fa
Feedback
DHIIRIYE CHENNEL

DHIIRIYE CHENNEL

رفتن به کانال در Telegram

WELCOME: DHIIRIYE CHENNEL. KAGA BOGO XIGMADO, DHIIRIGALIN, MURTI, ORAAH, JACEYL, IYO DIINIGA. ♥️💯 Hal kaan kala soco xikmado iyo qoraalo ku raali galiya had iyo jeer nagala soo xariir👉👉@SalaadSoomaali

نمایش بیشتر
9 760
مشترکین
+1024 ساعت
+187 روز
+330 روز

در حال بارگیری داده...

ابر برچسب‌ها
هیچ داده‌ای
مشکلی وجود دارد؟ لطفاً صفحه را تازه کنید یا با مدیر پشتیبانی ما تماس بگیرید.
اشارات ورودی و خروجی
---
---
---
---
---
---
جذب مشترکین
ژوئن '26
ژوئن '26
+141
در 69 کانال‌ها
مه '26
+207
در 136 کانال‌ها
Get PRO
آوریل '26
+262
در 177 کانال‌ها
Get PRO
مارس '26
+352
در 163 کانال‌ها
Get PRO
فوریه '26
+245
در 143 کانال‌ها
Get PRO
ژانویه '26
+153
در 171 کانال‌ها
Get PRO
دسامبر '25
+129
در 98 کانال‌ها
Get PRO
نوامبر '25
+132
در 104 کانال‌ها
Get PRO
اکتبر '25
+136
در 115 کانال‌ها
Get PRO
سپتامبر '25
+147
در 122 کانال‌ها
Get PRO
اوت '25
+192
در 106 کانال‌ها
Get PRO
ژوئیه '25
+312
در 171 کانال‌ها
Get PRO
ژوئن '25
+205
در 172 کانال‌ها
Get PRO
مه '25
+237
در 171 کانال‌ها
Get PRO
آوریل '25
+216
در 153 کانال‌ها
Get PRO
مارس '25
+218
در 111 کانال‌ها
Get PRO
فوریه '25
+267
در 175 کانال‌ها
Get PRO
ژانویه '25
+409
در 169 کانال‌ها
Get PRO
دسامبر '24
+262
در 191 کانال‌ها
Get PRO
نوامبر '24
+249
در 190 کانال‌ها
Get PRO
اکتبر '24
+434
در 184 کانال‌ها
Get PRO
سپتامبر '24
+330
در 178 کانال‌ها
Get PRO
اوت '24
+436
در 109 کانال‌ها
Get PRO
ژوئیه '24
+475
در 157 کانال‌ها
Get PRO
ژوئن '24
+490
در 146 کانال‌ها
Get PRO
مه '24
+451
در 100 کانال‌ها
Get PRO
آوریل '24
+517
در 110 کانال‌ها
Get PRO
مارس '24
+681
در 136 کانال‌ها
Get PRO
فوریه '24
+657
در 173 کانال‌ها
Get PRO
ژانویه '24
+462
در 161 کانال‌ها
Get PRO
دسامبر '23
+56
در 95 کانال‌ها
Get PRO
نوامبر '23
+47
در 32 کانال‌ها
Get PRO
اکتبر '23
+113
در 88 کانال‌ها
Get PRO
سپتامبر '23
+97
در 0 کانال‌ها
Get PRO
اوت '23
+120
در 0 کانال‌ها
Get PRO
ژوئیه '23
+263
در 0 کانال‌ها
Get PRO
ژوئن '23
+455
در 0 کانال‌ها
Get PRO
مه '23
+103
در 0 کانال‌ها
Get PRO
آوریل '23
+131
در 0 کانال‌ها
Get PRO
مارس '23
+153
در 0 کانال‌ها
Get PRO
فوریه '23
+153
در 0 کانال‌ها
Get PRO
ژانویه '23
+247
در 0 کانال‌ها
Get PRO
دسامبر '22
+249
در 0 کانال‌ها
Get PRO
نوامبر '22
+331
در 0 کانال‌ها
Get PRO
اکتبر '22
+435
در 0 کانال‌ها
Get PRO
سپتامبر '22
+469
در 0 کانال‌ها
Get PRO
اوت '22
+1 057
در 0 کانال‌ها
تاریخ
رشد مشترکین
اشارات
کانال‌ها
26 ژوئن+1
25 ژوئن+2
24 ژوئن+12
23 ژوئن+10
22 ژوئن+2
21 ژوئن+5
20 ژوئن+11
19 ژوئن+3
18 ژوئن+3
17 ژوئن+6
16 ژوئن+8
15 ژوئن+5
14 ژوئن+4
13 ژوئن+10
12 ژوئن+8
11 ژوئن+2
10 ژوئن+2
09 ژوئن+5
08 ژوئن+6
07 ژوئن+4
06 ژوئن+2
05 ژوئن+5
04 ژوئن+3
03 ژوئن+6
02 ژوئن+9
01 ژوئن+7
پست‌های کانال
Noloshu dhibaatooyin ayaa ka buuxa Dhibaatooyinku ma aha kuwo joogto ah, laakiin noloshu waa xaddidan tahay. Sidaas darteed,
Noloshu dhibaatooyin ayaa ka buuxa Dhibaatooyinku ma aha kuwo joogto ah, laakiin noloshu waa xaddidan tahay. Sidaas darteed, dhibaato kasta la wajah kalsooni iyo geesinimo. Kana faa'iidayso oo ku raaxayso daqiiqad kasta oo noloshaada ah.

