es
Feedback
πŸŒΉπ—§π—˜π—”π— ___π—˜π—‘π—§π—˜π—₯π—§π—”π—œπ—‘π— π—˜π—‘π—§πŸŒΉπŸ‡¦πŸ‡ͺ☜︎︎︎

πŸŒΉπ—§π—˜π—”π— ___π—˜π—‘π—§π—˜π—₯π—§π—”π—œπ—‘π— π—˜π—‘π—§πŸŒΉπŸ‡¦πŸ‡ͺ☜︎︎︎

Ir al canal en Telegram

Chanel kan waxan ku so gudbin doonah barnaamijyo ku xiiso galiyo iyo sawiradah dhalin yaradah t.e sida sawirka jimcah iyo wixi kalo lamid ah.πŸ’―βœŠ Dag Dag Ku Hel barnamij Cusub πŸ“ Gacmo Furan Ku Soo Dhawow πŸ€·β€β™‚οΈ Nagu Soo Biir Oo nala qosalπŸ™ Β Β Β Β Β  Β Β Β Β Β Β Β 

Mostrar mΓ‘s
4 545
Suscriptores
Sin datos24 horas
-227 dΓ­as
-14030 dΓ­as
Archivo de publicaciones
Kanaal Telegram oo iib (beec) ah: Waxa uu haystaa in kabadan 1000+ or 1k+ oo Subscribers. Dhamaan dadka ku jira waa Soomaali Active ah. Malaha wax Copyright ah. Waxa uu furanyahay 1 sano. Kaliya inaad wax dhigto ayuu kaa rabaa, waxaad uga faaidaysan kartaa Adska Telegram Sidoo Kale Waxaad Ku Hormarin Kartaa Ganacsigaaga Hadii aad danaynayso lasoo xiriir @Abwaan_Saajac

*Waxay is jeclaaden oo u xidhiidhkooga jacayl bilaabmay 2016 *Waxay is guursadeen 2021 *Waxa la waydiyey sirta ka danbaysa gu
*Waxay is jeclaaden  oo u xidhiidhkooga jacayl bilaabmay 2016 *Waxay is guursadeen 2021 *Waxa la waydiyey sirta ka danbaysa guurkooga madama mudada xidhiidhka jacayl ay solahaayen ay  ad ubadnayd. Marka la eego waqtigay is guursaden *Waxay  si fudud ugu jawaabtay Uma sheegin Xidhiidhkeena  asxabtayda  macnaha. In an xidhiidh la leyahy qofkan uma shegin  cidna Wana sabbta ka danbaysa inay is helaan o ay is guursadan private life always successfulπŸ”β€οΈπŸ₯° @Bakaal18

Jacaylku mahan mid ku Haboon maalmo isbuucyo amase Bilooyin😫❀️ Balze waa Qiso dhab ah taas oo aad maalin walba xasuusan doon
Jacaylku mahan mid ku Haboon maalmo isbuucyo amase Bilooyin😫❀️ Balze waa Qiso dhab ah taas oo aad maalin walba xasuusan doontid kuna bari doonta naxariista iYo DareenπŸ₯Ίβ€οΈπŸ«‚ kana dhigi doonta daacad qofaan jcl soaring dhayo maleh.❀️🌹πŸ₯€πŸ₯°πŸ₯Ή

Iguma filna qoraaladiina iyo codadkiina Oo kaliya waxan baahi weyn U qabaa la joogiinaga❀️πŸ₯€πŸ₯ΉπŸ«‚ Dhamaan gabdha oo dhanπŸ«‚πŸ˜­πŸ₯ΉπŸ₯Ή

Kalsoonida ayaa siyaadiso Jaceylka Halka Naftuna ay Daweyso Ixtiraamka Hogaanka wada jirnimada waxaa wehliya Dacadnimo adigaa
Kalsoonida ayaa siyaadiso Jaceylka Halka Naftuna ay Daweyso Ixtiraamka Hogaanka wada jirnimada waxaa wehliya Dacadnimo adigaan Kugu wahshedaa si Gaar ah u xafid Qalbigeyga..❀️

Ha ka raadin jacayl qalbiyada gaajaysan haddii ay dhergaan way ku tuuri doonaan,πŸ₯Ί laakiin ka raadi quluub daacad ah haddii a
Ha ka raadin jacayl qalbiyada gaajaysan haddii ay dhergaan way ku tuuri doonaan,πŸ₯Ί laakiin ka raadi quluub daacad ah haddii ay ku jecelaadaan, way ku ilaalin doonaanπŸ‘©β€β€οΈβ€πŸ’‹β€πŸ‘©πŸ’ž Hbn WngπŸ’«

Hada aragto gabar malin kasta sawirkeyda so dhigayso storyga ama profile keyda waa calaf doon gurmad dagdag ah in lo sameeyo waye si calaf koda u helaan gabdhaha🀣🀣 Ani ma dhihin sheikh ma saajid kaa dhahayπŸ˜‚πŸ€£πŸ€£πŸ€£

intaa islaaha deeqsi iska dhigΒ  bay ixaa lufisayΒ  kadibna block bayΒ  isaartay..πŸ˜‚πŸ˜‚πŸ˜‚πŸ˜‚ Ar kareena πŸ˜‚

Waligaa gabar ha Qiyaamin sbbto ah waa Miskiin Ikn Ha aaminin waa Dameer yarπŸ˜‚πŸ˜‚πŸ˜‚πŸ˜‚ Free kreena kapuur.πŸ˜‚ πŸ˜‚

