayaxa is shabahaan, Uu inagu soo dhici lahaa😂😂😂😂😂 😂😂

.Si fudud ayeey ku lee yihiin. .iska kay ilaw 😭💔🥀 .iska kay fasax😭😢💔 iyo maca salaama🥹😱😭 .miyaa naysan jirin max kam
.Si fudud ayeey ku lee yihiin.   .iska kay ilaw 😭💔🥀   .iska kay fasax😭😢💔        iyo maca salaama🥹😱😭 .miyaa naysan jirin max kamad xukun ta kuwa ku cayaara qalbiyada🫀😢 io rajada🖇😢  io wakhtiga 😢 kuwa iyaga aaminay 😭😒😢 .Hadaba adigu ogow qof kaad qalbi gaaga sinayso 💔😢😭 .Waayo siday ujiraan Ubaxyo 🥀🌹🍀 qurxoon oò bilaa uduga 😝😢😭 .Ayeey Ujiraan wajiyo qurxoon oo bilaaa qalbiya💔🫀😢🥹     iam lugo diamond..😎 @Bakaal18

Qofkii kugu dambey Maxaad ku kala takteen..😂😂😂 Aniga mobile ka iga shumi💋😭😂😂

Sidaan idin jeclahay Iyo sidaa ii tabi weysen is malaha cajiib😭😂😂😂 laba kala bariday kala war la.😂 I Iove you kareena kapuur😂😂

Waa macquul markii aad xiriirkaagan bilaabaysay in aad jirtay 24 sano 🥺😔 maantana aad mareyso 28 ama 30. Ma haysaa natiijo aan ka aheyn xasuusta maalmihii wacnaa😭❤️ama qaraaraa?😭🥹💔 Waxaa suuragal ah kuwii shanta bil wada sheekaystay in ay maanta haystaan shan caruur ah&👨‍👩‍👧‍👦🌹 wax ka badan Kuma lihi isaga tag, se waxaan ku lee yahay baraarug oo ku xisaabtan qiimaha wakhtiga.😢 Qaddarka iyo qoraalka lama diidana, saas ay tahayna calafku kuma yimaado go'aan la'aan. Duceysta, danihiina aqoonsada, waa iga dardaarane dib u dhigashadana iska daaya..💓🌹 🍁Ubaxa si kasta oo uu uqurux badan yahay ma baxo biyo la.aan iyo daryeel la.aan🥀 Shaqsiyada qofkana waa sidaa oo kle ma noolato daryeel la.aan oo waa ay dhimataa⚘ 🦋 Ereyada jcl ka ahaa malo xisay:🦋 Comanty:: HAA😁 mise MYA😢 @Bakaal18