2
Qofna ha eedayn noloshaada. ✅ Dadka wanaagsan waxay ku siiyaan farxad. ✅ Dadka xun waxay ku siiyaan waayo-aragnimo. ✅ Dadka u
Qofna ha eedayn noloshaada. ✅ Dadka wanaagsan waxay ku siiyaan farxad. ✅ Dadka xun waxay ku siiyaan waayo-aragnimo. ✅ Dadka ugu xun waxay ku siiyaan cashar. ✅ Dadka ugu wanaagsan waxay ku siiyaan xusuus qurux badan. Sidaas darteed, qof kasta oo aad la kulanto wax buu ku baraa ama wax buu ku kordhiyaa noloshaada. 🌹
230
3
Jidka lagu anbado baa cilmiga lagu iftiinshaaye Abeeskiyo maskiyo bahalahaa lagu ogaadaaye Aakhirana waxa lagu helaa meel udg
Jidka lagu anbado baa cilmiga lagu iftiinshaaye Abeeskiyo maskiyo bahalahaa lagu ogaadaaye Aakhirana waxa lagu helaa meel udgoon badanae Allaahu akbar waa deeq Ilaah oo ammaano ah Hayeeshee arkaan baa jirtoo lagu asteeyaaye Dariiq la ordo maahee dhabtaa laga abaaraaye Haddii aan ikhlaas lagu darayn lana ilaalaynin Ijtihaad haddii aanu jirin waa dariiq adage Dhaqan iyo adaab baa cilmiga looga dhigay oode Axadkii ka taga jeerdan buu ka ashkatoodaaye Alaa layta iyo lacalla buu aad u badiyaaye Asaaggiisi oo tegay ayuu la anfariiraaye Asaxaab ma laha oo dadkay kala irdhoobaane Xammaal edeb leh iyo wuxu noqdaa ruux adayg badane I aamina waxaan sheegayaa waa afkalaqaade. منقول
304
4
Sidaa tahay ayaan ugu jeclahay. Waxaa tahay qofkaan ugu jeclahay dadka aduunka. Waad I farxad galisaa. Waxaan aad ugu faraxsa
Sidaa tahay ayaan ugu jeclahay. Waxaa tahay qofkaan ugu jeclahay dadka aduunka. Waad I farxad galisaa. Waxaan aad ugu faraxsanahy, inaan noolasha kula-wadaagay adiga. Waxaa tahay hantidaydi, iyo waxa ugu qaalisan noolashayda. Naftayda way heestaa, markay aragto adigoo soconaya hortayda. Markaan ku arkaba waxaan dhahaa alx. Waxaa tahay cadceedii noolashayda. Adigaan kaa fikiraa. Adigaa i-leh. Markasta qalbigayga ayaad ku-jirtaa. Waan isku-nuuraynaa labadeena. Waan nasiib badanahay, maadaama aan noolasha kula-wadaagay. Maalintaan ku-bartay, waxay ahayd maalinti iigu farxada-badnayd.