Aan damaashadnee Taashka aroos ka so xero πŸ˜‚πŸ˜‚πŸ˜‚ New love priyaa sanganiyaaπŸ˜‚πŸ˜‚ πŸ˜‚

Qof walbo oo bukaan ah waxaa uu sheektaa dhawaciisa si loo dabiiboπŸ˜’πŸ’” Lakinse waxaa jira dhawac aan dabiib iyo dhaqtar toona
Qof walbo oo bukaan ah waxaa uu sheektaa dhawaciisa si loo dabiiboπŸ˜’πŸ’” Lakinse waxaa jira dhawac aan dabiib iyo dhaqtar toona aan laheenπŸ’”πŸ₯Ί Xnuunka qalbiga ma dawoobo ilaaliya qaluubta dadka kale si midiina loo ilaaliyo.😫❀️ subax Wngzn hppiyalπŸ₯°πŸ˜ @DHILQO_JAFEπŸ¦‹

Qudheyda kuma jecleyne Qofbaan kugu sii su gaayayπŸ˜‚πŸ˜‚πŸ˜‚ Free dhaga hadal.. Ex kareenaπŸ˜‚πŸ˜‚
Qudheyda kuma jecleyne Qofbaan kugu sii su gaayayπŸ˜‚πŸ˜‚πŸ˜‚ Free dhaga hadal.. Ex kareenaπŸ˜‚πŸ˜‚

Khad koo ii furan baan seexdaye wicitaan ka igadaa mobile ka dabka ha iga ridineπŸ˜‚πŸ˜‚πŸ˜‚πŸ˜‚πŸ˜­ ppeh KareenaπŸ˜‚πŸ˜‚

Hadii uu dayuxu ogaan lahaa Qaabka ay u egyiihiin dadka lagu tilmaamayo Inay dayaxa is shabahaan, Uu inagu soo dhici lahaaπŸ˜‚πŸ˜‚πŸ˜‚πŸ˜‚πŸ˜‚ πŸ˜‚πŸ˜‚

.Si fudud ayeey ku lee yihiin. .iska kay ilaw πŸ˜­πŸ’”πŸ₯€ .iska kay fasaxπŸ˜­πŸ˜’πŸ’” iyo maca salaamaπŸ₯ΉπŸ˜±πŸ˜­ .miyaa naysan jirin max kam
.Si fudud ayeey ku lee yihiin.   .iska kay ilaw πŸ˜­πŸ’”πŸ₯€   .iska kay fasaxπŸ˜­πŸ˜’πŸ’”        iyo maca salaamaπŸ₯ΉπŸ˜±πŸ˜­ .miyaa naysan jirin max kamad xukun ta kuwa ku cayaara qalbiyadaπŸ«€πŸ˜’ io rajadaπŸ–‡πŸ˜’  io wakhtiga 😒 kuwa iyaga aaminay πŸ˜­πŸ˜’πŸ˜’ .Hadaba adigu ogow qof kaad qalbi gaaga sinayso πŸ’”πŸ˜’πŸ˜­ .Waayo siday ujiraan Ubaxyo πŸ₯€πŸŒΉπŸ€ qurxoon oΓ² bilaa uduga 😝😒😭 .Ayeey Ujiraan wajiyo qurxoon oo bilaaa qalbiyaπŸ’”πŸ«€πŸ˜’πŸ₯Ή     iam lugo diamond..😎 @Bakaal18

Qofkii kugu dambey Maxaad ku kala takteen..πŸ˜‚πŸ˜‚πŸ˜‚ Aniga mobile ka iga shumiπŸ’‹πŸ˜­πŸ˜‚πŸ˜‚

Sidaan idin jeclahay Iyo sidaa ii tabi weysen is malaha cajiibπŸ˜­πŸ˜‚πŸ˜‚πŸ˜‚ laba kala bariday kala war la.πŸ˜‚ I Iove you kareena kapuurπŸ˜‚πŸ˜‚

Waa macquul markii aad xiriirkaagan bilaabaysay in aad jirtay 24 sano πŸ₯ΊπŸ˜” maantana aad mareyso 28 ama 30. Ma haysaa natiijo aan ka aheyn xasuusta maalmihii wacnaa😭❀️ama qaraaraa?😭πŸ₯ΉπŸ’” Waxaa suuragal ah kuwii shanta bil wada sheekaystay in ay maanta haystaan shan caruur ah&πŸ‘¨β€πŸ‘©β€πŸ‘§β€πŸ‘¦πŸŒΉ wax ka badan Kuma lihi isaga tag, se waxaan ku lee yahay baraarug oo ku xisaabtan qiimaha wakhtiga.😒 Qaddarka iyo qoraalka lama diidana, saas ay tahayna calafku kuma yimaado go'aan la'aan. Duceysta, danihiina aqoonsada, waa iga dardaarane dib u dhigashadana iska daaya..πŸ’“πŸŒΉ 🍁Ubaxa si kasta oo uu uqurux badan yahay ma baxo biyo la.aan iyo daryeel la.aanπŸ₯€ Shaqsiyada qofkana waa sidaa oo kle ma noolato daryeel la.aan oo waa ay dhimataa⚘ πŸ¦‹ Ereyada jcl ka ahaa malo xisay:πŸ¦‹ Comanty:: HAA😁 mise MYA😒 @Bakaal18