🌹𝗧𝗘𝗔𝗠___𝗘𝗡𝗧𝗘𝗥𝗧𝗔𝗜𝗡𝗠𝗘𝗡𝗧🌹🇦🇪☜︎︎︎
الذهاب إلى القناة على Telegram
Chanel kan waxan ku so gudbin doonah barnaamijyo ku xiiso galiyo iyo sawiradah dhalin yaradah t.e sida sawirka jimcah iyo wixi kalo lamid ah.💯✊ Dag Dag Ku Hel barnamij Cusub 📝 Gacmo Furan Ku Soo Dhawow 🤷♂️ Nagu Soo Biir Oo nala qosal🙏
إظهار المزيد4 545
المشتركون
لا توجد بيانات24 ساعات
-227 أيام
-14030 أيام
أرشيف المشاركات
Kanaal Telegram oo iib (beec) ah:
Waxa uu haystaa in kabadan 1000+ or 1k+ oo Subscribers.
Dhamaan dadka ku jira waa Soomaali Active ah.
Malaha wax Copyright ah.
Waxa uu furanyahay 1 sano.
Kaliya inaad wax dhigto ayuu kaa rabaa, waxaad uga faaidaysan kartaa Adska Telegram Sidoo Kale Waxaad Ku Hormarin Kartaa Ganacsigaaga
Hadii aad danaynayso lasoo xiriir @Abwaan_Saajac
*Waxay is jeclaaden oo u xidhiidhkooga jacayl bilaabmay 2016
*Waxay is guursadeen 2021
*Waxa la waydiyey sirta ka danbaysa guurkooga madama mudada xidhiidhka jacayl ay solahaayen ay ad ubadnayd. Marka la eego waqtigay is guursaden
*Waxay si fudud ugu jawaabtay
Uma sheegin Xidhiidhkeena asxabtayda macnaha. In an xidhiidh la leyahy qofkan uma shegin cidna
Wana sabbta ka danbaysa inay is helaan o ay is guursadan
private life always successful🔐❤️🥰
@Bakaal18
Jacaylku mahan mid ku Haboon maalmo isbuucyo amase Bilooyin😫❤️ Balze waa Qiso dhab ah taas oo aad maalin walba xasuusan doontid kuna bari doonta naxariista iYo Dareen🥺❤️🫂 kana dhigi doonta daacad qofaan jcl soaring dhayo maleh.❤️🌹🥀🥰🥹
Iguma filna qoraaladiina iyo codadkiina
Oo kaliya waxan baahi weyn
U qabaa la joogiinaga❤️🥀🥹🫂
Dhamaan gabdha oo dhan🫂😭🥹🥹
Kalsoonida ayaa siyaadiso Jaceylka Halka Naftuna ay Daweyso Ixtiraamka Hogaanka wada jirnimada waxaa wehliya Dacadnimo adigaan Kugu wahshedaa si Gaar ah u xafid Qalbigeyga..❤️
Ha ka raadin jacayl qalbiyada gaajaysan haddii ay dhergaan way ku tuuri doonaan,🥺
laakiin ka raadi quluub daacad ah haddii ay ku jecelaadaan, way ku ilaalin doonaan👩❤️💋👩💞
Hbn Wng💫
Hada aragto gabar malin kasta sawirkeyda so dhigayso storyga ama profile keyda waa calaf doon gurmad dagdag ah in lo sameeyo waye si calaf koda u helaan gabdhaha🤣🤣
Ani ma dhihin sheikh ma saajid kaa dhahay😂🤣🤣🤣
intaa islaaha deeqsi iska dhig
bay ixaa lufisay kadibna block bay isaartay..😂😂😂😂
Ar kareena 😂
Waligaa gabar ha Qiyaamin sbbto ah waa Miskiin Ikn Ha aaminin waa Dameer yar😂😂😂😂
Free kreena kapuur.😂
😂
Aan damaashadnee
Taashka aroos ka so xero 😂😂😂
New love priyaa sanganiyaa😂😂
😂
Qof walbo oo bukaan ah waxaa uu sheektaa dhawaciisa si loo dabiibo😢💔
Lakinse waxaa jira dhawac aan dabiib iyo dhaqtar toona aan laheen💔🥺
Xnuunka qalbiga ma dawoobo ilaaliya qaluubta dadka kale si midiina loo ilaaliyo.😫❤️
subax Wngzn hppiyal🥰😁
@DHILQO_JAFE🦋
Qudheyda kuma jecleyne
Qofbaan kugu sii su gaayay😂😂😂
Free dhaga hadal..
Ex kareena😂😂
Khad koo ii furan baan seexdaye
wicitaan ka igadaa mobile ka
dabka ha iga ridine😂😂😂😂😭
ppeh Kareena😂😂
Hadii uu dayuxu ogaan lahaa Qaabka ay u egyiihiin dadka lagu tilmaamayo Inay dayaxa is shabahaan, Uu inagu soo dhici lahaa😂😂😂😂😂
😂😂
.Si fudud ayeey ku lee yihiin.
.iska kay ilaw 😭💔🥀
.iska kay fasax😭😢💔
iyo maca salaama🥹😱😭
.miyaa naysan jirin max kamad xukun ta kuwa ku cayaara qalbiyada🫀😢 io rajada🖇😢 io wakhtiga 😢 kuwa iyaga aaminay 😭😒😢 .Hadaba adigu ogow qof kaad qalbi gaaga sinayso 💔😢😭
.Waayo siday ujiraan Ubaxyo 🥀🌹🍀 qurxoon oò bilaa uduga 😝😢😭 .Ayeey Ujiraan wajiyo qurxoon oo bilaaa qalbiya💔🫀😢🥹
iam lugo diamond..😎
@Bakaal18
Qofkii kugu dambey
Maxaad ku kala takteen..😂😂😂
Aniga mobile ka iga shumi💋😭😂😂
Sidaan idin jeclahay
Iyo sidaa ii tabi weysen is malaha
cajiib😭😂😂😂
laba kala bariday kala war la.😂
I Iove you kareena kapuur😂😂
Waa macquul markii aad xiriirkaagan bilaabaysay in aad jirtay 24 sano 🥺😔 maantana aad mareyso 28 ama 30. Ma haysaa natiijo aan ka aheyn xasuusta maalmihii wacnaa😭❤️ama qaraaraa?😭🥹💔 Waxaa suuragal ah kuwii shanta bil wada sheekaystay in ay maanta haystaan shan caruur ah&👨👩👧👦🌹 wax ka badan Kuma lihi isaga tag, se waxaan ku lee yahay baraarug oo ku xisaabtan qiimaha wakhtiga.😢 Qaddarka iyo qoraalka lama diidana, saas ay tahayna calafku kuma yimaado go'aan la'aan. Duceysta, danihiina aqoonsada, waa iga dardaarane dib u dhigashadana iska daaya..💓🌹
🍁Ubaxa si kasta oo uu uqurux badan yahay ma baxo biyo la.aan iyo daryeel la.aan🥀
Shaqsiyada qofkana waa sidaa oo kle ma noolato daryeel la.aan oo waa ay dhimataa⚘
🦋 Ereyada jcl ka ahaa malo xisay:🦋
Comanty:: HAA😁 mise MYA😢
@Bakaal18
متاح الآن! بحث تيليغرام 2025 — أهم رؤى العام 