304
5
𝗠𝗮 𝗶𝘀𝗸𝗮 𝗷𝗼𝗼𝗴𝘁𝗲𝘆 𝗔𝗮𝗹𝗹𝗮𝗱𝗮 𝘁𝗲𝗹𝗲𝗴𝗿𝗮𝗺 𝗼𝗼 𝘄𝗮𝗾𝘁𝗶 𝗯𝗮𝗱𝗮𝗻 𝗺𝗮𝗸𝗮𝗮𝗴𝗮 𝗯𝗮𝘅𝗮𝘆 𝗿𝗮𝗮𝗱𝗶�
𝗠𝗮 𝗶𝘀𝗸𝗮 𝗷𝗼𝗼𝗴𝘁𝗲𝘆 𝗔𝗮𝗹𝗹𝗮𝗱𝗮 𝘁𝗲𝗹𝗲𝗴𝗿𝗮𝗺 𝗼𝗼 𝘄𝗮𝗾𝘁𝗶 𝗯𝗮𝗱𝗮𝗻 𝗺𝗮𝗸𝗮𝗮𝗴𝗮 𝗯𝗮𝘅𝗮𝘆 𝗿𝗮𝗮𝗱𝗶𝗻𝘁𝗮 𝗸𝗮𝗻𝗻𝗮𝗮𝗹𝗼 𝗳𝗮𝗮𝗶𝗱𝗼 𝗨'𝗹𝗲𝗵 𝗻𝗼𝗹𝗼𝘀𝗵𝗮𝗮𝗱𝗮, 𝘄𝗮𝘅𝗮𝗻 𝗵𝗮𝗹𝗸𝗮𝗻 𝗸𝘂𝘂 𝘀𝗼𝗼 𝘅𝘂𝗹𝗮𝘆 𝘄𝗮𝗹𝗮𝗹, 𝗸𝗮𝗻𝗮𝗮𝗹𝗮𝗱𝗮 𝘂𝗴𝘂 𝗳𝗮𝗮𝗶𝗱𝗮𝗱𝗮 𝗯𝗮𝗱𝗮𝗻 𝘁𝗲𝗹𝗲𝗴𝗿𝗮𝗺 𝗼𝗼 𝗻𝗼𝗼𝗰 𝗸𝗮𝘀𝘁𝗮 𝗹𝗲𝗵, 💯 𝗦𝗵𝗮𝗿𝗮𝗳 𝗶𝘆𝗼 𝗸𝗮𝗿𝗮𝗮𝗺𝗼, 𝗡𝗮𝗴𝘂 𝘀𝗼𝗼 𝗯𝗶𝗶𝗿 𝗔𝗾𝗿𝗶𝘀𝘁𝗲 𝗼𝗼 𝗸𝗮𝗺𝗶𝗱 𝗻𝗼𝗾𝗼 𝗯𝘂𝗹𝘀𝗵𝗼 𝘄𝗲𝘆𝗻𝘁𝗮 𝗻𝗮𝗴𝘂 𝘅𝗶𝗿𝗮𝗻 👇 @dhiiriye @Enjoy_boy1 @wadnojacayl @LAMAANe24h @Cilmu_nafsi_10 @HoygaShekoyinka @Saxiibka_Nolosha @udhawoow_allaah @HOYGAJACAYLKA @Aqoonta_kaa_maqan @Xikmadoiyodhiirigalin @Jowharadi_qalbiga143 Admin - @Zaxiibka_nolosha https://whatsapp.com/channel/0029VbBOipoEquiVwbpZGE1Z
119
6
Waxaan ka-fikirayay sidaad cajiibka u tahay, ee adigana ogow. Waligay ma-moodaynin inaan sidan oo dhan qof u jeclaan doono. L
Waxaan ka-fikirayay sidaad cajiibka u tahay, ee adigana ogow. Waligay ma-moodaynin inaan sidan oo dhan qof u jeclaan doono. Laakin adigaa imaaday, oo I aaminsiiyay. Mararka qaar intaan ku fiiriyo ayaan rumaysan waayaa, inaan ku hantay. Maxaan sameeyaa si-aan u noqdo mid kuu qalma. Maalinkasta oo kamida noolashayda, saacad kasta. Iyo daqiiqad kastaba qalbigayga, wuxuu ku dhawaaqayaa magacayga. Adiga la’aantaa noolasha uma-qalanto in lanoolaado. Waxaan farxad iyo dhamaystirnaan dareemaa, markaad ila-joogto oo kaliya.
372
7
Macaan ma qorsheyneynin inaan sidan kuu jeclaado, laakiin qalbigaygu adiga ayuu doortay. Macaanto / Macaane mararka qaar waan
Macaan ma qorsheyneynin inaan sidan kuu jeclaado, laakiin qalbigaygu adiga ayuu doortay. Macaanto / Macaane mararka qaar waan qoslaa sabab la’aan… dabadeed waxaan ogaadaa in adiga aan kaa fikirayay. Macaanto / Macaane Waqti kasta oo aan telefoonka eego, waxaan rajeynayaa inay tahay fariin adiga kaa timid. Qaali adiga ayaad noqotay fikirka ugu quruxda badan ee maskaxdayda had iyo jeer ku nool.
438
8
Subaxii uma baahni inaan saacadeyda ku xirto ala aarmi si aan u soo kaco, maxaa yeelay waxaad ku nooshahay wadnaheyga. Fariin
Subaxii uma baahni inaan saacadeyda ku xirto ala aarmi si aan u soo kaco, maxaa yeelay waxaad ku nooshahay wadnaheyga. Fariintani waxay ku socotaa qoftii aan jeclaaday, jaceyl aan xad lahayn. Qoftii qalbigeyga guri ka sameysatay, jaceylkeedana ka dhigtay mid laabteyda suran. Haddii ay jirto in qof bini aadam ah baahi loo qabo, nafteyda adiga ayeey ku tabeysaa oo ay ku qanacsantahay, iyada oo aanan ka fikireynin culelysyada imaan karaa mustaqablka. Waa igu adag tahay inaan saacado ku waayo, taas waxaan u leeyahay oo sabab ah, qalbigayga. Waxaa igu adag joojinta daqiiqadihii aan wada qaadanay, waxaase taa iiga sii adag inaan ku waayo adiga.
512
9
Wax walba way is beddeli karaan, laakin jacaylka aan adiga kuu qabo waligiis ma is beddelo. Markaan adiga kula joogo, dunidu
Wax walba way is beddeli karaan, laakin jacaylka aan adiga kuu qabo waligiis ma is beddelo. Markaan adiga kula joogo, dunidu waxay ii noqotaa meel ka qurux badan sidii hore. Qof walba wuu imaadaa wuu tagaa, adigase qalbigeyga ayaad joogtaa. Jacaylku waa macaan marka uu daacad yahay, adiguna daacad ayaad ii noqotay. Haddii aan hal duco oo kaliya heli lahaa, adiga ayaan mar kale dooran lahaa.
568
10
💡 Baro xirfad aad ku shaqeysato, hana ku tiirsanaan hal il dakhli. Dunida maanta qofka xirfad leh ayaa leh fursadaha ugu bad
💡 Baro xirfad aad ku shaqeysato, hana ku tiirsanaan hal il dakhli. Dunida maanta qofka xirfad leh ayaa leh fursadaha ugu badan. Baro skill kuu gaar ah sida English, Graphic Design, AI, Programming, Video Editing ama Digital Marketing. Xirfaddu waa hanti aan lagaa qaadi karin. Waxay kuu furaysaa albaabo badan oo shaqo, ganacsi iyo dakhli joogto ah. Ha sugin waqtiga saxda ah, maanta bilow. Hal saac oo aad maalintii wax ku barato ayaa mustaqbalkaaga wax weyn ka beddeli kara. 🚀 Maanta baro xirfad, berri ku shaqeyso, mustaqbalkana ku dhiso.
561
11
Weheshigaagu wuxuu ii yahay lajooga loogu kalsoonida badan yahay dhankayga, kaas oo ah in aanan dareemayn caajis iyo kelinimo
Weheshigaagu wuxuu ii yahay lajooga loogu kalsoonida badan yahay dhankayga, kaas oo ah in aanan dareemayn caajis iyo kelinimo midna loogana kaaftoomaayo boqolaal qof oo midba mar I maaweeliyo. Adiga kuma jecla maanta oo keliya, balse berri iyo inta noloshu jirto. Qalbigeeyga ma doorto qof kasta, adiga ayuu si dhab ah kuu doortay. Jacaylka aan kuu qabo ma aha mid waqti ku xiran, waa mid qalbiga iiga qoran.
552
12
Cidda uunka Alle ugu jecel yahay! Alle addoonkiisa waxa uu ku leeyahay amar uu amro, xukun uu xukumo iyo nimco uu u nimceeyo,
Cidda uunka Alle ugu jecel yahay! Alle addoonkiisa waxa uu ku leeyahay amar uu amro, xukun uu xukumo iyo nimco uu u nimceeyo, saddexdan uun buu u dhexeeyaa. Wuxuuna ku leeyahay addoonnimo dhammaan heerarkan oo dhan, dadka Alle waxa uu ugu jecel yahay ka garta addoonnimada heerarkan oo xaqeeda guta, kaas ayaa Alle ugu dhow, waxaana ugu fog ka addoonnimada garan waaya, ee seega cilmi iyo camalba. → Addoonnimada amarka: waa in loogu hoggaansamo ikhlaas, laguna daydo Rasuulka Ilaahay, laga dheeraado waxa uu reebay ka baqasho, weyneyn iyo jacayl dartood. → Addoonnimada qadaha masiibooyinka: waa in lagu samro, dabadeed lagu raalli noqdo, ka dibna lagu mahadnaqo, waana halka ugu sarraysa raalli ahaanshaha. → Addoonnimada nimcooyinka: waa in la garto, lana qiro marka hore, dabadeedna Alle laga magan galo in cid kale loo tiiriyo, ka dibna uu ku ammaano. Ka mahadnaqa nimcooyinka waa in loo adeegsado addeecista Alle. ---
553
13
𝗠𝗮 𝗶𝘀𝗸𝗮 𝗷𝗼𝗼𝗴𝘁𝗲𝘆 𝗔𝗮𝗹𝗹𝗮𝗱𝗮 𝘁𝗲𝗹𝗲𝗴𝗿𝗮𝗺 𝗼𝗼 𝘄𝗮𝗾𝘁𝗶 𝗯𝗮𝗱𝗮𝗻 𝗺𝗮𝗸𝗮𝗮𝗴𝗮 𝗯𝗮𝘅𝗮𝘆 𝗿𝗮𝗮𝗱𝗶�
𝗠𝗮 𝗶𝘀𝗸𝗮 𝗷𝗼𝗼𝗴𝘁𝗲𝘆 𝗔𝗮𝗹𝗹𝗮𝗱𝗮 𝘁𝗲𝗹𝗲𝗴𝗿𝗮𝗺 𝗼𝗼 𝘄𝗮𝗾𝘁𝗶 𝗯𝗮𝗱𝗮𝗻 𝗺𝗮𝗸𝗮𝗮𝗴𝗮 𝗯𝗮𝘅𝗮𝘆 𝗿𝗮𝗮𝗱𝗶𝗻𝘁𝗮 𝗸𝗮𝗻𝗻𝗮𝗮𝗹𝗼 𝗳𝗮𝗮𝗶𝗱𝗼 𝗨'𝗹𝗲𝗵 𝗻𝗼𝗹𝗼𝘀𝗵𝗮𝗮𝗱𝗮, 𝘄𝗮𝘅𝗮𝗻 𝗵𝗮𝗹𝗸𝗮𝗻 𝗸𝘂𝘂 𝘀𝗼𝗼 𝘅𝘂𝗹𝗮𝘆 𝘄𝗮𝗹𝗮𝗹, 𝗸𝗮𝗻𝗮𝗮𝗹𝗮𝗱𝗮 𝘂𝗴𝘂 𝗳𝗮𝗮𝗶𝗱𝗮𝗱𝗮 𝗯𝗮𝗱𝗮𝗻 𝘁𝗲𝗹𝗲𝗴𝗿𝗮𝗺 𝗼𝗼 𝗻𝗼𝗼𝗰 𝗸𝗮𝘀𝘁𝗮 𝗹𝗲𝗵, 💯 𝗦𝗵𝗮𝗿𝗮𝗳 𝗶𝘆𝗼 𝗸𝗮𝗿𝗮𝗮𝗺𝗼, 𝗡𝗮𝗴𝘂 𝘀𝗼𝗼 𝗯𝗶𝗶𝗿 𝗔𝗾𝗿𝗶𝘀𝘁𝗲 𝗼𝗼 𝗸𝗮𝗺𝗶𝗱 𝗻𝗼𝗾𝗼 𝗯𝘂𝗹𝘀𝗵𝗼 𝘄𝗲𝘆𝗻𝘁𝗮 𝗻𝗮𝗴𝘂 𝘅𝗶𝗿𝗮𝗻 👇 @dhiiriye @Enjoy_boy1 @wadnojacayl @LAMAANe24h @Cilmu_nafsi_10 @HoygaShekoyinka @Saxiibka_Nolosha @udhawoow_allaah @HOYGAJACAYLKA @Aqoonta_kaa_maqan @Xikmadoiyodhiirigalin @Jowharadi_qalbiga143 Admin - @Zaxiibka_nolosha https://whatsapp.com/channel/0029VbBOipoEquiVwbpZGE1Z
166
14
DIGNIIN🚨🚨 Dhamaan dhalinta igu xiran waxa ugu digayaa waxa so baxay dad telegram ku faafina links sawiraan iyo video qaawan
DIGNIIN🚨🚨 Dhamaan dhalinta igu xiran waxa ugu digayaa waxa so baxay dad telegram ku faafina links sawiraan iyo video qaawan la socdo markii aad gujiso ama taabato xogtaada ayey la wareegayan zxpadana waa u dirayaan fadlan ka digtoonada. Wax link ah ha isku furin oo aadan hubin. Sidoo kale ka digtoonow ina codes kuu soo dhaca sheegtid. Mahadsanidin.
527
15
Ma u diyaarasan tahay? Waxaad qorshaysataa fasaxaaga xiga. Waxaad qorshaysataa shaqadaada. Waxaad qorshaysataa arooskaaga, gu
Ma u diyaarasan tahay? Waxaad qorshaysataa fasaxaaga xiga. Waxaad qorshaysataa shaqadaada. Waxaad qorshaysataa arooskaaga, gurigaaga, iyo mustaqbalkaaga. Laakiin weligaa ma qaadatay xitaa hal maalin oo aad ku qorshaynayso Aakhiradaada? Qabrigu waa xaq. Geeridu waa xaq. Xisaabtu waa xaq. Haddana waxaad u dhaqantaa sidii inay tahay waxa keliya ee aanad u baahnayn inaad ka fikirto. Waad ogtahay in maalintaasi imanayso. Waad ogtahay inaad kaligaa istaagi doonto. Waad ogtahay in saaxiib, magac, ama maal toona aanay kula socon doonin. Haddana waxaad u nooshahay sidii inaanay waligeed iman doonin. Su'aashu ma aha inaad diyaar noqon doonto iyo in kale. Su'aashu waa inaad naftaada u diyaariso inta aad weli fursad haysato.
502
16
Qisada jaceyl inta hartay WhatsApp group kena ku dhameystireya halkaa ku biira zxpyaal 👇👇👇👇👇👇 https://chat.whatsapp.com/GG8MHn1btNgDPuCHSyEQS9?s=cl&p=a&mlu=4&amv=1
486
17
Qisada jaceyl inta hartay WhatsApp group kena ku dhameystireya halkaa ku biira zxpyaal 👇👇👇👇👇👇 https://chat.whatsapp.com/GG8MHn1btNgDPuCHSyEQS9?s=cl&p=a&mlu=4&amv=1
535
18
𝗤𝗶𝘀𝗮𝗱𝗶𝗶 𝗝𝗮𝗰𝗲𝘆𝗹 : 𝗗𝗶𝗶𝘄𝗮𝗮𝗻 𝗷𝗮𝗰𝗲𝘆𝗹 𝗶𝘆𝗼 𝗗𝗮𝗯𝗶𝗻 𝗰𝗮𝗮𝘀𝗵𝗮𝗾😭💔 𝗤𝗲𝘆𝗯𝘁𝗶𝗶 5𝗮𝗮𝗱 Maalintii dambe ayuu macalinkii waxa uu arkay rumaan oo laba gabdhood asxaabteeda ahaaa la joogta wuu u yimid wuxuuna gabdhihii ku yiri class-ka ayaa la idinka baahan yahee orda blse rumaan kuma jirto labadiina kale socda wey ka soo tageen dabadeed macalinkii ayaa wuxuuna ku yiri aniga waan kaa helay kuna jeclaaday Wuxuu kaloo ku yiri gabdhaha jaamacada idinla dhigta adigaa ugu qurxoon oo ugu shidan sidaa ay tahay waxaana kuu qaadday dareen xadkiisii dhaafay maalmahaan ayaadna ka fahmi kartaa sidaan gabdhaha kale kaaga dhex ixtiraamayay waxaana rajeynayaa maadaama macalinkaaga ahay inaad aniga i soo dhaweyn doonto Rumaan oo baqdin iyo xishood la hadli weysay iyadoo marwalpa hoos eegeysa macalinka aan wajigiis marna soo eegeyn ayay ku tiri macalin adiga xushmadd iyo ixtiraam gooni ah ayaanba kuu hayaa aniga waalidkey waxey ii soo direen inaan waxbarto blse iima soo dirin jaceyl inaan sameeyo marka macalin iga raali noqo Mida kale hadii aan jaceyl ku mashquulo waqti uma helaayo waxbarashadeyda marka jaceylka waayo laba waqti ma hayo hal waqti ayaan heli karaa waqtigaasna waxbarashada ayaan siiyay wey jiraan gabdho badan oo waxbarashada ka mashquulayy jaceylka ka mashquulay anigana gabdhahaas kuma jiro igana raali noqo Macalinkii wuu la yaabay hadalada ay gabadha rumaan la dhaho kula haddleysay wuuna isaga soo tagay sidaas ay tahay markay class-ka soo gashay xiisada koobaad maahee mida labaadd isagaa ku lahaa rumaan gabdhihii asxaabteeda markii ay u timid waxey weydiiyeen macalinkas wuxuu ka doonayay iyo iney ka aqbashay Rumaan waxey asxaabteeddii ugu jawaabtayy sidaadd sheegeyseen ayay noqotay xiriir jaceyl ayuu iila yimid aniga qof kalaan jeclahay maba ku dhihin blse waxaan ugu soo gaabiyay jaceyl waqti uma hayo waxbarashadeyda ayaana iiga muhiimsan jaamacad la iiguma soo dirin inaan jaceyl sameeyo lkn waxbarto la iigu soo diray Isla markii wuu iga dhaqaaqay igana soo tagay marka koley wuxuu sameeyo aan wada aragno ayay rumaan asxaabteedii ku tiri sidaa ay tahay xiisadii koobaad markii ay dhamaatay haddana la gaaray xiisadii labaadna ayuu macalinkii soo galay inta baddan wuxuuna marwalpa eegayay gabadhii rumaan xiisadii wey u dhamaatay Macalinkii maba quusanin maalin kale rumaan oo jaamacada ka sii baxeysa ayuu u yeeray wey u timidd wuxuu ku yiri anigoo macalinkaaga ah adigana ardayadeyda tahay maxaa diidday inuu xiriir na dhex maro oo wadaagno aniga waxaan doonayaa inaan kaa dhigto xaaskeyga inaan ku guursado mustaqbalkeygii ii noqoto doonayaa Rumaan ayaana waxey ugu jawaabtay macalin aniga waqtigan inaan nin guursado mustaqbal yeesho uma soo jeeddo waqtigan kaalinta ugu horeysa nolosheyda waxaa ku jirta waxbarasho markaan jaamacadda dhameeyo markaas guur ka fikiri doonaa blse inta ka horeysa waqtigaan guur uma soo jeedo jaceylna waa waqti lumis Macalinkii oo halkiisa sidii u taagan ayayna ka soo tagtay waxey soo aaday dhankii iyo guriga sidaa ay tahay waxey arintii dhexmartay iyadda iyo macalinkii uga sheekeysay gacaliyaheeddii bishaar ahaa iyo jawaabta ay macalinka siisay aad buu ugu farxay wuxuu ku yiri kalsooni adag ayaan kugu qabaa gacaliso is ilaali marwalpa 𝗟𝗮 𝗦𝗼𝗰𝗼 𝗤𝗲𝘆𝗯𝘁𝗶𝗶 6𝗮𝗮𝗱 𝗛𝗮𝗱𝘂𝘂 𝗔𝗹𝗹𝗲 𝗜𝗱𝗺𝗼 𝗔𝗾𝗿𝗶𝘀𝘁𝗲 𝗿𝘂𝗺𝗮𝗮𝗻 𝘄𝗲𝘆 𝗸𝗮 𝗱𝗶𝗶𝗱𝗮𝘆 𝗶𝗻𝗲𝘆 𝘅𝗶𝗿𝗶𝗶𝗿𝗸𝗮 𝗸𝗮 𝗮𝗾𝗯𝗮𝘀𝗵𝗼 𝗺𝗮𝗰𝗮𝗹𝗶𝗻𝗸𝗶𝗶 𝘄𝗮𝘅𝗲𝘆 𝘂 𝘀𝗵𝗲𝗲𝗴𝘁𝗮𝘆 𝗶𝗻𝗲𝘆𝘆 𝘄𝗮𝗾𝘁𝗶 𝘂 𝗵𝗮𝘆𝗻𝗶𝗻 𝗷𝗮𝗰𝗲𝘆𝗹𝗸𝗮 𝗯𝗹𝘀𝗲 𝘄𝗮𝘅𝗯𝗮𝗿𝗮𝘀𝗵𝗮𝗱𝗱𝗮 𝘄𝗮𝗾𝘁𝗶 𝘀𝗶𝗶𝗻𝗲𝘆𝘀𝗼 𝗱𝗵𝗼𝘄𝗿 𝗺𝗮𝗿 𝘂 𝘀𝗼𝗼 𝗻𝗼𝗾-𝗻𝗼𝗾𝗱𝗮𝘆 𝗹𝗸𝗻 𝘂𝗴𝘂 𝗱𝗮𝗺𝗯𝗲𝘆𝗻𝘁𝗶𝗶 𝘀𝗶 𝘁𝗼𝗼𝘀 𝘂𝗴𝗮 𝗱𝗶𝗶𝗱𝗮𝘆 𝗷𝗮𝗰𝗲𝘆𝗹 𝗺𝗮𝗿𝗸𝗮𝗹𝗲 𝗷𝗮𝗮𝗻𝗶𝘀 𝗺𝗮 𝘀𝗶𝗶𝗻 𝗱𝗼𝗼𝗻𝘁𝗮𝗮...........🤔⁉️ ✍️ Ibraahim Qarni ❤️
552
19
𝗤𝗶𝘀𝗮𝗱𝗶𝗶 𝗝𝗮𝗰𝗲𝘆𝗹 : 𝗗𝗶𝗶𝘄𝗮𝗮𝗻 𝗷𝗮𝗰𝗲𝘆𝗹 𝗶𝘆𝗼 𝗱𝗮𝗯𝗶𝗻 𝗰𝗮𝗮𝘀𝗵𝗮𝗾😭💔 𝗤𝗲𝘆𝗯𝘁𝗶𝗶 4𝗮𝗮𝗱 Bishaar wuxuu ku yiri gacaliso jaceylkeena soo dhaweyn qurux baddan ayaana u sameyneynaa waxaan rabaa inaan waqtiyaddeena ugu badan si farxad badan iyo jawi aad u dagan ku wadda qaadano nolosheena ma doonayo ciddlo inaan is dareensiino waayo jaceylkeena cusub anaga maalmo ayuu noo socdaa aan ilaashano Midda kalana waxaana ku farxayaa inaan helay boqoraddii iigu cajiibsaneyd aniga waan ku arki jiray markaan jaamacadda wadda dhigan jirnay blse labada qofoodd marba hadii aysan aqoon isku laheyn waqti isma gelinayaan sow maaha aniga guriga eedo iyo jaamacadda iyo mararka qaarna magaalada aadaa meel kale maya Rumaan ayaana waxey ugu jawaabtay gacaliye waa runtaa waqtiyadeena ugu badan hadii aan jaceylkeena gelino oo ilaashano waqti walpana waxbarashada wey noo fududaaneysaa waayo farxad inaan waqtigeena ku qaadano waa inoo muhiim jaceylkeena waxaan rabaa inuu noqddo mid aan guul ka keeno ha i cidleyn mcnow Anigaba waxaan helay boqorkii raga ugu qiima badnaa waayo isbadalka nolosheena ayay dhib u keentaa mooyee hadii go'aanka aan qaadano ku adkeysano xaqiiq waaye inaan guul ka gaari doono waayo jaceylka waa imtixaanada dunida jira imtixaanka ugu adag marwalpa dadku wax cusub la kulmaan lkn iney isbalaan lama rabo Bishaar ayaa wuxuu ku yiri gacalisadeydii aad baan kuu jeclahay waxaan rabaa inaan farxada ugu sareysa qalbigaaga ku abuuro oo nolosha jawigeedda kuu saxnaato inkastoona xiiso kuu qabo marba marka sii dambeysa jaceylka aan kuu qabo ayaa igu sii siyaaddaya waxaan rajo aad u weyn ka qabaa adiga inaan ku helo Rumaan ayaana waxey ugu jawaabtay waxaan nolosheydda inta iiga dhiman inaan adiga kula noolaado ayaan rabaa waayo ragga kale waqti uma hayo blse ku dadaal waxbarashada kaliya aniga waa kula joogaa daqiiqad kaama fogaan doono jaceylka dhexddeena jiro waxaan rabaa inuu waligiisa jiro i tey nolosheena jirto Bishaar marar baddan ayuu cidlo dareemi jiray waayo markuu numberkeeda dansan yahay oo kale ama qaddka ka maqan tahay wuxuu waqti dareemi jiray kelinimo marar baddan wuu fikiri waayo markii uu jaamacada joogo asxaabtiisa ayuu waqti badan la qaadan jiray cidlada isaga mashquulin jiray si uusan kelinimo u dareemin Rumaan iyaddaba waqtigaas si aan xad laheyn ayay u jecleyd dhalinyarada jaamacada markey xiriir u soo bandhigtaan wey ka diidi jirtay kadib wiilashana waxey dhihi jireen gabadhan iyadoo wiil la hadleyso ma aragnee ragga miyey neceb tahay wey la yaabee wiilashii jaamacada wada dhiganayeen arinteeda wey fahmi waayeen Maalin ayaa waxaa dhacdday gabadhii rumaan la dhahayay inuu jaceyl waali ah u qaaday mid ka mid ah macalimiinta jaamacada midkii ugu da'da yaraa ileen macalimiinta intoodda badan waa oddayaal macalinkii marwalpa si gooni ah u ixtiraami jiray xitaa mararka qaar casharadda si qaas ah ayuu rumaan ugu sharaxi jiray Gabdhihii asxaabteeda ayaa waxey ku dhaheen saaxiibey macalinka si gooni ah ayuuba kuula macaamilaa ee amuu adiga ku jeclaaday waan la yaabnee, rumaan ayaa waxey ugu jawaabtay taasi waxba kama sheegi karo lkn maalinta uu jaceyl iyo afaarahas ila soo galo runta ayaanba aniga u sheegi doonaa si uu isaga iiga haro 𝗟𝗮 𝗦𝗼𝗰𝗼 𝗤𝗲𝘆𝗯𝘁𝗶𝗶 5𝗮𝗮𝗱 𝗛𝗮𝗱𝘂𝘂 𝗔𝗹𝗹𝗲 𝗜𝗱𝗺𝗼 𝗔𝗾𝗿𝗶𝘀𝘁𝗲 𝗯𝗶𝘀𝗵𝗮𝗮𝗿 𝗶𝘆𝗼 𝗿𝘂𝗺𝗮𝗮𝗻 𝘅𝗶𝗿𝗶𝗶𝗿 𝗷𝗮𝗰𝗲𝘆𝗹 𝗾𝘂𝗿𝘂𝘅 𝗯𝗮𝗱𝗮𝗻 𝗮𝘆𝗮𝘆 𝘄𝗮𝗱𝗮 𝗮𝗯𝘂𝘂𝗿𝘁𝗲𝗲𝗻 𝘄𝗲𝘆 𝗶𝘀𝗸𝘂 𝘄𝗮𝗱𝗱𝗮 𝗳𝗮𝗿𝗮𝘅𝘀𝗮𝗻 𝘆𝗶𝗵𝗶𝗶𝗻 𝗹𝗸𝗻 𝗿𝘂𝗺𝗮𝗮𝗻 𝘄𝗮𝘅𝗮𝗮 𝗷𝗲𝗰𝗹𝗮𝗮𝗱𝗱𝗮𝘆 𝗺𝗮𝗰𝗮𝗹𝗶𝗻 𝗷𝗮𝗮𝗺𝗮𝗰𝗮𝗱𝗱𝗮 𝗱𝗵𝗶𝗴𝗮 𝗼𝗼 𝗱𝗵𝗮𝗹𝗶𝗻𝘆𝗮𝗿𝗼 𝗮𝗵 𝗺𝗮𝗹𝗮𝗴𝗮 𝘆𝗮𝗮𝗯𝗮𝗮 𝗶𝗻𝗲𝘆 𝘀𝗼𝗼 𝗱𝗵𝗮𝘄𝗲𝘆𝘀𝗼.......🤔⁉️ ✍️ Ibraahim Qarni ✍️
486
20
🎨 Jaanis kaan ha seegin! Baro Graphic Design & Photoshop si bilaash ah. ✅ Free Course ✅ Graphic Design ✅ Photoshop Diiwaange
🎨 Jaanis kaan ha seegin! Baro Graphic Design & Photoshop si bilaash ah. ✅ Free Course ✅ Graphic Design ✅ Photoshop Diiwaangelin kaliya: $2 📱 WhatsApp: 👇🏼👇🏼👇🏼👇🏼👇🏼👇🏼 https://wa.me/252613000897
460